Saalax

Presidential candidate from Somaliland region for Somalia 2021 elections

Recommended Posts

Oodweyne   

Lool, another hustler on the make is all I see in here, really. Or at least I see someone who sees the easy money that can be had from Mogadishu if you say you are from Somaliland.

Pity, really. For it seems that the folks in the south or Somalia never learn one jot, really. Why? Well, all the political drop-out from Somaliland, or at least those who lost out in the big league game of the national major seats of power in Somaliland, always head for the "new green pasture" in Mogadishu.

And after few years of living in the money (like the current ministers of the N&N gang who are from Somaliland), they in turn invariably will head back home after their "convenient political gig" in Mogadishu finishes, or comes to an end. And the only positive thing they will bring forth will be that they will come back with enough loot to which to build for themselves a few tall commercial buildings in right out there in the middle of Hargeisa.

This is what even the current ministers of the N&N gang, particularly those who are from Somaliland, are doing now. For it's what even the alleged "uncorrupted fellow", namely, Dr Beileh, the finance minster of Somalia, is doing in Hargeisa, which is that he is building for himself a tall building with many floors in right in the middle of down town Hargeisa.

Gee, I wonder where on earth he got that many millions of easy cash to do that? Or even better why not, for Pete's sake, build that sort of tall building in right there in Mogadishu where he is currently "collecting" all the local taxes of Mogadishu's teeming residents. And doing it so in a fist over barrel sort of a way? 

Also the current deputy Minister of Somalia, Mr Khadar, is also at it in collecting his precious loot from Mogadishu. And he is also at it in a rather speedily way in building his own "retirement investment nest-egg" sort of thing in the middle of Hargeisa, in the form of another tall building of a commercial kind out there in Hargeisa.

Again, one wonders why do that? After all, he is freaking deputy Prime Minister (PM) of Somalia, not some sort of even a glorified "dog-catcher" in Somaliland, to say the least. Which means, if he is putting some sort of cash away for any rainy day and for his retirement need of stashing way some kind of a "cash portfolio", then he ought to put it where is now living and working in. Or at least the folks he is living in their midst currently, namely Mogadishu's folks, really deserved such thing as tall buildings in their city. Given that the bulk of the "easy money" that is coming to him now is in a "direct proportion" to the fact that he is currently "deputy PM" for Somalia. 

Hence, too many failed Somaliland's politicians, it seems that the current reality of Mogadishu is their new "El Dorado", or something of that sort. Or at least a "Manna from Heaven" sort of thing.

But, still, the pity of it all is that the downtrodden folks of Mogadishu are being fleeced with this sort of "open day scam". And still some are ready to be forthcoming and wants to get it on in the act in this even late day for the upcoming "looting business" of Somalia in 2021 and its political change-over.

No wonder, our Galbeedi, in right in here of SOL, come across to me lately as the sort of a chap who keeps on having the air of a fellow who in turn is having his tongue out for "sheer lust" of the "easy loot" that can be had in Mogadishu any day now. And in particularly if you play your "political card" appropriately. And therefore scream vociferously (at least few times around) a certain rendition of "Soomaaliyeey Toosaay".

Consequently, if you were to do that, then you are as good as gold in Mogadishu. For you in turn will be living large in the easy loot that can be had from there. No doubt about it, especially, if you can claim it to be from Somaliland.

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

hmmm. xooluhu shugux shugux kama ilbaxdo. 

All it takes is a $500 dollars. Few dollars for Logo design, few dollars for new suit and some more dollars to get so called journalists to come to your hotel. 

And you have Saalaxo running with it like he found his new Daddy. :D 

 

 

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Dadku waa soo socdaa dhamaantiis been iyo qaranimo qoys ku dhisan dad badan bay gablimisay dawladda waxaa laga rabaa inay u diyaariso xaquuqdooda siyaasadeed.

6 hours ago, Dahireeto said:

The guy has guts. He is unafraid. 

What he afraid?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Oodweyne   
On 1/20/2020 at 1:08 AM, Suldaanka said:

hmmm. xooluhu shugux shugux kama ilbaxdo. 

All it takes is a $500 dollars. Few dollars for Logo design, few dollars for new suit and some more dollars to get so called journalists to come to your hotel. 

And you have Saalaxo running with it like he found his new Daddy. :D 

Suldaanow, walee ishaad ka duurtay. Sababta oo ah kii wax ka waaya Hargeysa, wuxuu yeelaa inta uu Suudh horey uga sii iibsado Hargeysa iyo magaaladda ayuu dabadeedna Xamar iska xaadiriyaa iska oo ku hadaaqaya "Somali-weyn ayaan aaminsanahay". 

Tusaale ahaan, kan Khadar la yidhaahdo ee Raysal Wasaare ku xigeenka ka ah Villa Somalia from 2000 (markaas oo uu Ethiopia ka yimid) ilaa 2017-kii Xisbiga UCID ayuu ka tirsanaa oo Hargeysa ayuu joogey. Maantana Xamar buu kasoo ciyayaa isaga oo Somali-weyn ku xiiqaya. Oo kaaga sii darane wixii uu lacag kasoo helay Xamar guryo waaweyn iyo fooqaq ayuu kaga dhisanayaa Hargeysa.

Sidoo kale kan kale ee Ina Beyle layidhaahdo (wasiirka Maaliyadda ee Somalia) taas oo kale ayuu ka wadaa Hargeysa iyo fooqaq dhisid isagu leeyahay. Sidoo kale Ina Maareeye, isna waa la mid. Sidoo kale dhamaan inta Xildhibaanadda ah waa sidaas. Sidoo kale Ina Cumar Carte oo wali isagu Xamar joogo isna sidaas ayuu ka wadaa Hargeysa iyo hanti ku beerasho ah wixii uu Xamar kasoo helo in uu dhulka Somaliland keeno, inkasta oo uu isagu ku jiro "xerta Jam-dadiid" iyo Hassan Culusow goofkiisa Siyaadadeed. Sidoo kale Ina Cabdilaahi Oomar oo wasiir Arrimo dibadeed usoo noqdey Sheekh Shariif isna markii uu fara qabsi kasoo qaatey Xamar, shaqadiina ka dhamaatey, Hargeysa ayuu iska soo xaadiriyey oo uu maanta ku nool yahay. 

Waa kuwaas ragga Hargeysa ka carara waxa ay u socdeen.

Tusaale kale, xataa wasiiraddii Ganacsiga ee dowladdan Ina Farmaajo, gabadhii uu dhaley, halyeygii Soomaaliyeed, the late Mr Ahmed Keyse Ducaale (one of the hero of Somaliland's independence), maantadan aanu halkan joogno Hargeysa ayey dhex mushaaxeysaa, markii ay Xamar kasoo dhamaysatey waxoogaagii faro-qabsiga ahaa ee ay u joogtey ee ay wasiirka ugu aheyd dowladdan Ina Farmaajo.

Kaligeedna maahe'e, dhamaan wasiiradii dowladdihii iska daba dambeeyey ee Xamar loo dhisey ilaa iyo sanadkii 2000, intii Somaliland kasoo jeeday badankoodii Hargeysa ayey shaaha ku cabayaan maanta. Markii ay wixii hunguri iyo quud ahaa ee ay Xamar u doonteen ay soo urursadeen.

Laakiin, kuwa "Ilma-Gumeed" ah oo halkan jooga oo bisad kasta oo Somaliland ka timaadda aaminsan in ay dadkaas Somaliland degan matalaan, oo dabadeedna naftooda taas raqiiska ah ka iibiya, yaa u sheegaya in ay "dhiig-miirato" ay u soo shaqo tagtey.

Ee nin ama gabadh wax ka helaya Hargeysa, ama siyaasad ha noqoto ama ganacsi weyn oo ay ku noolaataan oo ay ka furan karaan Hargeysa iyo Somaliland ha noqoto, uma soo socdaan Xamar iyo xukuumadaheeda lacagta laga gurto. 

Waakaase bal yaa u sheegaya "xaqiiqda" dhabta ah ee meesha taala "Ilma-Gumeedkan" isa soo urursadey. Gaar ahaan yaa u sheegaya kan xiiqey ee waliba aad u daaley siduu u raadinayey his "poltical daddy" u badala Col Caare. Mar haddii uu Ina Caare hawada iyo saaxadda Somaliland ka baxay. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Dr. Oodjiite.

Meeshay guryo ka dhisayaan waa dhul soomaaliyeed, waxay dhex mushaaxayaana waa meeshii ay ku dhasheen.

Caasimadda dalka waligeed yaa loo shaqo tagi jiray, waa cheque furan iyo gacmo furan.

Snm hadii guri laga dhisan waayay aqoonsina laga waayay ma jirto sabab loo ag fadhiyo.
 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Oodweyne   

^^^

Wakaas aqligii "Ina-Gumeedku" iska iibiyey ee odhanayey in nin u soo shaqatey Xamar oo jeebkiisu ka hadlinayo ayaa cid kale matala.

Saaxiib, ragga lacagta siiya, oo u sheeg Inadeerka Ina Farmaajo in ay jiraan rag wali aan helin "fooqaq", oo wali u ciil-qaba in ay mar uun Hargeysa ka dhex dhistaan fooqaq noocaas oo kale ah.

Hase-ahaatee maanta "baagamuundo" ayey ku yihiin Hargeysa iyo suuqyadda waaweyn ee ganacsiga ee halkaas ku yaala. Oo halkaas ayey ku camal layihiin. Markaas kuwaasna waa u soo direynaa xaggaas iyo Xamar si aad jeebkooda u soo buuxisaane, bal kuwaasna ka war haya.

Laakiin haku talo galina in ay Somaliland iyo dadkeeda ay idiin keenayaan ama ay matalaan ragaasi iyo dumarkaasi.

Hase-ahaatee, mar haddey wax ay Soomaaliya iyo Xamar ay kasoo qaataan ay Hargeysa ay keenayaan iyo Somaliland inteeda kale, inta ay halkaas joogaana ay "afka-baarkiisa" idinku heeleynayaan, oo ay idin leeyihiin Somali-weyn ayaanu aaminsanahay, anaga, Somaliland ahaan, waxba naga dhibi meyso waxa aad iska dhaadhicisaan.

Sababta oo ah fooqaq casri ah oo dalka iyo magaaladda Hargeysa nalooga dhiso ayaanuba ka helaynaa "beenta raqiiska ah laydinka iibinayo". Ee ragga jeebabka u soo buuxiya, saaxiib, yaa sala-calee, waa halkii adeerkay Xildhibaan sala-calee ee Reer Berbera kasoo jeedaye.

Share this post


Link to post
Share on other sites

this is not the first time Mr Osman has launched a Somalia-focused political party. way back in 2009, he launched Hanoolato Somalia National Party in London and that was a non-starter and a major failure. 

here's a video of this one man show: 

 

 

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 2

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Saaxiib ditoore

Hargaysa dadka qaarkiis waxay qubaystaan marka roobku da'o ama sanadkiiba mar.

Biyo ay cabaana ma haystaan mashruuc yaroo hay'aduhu ku dayac tiri lahaayeen ceelashii aabe siyaad qodayna waa lagu qayilay ama waa la lunsaday.

Nimankaa madaxda aduunka hortooda sharafta ku leh una shaqaynaya qarankooda soomaaliyeed  ha bar-bardhigin casaabad marqaansan, adigoo is indho tiraya.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Oodweyne   

Gooni,

Like a clock-work, your tendentious piffle about the defense of the "bunker-dwelling collective political failures" known as the "N&N gang", in Villa Somalia is really not a surprising thing to me.

After all, what does a man who exist on this earth to defend the glaring failures of Villa Somalia do in his miserable life other than to hide behind some alleged nation, despite the fact being that this "vainglorious nation" in which he is speaking of about it in here in its defense and doing it so in ever more expansive cut of his own verbal jib, is actually nothing but a glorified and indeed occupied UN's Trusteeship State?

And to boot, in most good days the hired African's mercenaries by the said UN abuses such nation to their heart's content. Or, at least, the leadership of the tinpot African's countries in which these mercenaries come from insults away the "absurdity" of the State call Somalia, like it happens, for example, ever time the Uganda's strongman opens his mouth about Somalia.

So I do understand that, as a naked man, you are forever clutching this sort of make-believe and silly tall talk.

But still, I must say, please, nigger, see to it, really, to bring something bit more of a substantial sort than this sort of "verbal polishes" in which you are currently doing to a group of alleged leaders, like the "N&N's gang" in Villa Somalia, who in turn are fleecing the living day light out of the "meager resources" in which the international community (IC) gives to Somalia. Instead of doing something bit more of useful thing with it, as it was intended it by those who gave the "gift" to Somalia in the first place.

Share this post


Link to post
Share on other sites

This man will have guaranteed job if not president will be minister to take one of the spots allocated for Somalilanders.

But to be a synic about Oodweyne and Suldanka, me thinks Somaliland is trying to influence Mugadishu.

 

What could be better than having two Tigray (Meles and Afwerki) on opposite sides of the table?

What could be better than having Winston Churchill and FDR or Boris Johnson and Trump all New Yorkers.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.