
Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
Gotta Love the backseat queenz ... Good morning everyone ,,,,
-
Somaliland Exchange Pirates with Kidnapped Trucks Drivers
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Markaa nimanka waa la khiyaameeyay baad leedahay oo niman awalba la sii dayn lahaa baa lagaga bedeshay dadkii ay haysteen ?? ,,,, That is a good one then ,, lol -
Somaliland Exchange Pirates with Kidnapped Trucks Drivers
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Yes, your admin got what they wanted and they released the innocents unharmed ...... -
Somaliland Exchange Pirates with Kidnapped Trucks Drivers
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Coz he knew it dee ,,,, -
'Sister Wives': TLC's Polygamist Family Asks Us To 'Rethink Marriage'
Jacaylbaro replied to Che -Guevara's topic in General
Waa la nimcaystay ,, -
Somaliland Exchange Pirates with Kidnapped Trucks Drivers
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
You guys negotiate with people you claim are criminals. Bugland ?? -
Bosaso:-Shalay galab casarka kadib ayaa waxaa tegay xarunta cadcado ee Shirkada Golis kaasoo adeegga isgaarsiinta siin jirey magaalooyinka Ceelaayo,Macag,Galgala iyo Qaw iyo dhulka ku xeeran ciidamo xoog leh oo ka tirsan Puntland waxayna ku wargeliyeen shaqaalihii Shirkada ee goobtaas joogay inay qabaan amar ah inay damiyaan qalabka Shirkada kadibna qaataan arintaas oo aay ka biya-diideen Shaqaalihii goobtaas ku sugnaa mudo markii la isku hortaagnaa ayaa waxaay ugu danbeyn damiyeen adeegii qalabkaasu bixin jirey,umana suuragalin inay qalabkii qaataan. Sidoo kale waxa Ciidamada Puntland todoba beri ka hor khadkii isgaarsiinta ka jareen Xarunta Kalabayr taas oo adeega siin jirtey dhul baaxad weyn leh. Arintaani oo ah arin ku cusub degaanada Puntland ayaa waxay caqabad ku tahay ganacsiga waxaana arintaas cabasho weyn ka muujiyey dadka degan degaanadaas adeega isgaarsiinta laga jaray oo telefoonada u isticmaali jirey baahiyahooda nololeed ee kala duwan. Waxaa xusuus mudan in xiligii dagaaladu u dhexeeyeen C/laahi Yuusuf Yeey iyo Jamhadii Cade Muuse hogaamin jirey inay dhacday dhacdadaan oo kale kadib markii dagaal ka dhacay agagaarka tuulada alxamdulilaahi aay malayshiyada C/laahi Yuusuf furteen qalabkii Shirkada Golis ee Tuulada Alxamdulilaahi inkastoo waqti kooban ka dib lasoo celiyey. Dhahar Online/Bosaso
-
Badhan (SPR): Wefdi ka socda maamulka Soomaaliland ayaa waxay booqasho kusoo mareen meelo muhiim ah oo ka tirsan magalaada Badhan. Wafdigan ayaa waxaa hogaaminayay Gudoomiye Badhan Cabdi-Xakiin Wahaabi waxaa kaloo la socdey masuuliyiin badan oo ay ka midyihiin taliyaha Boliska degmada Badhan ee maamulka Soomaaliland. C/Xakiin Wahaabi iyo weftigiisu waxa ay saaka subaxnimadii socdaal ku soo mareen xarumaha dowlada iyo cusbataalka guud ee magaalada Badhan. Intii ay ku guda jireen booqashadaas waxa ay kulamo gaargaar ah la yeesheen mas'uuliinta cusbataalka guud gaar ahaan agaasimaha Isbitaalka C/raxmaan Jibriil Cali. Wafdigan ayaa waxay shir jaraa'id ku qabteen magaalada Badhan gudeheeda iyagoo casumay saxaafada gobolka Sanaag, iyagoo uga warbixiyey kormeerada ay wadaan sidoo kalena tibaaxay in ay wax ka qaban doonaan hanaan socodka maamul ee gobolka iyo waliba hormarka.
-
CIIDAMADA MAAMULKA PUNTLANDAY OO XOOG KU QAATAY QALABKII SHIRKADA GOLIS EE YAALAY DEEGANADA CEELAAYO IYO GALGALA Shalay galab casarka kadib ayaa waxaa tegay xarunta cadcado ee Shirkada Golis kaasoo adeegga isgaarsiinta siin jirey magaalooyinka Ceelaayo,Macag,Galgala iyo Qaw iyo dhulka ku xeeran ciidamo xoog leh oo ka tirsan Puntland waxayna ku wargeliyeen shaqaalihii Shirkada ee goobtaas joogay inay qabaan amar ah inay damiyaan qalabka Shirkada kadibna qaataan arintaas oo aay ka biya-diideen Shaqaalihii goobtaas ku sugnaa mudo markii la isku hortaagnaa ayaa waxaay ugu danbeyn damiyeen adeegii qalabkaasu bixin jirey,umana suuragalin inay qalabkii qaataan. Sidoo kale waxa Ciidamada Puntland todoba beri ka hor khadkii isgaarsiinta ka jareen Xarunta Kalabayr taas oo adeega siin jirtey dhul baaxad weyn leh. Arintaani oo ah arin ku cusub degaanada Puntland ayaa waxay caqabad ku tahay ganacsiga waxaana arintaas cabasho weyn ka muujiyey dadka degan degaanadaas adeega isgaarsiinta laga jaray oo telefoonada u isticmaali jirey baahiyahooda nololeed ee kala duwan. Waxaa xusuus mudan in xiligii dagaaladu u dhexeeyeen C/laahi Yuusuf Yeey iyo Jamhadii Cade Muuse hogaamin jirey inay dhacday dhacdadaan oo kale kadib markii dagaal ka dhacay agagaarka tuulada alxamdulilaahi aay malayshiyada C/laahi Yuusuf furteen qalabkii Shirkada Golis ee Tuulada Alxamdulilaahi inkastoo waqti kooban ka dib lasoo celiyey Laasqoray.net
-
No ,, it is written by a friend.
-
Democracy Triumphs with Somaliland’s Second Peaceful Election
Jacaylbaro replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
-
Democracy Triumphs with Somaliland’s Second Peaceful Election
Jacaylbaro replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Eight hundred domestic observers monitored the process throughout Somaliland’s six regions. Political party watchers, trained by USAID implementing partner, the International Republican Institute, were deployed to most of the 1,782 polling stations, observing election day processes and ballot counting. Good Job Somaliland .......... -
Waaba heer sare hadaaye ,,, ana aan warqad u qoree sug ,,
-
Somaliland Exchange Pirates with Kidnapped Trucks Drivers
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Maamul dhan oo Pirate ah ,,,,,,,,,,,,,, -
Indian Nuclear Missile missed its target
-
Somaliland Exchange Pirates with Kidnapped Trucks Drivers
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Badhasaabka Gobolka Sool oo faahfaahin ka bixiyay sababta ay Maxaabiistaasi ugu bedesheen kuwo reer Somaliland ah ayaa sheegay inay Xukuumad ahaan u arkeen Maslaxada Dadkooda inay ku furtaan sidaasi daraadeed markii dhinaca Puntland shuruud ka dhigtay soo deyntooda ay ka fursan weyday in lagu bedesho -
Xukuumadda Somaliland iyo Maamul Goboleedka Puntland ayaa maanta si rasmi ah isku dhaafsaday maxaabiis ay in muddo ah kala haysteen Maxaabiista ay labada dhinac isweydaarsadeen waxa ay dhamaayeen dhinaca Somaliland Shan Dirawal iyo Gaadiidkii ay wateen iyo dhinaca Puntland oo ahaa 7 maxbuus Maxaabiistan ayaa ay labad dhinac siyaabo kala duwan u qabteen gaar ahaan kuwa Somaliland dhinmaceeda ay haysay waxa ay ahaayeen kooxo loo haystay falal Budhcad badeednimo oo ay ka fulinayeen Badaha Somaliland, hase yeeshee maxaabiista ay Puntland dhinaceeda kaga haysatay Somaliland waxa ay ahaayeen dad shicib ah oo gaadiidkoodu rar u qaadeen dhinaca Puntland kuwaasoo loo qafaashay madax furasho ah in lagu bedesho nimanka Budhcad badeeda ah Badhasaabka Gobolka Sool oo faahfaahin ka bixiyay sababta ay Maxaabiistaasi ugu bedesheen kuwo reer Somaliland ah ayaa sheegay inay Xukuumad ahaan u arkeen Maslaxada Dadkooda inay ku furtaan sidaasi daraadeed markii dhinaca Puntland shuruud ka dhigtay soo deyntooda ay ka fursan weyday in lagu bedesho
-
I love India ,,,
-
Qayilaada fadhiga hablaha lagula geeraaray nin tijaabiyay wuu garanayaa dhulay qaboojaane
-
Two days without Internet .... and i survived ,, Good morning/Afternoon peeps ....
-
"could be split in the middle" ,,
-
Somaliland: Borama airport reconstruction project pics
Jacaylbaro replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Borama airport is fine ,, it just needs some renovations and reopening.