guraad

Nomads
  • Content Count

    224
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by guraad

  1. God bless puntland . its devolping fast , dvment is in track from Las Anod to Garowe to Bosaso to Galkayo we see peace and devolopment we never saw it before in somalia . GREAT GREAT JOB PUNTLAND AND ALL PUNTLANDERS .
  2. I would like to see pics of cayn and sanaag states of puntland.
  3. HATERS LIKE Qudhac , WHO WISH WAR TO TAKE PLACE IN PEACEFULL LAS ANOD BETTER READ THIS... http://www.buuhoodle.net/laaascaanood200404.htm
  4. Brother hassan Jama my advise to u before going to LA is leave your somaliland flag behind when going to Las Anod , you could be arrested if you carry somaliland flag in somalia city of Las Anod . And have a nice time in LA .
  5. Sool and LA is not somaliland , its part of puntland state of SOMALIA . Its insulting to call us somalilanders .
  6. Yes thats Ina Du'ale Aftaag , i guess he is president of Radio LA now. GOD BLESS DARAWIISHLAND.
  7. Great pics brother . i hope we see more devlpment in sool state .
  8. Beatiful Las Anod . Thats a pretty office . I love Las Anod , its moving a head of any other city in somalia.KEEP ON MOVING L.A . :cool:
  9. March 22, 2004 - 00:26 Ali Khalif Galaydh among designers of African leadership code of ethics Story by MSHENGA MWACHARO Publication Date: 03/22/2004 MOMBASA--A Code of African Leadership was yesterday unveiled in Mombasa by the African Leadership Council. The code, dubbed the ‘Twenty-two Commandments of Leadership’, sets out the paradigms of good governance for African leaders, and is among the supporting documents accompanying the Mombasa Declaration. Among the key highlights of the code are the emphasis on the respect of all human rights and civil liberties and promotion of democratic practices, the demand for peaceful and lawful transfer of power, and the eschewing of corrupt practices. Other fundamental aspects proposed for undertaking by the document include pledges to promote policies aimed at reducing poverty levels, strengthening and improving access to education and health care, and respect of the autonomy of the judiciary and legislative organs. The African Leadership Council comprises of former African presidents, prime ministers, cabinet ministers and a number of currently serving government officials including the Vice-President of Kenya Mr Moody Awori. It is chaired by the former Botswana President Ketumile Masire. Others include retired Nigerian leader Gen (Rtd) Yakubu Gowon, former Somalia Prime Minister Mr Ali Khalif Galaydh, former Sierra Leone Finance Minister Mr James Jonah, Speaker to the East African Legislative Assembly Mr Abdulrahman Kinana, former Namibian Premier Mr Hage Geingob, former Malawi Finance Minister Mr Matthews Chikaonda and Kenyan ministers Peter Anyang’ Nyong’o and Najib Balala. Speaking at the Serena Beach Hotel in Mombasa during the unveiling of the document, Mr Masire said the African Leadership Council was determined to promote good leadership in Africa through pushing for the adoption of the code by African states. "Having prepared and issued the Mombasa Declaration and its supporting documents, such as the newly fashioned Code of African Leadership, our next step is to deliver them to the African Union (AU), to the New Partnership of Africa’s Development (NEPAD), and to heads of state in Africa," said Mr Masire. He added that the council was developing a curriculum for a much-needed capacity building program for younger elected leaders of Africa. The council also intends to increase its membership by recruiting senior women and other senior leaders from Africa, added Mr Masire. "We intend to be fully inclusive of Africa, and fully aware of Africa’s many positive advances as well as its critical leadership weaknesses. The African Leadership Council is now ready to assist leaders, governments, and international organizations in meeting the challenges of leadership in Africa," the former president said. Source: The Nation, Kenya. http://widhwidh.com/news/2004/04/ali3.htm
  10. Abdi Smatar father is from Awdal state . He talked many times about how awdal people were forced to be part of hargeysa system , S.N.M killed people of awdal and toke over awdal by force , people of awdal came out of their houses flying somali blue flag , but SNM masacared most of people who protested against them.
  11. LoL . Truth Hurts , ain't it? You all wish i leave , But i will be like bone in your mouth .LOOOOOOOOL
  12. LOL @ slogans . P.S: sool will win upcoming puntland state football cup innsha allah
  13. Northerner , Topic is about sool players not burco , creat your own topic and post pics of burco players . And its free and open furom so stop telling people what to post and what not . only admins can tell us what to post and not you .
  14. Wafdi ka socda Maamulka Somaliland oo uu horkacayo Md Daahir Riyaale Kaahin ayaa kulan la yeeshay xubno ka tirsan gudiga barlamaanka Ingiriiska u qaabilsan horumarinta Caalamiga ah. Kulanka ayaa waxaa soo abaabulay xildhibaan Tony Worthington oo isagu ahaa ninkii casuumada u fidiyey wafdiga Soomaaliland. Hadaba waxaa goobjoog u suurta gashay inay hesho xogta dhabta ah iyo sidii uu kulankaasi u dhacay. Waxaa horta mudan in la cadeeyo in wafdiga Somaliland uu la kulmay xubno ka tirsan gudiga xiriirka caalamiga ah ee Barlamaanka kuwaasoo tiradoodu ahay 6 lix ruux ee uusan la hadlin barlamaanka Ingiriiska, iyadoo halka kulanka ka dhacayna ay ahayd qol ka mid ah qolalka shirarka ee barlamaanka Ingriiska. Xubnaha wafdiga Soomaaliland iyo dad kaloo ajnabi ah oo iyaga la socday ayaa tiradooda lagu qiyaasay ilaa 50 xubnood, dadkaaas dhamaantood waxa ay kusoo galeen qolka shirku ka dhacayey casumaad, taasoo macnaheedu ahaa inayan goobtu ahayn mid furan. Tony Worthington oo ahaa xildhibaankii abaabulay kulankan ayaa hadalka bilaabay isgaoo yiri waanu oganahay inaad ka xuntihiin midawga aad Soomaaliya la midowdeen, dhibaato badana idinka soo gaartay arrinkaa, waxaan maanta halkan isugu nimid inaad codkiina soo jeedisaan. Kolkaa kadib waxaa halkaa khudbad ka aqriyey Daahir Riyaale Kaahin madaxweynaha maamulka Somaliland, taasoo uu ku sheegay inay la soo noqdeen madaxbanaanidoodii, dhibaato badan kasoo gaartay midowgii ay la midoobeen Soomaaliya, beesha caalamkana ka codsanayaan in la ictiraafo. Waxaase dadkii dhamaa ka yaabiyey hadalkii wasiirada arrimaha debeda Somaliland Marwo Edna Adan Ismaaciil oo sheegtay inay dawlada Ingiriiska weligood isku wanaagsanayeen, xitaa xiligii Isticmaarka, iyaguna yihiin Agoontii Ingiriiska, boqoruduna tahay hooyadood, sidaas daraadeedna mudan yihiin in la ictiraafo. Edna waxay kaloo sheegtay inay la midoobeen wadanka Afrikaan ahna haatana doonayaan inay madaxbanaandoodii kala soo noqdaan. Xubno kale oo ka tirsan wafdiga ayaa goobta ka hadlay, waxaa kaloo halkaa ka hadlay dad ajnabi ah oo taageersanaa qadiyada Somaliland. Intaa kadib ayuu Tony Worthington dadkii weydiiyey haday jirto cid aan Somaliland ahayn oo hadlaysa. Waxaa farta taagay oo codsaday inuu hadlo Prof Cabdi ISmaaciil Samata oo sheegay inuu ka yimid Gobolada waqooyi ee Soomaaliya ee uusan taageersanay gooni isu taag Somaliland. Prof Cabdi wuxuu sheegay in taariikhda goobta laga aqriyey ay tahay mid khalad badan ka buuxu, sidaas daraadeedna uu soo diyaariyey wax uu ugu yeeray warbixin kooban taasoo uu doonayo inuu u qaybiyo xubnihii gudiga. Buuq badan ayaa durbadii la gala hortegey Cabdi Ismaaciil, isaguna wuxuu ka codsaday gudoomiyihii fadhiga Tony Worthington inuu u kala cadeeyo in goobtu tahay meel cid walbaahi ra'yigeeda dhiibanayso ama meel la iscaburinayo, sababtoo ah buu yir rag dhabarkayga fadhiya ayaa ii hanjabaya, isagoo weydiiyey gudoomiyaha fadhiga in la hadli karo iyo in kale, laakiin Tony Worthington ugu danbeyntii hadalkii ayuu u ogolaaday Cabdi Ismaaciil oo aan ka mid ahayn dadkii uu casumay Tony Worthington, ee isagu qaab kale kusoo galay goobta. Samatar wuxuu sheegay in Somaliland ay ka jirto nabad gelyo ka wanaagsan goobo badan oo Soomaaliya ka mid, loona baahan in arrinkaa la xoojiyo, si loo xoogeeyana wuxuu soo jeediyey in dhinaca gargaarka iyo maalgelintaba laga taakuleeyo, laakiin hadii arrinku ictiraaf iyo wax la mid ah laga hadlay loo bahan yahayin iyadoo la miyir qabo lana degen yahay la iska warsado arrinkaa oo la kala go'o ama la israaco, ayna sax ahayn islamarkaana suura gal ahay in taariikhda laga been sheego. Intii kulanku socday waxaa gacmaha isula tegey labo xubin oo ka tirsan wafdiga Soomaaliland. labada xubin ayaa ka kala tirsanaa Xisbiga Kulmiye ee Xisbiga Udub. Dagaalkuna wuxuu ka dhashay kadib markii Xisbiga Kulmiye uu soo qaaday doorashooyin ugu danbeeyey iyo inay ahaayeen kuwo la been abuurtay laguna shubtay, halkaasoo uu bilaabay xubin ka tirsanaa wafdigii xukuumada inuu u gacan qaado, iyadoo halkaa lagu kala jiiday labadii xubnood. BBCda laanteeda afka Soomaaliga oo la filayey inay noqoto idaacad dhex dhexaad oo ah sidii ay wax u dhaceena usoo tabiso ayaa iyadu ka maagtay inay xaqiiqada dhabta ah iyo sida ay wax u dhaceen u soo gudbiso dadwaynaha Soomaaliyee oo iyagu xaq u leh inay helaan macluumaad sax ah. Si kastaba ha ahaatee wafdiga Somalilond wuxuu helay fursad ay ku dhagaystaan xubno ka tisan barlamaanka ingiriiska, laakiinse waxaa muuqata in dhul isdhigida aan dhaqanka u ahay Soomaalida ee ay wafdigu ku kaceen ay keentay inay ka dhacaan indhaha dadkii dhageysanayey khudbooyinkooda, iaydoo ay intaa dheer tahay dagaalkii gacan ka hadalka ahaa ee dhex maray labada xisbi ee mucaaradka iyo xukuumada. http://www.buuhoodle.net/riyaale230304.htm
  15. Great pics Brother sheik Ahmed Yassin , keep on posting em . Peace in las anod bring happness , if you see people playing football it means people are happy .
  16. LOL . if you want regonition it comes from within people in north part of somalia should first regonise you , and as matter of fact most people are against separation , wHole states like SOOL , SANAAG AND CAYN are against separatist idea , and world knows about it , SO HOW YOU WANT TO GET REGONISED? . The best for is to come dawn from your high horse and smell the facts in the ground , SOMALIA CANT BE D/VIDEDED AND ITS THE TRUTH , SO FACE IT BRO. :cool:
  17. Reports coming from Hargeisa say that the UN is now to evacuate most its international staff from the region as a consequence of the killings. The killing has prompted the UN to reduce its staff in Somaliland to "essential" international staffers and Somalis only, Pippa Alston, the acting head of the Somalia Aid Coordination Body (SACB), told the news agency AP today. The SACB is a group for aid organisations working in the country, including the UN and GTZ. - The SACB sees this most recent tragedy as a continuing serious deterioration in security focused on international aid workers in Somaliland, the organisation said in a statement released today, condemning the attack. "The safety of humanitarian aid workers is imperative and such incidents cannot be tolerated.
  18. Horn , what worse than kicking somali person out of his own land(somaliland) ?,If i am attacking somaliland i am attacking thIm for reasons , my reasons is you cant mistreat your own blood brothers(somalis) and get away with it , If i dont speak for my somali brothers even in little words , who gonna do that for them ? .
  19. Garoowe (Qorahay-Online) March 22, 2004 Wararka naga soo gaadhaya Magaalada hargaysa ayaa sheegaya in lagu Weeraray Goobihii ay daganaayen dad u dhashay Goboladda Soomaaliyeed ee puntland iyo Goboladda koonfureed, dadkaas oo ah dad ganacsato iyo isugu jira deegaanba, waxaana la sheegaya in hantida dadkaasi khatar ku sugan tahay oo ay ka baqayaan in lagala wareego. Arrintaan ayaa soo baxday kadib markii Maamulka lamagac baxay Somaliland uu ku eedeeyey in dilkii loogeystay dadka ajnabiga ah ee u shaqeeynayey Hay'adaha Samafalka ah ee lagu dilay inta u dhexaysa Hargaysa iyo Ber bere ay ka dambeeyeen dad u dhashay Puntland iyo Koonfurta Soomaaliya. Sida ay xaqiijiyeen dad ku sugan magaalada Hargeysa oo xog- ogaal ah, hase yeeshee ka gaabsaday in magacooda la sheego, ayaa noo xaqiijiyey in ilaa shalay weerar joogto ah lagu soo qaadayey goobaha ay degan yihiin dadka u dhashay deegaannada Puntland iyo Koonfur. Sidoo kale waxaa la weeraray Guri Hoteel ah oo ku yaala Magaalada Hargaysa oo la yidhaahdo Hoteel iftin oo uu iska leeyahay nin u dhashay Goboladda Puntland gurigaas oo khasaare aad u balaadhan la gaadhsiyey, isagoo laga bur buriyey daaqadaha guriga. Dhanka kale Ciidanka Booliiska Somaliland ayaan ilaa iyo hadda hawshaan lagula kacay dadka shacabka ah aan waxba ka qaban iyadoo dadka hawshan loogaystay ay sheegayaa in ciidamadu u jeedaan hawshan hase yeeshee ay u egyihiin kuwo amar ku siiyey in ay dadka shacabka ahi falkaan fulayaan. Maaha markii ugu horaysay ee dad shacab ah lagu dhaco hantidooda laguna weeraro guryahooda magaalada hargaysa, waxaa jirtay sidan oo kale in marsii horaysay lagu weeraray guryahooda iyo meheradii ay ka shaqaynayeen dad u dhashay ********iya dadkaas oo ilaa iyo hadda qaarkood ay ku jiraan Xabsiyada Magaalada hargaysa qaar kalena lagu dhacay hantidoodii iyadoo kuwa ku jira xabsiyada aysan jirina cid ilaa iyo hada wax maxkamad ah soo taagtay, ayna dadka ku dhaw dhaw dadkaasi ku xidh xidhan xabsiyada hargaysa ay sheegyaan in dadkaasi loola dhaqmo si ka baxsan Bina aadamnimada iyadoo dadkaas lagu sameeyo jidh dil waxaana haatan laga dayarinayo caafimaadka dadkaasi. A.M.C Qorahay Online Garoowe-Soomaaliya.
  20. Hargeysa Oo Lagu Weerarayo , dhibaatooyina Loogu Geysanayo Dadka Ka Soo Jeeda Puntland Iyo Koonfurta Soomaaliya. Hargeysa(RadioLascaanod)21-03-04 Axad:-Dadweynaha ka soo jeeda gobollada Puntland iyo Koonfurta Soomaaliya ee ku sugan haatan magaalada Hargeysa ayaa lagu soo waramayaa in ay la soo gudboonaatay xaalad aad u adag, oo noloshooda iyo hantidoodaba khatar galisay. Ka dib markii lagu eedeeyey sida ay sheegeen booliska maamulka Hargeysa in falalkii loogeystay dadka ajnabiga ah ee ka shaqeeya Hay'adaha Samafalkaay ka danbeeyeen oo loo qabqabtay dadka soo jeeda Puntland iyo Koonfurta Soomaaliya ,Gaar ahaan labadii sarkaal ee ka shaqaynaayey Hay'ada Jarmalka ah, oo Lagu weeraray iyaga oo maraya wadada u dhaxaysa Hargeysa iyo Berbera Maalintii Jimcaha ee aynu ka soo gudubnaya. Mar'aanu la xidhiidhnay Dad ku sugan magaalada Hargeysa oo xog- ogaal ah, kana gaabsaday in magacooda la sheego, waxay noo xaqiijiyeen in ilaa shalay weerar isdaba joog ah lagu qaadayey goobaha ay isugu yimaadaan dadka u dhashay deegaannada Puntland iyo koonfurta Somaliya, wararku waxay intaaasi ku darayaan in shalay la weeraray huteel iftin oo uu leeyahay Nin u dhashay Puntland, halkaasna hanti aad u badan lagu burburiyey. Waxa kale oo ilaa iyo maanta la beegsanyey oo weerarao isdaba joog ah lagu qaadayey bulshada ka soo jeeda Koonfurta Soomaaliya. waxaana wararku ay isntaasi ku darayaan in dadkaasi waxyeelooyinkan loo geysanayey iyada oo uu booliska Hargeysa indhaha ku ahyo dhacdooyinkan hasa yeehsee aanay waxba ka qaban una gargaarin dadka halkaasi lagu waxyeeleynayey. Dadka u dhashay Koonfurta Soomaaliya Iyo Puntland ayaa lagu soo waramayaa in ay la soo gudboonaatey xaalad addag oo nabad galyadooda Halis galisay, waxaana la shegayaa in aanay hada u soo bixi karin wadooyinka magaalada Hargeysa , qaarkoodna in ay gawaadhi ingeydh ah ay soo qaateen si ay naftooda u badbaadiyaan. Wasiirka Arrimaha guddaha ee maamulak Riyaale ayaa sheegay in ay mar uu shir jaraa'id ku qabtay magaalada Hargeysa in ay gacanta ku dhogeen kuwii iaygu baryahanba falalaka Argagixisada ka wadey, wuxuuna intaasi ku daray in laga soo Maamulay Hawshan Magaalada Muqdisho. RadioLascaanod.com Somaliya http://www.radiolascaanod.com/ _________ Hargeysa- 21 Mar.(ONA) Boob loo geystay Bakhaarada iyo hantida kale ee Beelaha aananja soo jeedin ****** oo ka dhacay Magaalada Hargeysa. Hanti boobkan oo bilowday kadib markii koox burcad ah ay Baabuur marayey wadada isku xidha Hargeysa iyo Berbera xabadeeyeen, halkaas oo ay ku dileen Gabadh u dhalatey wadanka Kenya, halka uu dhaawac ka soo gaadhey nin u dhashay wadanka Jarmalka. Baabuurkan oo ay lahayd hay'ad samafal oo Jarmal ah oo ka mid ah hay'adaha ka hawl gala Gobolada Waqooyi ee Soomaaliya. Hadaba, Maamul ku sheega Hargeysa ayaa markiiba dusha kasaarey wareerkan Jabhada ONLF iyaga oo sheegay in ay soo qabteen dadkii ka dambeeyey falkan. Balse isla shalay ayey hadana sheegeen in ay soo qabteen 5 nin oo ah kuwii geystay wareerkan, kuwaas oo kala ah; hal nin oo ka soo jeeda Beesha ********, laba ka soo kala Jeeda Beelaha ********** iyo ********** iyo nin ay ku tilmaameen in uu yahay nin u dhashey Beesha *****, laakiin ku soo barbaarey koonfurta Soomaaliya xiriirna la leh Dawlada KMG ee Soomaaliya. Si kastaba ha haatee, wararkan is khilafaaya iyo caadifada qabyaalada ku dhisan ee Hargeysa ayaa sababay in Banaanbax iyo hanti boob lagu sameeyo Bakhaaharada ku yaala Magaalada Hargeysa ee ay leeyihiin Beelaha u dhashey Soomaalida kale. http://www.******.com/Qubane_Hargeysa_Mar_21_04.htm [ March 22, 2004, 12:45 AM: Message edited by: Libaax-Sankataabte ]
  21. Yasmine said (( Based on my understanding, those 3 regions are within the boundaries of Somaliland and I don’t think anyone’s disputing that fact. So I can understand why the admin in Somaliland is trying to maintain the integrity of the borders upon which they were once recognized. )) Guraad says (( Based on my understanding, somaliland is within the boundaries of Somalia and I don’t think anyone’s disputing that fact. So I can understand why the admin in Somalia is trying to maintain the integrity of the borders upon which they are intenationaly recognized. ))
  22. "Nasir" wrote "....the sool region as you know we have many traitors and money hungry there that will do anything for a penny as history has it. " Nasir , Your insults for draawiish land will not stop us to fight for united somali people every where , We DRAAWIISH will not stop couse some separatests are talking bad about us . the time is near when somalia will send its army to hergeysa and DRAAWIISH will be leading it , so untile that , keep on insulting other somalis.
  23. Two foreigner is been Killed last night , they warked for German NGO called GTZ . its sames that somaliland is becoming graveyard For NGO foreign workers .
  24. BROTHER ABU-AMMAR , Let them dream , dont spoil their dream plz , The realty will slap them on the face . british government will not regonize somaliland THE REGONITION COMES FROM WITHIN , AND SOMALILAND IS FAKE STATE WITH NO POWER OF CONTROLING THE LAND THEY CLAIMING . SSSSSSSHHHHHHHHHHHHHHH KEEP QUITE PLZ , LET THEM KEEP DREAMING , DONT SPOIL THEIR SWEET SWEET DREAMS.LOL