Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. ... I spent one full day with him the other day and I assure you ,,,, the guy is hilarious. Did you hear him talking about when he was selling cigarettes in Turkey ?? ,,, looool
  2. looooooooooooooooooool@kool .......... what is xaadh ??
  3. "Otherwise you are just training the people you will be fighting in a few months." سمن كلبك لياكلك
  4. In stark contrast, the situation in Somaliland improved in July, with the peaceful transfer of power to successful opposition candidate Ahmed Mahamoud Silanyo following the June presidential elections. Both the conduct of the elections and the work of the National Election Commission won international praise and point to the consolidation of Somaliland’s democratic transformation. HERE
  5. ,,, Maya aniga waxa iga qosliyay kaas farta afka gashaday ,,, hahahahahaha
  6. ^ ^ So I just have to translate ,,,,, wondering what the Guru would do with his translation then ,,,,
  7. Their problem is ,,,, they send everyone to Muqdisho which is the worst place
  8. Faroole oo arimo amni awgeed aan ka qayb gelin xafladii xuska Puntland. Faroole oo ah madaxa maamulka Puntland ayaa markii ugu horeysey ay la soo deristay cabsi xaga amniga ah,isaga oo lagula taliyey inaanu imaan fagaaraha ay maamulka Puntland ugu dabaaldegayeen maalintii la aasaasay Puntland oo ku beegan maanta,taasoo ah markii ugu horeysey ee aan madaxweyne Puntland ahi aanu ka qayb gelin damaashaadka maalinta xuska Puntland. Xafladaas ayaa waxa isagu dawlada puntland u soo dirtay C/samed Cali Shire oo ah ku xigeenka Faroole,kaasoo isagu aanay wax baqdin ahi ku jirin oo halkaas ka jeediyey khudbad uu kaga hadlay amniga Puntland,iyo dagaaladii ugu danbeeyey ee dhexmara ciidanka Puntland iyo ciidanka ilaalada beeralayda buuraha Galgala ee bariga Sanaag ee maamulka Sheekh Atam. Waxaa maalinba maalinta ka danabaysa sii xumaanaya amniga Puntland,iyada oo dilalka iyo qarxiska ka dhaca deegaankaas aanu xad lahayn,iyadoo maamulku uu awood dheeraad ah saaray siduu u sugi lahaa amniga Puntland. C/samed ayaa khudbad uu halkaas ka jeediyey ku sheegay inay sii wadi doonaan weerarada ku wajahan maamulka Sheekh Atam,isagoon haba yaraatee soo qaadin dhinaca uu ka soo jeedo ee SSC.
  9. I guess you're happy coz u don't use Blackberry ,,, lol
  10. They are sending them to that place sxb ..... they better hold them in jails than sending them there to be killed.
  11. Muqdisho (HWN) Wargeyska Al-sharqal Awsat ayaa lagu daabacay warqad sir ah oo laga helay xafiiska madaxweynaha Soomaaliya taasoo ay u direen Koox Culumaa’udiin Soomaaliyeed ah. Wargeyska ayaa sheegay in warqaddaasi ay ku qornaayeen ereyo baaq iyo talooyin gaar ah ay culimadaasi ugu jeedinayeen madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Sheekh Shariif, iyagoo ugu baaqay in uu yareeyo ku tiirsanaanta dalalka reer Galbeedka ee Gaalada ah, taas bedelkeedana uu badiyo xiriirka iyo ku tiirsanaanta dalalka Carabta iyo kuwa Islaamka. Sidoo kale waxay ugu baaqeen in aanu marnaba ka daalin isku daygiisa ku aaddan in uu wadahal la gelo kooxaha ka soo horjeeda dowladdiisa ee doonaya inay xukunka ka tuuraan. Culimadaasi waxa ay kula taliyeen madaxweynaha Soomaaliya inuu xiriir wanaagsan la yeesho dowladaha Carabta iyo kuwa muslimka, isla markaana uu yareeyo ku tiirsanaanta dowladaha reer galbeedka, taasoo ay sheegeen haddii uu ku dhaqaaqo inay fure u noqon karto isu soo dhawaansho dhex mara isaga iyo kooxaha ka soo horjeeda sida qoraalkaa sirta ah lagu sheegay. Culimadan ayaa kula taliyay madaxweyne Sheekh Shariif inuu si gaar ah xiriir ula yeesho dowladaha Sacuudiga, Qadar, Masar iyo Suudaan isla markaana uu si gaar ah u wanaajiyo xiriirka uu la leeyahay dowladahaasi. Sidoo kale culimadan oo aan la sheegin tiradooda iyo halka ay ku sugan yihiin midna ayaa u soo jeediyay madaxweyne Sheekh Shariif sida qoraalka ku qoran inuu dib u eego xiriirka uu la leeyahay maamullada goonida u taagan ee Somaliland iyo Puntland, uuna qaato siyaasad cad oo ku aaddan qaabka ay ula macaamileyso dowladdiisa maamulladaasi. Soo jeedintan ayaa sidoo kale ka digtay inta uu ka quusanayo wadahalo uu la galo kooxaha ka soo horjeeda dowladdiisa inuu wadahalo rasmi ah la galo Culimada Ahlusunna waljamaaca, iyadoo aan la sheegin in Sheekh Shariif uu soo jeedintaasi aqbalay iyo in kale.
  12. There is no where i can see he said ""SL" and "PL" are fiefdoms created by rebels ........ unless Nassir was reading another report ,,,
  13. Originally posted by Xaji_Xunjuf: I am just wishing them luck man lol Crap ,,, with this when you're Xaaji ? : when there are peace hating people around who want to harm the peace loving people of puntland .... Man You are busted again ,,,,,