Sign in to follow this  
Abtigiis

VISCOSITY OF HIS ROOTS (A short story)

Recommended Posts

Originally posted by siphoningdilemma:

^ No its not a defaulted reply but rather a
Somali mens
excuse to flee from his mistakes .

Qofyahay nimanka soomalida waad iska dhex aragtay ma is tiri. away yaabka-yaabkiisa!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Zack-ow, Lama yaabahayo gabadhan, balse waxaan arkay gabdhaho badan oo soomali ah oo sidaa oo kale u hadli jiray ayan garanayaa oo sidaay u lahayeen ka carara nimanka somalida (backwards) ayeey waxay u galeen rag xun-xun. Gabdhahaas damage-kii ka soo gaaray raggaasi weli waa ay ka soo kabsan la' yihiin, markasay mar xeero iyo fandhaal kala dhaceen arkeysaa ayagoo gabgab leh oo nimankii aay cayn jireen ee soomaliga ahaa arkeysaa luuq kasta u istaagsan yaa wax ku falaya.. too late ..qof rabo malahan cidlo nolol xun spending a lonesome life isaga dhex jiraan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Allamagan,

 

Wey dhacdaa arintaaas in badan waana wax laga naxo. Sidoo kale rag badan baa jiro oo odhan jiray dumarka somalida ma jiraan oo ayagana hadda jiq ku tahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^ waa runtaa, labada dhinac waa laga helaa. Balse nimanku waa ka duwan yihiin si kasta oo uu beerta u galo ama meel kasta soo fiirsho aakhir midoo uu helaa buulkisana maka soo baxayo mar dambe balse Caasho ayadoo milage-ka aduunka saaran yahay oo almost write-off ah ee soo noqonee yaa ka bixi kara xata looma qaraaba kiili karo.

 

Che, wax nala tus ma maqli jirtay waa la is haystaa bal kii siisowgu ka tago ha la arko.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

^Loooooooooool. She has less chances miyaa. I see what you are saying. Haddey ciyaal nooc mina jabaan ah wadatana kasii daran.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Zack iyo Allamagan..Siphon raga Soomaalida wax kaley ku heesataa ee neceed uqabto ma,aha.Meel xun sheekada ka biloowde muu yaane, sideeda kale caadi waaye. Budh bee lasoo gasho iyadoo Asalaamu Calaykum dhihin.

 

Zack...Ku ciyaal ajnabi wato rag Soomaali ah guursade waa jiraan.Umado siidii hore ma,aha.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Ala mexey isku camireen? Tu ilmo ajnabi ah wado lagu yeh...War calafka Alaa haya, ama labaatan caruuroo ajnabi ah hawadato ama sideed nimoo ajnabi ah horay ha'usoo marto, haduu Alle qoro Soomaali way guursan...Soomaali aaba wax kale ka dhigteenee? Sheeko...

 

Now, I have said this time and again, maba fahmi waxa marka horeba ajnabi laga doono (waa iska calaf)...Ani mugoo Soomaaligeyga madaxa weyn oo ii garbaha yaryar oo lugaha dhuudhuuban aan happy iyo nus ku ahay...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Allamagan:

^ waa runtaa, labada dhinac waa laga helaa. Balse nimanku waa ka duwan yihiin si kasta oo uu beerta u galo ama meel kasta soo fiirsho aakhir midoo uu helaa buulkisana maka soo baxayo mar dambe balse Caasho ayadoo milage-ka aduunka saaran yahay oo almost write-off ah ee soo noqonee yaa ka bixi kara xata looma qaraaba kiili karo.

Arrintaas xal baa laga gaadhay ,,,, they just go back to Somalia/Somaliland and get married to one dhafoor qiiqle xayraan ah oo meelahaa iska taagtaagan oo ku faanaya he got a chick from meelahaas ,,,,,,, :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^^^^^LOOOOOOOOOOOOOOOOOOL@ dhafoor qiiqle, i bet they can't even ride in that bloody truck. :D

 

good early morning from sayid to jb&the and only ayeeyo kuxkax. smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this