guraad

Nomads
  • Content Count

    224
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by guraad

  1. Nah , i think this should be last option , first we should creat new government in somalia , and we call somaliland to re jion united somalia , if they refuse i thing we should act , we should save gaurd unity of SOMALIA ,SOMALIA MUST STAY UNITED , AND IF WAR WILL KEEP SOMALI UNITED LET IT BE WAR.
  2. London (Radiolascaanod) 18.03.2004 Khamiis Warar aanu ka helnay ilo lagu kalsoon yahay ayaa tibaaxaya inay jiraan abaabulo ay Wadaan dadka u dhashay Jaalliyada SSC. Bishan dabayaaqadeeda dawlada ingiriiska waxay martiqaadyo u fidisey xubno ka tirsan deegaanada SSC ee ku dhaqan wadankan ingiriiska, isla markaasina si buuxda uga tirsan maamul goboleedka Puntland, waxaanay kulankaasi ku lafa guri doonaan arimo xaasaasi ah oo la xidhiidha masiirka Ummadaasi. Xubnahaasi ka socda Jaalliyada SSC waxay sidoo kale soo hor dhigi doonaan qaraaro cad cad oo ku muujinayaan fikirkooda siyaasiga ah iyo mowqifka cad ee ay ka taagan yihiin Midnimada Ummadda Soomaaliyeed oo agtooda ka ah Lama taabtaan iyo wax aan gorgortan gelin. Wixii ka soo kordha waanu idin la soo socodsiin doonaa RadioLaascaanod Soomaaliya
  3. London(Radiolascaanood)Wafdigii ka socda xukuumad isku sheega waqooyi galbeed oo uu hogaaminayo Daahir Riyaale Kaahin ayaa weeganba socdaal ku joogay waddanka ingiriiska. Socdaalkan oo ay madaxda gobolada waqooyi galbeed markii dadka deegaankaa deggen ay ugu sheegeen inuu yahay mid ay sababtay martiqaad ka yimi xukuumadda waddanka ingiriiska. Oo ay kaga wada hadlayaan arrimo fara badan uguna horayso ictiraaf ay xukuumadda ingiriisku ku siiyo Riyaale Kaahin iyo gobolada waqooyiga Somalia gooni isu taaga ay dhawr iyo tobankii sanee ina soo dhaafayba caalamka la wareegayeen. Ayaa wuxuu noqday mid ay guul darro weyn kala kulmaan, kadib markii ay dawladda ingiriisku geeska ku dhufatay arrintan oo ay tidhi burburka Somaliya hormood u noqon mayso. Oo waxay taageeraysaa shirka dib u heeshiinta Somaliya ee ka socda wadanka Kenya. Riyaale Kaahin intuu sawiro iskaga soo qaaday baarlamaanka hortiisa ayuu wuxuu ku noqday hoteelkiisii, halkaasoo qol weyn oo hotelka ka mid ah ay ku qabteen shir saxaafadeed ay kaga hadlayaan mawqifkooda. Shir saxaafadeedkaas oo ay ka wada buuxeen rag iyo dumar ka tirsan xubina ka ah xisbiga udub ee Riyaale madaxda ka yahay ayaa halkaa waxa ku wehiliyey dhawr nin oo ingiriisa, oo ah kuwa ugu dambeeya kuraasta baarlamaanka (Back benchers) oo hareerihiisa fadhiyey. Lamay kulmin Prime Ministerka Tony Blair, lamay kulmin xitaa wasiirka arrimaha dibadda Jack Straw, waxay la kulmeen kal kaaliyaha ku xigeenka wasiirka arrimaha dibadda ee qeybta Africa caawimada siisa Chris Mullen oo ah Xogheyn minister. Warku siduu u sheegay maaha bbcda laanta afsomaliga markay lahaayeen Barlaman buu ka qudbadayn warkii shalay waa kan ee Riix .ee waxaad halkan ka dhagaysataan BBC London laanta af ingiriiska siday u sheegtayee Focus on Africa Halkan Riix www.Radiolascaanod.com
  4. Brothers who asked me to stay , thank you all . i came just to check and read whats going on but my friends words touched me and made me start retyping , snice i went out of this forum it looks like it became one-sided , alot of so called landers propoganda all around the place , i know that many landers here where happy when they saw guraad walking out of this website , i am sure some of em were jumping and running around their rooms saying (( WE DEFEATED GURAAD )) but nah thas not true the struggle to re-unite somalia will go on , and darwiish movement will keep kicking and a live . Thanks to the brothers who asked me to come back , i really wanted to get out of this furom when i saw insults to my people caming out of hater mouth ( you know who you are) , but its wrong i shouldnt lose my head , Darwiish straggle shouldnt leave battle ground like this . I AND WE WILL KEEP STRUGGLING FOR UNITED SOMALI PEOPLE . Thanks Guraad ( Son Of Darwiish).
  5. by the way here is the insult directed to our mothers which made me leave SOL : ((((So tell me who opened this building of so called school and is it a bullet proof, because no one is dumb enough to open new school so it can be blown up and no mother is dumb enough to let her kids out of the house when puntland malatia would rape any kid that goes outside...)))) The title where new school in LAS ANOD , its our mothers who sent our kids to this school which he called dumb . ADMIN HAVE A NICE TIME WITH YOUR WEB SITE , BYEE .
  6. I posted couble of posts and i cant see it no where i thing Admin d/lated it . its double stand to se somalilanders insulting puntland RIGHT AND LEFT and no one did no thing about it, even some of em insulted our mothers in Las Anod by calling them dumb , that insult is the reason i am pulling out of SOL . i am one of oldest posters in here but i see no respect coming from peoples here , i will take it no more , no one can call our mothers dumb , and you know what Admins did ? they did no thing about it . even alot of people were shocked by this insult and asked the guy who said to be banned but no thing happned and he kept insulting us . Some of my posts where taken off for reasons that i dont know ,wheres is the freedom of speech here , jamaac bootan was banned for no reason , he was just defending himself against people who was insulting him , and its double stand . I WOULD LIKE TO SAY BEY TO ALL MY FRIENDA HERE .TAKE CARE YOU ALL.
  7. ((Maleeshiyo Reer Laascaanood ah oo ku biiray Ciidamada Somaliland )) loooooooooooooooooool Its all lie , check the source of this news its coming from muqadishu looool , do they know better than radiolascaanod , or even somaliland web sites , i cant find this news any where in puntland or even somaliland web sites , But its coming from muqadishu . do people in muqadishu know whats going on in las Anod better than puntladers or even somalilanders ? LOOOOOOOOOL.
  8. We the community of Sool, Sanag and Ain in Diaspora, Puntland, hereby condemn the illegal and politically motivated detention of Boqor Osman Aw Mohamoud by the so called "Somaliland" administration (North West Somalia) in Hargeisa. Boqor Osman is a well respected traditional Somali leader known for spearheading the peaceful co-existence of Somali Communities and is identified by many as the champion of peace in Northern Somalia. We would like to inform the Somali Communities in Diaspora, Human Rights Organizations and the International Community at large, that the self proclaimed, so called "Somaliland" administration has committed a heinous crime and human rights violation by arresting a traditional leader who has worked hard to resolve conflicts, peacefully, in his own community as well as between other communities in the region. Moreover, Somaliland regional administration has turned deaf ears to the voices and wishes of the people they claim to represent, traditional elders and leaders, intellectuals and concerned individuals, to release Boqor Osman and use other alternatives to solve the conflict between him and the administration. This has created an emerging additional tension to the region. Skirmishes have been reported, already, between the administration militias and Boqor Osman's constituency in Dararaweine near Eil- Afwein, Sanaag Region. Therefore, considering the foregoing, and to avoid creating unnecessary havoc, death and destruction in the region, we demand the unconditional release of Boqor Osman for him to continue his noble deeds and peaceful mediation between communities that he has successfully conducted and became famously known through out the region. We further request the international community and human rights organizations to exert maximum pressure on the self proclaimed authorities in "Somaliland" for the immediate release of Boqor Osman. Contact: Dr. Hussein Suleiman Dhegaweyne lasdhooble@yahoo.com Mohamoud Mohamed Ali mohamoudali@hotmail.com
  9. History will tell us who is for united somalia and who wants to divide somalia , we cant compare PUNTLAND who is fore united strong somalia AND SO-CALLED BRITISH NAMED SOMALILAND. what PUNTLAND did for somalis . 1) When somaliland deported other somalis calling them outsiders , and kicked them , forced them out , and their shops and little many stolen by gargeysa mafia . PUNTLAND was first to help them , gave them shelter and asked them weither they want to stay in Puntland or go home in sout , MOST OF THEM SAID THEY WANT TO STAY IN PUNTLAND. 2)PUNTLAND never said it want to separate from rest of somalia while , somalilandERS even refused to be called somalis and said they are somalilanders . 3)PUNTLAND is the satate that keeps somalia united . PUNTLAND INCLUDES pro-united somalis AKA people OF SOOL , SANAAG AND CAYN. somaliland tried to separate from rest of somalia but puntlanders FROM SOOL,SANAAG AND CAYN said NOOOOOOO to somaliland separatesT idea . AND HISTORY WILL WRITE AND DID WROTE THAT PUNTLANDERS FROM SOOL (DRAWIISH ) FOUGHT FOR UNITED SOMALIA AGAINST BRITISH AND ETHIOPIA WHO TRYIED TO DEVIDE SOMALIA. We all can see who really want somali people to be united and who want to devide somalis in to small countries , SOMALILAND SHE IS RUNNING FROM EVERY THING SOMALI THEY RATHER BE CALLED JEWISH OR ETHIOPIANS THAN BE CALLED SOMALIS , WE ALL REMEMBER WHEN ENA EGAAL FORMER PRESIDENT OF SOMALILAND SENT LETTER TO JEWISH STATE SAYING HE LOVES JEWISH PEOPLE . SOMALILAND REFUSED TO SET ON ONE TABLE WITH OTHER SOMALIS FOR TALKS SAYING WE ARE NOT PART OF SOMALIA. ERRONIC IS AFTER ALL THIS PROOFS SOME SOMALILANDERS HERE ARE ACTING AS IF THEY GOT A LOVE FOR SOME MISINFORMED SOMALIS FROM SOUTH . but you guys from south(rahima , horn and others) can go ahead , go and bad mouth somalis from puntland the history will show u, who got a love for you as fellow somali and who is not. SOME TIMES I FEEL THAT SOMALILAND IS WRITE TO KICK OUT PEOPLE FROM SOUTH , SOME TIMES I FEEL THAT PUNTLAND SHOULD DECLARE IT SELF SEPARATE COUNTRY . WHY ? COUSE YOU CAN SEE THOSE PEOPLE FROM SOUTH DONT KNOW WHO IS THEIR FRIEND AND WHO IS NOT , IF YOU GIVE THEM FOOD AND WATER THEY WILL GO AHEAD AND BAD MOUTH YOU , WHILE THEY ARE DRUMING FOR SOMALILAND WHO KICKED THEM OUT WITH NO THING ON THEIR HANDS AND SOME OF EM DIED ON THE WAY . ITS ERRONIC REAL ERRONIC
  10. Great news bro , live is going on great for us masha allah and alhamdo lilah.
  11. I thing this talks are going no where , i am for puntland to pull out of this joke long lasting talks with no result CoMing out of it . Le t us pull out , we should first ask war lords in south to select one man as thier leader , than HE CAN talk with puntland and creat new goverent . we cant set with hundreds of warlords from south talking to all of them in one time . PUNTLAND PULL OUT NOW.
  12. Friday, March 12, 2004 at 07:05 Laascaanood (RadioLascaanod)- Madaxa Hay'ada NPA Cismaan Saleebaan iyo Sarkaal kale oo ka tirsanaa Hay'ada una qaabilsanaa dhinaca Mashaariicda biyaha oo isaga lagu magacaabo Khamiis Cabdi joome una dhashay dalka Kenya ayaa Habeen hore goordanbe damaanad lagu sii daayey ka dib markii ay odaayaal, Isimo iyo wax garad arrintaasi soo dhexgaleen. Madaxa Hay'ada NPA oo Arbacadii galinkii Hore loo taxaabay saldhiga magaalada Laascaanood ayaa waxa uu xeer ilaaliye ku xigeenka Guud ee Puntland ahna xeer ilaaliyaha gobolka sool C/rashiid barkhadle u sheegay warbaahinta in lagu soo eedeeyey madax Hay'ada in aanay waxba ka qaban waxyaalihii ay Hay'adaha kale ee caalamiga ah , kaga soo qaadeen hantida , sida Hay'adaha qaramada Midoobey UNDP, UNHCR oo ay mashaariic farabadan in ay gobolka u qabanayaan hanti badan kaga soo qaaday Wuxuuna intaasi ku daray markii la weydiiyey Madaxa Hay'ada NPA mashaariicdaasi halka ay ku danbeeyeen in uu diiday in uu wax jawaab ah ka bxiyo su'aalahaasi la weydiiyey, sidaa daraadeed ayuu yidhi xeer ilaaliyuhu ayaan talaaban u qaadnay , annaga oo ilaalinayna hantida lagu soo qaadayo magaca shacabka ee la lun sanayo. Wuxuuna Xeer ilaaliyuhu Sheegay in uu ku sugnaan doono Xaruntooda , isla markaana aanu magaalada dibada uga bixi karin ilaa iyo inta ay dhamaanayaan baadhitaanka lagu hayo hawlahaasi. Radio Laascaanood
  13. tHEY SHOULD BE JAILED FOR STEALING PEOPLES WEALTH , THEY WERE SENDING LAS ANOD WEALTH LIKE VBLE STONS TO NORWAY , THEY DID NO THING ABOUT DIRTY WATER THEY SIGHNED AGREEMENT TO DO SOME THING ABOUT IT. THEY WERE WARKING AGAINST PUNTLAND STATE OF SOMALIA . News: Waraysi aanu maanta layeelanay kuxigeenka xeer ilaaliyaha G/sool C/rashid Lascaanood (WidhWidh Online) March 10, 2004 waxaanu maanta waraysi layeelanay ku xigeenka xeer ilaaliyaha guud ee gobolka sool laascaanod DR c/rashiid barkhadle anagoo kacod sanay in uu noo faah faahiyo waxa lagu soo xidhay masuu liyiinta hay ada N.P.A da iyo xaqiiqadu waxa ay tahay waxaanu kujawaabay sidan, J-D.R marka hore waxaan salamayaa dhamaan dadka udhashay gobolka sool meel kastoo ay joogaan waxaan kaloo salaa mayaa qoladiina war baahinta salaan kadib arin kani waa arin qaran maaha wax soke hay ada N.P.A du sida aad wada arag taan nuqulka qoraa lada xafiiska kasoo baxay ilaa 1991 ilaa maanta waxay kusugan tahay gobolka soolwax qabadka ay gobolka uqabatay iyo mudaday gobolka joogtay waad ogtihiin iskadaa waxay qabatee waxay is kaga gudub tay hay adi hii kale ee iman lahaa gobolka iyadoo xataa gashay faawalo khaldan oo ay ku sharaf riday maamulka iyo gobolka samcadiisa iyadoo leh maaha meeshani meel amaana oo wax laga qaban karo ama maamul kajiro, markaa arimo badan ayaanu kahaynaa oo aanu caday naynaa mida kale dadka gobolkan ayey heshiis laga shay sidii ay heshiiska ula gashayna maanay fulin waayo waxa loo baah naa in wax kaqabato wax barashada caafimaadka biyaha nadaafada iyo wax kasta oo ay bulshadu ubaahan taha loomana baahnayn maanta in dadkii masuulka ka ahaa ee misna udhashay gobolka in ay maanta lumiyaan hantidii dadka rayid aka ah ay xaqa ulahaayeen waana nasiib daro in maanta lagawada hadlo danaha bulshada ee ay masuuli yadeeda qaadeen , waxaana mudo lagula jiray baadhitaan ilaa hadana wuu socdaa kumana soo koobi karno hal waqti oo kaliya waana waxa lagu xidhay maanta U.N.D.P da war baanu kahelnay fakis ayaa madax tooyada nooga yimi waxaanu dareen san nahay sida ay wax uqabteen waxaanu ognahay lacag samafal ah oo loogu talagalay gobolkan sool in ku bixisay meelo katirsan sanaag oo ay kamid yhiin badhan xingalooldhahar taasina waa gef cad waxaa kaloo jira wadamo ay soo gacan marisay oo ay uraad satay yabooh ilaa hadana mahayno meel ay wax gaysay waase loo wada joogaa sharciguna waxa uu lee ayahay wado loo maro cidna wax aan sharcin ahay laguma haysto, waxaanu udirnay laba qoraal oo hada xfiiska yaala oo aysan qaabilin anagoo doonaynay in aanu waray sano xidhiidhna lasmayno si aanu ugu fududayno waxa ay qabanayaan , xitaa anaa lugahayga ugu tagay waxayna awoodi waayeen in ay albaabka naga furaan maadaama ay shi waxash nimaa noola dhaqmeen sidaa iyo sikadaran ayaanu ula dhaqmaynaa mar haday wanaag wax nagula qaban waayeen sharci ayaa loo tiig sanayaa intii ay gobolka kagoo yeen ayaanu ka goynay naa in le eg, waxaanu usheegay naa in uu xidhan yahay xafiis kii ay kula hayd gobolka sool uu xidhan yahay ilaa amar danbe oo go aan cad laga soo saarayo uu xidhnaan doono, waxaanu kaloo ugu baaqay naa hay adaha caalamiga ah in maanta uu ufuran yahay albaabka gobolka sool aanuna kusoo dhaway nayno cid alaale cidii wax uqabanaysa bulshada kunool gobolka sool ayna kajirto nabad buuxda oo kala danbayn leh, waxaanu kaloo usheegay naa xafiiska norway ay kuleedahay N.P.A du in ay soo dirsadaan cidii masuulka uganaoqon lahayd si aanu ugala hadalno arimaha gobolka sool iyo xafiis keeda, S- waxaad nooga warantaa waxaa jira hay ada qaramada midoobay wakiilo ayaa ujooga gobolka sool waxaa kaloo jira hayado kale sida hayada miinada ee loo yaqaan HOLLOTRUST iyagu kuma jiraan miyaa kuwa lala xisaab tamayo mise hayada N.P.A da oo idin qaabli wayday ayaa lala xisaab tamayaa? J- maya cidkasta oo gobolka joogta waala xisaab tamayaa anagu waxaanu masuul kanahay xaqa dadka inla lumiyana ma ogolaan doono xuquu dooda iyo sharaf tooda midna waana wax ka goan dhamaan masuu liyiinta gobolka isimo culimo waxgarad shacab iyo maamul kaba in meel lloga soo wada jeesto maanta horumarka gobolka, sahro Yusuf Lascaanood Lascaanood
  14. Here is the reasons why NPA leaders are jailed , they were working against our state , they were stealing peopls wealth while doing no thing for the people and many many other reasons YOU CAN READ IT DOWN. News: Waraysi aanu maanta layeelanay kuxigeenka xeer ilaaliyaha G/sool C/rashid Lascaanood (WidhWidh Online) March 10, 2004 waxaanu maanta waraysi layeelanay ku xigeenka xeer ilaaliyaha guud ee gobolka sool laascaanod DR c/rashiid barkhadle anagoo kacod sanay in uu noo faah faahiyo waxa lagu soo xidhay masuu liyiinta hay ada N.P.A da iyo xaqiiqadu waxa ay tahay waxaanu kujawaabay sidan, J-D.R marka hore waxaan salamayaa dhamaan dadka udhashay gobolka sool meel kastoo ay joogaan waxaan kaloo salaa mayaa qoladiina war baahinta salaan kadib arin kani waa arin qaran maaha wax soke hay ada N.P.A du sida aad wada arag taan nuqulka qoraa lada xafiiska kasoo baxay ilaa 1991 ilaa maanta waxay kusugan tahay gobolka soolwax qabadka ay gobolka uqabatay iyo mudaday gobolka joogtay waad ogtihiin iskadaa waxay qabatee waxay is kaga gudub tay hay adi hii kale ee iman lahaa gobolka iyadoo xataa gashay faawalo khaldan oo ay ku sharaf riday maamulka iyo gobolka samcadiisa iyadoo leh maaha meeshani meel amaana oo wax laga qaban karo ama maamul kajiro, markaa arimo badan ayaanu kahaynaa oo aanu caday naynaa mida kale dadka gobolkan ayey heshiis laga shay sidii ay heshiiska ula gashayna maanay fulin waayo waxa loo baah naa in wax kaqabato wax barashada caafimaadka biyaha nadaafada iyo wax kasta oo ay bulshadu ubaahan taha loomana baahnayn maanta in dadkii masuulka ka ahaa ee misna udhashay gobolka in ay maanta lumiyaan hantidii dadka rayid aka ah ay xaqa ulahaayeen waana nasiib daro in maanta lagawada hadlo danaha bulshada ee ay masuuli yadeeda qaadeen , waxaana mudo lagula jiray baadhitaan ilaa hadana wuu socdaa kumana soo koobi karno hal waqti oo kaliya waana waxa lagu xidhay maanta U.N.D.P da war baanu kahelnay fakis ayaa madax tooyada nooga yimi waxaanu dareen san nahay sida ay wax uqabteen waxaanu ognahay lacag samafal ah oo loogu talagalay gobolkan sool in ku bixisay meelo katirsan sanaag oo ay kamid yhiin badhan xingalooldhahar taasina waa gef cad waxaa kaloo jira wadamo ay soo gacan marisay oo ay uraad satay yabooh ilaa hadana mahayno meel ay wax gaysay waase loo wada joogaa sharciguna waxa uu lee ayahay wado loo maro cidna wax aan sharcin ahay laguma haysto, waxaanu udirnay laba qoraal oo hada xfiiska yaala oo aysan qaabilin anagoo doonaynay in aanu waray sano xidhiidhna lasmayno si aanu ugu fududayno waxa ay qabanayaan , xitaa anaa lugahayga ugu tagay waxayna awoodi waayeen in ay albaabka naga furaan maadaama ay shi waxash nimaa noola dhaqmeen sidaa iyo sikadaran ayaanu ula dhaqmaynaa mar haday wanaag wax nagula qaban waayeen sharci ayaa loo tiig sanayaa intii ay gobolka kagoo yeen ayaanu ka goynay naa in le eg, waxaanu usheegay naa in uu xidhan yahay xafiis kii ay kula hayd gobolka sool uu xidhan yahay ilaa amar danbe oo go aan cad laga soo saarayo uu xidhnaan doono, waxaanu kaloo ugu baaqay naa hay adaha caalamiga ah in maanta uu ufuran yahay albaabka gobolka sool aanuna kusoo dhaway nayno cid alaale cidii wax uqabanaysa bulshada kunool gobolka sool ayna kajirto nabad buuxda oo kala danbayn leh, waxaanu kaloo usheegay naa xafiiska norway ay kuleedahay N.P.A du in ay soo dirsadaan cidii masuulka uganaoqon lahayd si aanu ugala hadalno arimaha gobolka sool iyo xafiis keeda, S- waxaad nooga warantaa waxaa jira hay ada qaramada midoobay wakiilo ayaa ujooga gobolka sool waxaa kaloo jira hayado kale sida hayada miinada ee loo yaqaan HOLLOTRUST iyagu kuma jiraan miyaa kuwa lala xisaab tamayo mise hayada N.P.A da oo idin qaabli wayday ayaa lala xisaab tamayaa? J- maya cidkasta oo gobolka joogta waala xisaab tamayaa anagu waxaanu masuul kanahay xaqa dadka inla lumiyana ma ogolaan doono xuquu dooda iyo sharaf tooda midna waana wax ka goan dhamaan masuu liyiinta gobolka isimo culimo waxgarad shacab iyo maamul kaba in meel lloga soo wada jeesto maanta horumarka gobolka, sahro Yusuf Lascaanood Lascaanood
  15. Qudhac , Stop liaying my friend , you are not fooling any one here . i guess your are man and real man dont lie , he says as its . We all know that people of sool , sanaag and majorty of sanaag people are against separation , remember when riyale tried to visit Las Anod he was kicked out by the people of Las Anod CAPITAL OF SOOL STATE , and you remember when puntland drawiish army entered Las Anod , people Of L.A welcomed puntland army with open hands from young to old persons , i guess you know that with out the wish of people of sool puntland army wouldt been in Las Anod for hour , they would been kicked like riyale was kicked . So stop laiying my friend and face the facts , you aint fooling no one here.
  16. Yes , it will start bloodbath . people of awdal ,sool,sanaag and cayn will start war of re-unity . it will be long lasing war and alot of people will day , so it will be wrong step from british side .
  17. Nasir , your real hater , you are mad couse L.A are goinga head . you are calling our mothers dumb and people who take care of SOL are not doing any thing about this offence , isn,t this doublestandard ?. Nasir , the one who want war to satrt is dahir riyal , but i am telling him that if he do so hargeysa and borcu will not sleep in peace . the war will turn ugly tribal war and we know who will lose , and dahir riyal knows that .
  18. Nasir, Sool state belongs to its rightful owners who are people of sool , and it belongs to all the somalis from every part of world if somaliland want to be part of great somalia they are more than welcome in LA ANOD but if they want to separate from rest of somalia and somalis they can not set foot in our land aka SOOL STATE . As we all know sool people are for united, one somalia and hargeysa mafia can do no thing about what people of sool want , its people of sool who will decide thier future and they decided to be part of great somalia , and you or hargeysa mafia have no power to stop us .
  19. WE ARE AS PEOPLE OF SOOL , SANAAG AND HAWD SUPPORT UNITED AND STRONG SOMALIA, AND WE WOULD LIKE THE WHOLE WORLD TO KNOW THAT . WE ARE ASKING BRITISH GOVERENMENT TO NOT TRY TO DIVIDE SOMALIA BECOUSE BY DOING SO A NEW CIVIL WAR WILL START IN NORTHEREN SOMALIA AND BRITISH GOVERENMENT WILL BESORRY FOR IT . THIS MESSAGE IS FORM US ,A PEOPLE OF SOOL ,SANAAG AND BUHUOODLE TO BRITISH GOVEREMENT.DON,T START BLOOD BATH IN NORTHEREN SOMALIA. Guraad (SON OF SOOL ,SANAAG AND HAWD).
  20. B_A_L_L_E_R_Z , Its not about Haters , its about more than 70% of so-called former british somaliland who are against separation from somalia , i am from LAs Anos, sool state and i am whole heartedly against separatist idea of one single tribe who want to rule over other tribes. People of SOOL , SANAG AND CAYN(BUHODLE) are against separation of somaliland , we did fightagainst british colonail andwe will never accept it to came back . WE ARE AS PEOPLE OF SOOL , SANAAG AND HAWD SUPPORT UNITED AND STRONG SOMALIA, AND WE WOULD LIKE THE WHOLE WORLD TO KNOW THAT . WE ARE ASKING BRITISH GOVEREMENT TO NOT TRY TO DIVIDE SOMALIA BECOUSE BY DOING SO A NEW CIVIL WAR WILL START IN NORTHEREN SOMALIA AND BRITISH GOVERENMENT WILL BE SORRY FOR IT . THIS MESSAGE IS FORM US , A PEOPLE OF SOOL ,SANAAG AND BUHUOODLE TO BRITISH GOVEREMENT.
  21. Great news Brother Bari_Nomad . Las Anodcity is fastest growing cityin puntland , KEEP ON MOVING L.A AND PUNTLAND AS WHOLE . Bari , thanxs for informing us whats going on in L.A, keep it up bro.
  22. To all those who love the Somali nation and its people This is to inform that the war criminal and self styled President of the Nort West of Somalia [somaliland] is planning a visit to the United Kingdom on the 17/3/2004. In your own small way individually and collectively try to find ways of stopping or at least disrupting the visit of Mr Riyaale and the Somaliland [secessionist] camp and its distasteful agenda to London UK, people should be mobilised, specially those living in the city to make it clear to all concerned and to make as much noise as possible in order to highlight that we the [somali’s] are against the secessionist agenda of the So called Somaliland and that we find it distressing that Britain our new home is being used as a staging ground for the destruction of Somalia. Riyaale should not be allowed in to the UK and the Home Office should take steps not to give entry into our country a known war criminal and warlord who as a commander of the former regime caused so much suffering and anguish to the people of Somalia and who continues to enrich himself while doing nothing for the people of Somalia. We urge you to take any steps to stop this mad man and his criminal group from furthering their agenda. What ever your stance lets support our suffering people and the unity of the Somali nation its dignity and territorial integrity Support each other Save Somalia save_somalia@yahoo.co.uk
  23. Brother BLRZ , true you say , people in south need some one from north(somaliland and puntland) to lead them and show the the right way.
  24. ABOUT GOING BACK TO MUQADISHU , we dont need muqadish but muqadishu needs us . muqadishu right now is gost land with no live .The crime and blood is what muqadishu all about now . people in xamar needs our help . and we will help them even tho, xamar people comtd genocide against our anocent people. after all they are our somali and muslim brothers.
  25. True Bro, thats why muqadish will never sleep in peace .