
Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
Change in Strategy: Obama Hints at working with Somaliland
Jacaylbaro replied to ANTARA's topic in Politics
Wixii uu Obama sheegayayba ma LADY bay noqotay ,,,, -
Mogadishu Bomb Blast Targets Women Street Cleaners
Jacaylbaro replied to Cawaale's topic in Politics
Ilaahay ha u naxariisto masaakiinta ......... -
Another Stuff & Nonsense ............
-
Subax Wanaagsan wixii noolow .......... Walee xalay waxaan arkay ,,,,,
-
A NEW SOMALI RECONCILIATION CONFERENCE WILL BE HELD IN HERGEISA,
Jacaylbaro replied to UZTAAD's topic in Politics
I can't see any such thing happening very soon ..... there are conditions from both sides. -
Caaqil ??
-
I was outside just now and only 2 women passed by ,,,, one was smelling sambusa and the other one was blind ......... Had to go back inside and wait
-
Yes Sir ..............
-
Somaliland Muuse Bixi the new chairman of the kulmiye party
Jacaylbaro replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Madaxweyne Siilaanyo ayaa si rasmi ah xilkii Guddoomiyanimada Kulmiye ugu wareejiyay Muj: Muuse Biixi Cabdi Hargeysa(Waaheen)Madaxweynaha Somaliland Mudane; Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa goor dhaweyd si rasmi ah xilkii Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye ugu wareejiyay Guddoomiye ku xigeenka xisbigaasi Muuse Biixi Cabdi Siilaanyo waxa uu xafladii xilwareejinta ee Guddoomiyenimada Xisbiga ka sheegay inuu xisbigu fulinayo Go’aamadii ka soo baxay shirweynihii labaad ee xisbiga kulmiye ee Burco kaasoo ay ka mid ahayd inuu xilka wareejiyo haddii uu ku guulaysto talada Dalka., isagoo qadarinaya inaanu laba xil qofna isku hayn karina uu maanta go’aansaday inuu wareejiyo Intaanu xilka wareejin ka hor waxa uu Madaxweyne Siilaanyo sheegay xukuumad ahaan inay ku mashquulsan yihiin dhismaha Xukuumadda isla markaana ay magacaabeen Golihii wasiirada, taasoo uu sheegay inay ku keentay caqabado badan oo ay ugu weyn tahay xukuumadda la yareeyay oo sababtay dadkii iska waayay inay siyaabo badan u saamaysay, waxaanu ka codsaday dadka dareenkoodu lab kacay inay isdajiyaan oo aanay xanaaqin Muuse Biixi Cabdi Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye ee Maanta lagu wareejiyay xilka Xisbiga ayaa Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo uga mahad naqay sida kalsoonida leh ee uu xilka u wareejiyay isagoo sheegay inay Afrika ku yar tahay Madaxweyne taladii xisbiga wareejiyay, waxaanu xusay Madaxweyne Siilaanyo inuu yahay Macallinkiisii Siyaasada haday tahay Halgankii iyo haday tahay ta xisbinimadaba Guddoomiyaha Kulmiye Muuse Biixi Cabdi waxa uu sheegay Axmed Siilaanyo inuu yahay Siyaasi aragtidiisu dheer tahay isla markaana fuliya balamaha, waxaanu xusay maanta oo kaliya inaanu ku sifoobin inuu qadariyo heshiiskii xisbigiisu galay ee uu hore tan oo kale u sameeyay gaar ahaana wakhtigii SNM ee Bali-gaubadle, isagoo intaa raaciyay inuu la shaqayn doono ee aanu ka hor imanayn Waxa munaasibadii xil wareejinta ka hadlay Lbada Guddoomiye ee labada Aqal ee Baarlamaanka Saleebaan Maxamud Aadan iyo C/raxmaan Maxamed C/laahi “Cirro”, waxaanay labada Guddoomiye u mahadnaqeen Madaxweyne Siilaanyo sida uu u wareejiyay Guddoomiyenimadii xisbiga, Muuse Biixina waxay u rajeeyeen in Illaahay u fududeeyo xisbiga iyagoo labada masuul Siilanyo iyo Muuseba ka codsaday inay Xisbiyada Mucaaradka ahna dhisaan -
Back from a long & boring meeting ...... sometimes u just have to be there and listen to what you already know. Still have 3 free hugs for anyone who is interested .... girls of course
-
Ooodweyne is the 0.05% u said u don't need them ,,,, so don't cry for help now .... Hypocrisy at its best .............
-
Is the insult allowed here ????
-
Iman is the coolest person ..... she was here two months ago and will be relocating to Hargeisa very soon.
-
Morning peeps ........... I'm giving out free hugs today ......
-
I don't go there anyway ,,,, so good luck to her
-
...... If you tell someone to "Xaadh" that means marka dhulka la xaaqayo ..... so it has another meaning here ,,,
-
ONLF: The glow-fly that must not mistake itself for a full moon
Jacaylbaro replied to Abtigiis's topic in Politics
Somalilanders are about 0.05% of the Somali race. Good u think that ..... Now it is not worth your qaylo and qalaad ,,, so you better mind your own business. Once the rest agrees with ways of bringing back Somalinimo, the next task will be how to sell it to Somalilanders. Well, I think I agree with you on this ... it is what i've been saying that Somaliland will be the last one to join the failed Somaliweyn. Start with the rest (Somalia, NFD, Og.d.enia and Djibouti) then we will see. Just make sure it happens intaan noolahay ,,,,