Sign in to follow this  
ailamos

The Status of Khat

Recommended Posts

Tuujiye   

^^^ :D:D:D waraa niikiye, xitaa adaa? ma iigu dartay? lool... kaalay, Ibti filinkeeda maa soo ogaatay saan ma dhici kartee..qoftaan kirish oo mirish mee sameen kartaa? jini caloolee aa qabtaa waa ogahee,laakiin saan maxaa waaye? maya maya qoftaan somali xitaa ma qori karto see canjeero u dubee ama muufo..burcona waa ogatahay cuntadaas dameeraha aa la siiyayee! lol... qandho kula niikis badnaatay..waraa adiga badaan ka dhex bax nooh oo bax orod shirkii quraanshoyinka aad joogtay kulaabo...

 

 

Ibti Burco in aan necbahay miyaad u qabtaa? lool so all this time ileen cuqdad ayaa kugu taagneed lool...Burco dhul aan ku leeyahay marax yahee! somalia dhan hadaa baratay oo calanka ciraaq ayaa lugugu soo korshay ee ha maleynin in aad Burco cid kale ka xigtid lool....

 

Run ahaantii Ibti I don't hate you walaahi and I really think SOL needs people like your self..so cuqdada aad qalbiga ku heysatid iska saar because dadka iyaqaano in SOL know I don't care meesha aad ka timaaday in Somalia and waxa aa tahay..I just hate somali gaal who are munaafiq and sick qabiiliiste people....I also take nothing personal and I'm here just for fun...

 

so dhoorayahee bax orod difaac falastiin iyo single motherska aad difaaci jirtay ee iska dhaaf gaalkaan because munaafiq nimo ayuu meeshaan u jeegaa..

 

waraa nuune, cunugyahoo wijiga bulaca leh, sootaa ahaan jirtay nimankii kasoo haray ka hortagii baadiriyaasha xamar? maxaa waaye fareejadaan?

 

ps ..loool I really do mix my somali and ingariisi aloooooot!! lol

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

Originally posted by nuune:

^^
:D
one thing, tuujiska dadkuu la murmoo dhan wuu jecelyahay deep inside, anaa taas og since I know him since childhood waa dabeecadiis waxan, ee kitaabkaas eberka ah ayaa dhibka keenayo ee aan ka tuurno kitaabka
:D

Show wuxuu sheegaayo sh jimicsi wax baa ka jira :D

 

By Tuujiye:

Run ahaantii Ibti I don't hate you walaahi and I really think SOL needs people like your self

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

Kaw! Waar maxaad isku haystaan?

 

Naw! Mise qadhaadhkii baa idin yara gaadhayoo waad marqaansantihiin? :D

 

"Waan mirqaamay micnaheedu waad taqaan" ayuu taa ka yiri Cabdi Haybe. Lol.

 

I once preached a man chewing under a tree; I was with a persuasive group of no-backing-down Tabliiqiis. The man got vexed, looked up and spoke so elequence in defence that we had to walk off laughing.

 

Wuxuu yiri: war sheekhoow qaadkani qaraj baa igaga jira, daadi oo iska daa ayaadna i leedahay. Hadaba taa waa karaahiyo ka tag oo israaf u gal. Yeelina maayo ee iska qulqula. Lol.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^ looooooool waa runtii, I would have said da same :D

 

 

Tuujiska, abaabiina, intaa Ailamos rifi lahaa adi aan iska kaa rifaa camal, odeygaan Ailamos waa kaa qeeliyey marka u daji banoonta, ka wareeji camal, kuwii waaweenaa ee kale anaa kula rifaayo oo mar mar soo baxo sidii boosaneeradana u soo butaaco qufac iyo hunqaaco ku soo daayo halkaan, why is Ailamos different from the others, simply the others they badmouth Islam and even abuse Nabigeena, kuwaas xataa Ibti wey kugu raacdey inaan feer iyo haraati kala daalno, they don't come always, they will only show up when they see Muslims protesting on some issue in europe such as Niqab/Minerats and others.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

^^ shiikh niikiye, I like Ailamos runtii, laakiin waxa kali aan ka codsaday waxee aheed in uu filinkiisa sarbeebta miiran nagala tago..

 

laakiin runtaa waaye ciyaarta waa kulaati marka qasab waaye in kaanbiyo lakala qaato...

 

 

lol@ Haatu aduunkaan aa la dhahay ninkii dhagayso nin niikis badan sidii in ee maaso ku dhagantahay oo kale, jini uu qabaa iyo duufoo...

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

I actually agree with tuujiye on this one in general but not this specific incident since I cant see where alimos said anything anti-islam

 

The truth is SOL is not the same as before dad waxa ka soo buuxsamay inay kufaan mahine waligood sujuuda dhulka saarin .. haday gaalnimadooda naftooda ku koobnaan lahaa waxbay ahaan lahayd.

 

lakin si munaafiqnimo leh ayay dadka wax u hoos galiyaan .. the worst offender has already been banned .. ka dib inta kale way is gaabiyeen.

 

Tuujiye sxb ma hubtaa Lazy .G inaan lagaaga danbayn ... bal yara akhri her last few posts ... horta waa gaal odhan maayo lakin cudqdo weyn oo islaan nacayb aa ku jira.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

^^ loooool I was the first to talk to Layzie and I spoked to her si daacad ah oo aan kaftan la socon... waxaan hubaa in ee tahay Muslimad Layzie..Laakiin waxee necebtahay oo ee kasoo horjeedaa dadka aan diinta aqoonin oo laakiin iska dhiga in ee kacbada ka tujin jireen dadka.. Layzie likes to debate just like Ibtisam and they are both two good people who some how always go against each other..(maxee ahaan lahaayeen hadii la isla qabi lahaa?) lool..

 

Layzie iyo anigaba wax yaalo badan aanan isku raacsaneyn ayaa jira oo aan aniga hore seefta galka ugala bixi lahaa laakiin Layzie would like to do things different lol..

 

Layzie waa Muslima oo taas waan hubaa laakiin Ailamos mala hubaa in uu muslim yahay dadkiina i dhahaya waxba kama aqaani ninkaas...

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
ailamos   

^^ LOL..

laakiin Ailamos mala hubaa in uu muslim yahay dadkiina i dhahaya waxba kama aqaani ninkaas...

hadaana waxbaa iga aqaanin shib iska dheh awoowe :D my position is the same both to Muslims and non-Muslims, when one commits an injustice against the other then I condemn it... because wrong is wrong regardless of who is committing it.

 

As for my faith, a handful of mature people with whom I have a mutual respect already know it without me having to tell them... so, I don't have to justify myself to any of the trouble-makers in this forum, and not in the least to Tuujiye ;) He's so convinced that I'm Islam-bashing despite the contrary which many here have already attested. I think he just plainly doesn't like me :D ...loooool...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this