
Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
-
Thank you all ...... loooool@Sheh .. I know what u mean ,, ehem
-
Try to interpret you are having an operation to Somali…………… waa lagu qalayaa………. If you translate the Somali version to English it says you are being slaughtered ...
-
Sharif is busy thinking of the next PM ,,, dadkii baa wareeriyay ,,, shalay baa loo sheegay in guri marka ku yaal uu maraykanku weeraray ,, wuu daalanaa oo muu qadayn habeenkii ka horeeyayna muu seexan ,,,, intuu qofkii u sheegay ku xanaaqay buu ku yidhi "Waar Diyaaradahaaga wase iga tag aan hawshayda kaa qabsadee" ,,,, markaa maba oga ,,
-
Maxaabiistii Puntland ee ay Somaliland sii daysay oo Gaalkacayo ku Qafaashay laba Muwaadin oo Reer Somaliland ah Hargeysa (Waaheen) Waxa shalay la sheegay in lagu afduubay magaaladda Gaalkacayo laba muwaadin oo u dhashay Somaliland, kuwaasoo loo Af-duubay laba ka mid ah sadex iyo tobankii Budhcad Badeeda ahaa ee kow iyo toban ka mid ah Xukuumadda Somaliland Puntland kaga bedelatay Dirawaliin iyo gaadiidkii ay wateen ooh ore Puntland loogu haystay Madax Furashada Budh cad Badeedka Labada nin ee shalay lagu Af-duubay Magaaladda Gaalkacayo ayaa la sheegay inay yihiin laba dirawal oo wata tagaasida iskaga kala gooshta Somaliland iyo Puntland, gaar ahaana waxa ay labada nin degan yihiin magaaladda berbera oo ay ka shaqaystaan, kuwaasoo Rakaab u qaaday Puntland Haybta labadan nin ayaa lagu sheegay in midkood u dhashay Bariga Burco kaasoo lagu magacaabao C/risaaq Maxamed Jaanbiir, halka ninka kale la sheegay dhalasho ahaan inuu ka soo jeedo Beesha Bali-gubadle. Ilaa hada war sugan lagama hayo halka loola kacay labadaas nin ee reer Somaliland ah ee Gaalkacayo lagu afduubay, hase yeeshee wararka ka soo baxaya magaaladdaasi waxa ay sheegayaan in labadaas nin ay kaxaysteen ehelada labada nin ee la la’yahay ee ka mid ahaa Budhcad Badeeda Somaliland sii daysay, kuwaasoo doonaya in la siiyo magtii inamadooda ama Nolol haddii lagu hayo loo sii daayo Arrinatani waxay soo baxday Maalin kadib uun markii kooxdii Budhcad Badeeda ahaa la sii daayay, kooxdaasoo Badhasaabka Gobolka Sool ku wareejiyay Puntland kadib markii uu sheegay in Xukuumadda Somaliland nimankaas ku bedelatay dadkeeda Af-duuban hase yeeshee warkaa ka duwan uu sheegay Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Xasan Aadan Axmed, kaasoo sheegay in lagu sii daayay Maxaabiistaas reer Puntland ah Go’aan Maxkamadeed kaasoo sheegay Go’aankaasi inuu ahaa in lagu waayay kiiskii lagu soo eedeeyay oo ah Budhcad badeednimo, oo uu sheegay in Maxkamaddu yaqiinsatay inay nimankaasi ku soo xad gudbeen biyaha Somaliland waxaanu yidhi “Xukunkaas oo la xidhiidhay niman budhcad badeed lagu soo eedeeyey oo 11 nin ahaa labana maqanyihiin iyadoo loo haystay marka hore inay ahaayeen budhcad badeed hasa yeeshee maxakamadu xukunka ay ku soo saartay inay nimankaasi ku soo xadgudbeen kaliya qaranka iyo biyihiisa, taasna waxay ku xukuntay mudadii ay xidhnaayeen oo ah sagaal bilood.” Iyadoo hore ay Maxakamadaha Darajada kowaad iyo labaad ee Gobolka Saaxil ugu rideen Xukuno kala duwan oo u dhaxeeyay Toddoba Sano ilaa shan iyo toban kadib markii ay garwaaqsadeen eedee ay Xeer ilaalintu ku soo oogtay nimankaas, balse markii danbe sida Xeer ilaaliyaha Guud sheegay Maxkamadda Sare jabisey eedaasi isagoo arrintaas ka hadlayana waxa uu yidhi “Sidaa awgeed Dadkaas waxaa xukumay oo xukun kama dambaysa ka soo saaray maxakamad sare iyadoo maxakamad Gobolk saaxil soo martay iyadoo maxakamada gobolka rafcaanka soo martay ayaa ugu dambayn halkan maxakamada sare ay ka siidaysay, anagu waanu ka doodnay maxakamadii derejada koowaad waxaanu ku eedeynay xafiiska xeer-ilaalin ahaan inay nimankaasi yihiin budhcad balse dee xukun maxakamadeed ayaa anaka nooga dambeeyey markaa hore waxaa lagu xukumay 15 sanadood maxakamada Gobolka saaxil ayaa ku xukuntay ka dibna rafcaanbaa looga qaatay, maxakamada rafcaanka Gobolka saaxil iyaduna waxay ku xukuntay 7 sano haaf ayay tuurtay iyagaa ka qaatay ambiil dhinicii lagu xukumay sidaas ayay ku tagtay maxakamada sare anaguna markaas halkii doodu taagnayd ayuun baaanu ku hadhnay Iyaguna waxay dalbadeen looyarkoodii iyo qareenadoodi waxay ku doodeen inaanay arintaasi ahayn budhcadnimo, xukunka derejada labaadna muu muujinayn in isaga laftiisu yahay budh cadnimo ee wuxuu muujinayey ku xadgudub biyahaasi “ Go’aanka Maxakamadda iyo Talaabadda Xukuumaddu qaaday ayaa loo aanaynayaa inay sababtay Af-duubka Dirawaliintan cusub, oo lagu doonayo sifo la mid ah kuwii lagu sii daayay kooxdaasi reer Puntland si loogu helo labadaas nin ee ka midka ahaa kooxda lagu wareejiyay Puntland oo tiradoodu dhamayd 13 xubnood, oo aan la garanayn labadaas nin duruufta ay ilaa hada ku maqan yihiin. Arrintan ayaa waxa laga cabsi qabaa inay furto dariiq la mid ah kan lagu afduubay labad dirawal ee u danbeeyay si maxaabiista kale ee u xidhan falal danbiyeedyada la xidhhidha Argagixisnimada iyo Budhcad Badeednimada loogu sii dayn lahaa iyadoo imika ay Jeelasha Somaliland ku xidhan yihiin Maxaabiis badan oo ka soo jeeda dalalka aynu jaarka nahay.
-
Different faculties have different colors .... the most beautiful women there were were in red. As i said ,, more photos are coming ,,,
-
what is your name again ??
-
The photos of the female graduates are coming .... this is just the beginning ,,,
-
The amazing story today was that there was a father and his daughter graduated from different faculties ....
-
looooooooooool@Juxa ... NG, thanks man ,, looks like i'm graduating every year.
-
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk ... Just posted some pictures in the other thread ... Thank u Juxa ...........
-
Back from the ceremony ,,, went really well. Xataa Alshabaab baa naga baqatay maanta ,,,
-
-
-
Spontaneous ....
-
Somaliland’s Minister of Foreign Affairs said the willingness of residents living in the self-declared autonomous region to fully embrace democracy has played a pivotal role in making the area unattractive to hard-line Islamist insurgents, such as al-Shabab. Mohammed Abdullahi Omar welcomed what he described as the renewed U.S. interest after a top official in the Obama administration said Washington wants to strengthen ties with both Somaliland and Puntland, located in the Horn of Africa. “We are very pleased with the statement coming from the United States government stating that they will like to strengthen the cooperation and the relationship they have with the government of Somaliland. I think this is great news and we are very delighted with the increased and the renewed interest from the U.S. side in Somaliland.” Omar also said the renewed interest will present his government with the opportunity to collaborate with Washington on a number of issues that “have got mutual interests for both countries.” Johnnie Carson, the U.S assistant secretary of State for African Affairs, said strengthening relations with both breakaway regions of Somalia could help stave off growing threats of hard-line Islamist insurgents. Carson said Washington will be supporting both self-declared autonomous regions by sending diplomats and more aid workers there. Omar said his country is pleased with the revived U.S interest in Somaliland. “Somaliland has been stable for the last 19 years and we have definitely adopted (a) system into our politics. And, we have had a free and fair presidential election a few weeks ago, whereby a new president won the election. This has demonstrated that Somaliland’s political system has matured.” He added that Somaliland’s “matured” democracy has renewed interest not only from Washington, but also “other western countries, and made them change their view on Somaliland.”
-
Thanks KK ... looooooooooool@ehug ,,, love it Nina Mayers ... maxaad leedahay ? Norf, xalay baan sii ooyayba ,, lol
-
La qabso xaaji ,,,, meeshani way kaa wayntahaye xejiso
-
-
u never know ...
-
Hmmm ,,, let's find out then
-
U tell me ,,,