
Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
Subxaan ............. This is Sad ,,,, really.
-
Waaagacusub is funny ....
-
HERE Very useful indeed ..
-
BURCO hadhwanaag 2009-07-03 (Hadhwanaagnews) Burao(HWN) Dabaysha xiliga xagaaga ka timaada jahada koonfureed ayaa labadii caano maal ee danbeeyay haystaay Magalaada Burao ee xarunta gobolka Togdheer , Dabayshan oo xoog iyo xawaare aad ubadan ku socota isla markaasna wadatan dabaylo iyo siigo xoog badan ayaa maal mihii danbeeyay qar qisay jidadka iyo suuqyada waaweyn ee Maglaaada Burco . Maanta oo ay ahayd maalin jimcaa oo dadweynahu ay ka nastaan shaqada ayaan laysugu iman goobaha lagu sheekaysto eek u yaal suuqyada iyo dhamaan Maqaaxiya laga cabo Bunka iyo shaaha . Isku socodka dadka ee Magaalada dhexdeeda ayaa teel teel ahaa iyadoo dadku inta badan ay guryahooda joogeen waxa cidla ahaa Maqaaxiya iyo jidadka waaweyn ee Maglaaada Waxana dadku inta badan ay ku soconaayeen Baabuur waxana dadka socodka ku maraya jidadku ay madaxa ku xidhnaayeen cumaamado iyagoo dhamaan muuqaalka dadku uu manta u eegaaday siigada xooga badan ee dhacays. Si kastaba ahaatee dabaylahan xoogan badan ayaan mudooyinkii ugu danbeeyay ka dhicin magalaada Burco iyo nawaaxigeeda iyadoo xagaayadii hore ay dabaylu ka xoog yaraayeen tan dhacaysa Dadweynaha ayaa saadaalinayaan in ilaa Bishan jully ee aynu ku jirno ay socondonaan dabaylahani
-
BERBERA Hargeysa(Qarannews)- wararka ka Imanaya Magaalo xeebeeda Berbera ee Gobolka Saaxil, waxa soo waajahay Maanta Dabaylo xooggan oo wata siigo iyo Hanfi kulul, kuwaasi oo guud ahaanba joojiyay dhaqdhaqaaqii iyo hawlihii ganacsi ee Magaalada. Dabaylahan oo sida ay bulshada reer berbera Weriye Xassan-Keefkeef u tibaaxeen bilaabmay saaka subaxnimadii waxa ay sheegeen inay ka dambaysay dib u dhaca ku yimi xilli roobaadkii guga, iyada oo weliba ay magaalada berbera tahay Xeeb una baahan tahay roob said ah. Dabaylahan oo Albaabada u xidhay isu socodkii ganacsiga iyo bulshada gaar ahaan marsada ay inta badan reer Berbera u Shaqo tagaan ee Dekeda Berbera oo iyadu ilaa iyo Duhurnimadii xidhnayd. Sidoo kale waxa dabaylahani hakiyeen baayac mushtarkii Meheradaha iyo goobaha kale. Dabaylahan kulul oo sida la sheegay wata dhagaxan quruurux ah hanfiguna u dheer yahay ayaa ka dambeeyay kadib markii dhul xeebeedkaasi ay ku yaraadeen dhirta qoyanm iyo gobo badan oo dhirtii ku taalay laga xaalufiyay sida Goobta Maxjarka xoolaha laga furay.
-
HARGEISA Hargaysa,(Qarannews) -Dabaylo xawaare aad u sareeya ku socda ayaa ayaamahanba ka dhacaayay magaalada Hargaysa, dabaylahani oo ah kuwii xagaaga sanadadii ina soo dhaafay kama ay dhicin caasimada ama inta in mudo ah la xasuusanyahayba, dabylahani oo wata siigo cas iyo boodh xiliyada qaarkood waxa ay isku shareereen cirka waxa ayna kol kolka qaarkood qariyaan ced ceeda oo yaraysay kulaylkii ay 2 todobaad ka hor lahayd iyada oo ay siigadani hadhaysay. Marka aad joogto daan ka mid ah magaalada Hargaysa ama daanta kale ee aad fuushantahay dhulka sare waxa aad arkaysaa iyada oo ay siigadu qarisay aqaladii caadiga u muuqan jiray, hase ahaatee goobaha saaka iyo shalay ug darnaa waa goobaha banaanka ah marka aad joogto taasi oo aanad arkaynin qofka kaa horeeya. Ilaa hada ma jirto waxyeelo laga soo sheegay oo ay gaysteen dabaylahani, hase ahaatee waxa ay xayirtay Hotel-da waaweyn ee Hargaysa ee lahaa barxadaha waaweyn ee baraxdooda lagu cuntayn jiray kuwaasi oo hada lagu cunteeyo gudahooda hadh iyo habaynba. Dabylaha noocani ahi kuma koobna caasimada ee mar aan la xidhiidhay wariyayaasha qarannews, uga soo warama gobolada dalka oo dhan waxa ay ii sheegeen in ay dabayshani ay tahay mid ay kala simanyihiin caasimada, hase ahaatee ay gobolada qaarkood ka sii daranyihiin.
-
JUNE 28 That is not now ,,
-
The Humphrey Winterton Collection of East African Photographs: 1860-1960 Thousands of images of East Africa dated between 1860 and 1960 have been published online. HERE
-
Priceless ,,,,,,,,,,,,,
-
............ So True
-
Yeah ,, Interim iga dheh ,,,
-
Egyptian police shot dead two Somali migrants on Thursday who tried to slip across the Sinai desert border into Israel, security sources said, as violence against migrants picked up at the sensitive frontier. The killings bring to at least six the number of African migrants killed since mid-May at the border. Egypt for years tolerated tens of thousands of African migrants on its territory, but its attitude hardened after it came under pressure over the past two years to halt a steady flow of Africans trying to cross the border into Israel. Its border with the Jewish state is a main transit route for migrants and refugees, mainly from Sudan and Eritrea, seeking work or asylum in Israel. In November, U.S.-based Human Rights Watch called on Egypt to stop the shootings. There were no killings between mid-December and mid-May, although the reason for the abrupt halt was not clear. Egyptian security forces shot dead at least 28 migrants at the border last year, and deported hundreds of Eritrean asylum seekers back to Asmara despite objections from the United Nations, which feared they would face torture at home.
-
He was getting his citizenship ....
-
Hiiraan online flaters Sharif Hotel, how many districts does he run?
Jacaylbaro replied to General Duke's topic in Politics
So it is not bad eh ?? ,,,, I thought you were saying the madaxtooyada is under siege ,, -
Sida ay sheegayaan warar laga helay ilo wareedyo muhiim ah Dowladda Ingiriiska ayaa kala noqotay mid ka mid ah Wasiirada ugu caansan Dowladda KMG ah Somaliya jinsiyad horey loo siiyay Wasiirkaas oo isagoo Qaxooti ah iska dhiibay dalkaas. Wararka ayaa sheegaya in Wasiirka Qorsheynta iyo Iskaashigga Caalamiga Dowladda Somaliya C/raxmaan C/shakuur lagala noqday sharciga socdaalka ee uu dalkaas Britain ku deganaa. Maadama uusan haysanin Baasaboorka weyn uuna haystay midka yar ee loo adeegsado socdaalka (Travel document) iyo aad ku joogto dalka inta uu qofka ku helayo Baasaboorka weyn ayaa lagala noqday Wasiirka maadama uu sharcigaas ogoleyn in aad ku tagto dalka asal ahaan ka soo carartay oo aad dhibaatada ka sheegatay. Sida u degsan shuruucda caalamiga ah qofku hadduu muwaadin yahay oo dalka dibadiisa dembi kasoo galo waxa uu muteysanayaa in la maxabadeeyo oo la xidho,xarigiisa kadibna uu noloshiisii caadiga ahayd dib usii wadan karo. laakiin qofka haysta ogolaansho qaxooti wuu ka duwan yahay sidaasi oo xadhiga kadib waxa loo masaafuriyaa dalkuu asal ahaan kasoo jeeday. Wasiirka oo hadda ka mid ah Wasiirada ku lugta leh dagaalada ka socda Magaalada Muqdisho ayaa la sheegay in Dowladda Ingiriisku Laanteda socdaalka ku mashquulsan tahay sidii Dacwad ugu soo oogi lahayd Wasiirka. Wararka ayaa sheegaya in Xafiiska Wakiilka UN-ka u qaabilsan Somaliya arrintaas soo fara geliyay isla markaana kala hadlay Diblomaasiyiin Britain ah laakiin Jawaabta laga bixiyay ilaa iyo hadda aan la ogeyn. Inta badan Wasiirada iyo Xildhibaannada Dowladda Somaliya ayaa haysta Baasabooro dalal kale iyagoo saameyn ku leh dagaalada dalka ka socda. Horey ayaa Dowladda Kenya dib ugula noqotay Sharcigii ama Baasaboorkii uu haystay Wasiirka Maaliyadda ahna Ra’iisal Wasaare kuxigeen Shariif Sh Aadan
-
Who cares about Somalia? It’s a troubled country far away in East Africa. What does last month’s deadly suicide bombing have to do with Atlanta? Perhaps you think piracy off the Aden coast is simply a global political and economic matter, not a personal one that impacts you or anyone you know. But there is a connection between Somalia and metro Atlanta. Just five miles northeast of Atlanta is one of our most multicultural areas. Clarkston is home to refugees and immigrants from all parts of the world, many of them from Somalia. The Clarkston community has grown over the years to approximately 5,000, making it one of the largest communities of Somalis in the United States, second only to Minneapolis. The first Somali refugees and immigrants arrived in Georgia in 1988 as a result of Somalia’s civil war. With the ousting of the inflexible leader Siad Barre in 1991, the country was left without a central government. First, ethnic clans fought for control in the 1990s. Then, the extremist Islamic group al-Shabab fought the fragile, western-backed Transitional National Government for control in 2006. The political instability has provided the background for current power struggles in Somalia. The steady economic decline has led to desperate situations of survival. Many Somalis have fled to refugee camps or left the country. But millions remain trapped. The United Nations estimates that more than 3 million people depend on international aid organizations for their basic needs. However, those services are constantly hampered because of violence. Clarkston Somalis have relatives in Somalia, Dadaab refugee camp in Kenya and neighboring African countries. However, the majority have begun new lives in Australia, Canada, Europe and the United States. Somalis want to return, but to what? Most of southern and central Somalia is controlled by al-Shabab. The capital, Mogadishu, is in ruins, and piracy abounds in the semi-autonomous northeastern region known as Puntland because of an inadequate economy. For Somalis in Clarkston, the idea of returning grows dimmer, but they remain hopeful. There are many reasons returning to Somalia will take time: a weak government, a strong and strict Islamic presence and no viable economy. But metro Atlanta’s link to Somalia can be strengthened by financially supporting local organizations such as CARE, which distributes food and other necessities in Somalia. We also can volunteer with such organizations. Our efforts can begin by observing U.N. World Refugee Day, which is observed every year on June 20. As an international city, we must recognize how personal some global issues are. So, the next time you are stuck in traffic or are at work or in a grocery store, think about what the person next to you might be going through. For some, the capture, trial and sentencing of the young Somali pirate in New York is not just a story. Neither are reports of millions dying and suffering in Somalia from violence, malnourishment and rape. Nor are the missing Somali boys from Minneapolis suspected to have been recruited by al-Shabab. These are relatives, friends and former neighbors. It is emotional to hear and see the news because for some, Somalia’s woes hit home.
-
and i like how he is making it too long "Sagaaaaaal Sanadood muddo haatan laga joogo" ,,, and it is 49 now ,,
-
One night a policewoman pulls over a drunk driver. She politely asks him to step out of his car. He willingly does so. She says, "Anything you say can and will be Held against you." He replies "BREASTS."
-
CIIDAMADA BOOLISKA DALKA MASAR OO TOOGASHO KU DILAY LABO NIN OO SOMALIYA OO KA TALAABAYEY XUDUUDKA ISRAEL IYO MASAR Ciidamadda Booliska ee dalka Masar ayaa toogasho ku dilay labo nin oo muhaajiriin Somali ah saakay aroortii hore, kuwaasi oo isku dayaayay in ay tahriib ku galaan Isreal. Ragani la toogtay ee Somalida ah ayaa si dhuumaaleysi ah ku maraayay lama degaanka Siinaay ee xadka kala qeybiya Masar iyo Isreal, iyaga oo doonayay in ay u talaabaan dhinaca Dalka Isreal hase yeeshee inta aysan u cararin oo aysan gelin Isreal sida ay sheegeen ilo xaga ammaanka ah oo ku sugan dalka Masar Xadka Masar ay la leedahay Isreal ayaa ah meel ay si aad ugu gudbaan muhaajiriin iyo qaxooti intooda badan ka yimid dalalka Eriteria, Somalia Iyo Sudan kuwaasi oo magan galyo iyo shaqo ka doonta Dalka Isreal
-
There is a legend of a woman who had a faithful dog. This dog was so faithful that the woman could leave her baby with it and go out to attend other matters. She always returned to find the child soundly asleep with the dog faithfully watching over him. One day something tragic happened. The woman as usual, left the baby in the “hands” of this faithful dog and went out shopping. When she returned, she discovered rather a nasty scene. There was a total mess. The baby’s cot was dismantled and his nappies and clothes torn to shreds with bloodstains all over the bedroom where she had left the child and the dog. Shocked, the woman wailed as she began looking for the baby. Presently, she saw the faithful dog emerging from under the bed. It was covered with blood and licking its mouth as it had just finished a delicious meal. The woman went berserk and assumed that the dog had devoured her baby. Without much thought, she clubbed the dog to death. But as she continued searching for the “remains” of her child, she beheld another scene. Close to the bed,the baby who, although lying on bare floor, was safe. And under the bed ,the carcass of a jackal torn to pieces in what must have been a fierce battle between it and the dog which was now dead. Then the reality hit the woman who now began to understand what took place in her absence. The dog fought to protect the baby from the ravenous jackal. It was too late for her now to make amends because in her impatience and anger, she had killed the faithful dog. How often have we misjudged people and torn them to shreds with harsh words and even with physical assault before we have had time to evaluate the situation? A little patience can drastically reduce major life long errors.
-
A&T, gurbaan khanaa (rudy) afaan inbeytuu. Jaalalaa nin nin qabee ,,
-
No, it is not the wrong maahmaah ,, it is rudy that is breaking it into pieces and makes it sound like Oromo ,,, the maahmaah goes like this: Dhagar Qabe Dhulkaa u dhaqdhaqaaqa
-
Originally posted by Abtigiis &Tolka: Jacaylbaro, runtii, I have decied I should see some SOLers this year. Ten people. Of course 9 will be girls. Laakin I want to come and see you in Hargeisa, becuase I like that place. Meeshaa kolkaan tago KING anigoo is moodayaan ka baxaa! I get treated very well! Horta Restaurant Xaraf iyo Star wali ma shaqeeyaan. Xaraf was really good. Labaduba way furan yihiin ......
-
maal yatee gurbaa ?