Sign in to follow this  
Hunguri

Abtigiis Tolka V Hunguri (an open debate in Somali, its for all SOL members)

Recommended Posts

UZTAAD   

maya yaan thread cusub la furin waa in garta meesha lagu kala gooyaa, gari lama nin ka wada qosliso ayaa layiri labada nin waa in mid xaal iyo wax lagu xukumaa. aaway raggeedii bahasha.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Originally posted by NASSIR:

waxaa ka muuqata maangaabnimada lagu yiqiin iyo hablaha oo ay si xun ula dhaqmaan.

Nassir, Avatar meesha kuugu jira eed caabudo iyo cayda aad kor ku soo qortay wax is qaban kara maaha. Ninka aad caabudo hadh iyo habeen ku seexato waa reerka aad farta ku mudi ee saas ula soco.

 

Teeda kale A&T nin bay is hayaan isu dhaaf, aan ka ahayn si dhex taal ah u haddal oo reerka dhan eed af lagaadaynayso ka foo jugnow kaluun bakhtiyay boobow icon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Zinki   

^^Ah Jamal,telling the truth is no character assasination. But you are right on one point. AT&T should not character assasinate women by lying about them .That my friend should concern you more than telling the boy a one or two sentences of mere truths.

 

Civil enough for you?

 

Edit*

 

Waryaa Fufu,furuq haku dilee maxaad tiri :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
MZanzi   

jafe ninyoho adiga ina'adeer jiro ayaa tahay ee hoosha halkaa ka wad sida nuune kale haku eekan ninka laiskugu wada tagay smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

Horta dumarka iyo ka sheekeyntooda meesha inooga saara. Kolkaa ka dib raggu foodda ha is daro.

 

Meesha waxaan u joognaa waa a good fight. So don't disappoint us.

 

Zinky, yes very. The warning is universal to all. Not just you, ninyow. Kolka sharaab qaboow iska cab. :D

 

EDIT...........

 

NASSIR, Fufu iyo Jafe....ka dhex baxa Hunguri iyo AT&T. No eex.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hunguri   

Jamaal, waxba ku darsan maayo iyo raggu ha isku xiiqqaan maaha wax is gala. Ama thread-ka waxba hakkusoo qorin, oo iska akhriso. Ama hadalku meeshuu leeyahay dhig. Jafe, adiga iyo Nassir isku frequency ayaad ka hadlaysaan. Markaa, 2deenu thread cusub waad furan kartaan.

 

Xiin, Hadalku meeshu ka ooyayo ku dhiffo. Sida ninkaa Uztaad hadalka u dhigayna. Gartu laba nin kama wada qosliso. Markaa, wixii fakkarkaaga ah oo aan eex lahayn ka dhiibo.

 

Aniga iyo A&T ayaa iskusoo hadhnay. A&T anigu Garta ma gooyo, laakiin nin Gartiisa iyo hadalkiisa akhrista ayaan ahay. Markaa, Fallaadhi Gilgilasho kaagama hadhee. Waxaad hayso, waaloo joogaaye soo daa. Markastana, waan ku xusuusinayaaye. Hadalku yaanu 2deena dhaafin. Haween, Islaamo, Dameero, Xabashi, waxaasoo dhan meel iska dhig. Suaalahyga ka jawaab, kadibna hadal-kaaga oo xalaal ah, oo huffan soo qoro.

 

Waxaan kaga baxayaa, hadal waa :

 

(1) Dan

 

Waana, kan Xeer-beegta Somaliyeed, ka taliso kana hadasho

 

(2) Dood

 

Waakan, wax Garadka Somaliyeed iyo Dadka caqliga lihi, ama xikmadu ku dheehantahay, ka hadlaan. Hufnaan iyo Haasaawe wanaagsanna ku dhamystaan

 

(3) Idaali ama ijjiid aan ku jiidee

 

Waana, kaas A&T SOL la dhex joogo. Oo hore ayayba rag aniga iga horreeyey isugu xiiqqeen.

 

Waxaan kusoo koobayaa, Hal abuurkii iyo Xikmadii Somalidu lahayd, ee ahayd!

 

(Ceesaantii mas iyo kood, madax shabeel ursattay. Malageedii baa galay )

 

Xeer-beegta, ayaan sugayaa!

 

Nabaday!

Share this post


Link to post
Share on other sites

A&T walee waala hayaa maanta.

 

Su'aasha uu Zink weydiiay aniguba wey igu jirtay....tollow muxuu ku jawaabi doonaa A&T!

 

Laakiin waxaan qirayaa inuu xariif yahay, kun jeer ka xariifsan Ngonge markeey timaado dumar iyo shukaansigooda. Waxaan kala garan la'ahay labadooda midka la yiri dumarka wuu u heesaa had iyo jeer.

 

Horta darinta aan dhinac kasoo fariistee, dulucda doodu maxay tahay?

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

Ileen Xiin wa ruuntiisa. Sheekado waxay o baahneed in aan ka yara maqnaado. Wataa isko qaraxday! Talo ma anay iga xishoonayiin? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

Jamaal, waxba ku darsan maayo iyo raggu ha isku xiiqqaan maaha wax is gala. Ama thread-ka waxba hakkusoo qorin, oo iska akhriso. Ama hadalku meeshuu leeyahay dhig.

Hunguri, waxba ku darsan maayee ha isku xiiqqaan wax khalad oo ku jira maleh, adeer. Qodob iga mamnuucaya inaan iraahdo yaanan la af-xumaanin afkana samaystana ma jiro, ninyow. Dib isugu noqo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hunguri   

Ok Jamaal, Adeerkiis aniga wixii igaga kaa beegan. Xaal ka qaado. Anshaxa iyo maamuuskana waad ku saxsantahay. Laakiin, raggu ha isku xiiqqo ayuun baan diiday. Jamaal, 100 kiiba 100 adigu halkaas raali ku ahoow.

 

Mee raggii kale ??

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mar labaad aan ku noqdo

 

Gartu waxay u dhexeysaa Hunguri iyo A&T

 

Hunguri siduu garta isku siinayyo uma gar laha, laakiin waa laga gardaranyahay

 

lets not dramatize this gar ikhyaarta

 

 

Xukun & Xaal marin:

 

Nin nool ninkii si calan ah geeri aan jirin ugu sheega, maxaa xeer ka ahaa?

 

Ninka dumarka [ammaan iyo cay ba] sheeka rag ku dara, maxaa iyanna xeer ka ahaa?

 

Haddaan xeer hore jirin, haddaan mid cusub samaynaynaa.

 

A&T, maahmaahdii aan postigayga hore ku sheegay buu aqrisan dabadeedna garta wuu qaadan ee hala sugo

Share this post


Link to post
Share on other sites

War horta Jaffe iyo Nasir garta ha ka baxaan saa eex beey meesh keeneen. Jamaal iyo Nuune banaanka ha ka dhagaystaan, haddaysan wax ku garsanayn.

 

Xiin iyo Oodweyne rag culus baa timiin, marka la wareega oo geedda naga gooya.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this