Sign in to follow this  
Tuujiye

I'M Back!!!!!!!!!!!

Recommended Posts

Tuujiye   

Hada Kohor islaan tuurleh oo buuran oo wili ******* ah ayaa waxee dhahday " wadh dee ka beydha waan soo dhaadhacayaa" balaayo ku aragtay dheh!!!

 

So aniga hada jig iga dhaha aan soo taraarexee!!

 

Kool-Kat kaalay adiga bajaq yaashii meeshaan aan ugaga cararay maa aheed mise kuwa cusub oo wili maraayaan "see waalaahi" stage lol.. Haye maxaa dhahday laakiin, wax ima dhaafin yaah..only aroos aroos iyo furoo lee i dhaafay lol.. let me guess most of them were reer UK lol.. ilaahey ha u barakeeyo kuwii isku qabta oo isku tirtira aamino dheh ilfuur yahee....

 

Lazy girl... Adiga kaalay Tuujiye lee maa daba socotaa horta? waa kuu sheegay waagaan Ontario dagnaa ii imoow aan ku dhahay si aan isla tufaaxeysano oo aniga qarowgeyga ku daayo.. waa diiday oo waxaa dhahday waa la igu haayaa.. hadaa waxaa nala soo gale aboo please anoo Alberta Jooga.. aloo yaa buumaha haada liid liidimo u yeela..quuq aa lagu dhahay lol..

 

Underdog.. lol.. waraa manooshahay adiga wili lol.. facaa reer aaqiraad wee dhaafeen oo hada danbas ee noqdeen.. waayeel dot dhibic!! Haye dadka aroosay oo la sheegaayo ma ka mid tahay oo naag cusub maku qabatay aan aheen tii single motherta aa ku heysay oo dagneed Jane and Finch oo jaadka gadi jirtay?

 

Rudy.. I stop politic talks man.. I'm Canadian and have left my somalians dreams for now till GEDI dies and AY and these fake wadaado...

 

lol @ Farax Brown and Chu' Waraa magacyadaan qaabka daran maxaaye lol... Cuudu bilaah waraa baxa magac fiican suuqa kasoo raadsada lafihiina maxaan dhahaa!!!

 

the ret of you please Who the hell are you people?? everyone has a new name except my good cute friend PUCA lol..

 

Miss PUCA!! how is Ramadaan and I heard after Ramadaan you plan to date the nice sheekh kid who lead prayer at the mosque? is that true???? is not xaaraam you know! start with the phone..sheekh guys are shy as you know lol...

 

So whats new ciyaalka Xaafada?? LAst time I was here SOMALILAND was the big topic and Northner had the flag so I know that flag failed now as I could see.. SO whats new?????

 

 

Wareer Badanaa!!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
-Lily-   

facaa reer aaqiraad wee dhaafeen oo hada danbas ee noqdeen.. waayeel dot dhibic!

Hello Tuujiye, I have recovered from my laughter.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Inaa Lillaahi wa inaa ilayhi raajicuun...waxaa soo noqday kii ay mukulaalaha xaafada ka miyow gareysan jireen...doorooyinkana ay ka dhuuman jireen...welcome back aabihii makiinada cajiinka. :D

 

Salaamaat

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Tuujiyee:

Hada Kohor islaan tuurleh oo buuran oo wili ******* ah ayaa waxee dhahday " wadh dee ka beydha waan soo dhaadhacayaa" balaayo ku aragtay dheh!!!

 

So aniga hada jig iga dhaha aan soo taraarexee!!

 

Kool-Kat kaalay adiga bajaq yaashii meeshaan aan ugaga cararay maa aheed mise kuwa cusub oo wili maraayaan "see waalaahi" stage lol.. Haye maxaa dhahday laakiin, wax ima dhaafin yaah..only aroos aroos iyo furoo lee i dhaafay lol.. let me guess most of them were reer UK lol.. ilaahey ha u barakeeyo kuwii isku qabta oo isku tirtira aamino dheh ilfuur yahee....

 

Lazy girl... Adiga kaalay Tuujiye lee maa daba socotaa horta? waa kuu sheegay waagaan Ontario dagnaa ii imoow aan ku dhahay si aan isla tufaaxeysano oo aniga qarowgeyga ku daayo.. waa diiday oo waxaa dhahday waa la igu haayaa.. hadaa waxaa nala soo gale aboo please anoo Alberta Jooga.. aloo yaa buumaha haada liid liidimo u yeela..quuq aa lagu dhahay lol..

 

Underdog.. lol.. waraa manooshahay adiga wili lol.. facaa reer aaqiraad wee dhaafeen oo hada danbas ee noqdeen.. waayeel dot dhibic!! Haye dadka aroosay oo la sheegaayo ma ka mid tahay oo naag cusub maku qabatay aan aheen tii single motherta aa ku heysay oo dagneed Jane and Finch oo jaadka gadi jirtay?

 

Rudy.. I stop politic talks man.. I'm Canadian and have left my somalians dreams for now till GEDI dies and AY and these fake wadaado...

 

lol @ Farax Brown and Chu' Waraa magacyadaan qaabka daran maxaaye lol... Cuudu bilaah waraa baxa magac fiican suuqa kasoo raadsada lafihiina maxaan dhahaa!!!

 

the ret of you please Who the hell are you people?? everyone has a new name except my good cute friend PUCA lol..

 

Miss PUCA!! how is Ramadaan and I heard after Ramadaan you plan to date the nice sheekh kid who lead prayer at the mosque? is that true???? is not xaaraam you know! start with the phone..sheekh guys are shy as you know lol...

 

So whats new ciyaalka Xaafada?? LAst time I was here SOMALILAND was the big topic and Northner had the flag so I know that flag failed now as I could see.. SO whats new?????

 

 

Wareer Badanaa!!!!

Kix Kiz :D

 

Tuujiye wallai waa iga qosolsiisay!!! Magacayga Bajaqyaasha aa ka helo ;) ee adiga maxaa Alberta ka doontay? Lo' qaloow maa utagtay? Warka igu shub,kawanleygaa tahay maxaan dhahaa :D

 

Waraa Legend,LOL!!! I think you have a secret admiration for Laziee haye? Shes one tough cookie day hee icon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Ms Dhucdhuc & Dheylo:

The way this geezeris being welcomed, it is like he is aw geedi shaambow reincarnated!

Oh come on,Tuujie is not half bad,he has is one annoying sun of a gun,but he is funny too. If you go away,i am 100% sure your welc list will be muchhhh higher than this one(with your popularity). Welc the brother,its not that hard smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ibtisam   

I think I better run for the hills now. The warrer guy with strange somali is back.

 

Hey Welcome back. Can you please make an effort this time to try and write in english. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Legend of Zu:

LoL Lily...maya dooradeena xataa islama qaraabato.

 

Brownie, Laziie is tough cookie but where did i mentioned her?..ehm?

 

Salaamaat

Mmm..LOL,Dont mind me,i think i read another comment then replied here. Its the hurdo adeer.

 

Ms Dhudhu[btw,Dudu in swahili means bug ;D],thats the spirit. What is so demeaning about the word Bajaq?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this