Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. He arrived in Qatar over the weekend for talks with Sheikh Hamad bin Khalifa Al Thani, the Emir of the Gulf state. "This issue is not for discussion at the moment because the agreement is about referendum for either unity or separation," al-Bashir said. Egyptians and their silly proposals ....
  2. So Siilaanyo is that important that even the Xabashis are seeking his visit ??? ,,,
  3. I'm in a meeting now ......... will talk about it later on IA
  4. The whole thing was a personal issue based on jealousy .... the guy had the guts to use grenade to the other one ,,, axmaqsanaa qofku But I like how some of the media jump to a quick conclusion and label it as a terrorist attack .... (although it is a terrorist act at some point).
  5. waxaa la sameeyay guddiyo nabadgelyo oo heer qaran, heer gobol ilaa heer xaafadeed ah. Thought Kulmiye was against this ,,,,,,
  6. dirawalkii gaadhiga waday ayaa warfidiyeenada u sheegay in ninka Bomka gaadhiga ku qarixiyay uu gaadhiga la socday isla markaana uu khilaaf dhex yaalay. "Waxa uu ahaa mid igu taamayay isla markaana waxa uu maalmihii ugu dambeeyay igulahaa waan ku dilayaa" ayuu yidhi dirawalkii gaadhiga qaraxa lala beegsaday waday.
  7. Hargeysa (HWN) 9 qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhaawacmeen qarax goor dhaweyd ka dhacay degmada Maxamuud Haybe ee magaalada Hargeysa gaar ahaan xaafada Xiddigta, ka dib markii sida ay ilo xog-ogaal ahi hadhwanaagnews u sheegeen in uu nin Bomb ku tuuray gaadhi marayay wadada. Gaadhigan qaraxa lala beegsaday oo uu noociisu ahaa garande ayuu khasaare ba’ani soo gaadhay, waxaanu hadda yaalaa goobtii uu qaraxu ka dhacay. dirawalkii gaadhiga waday ayaa warfidiyeenada u sheegay in ninka Bomka gaadhiga ku qarixiyay uu gaadhiga la socday isla markaana uu khilaaf dhex yaalay. "Waxa uu ahaa mid igu taamayay isla markaana waxa uu maalmihii ugu dambeeyay igulahaa waan ku dilayaa" ayuu yidhi dirawalkii gaadhiga qaraxa lala beegsaday waday. waxa kale oo uu xusay in gaadhigii uu burburay isla markaana uu yaalo goobtii "Gaadhigii wuu burburay wuuna baaba´ay, waxaanu yaalaa goobtii" ayuu yidhi. 9-kan qof ee uu dhaawacu ka soo gaadhay qaraxaas oo hadda yaala cusbitaalka guud ee magaalada Hargeysa ayaa dhakhaatiirtu cadeeyeen in uu saddex ka mid ahi ay halis ku sugan yihiin. ma jirto cid ku dhimatay qaraxan oo ahaa mid laga wada maqlayay Qaybo badan oo Hargeysa ah, waxaanu Maxamed Cismaan oo ka ag dhawaa halka uu qaraxu ka dhacay uu Hadhwanaagnews u sheegay in uu maqlayay qarax aad u xoog badan. Xukuumadda ayaan wax hadal ka soo saarin qaraxan ka dhacay hargeysa, balse waxa lagu wadaa in ay saacadaha soo socdo faah-faahin ka dheeri ah ka bixiso sababta qaraxan ka danbaysa.
  8. The news is just coming and nothing is confirmed bu this is what we are receiving so far. bam gacmeed = Hand grenade No one died so far ... some say sever are injured , others say three have been injured. I'm in a meeting now so i can't confirm anything.
  9. War deg deg ah: Nin Bambo F1 ah ku tuuray Gaadhi marayay Xaafada Xidigta ee Magaalada Hargeysa Xaafada Xidigta ee Gurya Samo gaar ahaan Iskuulka Baxrayn iyo Future agtiisa ayaa gaadhi marayay lagu tuuray Bam gacmeed nooca loo yaqaan F1 . Gaadhiga bamka lagu tuuray ayaa noociisu ahaa Garande lahaana wadayna nin magaciisa lanoogu sheegay Cali Jawaan ilaa iyo hadda lama garanyo sababta keentay Arinkan waxaana aaga ku gedaaman ciidamada amaanka. Qarax bambadan ayaa waxa ku dhaawacmay ilaa sideed ruux oo kala ah dadkii saarnaa gaadhiga iyo qaar marayay wadada. Dadweynaha xaafada Xidigta ayaa qabtay ninka Bambada tuuray wararka qaar ayaa iyana sheegaya in ninka Bambada tuuray yahay nin xanuusanya oo dhawaan laga soo musaafiriyey Wadanka Qatar. Mar aanu isku daynay in aan helno Magaca Ninka wax tuuray ayaa la noogu sheegay Wali Daauud Haybe.
  10. Nin aan wali la xaqiijin cid uu yahay ayaa goor dhaweyd Gaadhi ku Qarxiyay xaafadda Gurya-samo ee Hargeysa dhaawacna soo gaadhsiiyay toddoba Qof Toddoba qof oo ku dhaawacmay Qarax goordhaweyd ka dhacay xaafadda Guro-samo ee magaaladda Hargeysa kadib markii nin la socday gaadhi Garande ahi uu is qarxiyay. Qaraxa ayaa gabi ahaanba baabi’iyay gaadhigii Garandada ahaa ee uu ninku sida la sheegay saarnaa, waxaanay faliidhadii Qaraxaasi dhaawacyo halis ah soo gaadhsiiyeen toddoba Qof oo ka ag-dhawaa meesha uu gaadhigu ku Qarxay, kuwaasoo isugu jira Lix nin iyo gabadh yar Ilaa hada wax war ah oo faahfaahsan lagama hayo sida uu gaadhigaasi u Qarxay iyo Ujeedada laga lahaa hase yeeshee dad goob-jooga ahaa oo aanu kula kulanay Cisbitaalka Hargeysa oo dhaawacaas la keenay ayaa iyagoo anfariirsan siyaabo kala duwan uga waramay, waxaanay qaarkood sheegeen in ninku doonayay inuu isku Qarxiyo Dugsi la yidhaahdo Future School oo ku dhaw Dugsiga Guryo-samo oo wakhtigaas ay Arday badani wax ku dhiganaysay dabadeed markii la arkay ninka iskuulka ku socda uu isqarxiyay oo gaadhiga agtiisa uu isku qarxiyay. Hase yeeshee qaar kale ayaa sheegay inuu ninku gaadhiga Qarxay saarnaa ciidamo Booliis ahina ay eryanayeen kadibna inta uu ka booday bamboo ku tuuray gaadhigii halkaasna uu ku Qarxay, isla markaana faliidhadii Qaraxu ay dhaawacday dadkii ka ag-dhawaa meesha uu ku Qarxiyay. Si kastaba ha ahaatee waxa gacanta lagu dhigay ninkii Qaraxaas fuliyay, waxaanay ciidamadda Booliisku u dhaadhiciyeen xarunta CID da si loo baadho. Dadka dhaawacyadu soo gaadheen ayaa imika gar-gaar deg-deg loo samaynayaa waxaana ugu Il-daran gabadh yar oo da’deedu ilaa 13 jir tahay taasoo dhaawac weyni ka soo gaadhay Madaxa una baahan Qaliin weyn.
  11. Yesterday's News: Hargeysa (HWN) Xukuumada cusub ee Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayay u buuxsameen boqolkii maalmood ee ugu horeeyay, taas oo ay u qabsadeen in ay wax qabad muuqda dalka oo dhan ka wada qaban doonaan. Maalinta beri ah ayaa sida uu qorshuhu yahay Huteel Kaah oo ku yaala bariga magaalada Hargeysa ay ku soo bandhigi doonaan wax qabadkii boqolkii maalmood ee ay jirtay xukuumadan cusub. Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa markii uu xukunka kala wareegay madaxweynihii hore Somaliland Mud. Daahir Rayaale Kaahin, soo dhisay dawlad, waxaana lagu tilmaamay in ay tahay mid kooban. Waxqabadka la filayo in ay beri soo bandhigi doonto xukuumada cusub ayaa waxa barbar socdo dhaliilo is barbarkan kuwaas oo ay mucaaradku tilmaameen in ay ahaayeen kuwo si sahal ah wax looga qaban karayay. Wasaarad, hay’ad iyo laan kasta oo ka mid ah xukuumada madaxweyne siilaanyo ayaa la filayaa in ay boqolkii maalmood ee ay jireen soo bandhigi doonaan wixii u qabsoomay, wixii qabyo ka ah iyo sababta mudada intaas le’eg uga baaqatay. Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo oo isagu shalay dalka dib ugu soo laabtay ayaa la isku raacay in uu wax weyn u soo kordhiyay dalka, mar haddii uu cilaaqaadkii labada dal ee Djabouti iyo Somaliland uu si ka fiican sidii maamauladii hore maanta yahay. Si kastaba ha ahaatee xukuumadan ayaa isu dhigta in mudadii koobnayd ee xilka haysay ay wax badan qabatay, balse maalinta beri ah ayaa laga dhursugayaa xukuumadan wixii ay dadka iyo dalka u qabteen boqolkii maalmood ee ay xafiisyada fadhiyeen.
  12. This will benefit Somaliland a lot but also too risky at the same time. Berbera is located in a very strategic place where even the security for those shipments and airport can easily be monitored. It will also mean lots of jobs for the locals as well as the other political & Military advantages. Sh. Sharif will have expect support from Somaliland whenever Alshabab makes a move ,,,,
  13. I don't think that Mogadishu Man is actually living in Mogadishu. He is probably somewhere else but i also find his entries quite interesting.
  14. Very interesting ... Now let's see how Sudan gov will react to this. They're already in a critical position.
  15. Somaliland police during the 17th anniversary celebration
  16. HARGEISA (Somalilandpress) — Somaliland’s police enforcement chief, Mr Abdullahi Fadal Aiman released the annual crime report on Wednesday (3rd November) to local media and the public during a ceremony commemorating the 17th anniversary since the creation of the national force. Mr Aiman paid tribute to his men and women in uniform by saying they have remarkably executed their mandate since their creation in 1993 and contributed the overall stability in the country. The National Police Force was created after the harmonization of warring militants that removed the Siad Bare totalitarian regime. Each of the country’s 6 administrative regions have a police commandant and commissioned officers that maintain law and order in the districts. The police under these divisional and station commands carries out an array of tasks that include criminal investigation, patrolling, traffic management and the protection of leaders and foreign dignitaries under the UK-funded and trained Special Protection Unit (SPU) wing. The force also includes a small number of anti-riot personnel. Even though the police comes under the Minister of Interior, the force functions completely independent and works closely with the Criminal Investigation Department (CID) and the military. The latest figures comparing a 12 month period from November 2009 to November 2010 show surge in crimes in Somaliland’s urban towns. There have been significant rise in the number of reported sexual offences, murder and road fatalities. There has been 5.2 per cent increase in murder cases from last year figures; 64 people were arrested for the 81 cases reported for murder, 17 cases have not been solved. There has been sharp surge in sexual related crimes (rape), 186 cases were reported, an increase of 19.24 per cent. About 206 people were accused, 162 arrests were made. Road toll in the country has been recorded for the first time; there were 1496 road accidents throughout the country which led to 148 fatalities, 1279 injuries, 410 cars damaged and 182 livestock were killed. In a country where the consumption and selling of alcohol is illegal, the police destroyed about 2,221 litres (586 gallons) of alcohol, making 21 arrests. For the first time in Somaliland’s history, six cases were reported as suicide related. The police also recorded 8 cases of boarder babies–infants abandoned by their mothers, in total two have died while six others are in foster care and receiving medical care. In total, Mr Aiman revealed in the past year the police handled 18,343 cases; 5015 of them brought in front of a court, while 8584 cases were resolved through mediation, further 1788 cases were judged or imprisoned. He added 3511 cases were dismissed or lacked insufficient evidence while 1223 cases are currently under investigation. The latest figures show the rise in crime in Somaliland’s urban towns in particular the worrying levels of rape, road fatality and murder. Unless the new regime tackles the ongoing problems, Somaliland could become the new Johannesburg of the Horn.
  17. Walee qaar aan ogahay "WHERE IS HE" bay kaga dhegtay .... Soo hela dee maxaad SOL ka waydiinaysaan
  18. Good afternoon peeps .............. for some reason I'm just a broke-azzz nigga these dayz