Sign in to follow this  
Cawaale

Laacibk Qaranka Shiikhaalow oo Geeriyooday

Recommended Posts

Cawaale   

97984630.jpg

Xiddiggii hore ee kubadda cagta xulka Qaranka Somaaliya, Maxamed Xuseen Cali Shiikhaalow ayaa maanta ku geeriyooday Magaalada Muqdisho, kadib markiii uu wadnuhu istaagay.

 

Shiikhaalow, wuxuu nin aad u dabci fiican, hamigiisuna uu sareeyo.

Shiikhaalow wuxuu ka tirsanaa kooxdii Municipio, Gool hdlaiye caan ah ayuu ahaa, waxaan xasuusta ragga jecel in "shuutka" xoogan ridaan ay isku masaali jireen Shiikhaaloow, maadaama uu ahaa nin aad ugu dheereeyo. Sheekhaalow laacib kaliy ama hayan ee wuxuu aahaa Aabo aad u fiican iyo Muwaadin Soomaaliyeed oo masaal muuqda u eh wadaninimada iyo dad jacaylka. Ilaahay ha u naxariisto Macalin Maxamed Xuseen Cali "Shiikhaalow"

 

BBC

 

VOA

 

macallimuu.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

Inna Lillaahi Wa Inna Ileyhi Raajicuun...May Allah s.w have mercy on his soul and may he ease the pain and the sorrow of all his loved ones Insha Allah.

 

 

Though I've never seen him play, I've heard he was one of the greatest players we've ever produced and he was the best freekick taker in the country.

 

Some say he's never missed a penalty in an official game which is amazing and I heard he was affectionately known by the fans 'Shiikhaalow Iyo Shabaqa'.

 

 

Once again Ilaahey hau naxariisto marxuumka jannadiina haka waraabiyo dhammaan dadkuu ka tagayna samar iyo iimaan ilaahay haka siiyo Insha Allah.

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

ilaahay ha u naxaristo, jana fardowsana haka waraabiyo..

 

Ilaahay eheladiisa iyo qarabadiisana sabar iyo imaan haka siiyo.

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Ilaaho u naxariiso... Shiikhaaloo was a good friend of my father and I know many stories of him.... Ilaaho janadii gee...

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

Come on people...ducada hakala bakhiilina marxuumka...what's wrong my brothers and sisters?

 

Aamiin to all the Du'as Insha Allah.

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this