Sign in to follow this  
Ibtisam

SOL Awards: The Final

Recommended Posts

Paragon   

^Lol. Anigu waan ogahay nin reer Burco ah ayaad dooneeysaa in dib u caroodo. Waxaan ka baqayaa isagoo doobi dhawaya oo dheg la qabto lahayn inuu na soo qalo, laguna kala cararo. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Originally posted by Oz:

quote:Originally posted by Abtigiis & Tolka:

There is news that a black young man, clean shaved, has committed suicide in London. Marx is survived by his Jamican girlfriend and a cat.
:D:D

Thank God he didn't win, He would've told the whole world about his SOL Award on youtube.
:D:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Originally posted by Jacaylbaro:

I thought u said MARX was saved by a cat ,,,,
:D

What I said was Marx was SURVIVED not saved by a cat. But again, they don't teach the vocabular distinction in RAMADAN school of Private English. :D [emphasis on private English]. That is what I read in xaafada koodbuur in Hargeisa!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

**Comes in iyadoo cilaan layaqaano ilaa iyo suxulada iyo kubka ugu sharaxanyahay with dirac cagaar ah oo dhaalaalkiisa ilaa iyo Qardho kasoo iftiimaya, taageerkeeda utaagan yahay, cidiyaha ranji guduud ah marsan ayahay...**

 

Walaalayaal, Marwooyin iyo Mudanayaal, Ilmo Adeerayaal, Eedooyinka iyo Habaryarta caruurtaan u ahay, isaga dar kuwaan Ayeeyada u ahay, iyo kuwa kale oo wadanku sheega inaga soo booqdo reer Soomaalileendh waad ku mahadsantihiin sida sharafta leh aa iigu woot {vote} gareyseen...Waxaan si gaar ah ugu mahad celinayaa gabadheena, nuurka SOL aka Aaliyah yareer...

 

Hadaan ka socdo, waxaan ku xijinayaa gabadha soo abaabushay awardhiskaan, Ibti, waad ku mahadsantahay sida cadaalada ah oo aad uwaday awaardhiskaan...Bals e anigu hadiyadeyda Libaax uma doonanayo ee adigaan kaa rabaa...Mahadsanid.. .

 

 

NG, walaalkiis waan ka xumahay adigoo wixii ham ham iyo qaylo la'ogaa kaa dhamaaday inaad ugu dambeyntii aadan helin jegadan oo wilibo A&T uukaa raayo oo ey hadana wilibo gabar reer Burco ah isku soo duba riday...Waxaan ku odhan lahaa Jamaal11 taladiisa inaad qaadato oo xadhiga uu ku yiri aad isticmaasho... :D

 

The Zack, wax re-count la dhoho meesha mataal, ilmo adeer waa intii istaqaan baala yiri ee meesha kasoco hadaadan awguuryo dhaheyn... icon_razz.gif

 

Hadaba aan idiin waramo reer SOL, aniga markaan arkay inuu magaceyga wootka badankii helay, oo hadana aan arkay inuu A&T yahay qofka ila wadaagi doono magacaas, waxaan hoos iska iri 'habar iyo oday islama wadi karaan sheekadaan'...Marka ama A&T hala iigu badalo wiil yar, (haduu indhaha uroon yahayna kaba sii fiican :D ), hadana hada waan sii cuslaadoo mid yaroo aan daleyn oo jagadanba uqaata in janadii loogu bishaareeyay hala iikeeno...AMA, aniga jagada diyaar baan u ahay inaa ku wareejiyo mid iga yar oo A&T dhiira galisa si uusan hirig hirigtiisa ujoojin...Waana igu balan, hadey gabadhaa Buuxo ama Cara noqodaan inuu A&T shaqadiisa si fiican ugudanaayo, wiliba isagoo gees ka gees dhoola caseynaayo!

 

Dadka u dig iyo dam leh baarti in la sameeyo, idinkaaba madaxa dab ka raba hadaad habar iyo oday baarti ka sugeysaan...Bal waatehee kaalaay Kris Kross aan kuwada dheelnee... :D

 

Mahadsanidiin...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by *Ibtisam:

^^^so long as your alive!!
icon_razz.gif
Distress is okay

After the results yesterday, suicidal thoughts were lingering in my mind.

 

Thanks to NG, who skipped work to save me from regent canal bypass. Now I can be reunited with my cat, aydarus and my jamaican lover...Ecstasy Mccallum

 

Its a shame, I didnt win. It would have made me really happy.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

It's good to see Marx ix still breathing. I had voted for him and Koolkaat cause I thought they need it more than any one.

 

Habo koolkat wiilyar haddad u baahato anaa kuu jooga, booska aad inoo hayso xaji baan ku dhahay.

 

Finally, it's nice to see both of you around smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

KK, Waa wareery Somali waaweyn baa la soo baxday maantee, horta waa runtaayoo nin xaasley iyo gabar xaasley ah sidee isula shaqeynayaan bal. Doorashada dib noogu celiya. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Abtigiis & Tolka:

quote:Originally posted by Jacaylbaro:

I thought u said MARX was saved by a cat ,,,,
:D

What I said was Marx was SURVIVED not saved by a cat. But again, they don't teach the vocabular distinction in RAMADAN school of
Private English
.
:D
[emphasis on private English]. That is what I read in xaafada koodbuur in Hargeisa!
The Big blue house near Ibrahim Koodbuur police station belongs to my distant uncle.

 

Good Bless Jesus Moses domination of Hargeisa and Somaliland. mashAllah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Farancab, what's with the name change? Nagadaa habo, dad aan ogahay hanagu noqonee...

 

Zack, xaasleey nimada aniga dhib uma arko, oo markaa beyba sheekada fiican tahay...Yacnii, la'iskuma soo xad gudbayo (eventhough, A&T and KK wax kasto ka suurowdo :D ), laakiin we need fresh blood not habar iyo oday close to half century soo taagnaayeen...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

NG, walaalkiis waan ka xumahay adigoo wixii ham ham iyo qaylo la'ogaa kaa dhamaaday inaad ugu dambeyntii aadan helin jegadan oo wilibo A&T uukaa raayo oo ey hadana wilibo gabar reer Burco ah isku soo duba riday...Waxaan ku odhan lahaa Jamaal11 taladiisa inaad qaadato oo xadhiga uu ku yiri aad isticmaasho...

Koolkat, iga dheh. Saas waaye, nooh. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this