Taleexi

Nomads
  • Content Count

    5,587
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by Taleexi


  1. Xaaji Xunjuf;967787 wrote:
    ^^ Adigu you dont say much beryahan other than a smiley you oke mise khatuma banjartay , oo hadal ma jiro lol.

    Ramadan kareem horta. Waxaad meesha ku soo dhejisay waa wax u daran mashruucaaga aqoonsi raadineed. None of us can reset the clock and that was then but in our times Somalia has reshaped herself in many forms - Nothing shall be the same.


  2. NGONGE;960882 wrote:
    This one is for Taleexi!
    :D

     

     

    The following morning and as the Italian came to open his shop, he found dozens of Somalis waiting for free haircuts.

    Wax i sii land iga dheh.


  3. Heesta taxanaha ah ee "iPhoneleyda" haddaan waxoogaa ku sii daro sidan soo socota baan u qori lahaa;

     

    iPhone wanaagiis

    Abtigiis asteeyoo

    Quud awliyaad buu

    Aagiisa geeyee

    Anna aafadiis iyo

    ibtilooyinkuu dhigo

    Afarley ku turee

    aayar ii dhegeystoo

    iPhoneka damiyoo

    Albaabada inoo xidha

     

    Waa aalad ammuur badan

    Aramiga jacaylkuu

    Arooryadii abuuraa

    Ayaamo dhowr ah dabadeed

    Erayo aan laguu wadin

    Oo alla macaanow ku qoran tahay

    Aayar kuugu keena

    Adna aad la oloshaa

    Oo wanaag ma aadide

    Isla aaladaas baad answer kulul ku siisaa

    iPhonow ba' alla muxuu ibtilo dhigay

     

    Ayaama kaleetana

    Adigoo kalahayoo

    Shaqadaadi aado

    Resume adkeeyaa

    Colleugaagu eega

    Amalkaa iftiinshaa

    Arligana ku faafshaa

    Bosskuna ogaadaa

    Iridda kuu baneeyaa

    iPhonow ba' alla muxuu ibtilo dhigay