Thierry.

Nomads
  • Content Count

    1,159
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Thierry.

  1. Lool Ngonge whats wrong with the T mobile 7 to 7 I still have it and they give me good loyalty discount
  2. I have to agree with Duke this will have a negative effect on SL, arresting MP from the International recognised and popular new government will cause tension between SL and the international community. To make it worse the pressure will pile on and eventually he will be released.
  3. Innaa Lillaahi Wa Innaa Illaahi Raajicuun Ameen to all the dua's, Ibti I am sorry for your loss sis
  4. ^^ lool Marx my question is, Aston Villa is looking very strong this season will Arsenal loose the cherished 4th champions league spot?
  5. Thats a fair enough argument and I will take your advice
  6. ok I didnt know that, I am sure the university can house them but what about the students. This 550 MPs nonsense needs to be reduced immediately. He is here to stay Ngonge but will visit other countries like any Heads of States. Where was Right Honourable Gordon Brown yesterday (Holiday Inn in Berlin)
  7. loool Nuune I have been agitated by this “Sh Hotel” insult. I can imagine his next one will be Sh Gym after he installs fitness first in Villa Somalia
  8. Sh hotel? you mean commander and Chief
  9. Madaxweynaha Soomaaliya iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo ku noqday Magaalada Muqdisho Madaxweynaha Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed Isniin, February 23, 2009(HOL): Madaxweynaha Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed iyo Wafdi uu horkacayo ayaa dib ugu laabtay Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho, iyagoo ka soo kicitimay Magaalada Djibouti ee Dalka Jibouti. Madaxweynaha iyo Wafdigiisa ayaa waxaa Garoonka Diyaaradaha si weyn ugu soo dhaweeyay xubno ka tirsan Dowladda Midnimada Qaran ee Soomaaliya, waxaana kadib loo soo galbiyay dhinaca Xarunta Villa Somalia oo uu haatan ku sugan yahay. Wafdiga Madaxweynaha ayaa waxaa ka mid ahaa Wasiirka Garsoorka iyo Cadaaladda Xukuumadda Midnimada Qaran ee Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Faarax Jinaqow, iyadoo sidoo kalena ay xubno ka ahaayeen howl-wadeenno ka tirsan Xafiiska Madaxweynaha. Intii la sugayay Wafdiga Madaxweynaha ayaa waxaa hakad la geliyay dhaqdhaqaaqii Dadka iyo Gaadiidka Wadada isku xirta Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho iyo Xarunta Villa Somalia, waxaana hareeraha Wadadaas lagu arkayay Ciidamo ka wada tirsan Dowladda Midnimada Qaran ee Soomaaliya. Waa Markii labaad oo uu Madaxweyne Shiikh Shariif uu Muqdisho yimaado isagoo ah Madaxweyne Soomaaliyeed, wuxuuna imaatinkiisa ku soo aadayaa iyadoo uu soo magacaabay Ra’iisal Wasaare Cumar C/rashiid Cali Sharma-arke oo isna soo dhisay Xukuumad ka kooban 36 Wasaaradood. Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online sxiis@hiiraan.com Mogadishu, Somalia
  10. Mashallah excellent move I hope the training process can start as soon as possible
  11. ^^ I am glad they let him keep the post, for me it is the most important post after the PM
  12. On the mark posts: Prof. Caddow for Higher Ed Col. Omer Hashi for National Security Sh. Cabdulqadir Cali for Interior Mohamed Oomaar for Foriegn Prof. Gandi for Defense an OK post Sharif Hassan for Finance I am also a bit sceptical with Sharif Hassan as the Finance Minister, but if he reaches out to intellectuals and experts it won’t be a problem
  13. Nuune you heard it here dhibka naga daa and support the process that will allow me, you and Xiin to sit under a Xamar tree and sip on some Somali tea.
  14. It would be a very good move if the President could arrange this, but the necessary security arrangments need to be put in place.
  15. Culumaa’udiin Shir ku yeeshay Muqdisho oo ku baaqay in 120 maalmood gudahood dalka looga saaro Ciidamada Amisom Khamiis, February 19, 2009(HOL): Shir ay maalmihii tegay ku lahaayeen Hotelka Royal Garden (EX Hotel Guuleed) Culumaa’udiin Soomaaliyeed oo ka kala yimid dalka gudahiisa iyo dibaddiisa ayaa maanta la soo gunaanaday, waxaana ka soo baxay qodobo ku jeeda Dowladda cusub ee Soomaaliya iyo weliba Kooxaha ka soo horjeeda dowladdaas. Shirkan oo muddo todobaad ku dhow ka socday Hotelkaas ayaa waxaa looga hadlayay dhibaatooyin ku soo kordhay dalka Soomaaliya, gaar ahaan is-gaaleysiinta, dilalka iyo fasirka ay dhinacyada is-haya ka bixinayaan Diinta Islaamka. Gunaanadkii shirka ayaa waxay Culumaa’udiinkii shirka isugu yimid ku doorteen Gole ay ku mideysan yihiin Culumaa’udiinka Soomaaliyeed, kaasi oo dib loogula noqonayo waxyaabaha ay isku qabtaan dhinacyada isku haya Soomaaliya, gaar ahaan kuwo ay dhexmaraan su’aalaha doodaha diimeed xambaarsan. Guddoomiyaha Golahaas ayaa waxaa loo doortay Shiikh Bashiir Axmed Salaad oo horay u ahaa Guddoomiyaha Musaalaxada, iyadoo madashii lagu magacaabayna laga sheegay in Golahan uu ka shaqeyn doono sidii marjic rasmi ah loogu heli lahaa su’aalo diimeedyada doodaha ka yimaadaan. Intaas kadib waxaa xafladdii gunaanadka shirka culumaa’udiinka laga aqriyay qodobo ay soo saareen Culumaa’udiinkii shirsanaa mudada todobaadka ku dhow, waxaana qodobadaas ka mid ahaa: In muddo 120 maalmood ah dalka looga saaro Ciidamada Amisom, iyadoo mudadaasna ay ka bilaabaneyso 1/03/2009, isla markaana aan la keenin ciidamo kale. In aaney Ciidamada Shisheeye mudadaas gudaheeda aysan sameynin wax dhaqdhaqaaq ah oo howlgallo ka mid yihiin. In xalka mushkiladda dalka lagu raadiyo wada hadal oo aan marnaba dagaal loo adeegsan. In 90 maalmood gudahood uu Baarlamaanka Soomaaliya shir isugu yimaado, isla markaana uu u codeeyo in dalka lagu dhaqayo Shareecada Islaamka. In Qodobo ka hor-imaanaya Shareecada Islaamka oo Axdiga Dowladda ku jira wax laga bedelo, iyadoo loo saarayo culumaa’udiin lagu kalsoon yahay oo aqoon durugsan u leh Diinta Islaamka. In aan dadka la gaaleysiin karin iyadoo aan wax cad lagu heynin. In la joojiyo dilalka dadka aan waxba galabsan. In Mujaahidiinta ay abuuraan fursad qodobadan lagu hirgeliyo. Guddoomiyaha Golaha Marjica Culumaa’udiinka Soomaaliyeed Sh. Bashiir Axmed Salaad ayaa sheegay in shirkan la qaban qaabiyay kadib markii ay Shacabka Soomaaliyeed heleen fursado ay tahay in ay ka faa’iideystaan, wuxuuna caddeeyay in ay fursadahaas yimaadeen kadib markii ay Ciidamada Itoobiyaanka ka baxeen Soomaaliya. Shiikh Bashir waxaa uu sheegay in haddii aan fursaddan laga faa’iideysan ay khasaare u tahay Umadda Soomaaliyeed oo muddo dheer dhibaato ku soo jirtay. Shiikh Maxamed Cabdi Umal oo isna gunaanadkii shirka ka hadlay ayaa sheegay in Soomaaliya ay qarka u fuushay in ay qariidada caalamka ka baxdo, wuxuuna ceeb iyo wax laga wanaagsan yahay ku tilmaamay in aaney dadka Soomaaliyeed fahamsaneyn heerka ay taagan yihiin. Ugu dambeyntiina, Shirkan ayaa wuxuu ku soo beegmay iyadoo kadib bixitaankii Ciidamada Itoobiyaanka ee Soomaaliya ay soo baxeen kooxo Islaamiyiin ah oo isku khilaafsan habka loo marayo xal u helidda Mushkiladda Soomaaliya, iyadoo khilaafkaasna uu dhinacyada is-hayo gaarsiiyay in ay masjidyada iyo qalabka warbaahinta iska radiyaan. Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online sxiis@hiiraan.com Mogadishu, Somalia
  16. ^^ loool Ngonge are you sure about that, although something tells the young man has a fellow from Boston on top of his list. I will egg Marx on what ever he utters (as long as its not religious) I get certain excitement from seeing his excitement so I am with Ms DD on this.
  17. Oo saas miya Xiin you are going about in the wrong way saxiib, to bring Nuune on board you need to provide him a Qalanjo Quruxley, pragmatic men are not enticed by ideas, they want tangible perks
  18. Xiin we just have to take it up the chin it comes with power and publicity. I call it the Beckham syndrom
  19. Marx I am with you saxiib I have also lost enthusiasm and become cynical (although at a slower pace than you) during my years in SOL. Should we start naming and shaming those who extinguish the excitement of youths. Xiin: The young mad was full and fresh with ideas until he met some folks
  20. I am all for it as long as it is not an impenetrable clique whose children and children’s children run Somalia behind curtains, for if that happens no matter how much you give the masses they will still be envious (most folk don’t have wisdom or long term memory).
  21. ^^ Inshallah saxiib, I can already envisage the Bakarah market being the biggest suuq in Africa. The last 20 years were the dark pages in our history and every nation has gone through these stages inshallah the end of it is near
  22. Elite Public schooling -> Oxbridge Schooling -> Government or Commerce Commoner Government Schooling -> Polytechnic education -> Blue collar work It’s a bad idea and not any different from tribalism, the elites prosper at the expense of disgruntled commoners who see the massive wealth generated by these fortunate minorities. One thing leads to another an opportunistic young military colonel seizes power dismantles the government and puts the elites back in exile. Meritocracy is your way forward from past mistakes
  23. ^^ lol is he recruiting all his Canadian buddies, someone was saying the same thing happened in Puntland with the invasion of Australians I say a new form of tribalism, (Londoners get of your backsides we are getting robbed by our commonwealth subjects)
  24. A brief bio of this candidate would be good folks. Sophist clear your inbox saxiib
  25. Xoogsade First of all welcome back saxiib, just because Galmudug have a new forum doesn’t mean you should abandon the beloved SOL. With regards to the topic the young men are in a powerful position and nobody is denying that and I agree with you they should negotiate now when they have a lot leverage. This is Somalia who knows maybe in 6 months time people will revolt again them and they become nothing but a futile rebel group like ETA, LRA. AD Me and you are on the same page today saxiib