Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. Hada malaa mabaad fahmin waxaan ku idhi ..... Damac wayga xaaraan Dilla gabay ku faankiyo Doqonniino hadalkiyo I dayaay wax kum falo Maba lihi dareenkaas
  2. Originally posted by NASSIR: JB, neither Sanaag and Sool and the District of Buuhoodle are part of "Puntland" and "Somaliland" And they're not in South Central .....
  3. Dacwadayda Ciinow Dire dire umaan tiring Deel-qaaf ka xeel dheer Uma jeeddo daw dhaaf Daandaansi kama wado Ka da'weyni ruuxaas Derejiyo xil-qaadkeed Nin u dudaya maan ihi Damac wayga xaaraan Dilla gabay ku faankiyo Doqonniino hadalkiyo I dayaay wax kum falo Maba lihi dareenkaas
  4. Nin baydhsadayow dan guud Waxaa jira baadi-doon, Af booli wixii ku maqan Col soo bedayaa ogsoon, Badraanno hadday jiraan Barqaa lagu waayayaa, Hadday wada baar-qab tahay Wixii dhacay geed Berda ah Fircoonnada baaxad dumey Beryii tegey baa hubsaday, Dhufaanna bir waa yaqaan. Hadday wada B.M tahay Buruud kiciyaa dul yaal, Waxay bohol jiidhayaan Libaax bulbullaa ku jira In baal sidataa dahsoon In baabbacalaa digtoon Dhashii Beder baa xidhxidhan Biddena camalkiis u daa.
  5. SOL is better than twitter ,, Thanks waaryeee
  6. Adigu ma fahmi kartid waxa la sheegayee bal dhinac uga joogso .....
  7. Wax ma maqashid adigu ,,, horaan kuugu sheegay oon kuu idhi: duufaanku ima lulo dulin hoose ima galo dardaraale ima rido digdig beena kuma ruqo cirka danab ka soo dhacay deli igama raarrido kuma dumo tab iyo xeel ............ Wax fahan niyow
  8. I'm all set ,,, got the graduation dress and counting the hours.
  9. weligaa ha tumin seefo iyo sabradaha mawdka darsamaysn baa yaala, ninku siin karaa haysta
  10. Marka, Somalia (AHN) - A helicopter believed to have originated from warships stationed off Somalia’s coast on Sunday attacked a house where members of the Al Qaeda-linked insurgent group Al Shabaab were meeting. The helicopter was flying at a low altitude and attached the house in the town of Marka in the Lower Shabelle region of southern Somalia several times, according to residents. The number of casualties is unknown. Reliable sources confirmed the house was completely destroyed, as artillery echoes from the spot could be heard throughout Marka. Members of Al Shabaab are reported to be collecting mobile phones from all reporters in the town and have ordered all call shops to close. Reports said the house was located in the Sheikh Abroone neighborhood, which is very near the coast. Al Shabaab didn’t immediately comment on the attack. No government has claimed responsibility. It is not the first time for such operations to be carried in southern Somalia, which is under Al Shabaab control. In September 2009 Saleh Ali Nabhan, a senior Al Qaeda operative tied to several attacks in East Africa, was killed in a U.S. air strike in the town of Barawe in southern Somalia.
  11. loooooooooooool ,, I've been multi-tasking ....
  12. Yes tomorrow IA ... Thanks Will post the photos Insha Allah ,,,,
  13. Hargaysa (Waaheen):-Wasiirka Wasarada Arimaha Gudaha ee Somaliland Dr. Maxamed Cabdi Gabboose ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen mid ka mid ah Masuuliyiintii ka danbeeyay Falalkii lagu qarxiyey Somaliland October 2008, Xarumaha Madaxtooyada, Xafiiska qaramada Midoobay ee Hargeysa, iyo Xafiiska Xidhiidhka Ganacsiga ee Itoobiya, sidaasina waxa uu ku sheegay wasiirku shir jaraa,id oo uu maanta ku qabtay xafiiskiisa magaalada Hargaysa,shirkaasi jaraa,id oo uu wasiir Gaboose kaga hadlay Xaalada Guud ee nabad-geliyada dalka kaasi oo uu dhinacyo badan kaga waramay waiirku. Ninkan la qabtay oo uu magaciisa ku sheegay wasiirku Cismaan Yuusuf Odowaa,kaasi oo uu sheegay in uu dhalasho ahaan ka soo jeedo somaliland waxa kale oo uu wasiirku xusay in ninkan ay ku eedaynayaan in uu ka danbeeyay qaraxyadii somaliland ka dhacay sanadkii 2008 ka dibna uu dalka ka baxay maalmihii uu qaraxu ka dhacay, una baxsaday koonfurta somaliya gaar ahaan magaalada muqdisho,inkasta oo sida wasiirku sheegay wakhtigaasi ay ciidamada sirdoonka somaliland ay isku deyeen in ay qabtaan magaciisana ciidamada sirdoonku ay u gudbiyeen ciidamda booliska si loo qabto balse la ogaaday in uu dalka ka baxay wakhtigaasi. Wasiirka ayaa cadeeyay in ay ninkan falka argagixiso loo haysto ciidamada booliska u suura gashay in ay shalay ku qabteen magaalada Hargaysa, imikana ay gacanta ku hayaan ninkaasi danbiilaha ah,oo dhawaan dalka ku soo noqday ka dibna ay ciidamada sirdoonka somaliland ka warheleen in uu dalka ku soo laabatay ninkaasi. Wasiirka oo arintaasi ka hadlayaana waxa uu yidhi “Ninkan hada la hayo waxaa magaciisa la yidhaahdaa Cismaan Yuusuf Odowaa una dhashay Hargaysa waa nin markii uu qaraxu dhacay dalka ka baxay isaga oo ay isla markiiba ciidamada Sirdoonku soo gudbiyeen magaciisa ninkaasi wuxuu ka mid ahaa ragii baxsaday Xamar baanu galay maxkamaduna ragii iyaga oo maqan ay xukuntay ayuu ka mid ahaa haddana dhakhso ayuu iigu soo gudbayaa macluumaadkiisu” ayuu yidhi waiirku. Ninkan eedaysanaha ah ee loo haysto in uu ka mid ahaa masuuliyiintii ka danbeeyay qaraxyadii Hargaysa ka dhacay sanadkii 2008 kana mid ahaa xubno iyaga oo maqan ay maxkamadu ku xukuntay dil Toogasho ah.
  14. Maxamed Faarax Ciise Gaashaan ayaa sheegay in ay jiraan wadahadalo dadban oo u dhaxeeya maamulada Puntland iyo Somalilad
  15. Ehem ehem .... subax wanaagsan all ........... I just got my graduation dress for tomorrow. Can't wait
  16. Why is it that i'm redirected to Hotmail whenever i want to log on to the facebook ??