Nasir

Nomads
  • Content Count

    108
  • Joined

  • Last visited

  1. Did you just say onlf , see i was right, in my post I have suspected the onlf, those rer badiye nomads are crossing the line bro, I am glad we have captured them and I hope somaliland performs public execution to show who ever send that we won't tolerate such terrorist acts. Thanks bro for the info god bless somaliland
  2. Ok now someone is claiming to be jesus by bringing dead one back from the grave. I think this is geting out of hand
  3. Abu Ammar , Let me advice you not to send any money to your dear families in hargeisa any more because we are freezing all the terrorist funds in dahab shiil. Be prepared to see them settling back in bosaso where gun shots is a sound of a music there. Good luck boy
  4. It’s very difficult to see bright minds out of you so called Somalians. If you had any there wouldn't be civil war. If it will please you and have you sleeping one night without having nightmares about Somaliland let it be it Abu ammar
  5. oh man save me the drama for some other time mr. sophist I know you well and have you always cry to the admins when you are pinned down. You can't fool anyone there is nothing to be censored here, its all a man's point of you. Get over it man , what a cry baby. Abu ammar don't get all hyped up about it I made this post for a reason kid, now when I say move you move just like that son , get to movin. This topic is Strictly for somalilanders
  6. Oh man these guys are quick to jump on conclusion. How do you know inay Somaliland ku hungoobeen the meeting with the British? Somaliland has never told anyone what they talked about, as you know this is a top secret and everything is kept on the low. This is not cabdilahi yusuf and his cats meeting. No government should talk about what they have secretly spoken to another government about which surely will jeopardize their interest and future goals. British Foreign minister has said, if U.K recognizes Somaliland, we will be blamed for ruing the Somalia peace talks. What does that tell you my friend, for ones use your head to come up with some logic and tell me what that line tells you?
  7. guys don't be mad I am only trying to get a point across. As you know today a German and a Kenyan born Somali Lander woman has been shot and their driver. Might god bless that woman’s soul and the driver, and thank god that the German man is alive, and healing his wounds. This all happened because of the Somaliland government failing to keep its word. After the killing of the teachers in borame Somaliland government has promised us that they will deport all Aliens and Supporters of Al-intixaad or the ONLF terrorist. The people who now mostly live in our soil with no permission are the ones who are causing this tragic and terrorist acts and its time to do something about it. This latest incidents were aimed at the Somaliland’s president's trip in Europe to demise the peace the democracy we represent. They jus don't know its hard to keep Somaliland down we will recover anything that they throw at us, but we need to respond back strong, meaning we will take any measure to protect our country SOMALILAND god bless Nasir [ March 19, 2004, 09:03 PM: Message edited by: Libaax-Sankataabte ]
  8. Horn the number "baqol kun" writen in the article is what we have. Since you are one of the many somaliland haters, you can exchange that number to any number you wish. The truth is there and We somalilanders are wining, even your so called anti somaliland protest is not going to take place because out of fear of our youths. We are taking out to the streets buddy if you can stop us bring it on, haha I think i am asking too much , you anti somaliland can only talk tough behind computer screen. p.s this information was for somalilanders and you are not invite buddy go drag your feet some where else
  9. Ma jirto cid ku mudaharaaday oo ka soo horjeeda gooni isu taaga Somaliland dad ayaa isugu soo baxay lagu qiyaasay ilaa boqol kun oo qof dadku waxa aay is daba socdaan ilaa iyo in ka badan Todoba Mayl ilaa inta uu dhamaanaayo waxa aqalka Baarlamaanka hortiisa inooga soo waramaaya wariyayaasha Qarannews oo ku sugan goobtaasi halkan kala soco Saacda fooda inagu soo haysna waxa aanu idiin soo gudbin doonaa marka aay hawshu isku duba dhacdo ilaa dhamaadka hawshani madaxwayne Rayaalena waxa uu hawshiisa u wataa si raaxo leh iyo isku kalsooni waliba uu maqlaayo qaylada shicibkiia oo laga wada maqlaayo guaha iyo dibada iyada oo ay dadku sitaan Mikirifoono quwad wayn leh Somaliland guul Qarannews.com Waxa si rasmi ah u bilaabmay banaan bixii ugu balaadhnaa eein mudo ah la xasuusto ee ka dhaca dalkani halkaasi oo aay dad aad u badani isugu soo baxeen oo reer Somaliland ahi waraiyayaasha xagaas nooga soo waramya waxa ka mid ah Abdiraxmaan Faarax Du'caale oo ka mid ah isku dubaridayaasha Qarannews iyo wariyahayaga qaybta Siyaasada iyo waraka Abdi Qootaali oo iyagu si toos ah uga soo gudbinaaya wararka halkani. Waiye Abdiraxmaan Faarax oo isagu ka war bixiyay banaanbaxani ayaa waxa uu ku tilmaamay mid mucjiso ku noqday sida aay dadku uga soo qaybgaleen isag oo sheegay in magaalo magaalo loo kala horeeyo isga oo Abdiraxmaan afka ku dhuftay in agaalooyinka xaga hore taagan ee hada aan calamadoodii iyo calaamadohoodii aay ugu horeeyaan aay yihiin magaalada Liverpool iyo magaalada Bristol iyada oo aay dadku is daba hayaan ilaa iyo Shan Mayl oo aay uxayaan calamda dallka Somaliland iyo Briton. Hawshi waa aay bilaambatay hadan waxa aanu maraynaa oo aanu anagu ku beeganahay aqalkii Baarlamaanka ee Ingriiska waxa halkaasi ku sugan oo isna ka qudbadaynaaya madaxwaynaha Somaliland mudane Daahir Rayaale Kaahin magaalooyinka hada an isha ku hayo waxa weeeynaan Baamingahaam , London, Cardif Sheffield iyo magaalooyin faro badan oo aan anigu magacooda horeba u arag dadkan waxa lagu qiyaasyaaa dad ka badan ilaa iyo Boqol kun oo qof sidoo kale waxa laga yimid wadamada kale ee Yurubta oo ilaa hada laga soo gurmaayo La soco saacda soo socota wararka ka soo kordha halkaasi
  10. lol Spadez me too brah, Since I won't be there I will show my Love for Somaliland from Here. United We Stand, This is not a Trip for political Party but Trip for Somaliland
  11. He got in to UK with somaliland passport... you can ignore that if you like but it works. by the way how does puntland passport looks like.....
  12. vacation in Uk is way better than one in Nairobi and sharing rooms with dozen of warlords, you see buddy that is the type of vacation you so called warlord president abdilahi yusuf is taking. About the president's trip , its another way for us to reach wider audiance , by addressing the pairlament, more people will have the clear understanding of what somaliland stands for " democracy". If you really think addressing the british pairlament comes easy go advice your uncle warlord to go there and see what happens. I see somaliweyn sweatin the somaliland recognition is geting closer day after day and they know it. maca salama
  13. Ok now this is really bad, sxbyaal, in my quote I said " not dumb enough" meaning they are not dumb. This is a very low blow shot sxb, just because you want me to be banned doesn't build any bases for baning me. Lets all be mature and use this forum with respectfull manners and cut this whining and crying
  14. I wanted to show you guys some pics but opps didn't work, any ways, what do you think about this guys who want to pull out some teeth like a reall dentist, I mean seriously we need people like sxbkaygan la waraystay. I mean seriously this guys will never stop untill we smack them upside down...
  15. Waxa maalmaha soo socda iman doona wadanka Ingiriiska wefdi ballaadhan oo uu hogaaminayo madaxweynaha Somaliland mudane Daahir Rayaale Kaahin. Hadaba waxa soo baxay warar sheegaya in qaar kamida dadka u dhashay Somalia ay rabaan inay ku muduharaadaan wefdiga madaxweynaha iyo qadiyada Somaliland, arrintaasi oo dad badan oo reer Somaliland ah ka cadhaysiisey, taasoo keentay in dhallin yaro reer Somaliland ah oo degen London iyo hareereheedu isu diyaariyaan inay weeraraan hadii cadowgu isku dayaan inay sameeyaan bannaan bax ka dhan ah qadiyada Somaliland. weeraraan hadii cadowgu isku dayaan inay sameeyaan bannaan bax ka dhan ah qadiyada Somaliland. Hadaba Halganews oo la yeelatay waraysi Mustafe A Jimcaale oo kamid ah raga abuubulay dhallin yartaasi, isagoo jooga magaalada London. waxa uu waraysigii u dhacay Sidan.. S. Mustafe waxad noo sheegtaa ujeedada abaabulkiina iyo waxad rabtaan inaad qabataan ? J. Ujeedada abaabulkayagu waxa weeye laba arrimood, midi waxa weeyi inaanu ka qayb qaadano soo dhaweynta wefdiga madaxweynaha iyo inaanu ka qayb qaadano banaanbaxa lagu taageerayo gooni isutaaga Somaliland. Mida kalena waxa weeyi waxanu maqalnay in cadowga Somaliland iyo hadhaagii Siyaad Barre rabaan inay ka mudaharaadaan arrinta Somaliland oo aan haba yaraatee iyaga khusayn, anagoo isu diyaarinay inaanu jawaab fiican ku siino meesha ay rabaan inay ku mudaharaadaan. S. Waxa nagu maqaalo ah inaad dhallinyaro badan urursateen, gaadiidna aad kiraysateen, markaa waa maxay ujeedadiina ugu weyni ? J. Anagu waxanu nahay rag iskood isu xilqaamay, kana cadhaysan wararka sheegaya inay cadowgu rabaan inay carqaladeeyaan wefdiga madaxweynaha, markaa rag iga tag kaagama tago illaa aad xoog iskaga kaxayso taasina diyaar aanu u nahay. S. Ma waxaad isu diyaariseen inaad falal gacan ka hadal ah samaysaan, miyaanay taasi ceeb ku ahayn idinka iyo dadka Somaliga ku hadla oo dhan ? J. Waxay ceeb ku tahay qofkii isagu xaq-darro ku socda, laakiin anagu waxanu nahay dad xuquuqdooda difaacaya, halkana waa laga yaqaan inay Somaliland iyo Somalia laba dal kala yihiin markaa iyaga ayey ceeb ku tahay. S. Ma jirtaa cid gacan idinku siisay abaabulkiina ? J. Ma jirto cid gacan fiican na siisay, marka laga reebo laba nin oo ganacasadayaal ah oo midi noogu deeqay 20 kaadhadhka telefoonada ah oo midkiiba yahay 3 saacadood Uk gudeheeda, si aanu ugu fushano abaabulkayaga iyo is gaadhsiintayada. Ninka kalena wuxu noogu deeqay isagoo noo kireeyey bas yar oo nooca caasiga ah oo qaada 15 qof, anagoo haysan doona mudo 7 cisho ah, waxa kale oo lanoo ballan qaaday laba bas oo yar yar, anagoo ugu talo galnay inaanu dhallin yarta ku soo gurno marka aanu maqalno inay dibad bax samaynayaan cadowgu. S. Goorma ayey samaynayaan cadowga aad sheegaysaa dibad baxaasi ? J. Weli maalin sugan iyo wakhti midna ma hayno laakiin wakhti kasta oo ay ka dhigaan waanu ogaan doonaa oo heegan ayaanu u nahay mudo 7 cisho ah laga bilaabo maalinta madaxweynuhu yimaad wadankan. S. Dadka wada abaabulka soo dhaweynta wefdiga xidhiidh ma la samayseen ? J. Maya iyaga xidhiidh lama lihin oo hawshayadu way ka duwan tahay taasi, waxayse naga codsadeen inaanu iska dhaafno wixii gacan ka hadal keeni kara, laakiin iskumaanu af garan arrintaasi. S. Cid ka tirsan xisbiyada mucaaridka Somaliland oo aad xidhiidh la samayseen ma jiraan ? J. Maya cid magac xisbi sidata lamaanu kulmin, laakiin mujaahidiin ka tirsanaa ururkii SNM oo dalkan jooga ayaa caawimooyin kooban na siiyey. S. Maxay idin siiyeen ? J. Kuu sheegi maayo S Waa maxay sababta ugu weyn ee idinku dhalisay inaad abaabulkan gashaan ? J. Anigu markii dalkeena dagaalku ka socday waxan ahaa nin yar, walaalkayga iga weyni wuxuu kamid ahaa ragii ku dhaawacmay dhagax tuurkii Hargeysa ka dhacay 1982 isagoo kaare dhagax kala hor tegey, markaa kuwii wakhtigaa iyagoo kaare wata dhagax lagala hor tegi jirey haday maantana iyagoo bilaa kaare ah banaanka yimaadaan waa la eegi doona wixii ay kala kulmaan.