Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. My Son started to wink at the little girls ,,,, i should be worried now
  2. Waxa qorey Xasan Xuseen Warfaa Shan sanno ka hor markii aan akhriyay sheekada la yaabka leh ee “Mawsimul hijrati ila shimaal” isma aan lahayn sheeko ka qurux iyo qaayo badan ayaad akhriyi doontaa. Afkay doonto ha ku qornaatee. Laba af, laba xadaaradood iyo laba adduunyo oo aad u kala duwan ayuu Dayib Saalaxii soodaaniga ahaa ku guulaystay in uu si sahlan isugu turjumo, isu baro oo saaxiib ka dhigo. Waxa u sahlay qoraagaa in sheekadiisu noqoto mid ka mid ah sheekooyinka ugu caansan dunida waa isaga oo urursaday aqoon baaxad badan oo isu miisaaman. Tii bariga ee uu u dhashay iyo tan galbeedka ee uu wax ku bartay. Waxa uu noqday qoraa dunida oo dhami ka tiiraanyootay laba sanno ka hor markii uu ku geeriyooday London. Inaga dhaaf sheekadaa Dayib oo aan u imanno middan ka dhadhanka iyo macnahaba macaan. Aanadii Negeeye. Sheekadani uma baahna in lagu carshacarsheeyo qoraal kooban oo kan oo kale ah, waxa se aan jantay in aan ka shiisho laba dhinac. Waa midda hore e, xilliga ay ku soo beegantay iyo ta labaad oo ah heerka qoraannimo ee ay matalayso. Soomaaliya labaatan gu ayaan laba isu iman. Wakhti yar ma aha. Malaysia-yada Dr Mahatiir Maxamed ba intaas uunbay garaadka tuujisay. Imikana lagaaga sheekayn maayo. Ninba se dhinac u badi oo Soomaaliyaba waa la yaqaan. Jabka, burburka iyo hoogga jidheed, nafsadeed ama nololeed ee dadka soomaalida ah soo maray waa mid aan ummad dhan oo taariikh ahaan iyo jiritaan ahaanba sidaa isugu qafilan hal mar soo marin sooyaalka casriga ah. Waa kanshe ciddii karaankeeda lihi ka abdaysan karto. Waxa looga faa’iidaysan karaa iyada oo dhigaal laga dhiteeyo waxii dalka iyo dadkaba soo maray dabadeed la isku dayo in la sababeeyo waxii dhacay waxa ay u dhaceen ama la saadaaliyo timaaddadu jihada ay yeelan karto. Waxa halkaa laga abuuri karaa wacyi waxtar leh oo lagu qulaamiyo baraarugga siqiiray ee dhallinyarta soomaalida.
  3. Boring Friday .....................
  4. Joan, the town gossip and supervisor of the town's morals, publicly accused her neighbor George of being an alcoholic because she saw his pickup truck parked outside the town's only bar. George stared at her for a moment, and said nothing. Later that evening, he parked his pickup truck in front of her house and left it there all night.
  5. AAAHEEEY ,,,, Soomaali Carbeed iga dheh ,, lol
  6. Wax walba ka yaab ,,,, cajaladu way duuban tahay uun markaase la soco
  7. Way duushay baan ku idhi ,, way duushay ,, Kii tanzanian ka ahaa hurdaabuu ka bixi la'yahay
  8. War-Saxaafadeed. November 11, 2010. Ka dib markii la tixgaliyay baahida qaran ee loo qabo in la kobciyo xidhiidhka ay dawladda Somaliland la leedahay bulshada caalamka, lana qiimeeyay inay daruuri tahay in la dardargaliyo ka midha dhalinta himilada aqoonsiga ee Somaliland, waxaa loo magaacaabay dadka hoos ku qoran inay noqdaan Wakiillada Xukuumadda Somaliland ee wadamada soo socda iyadoo la eegay xirfadooda, waayo aragnimadooda iyo aqoontoodaba. 1. Aden Nuux Dhuule Wakiilka Somaliland ee Itoobiya 2. Prof. Maxamed Xirsi Qalinle Wakiilka Somaliland ee Jabuuti 3. Maxamed Axmed Nuur Wakiilka Somaliland ee Kiiniya 4. Axmed Cumar Sangoore Wakiilka Somaliland ee Ingiriiska 5. Rashid Nuur Gaaruf Wakiilka Somaliland ee Maraykanka 6. Xasan Mawliid Axmed Wakiilka Somaliland ee Faransiiska 7. Cali Maxamed Axmed Wakiilka Somaliland ee Yemen Allaa Mahad leh Press Office
  9. A low-key Remembrance Day was marked in Somaliland on the 11th hour of the 11th day of the 11th month by British forces for the first time in the last two decades. A British army delegation arrived in Somaliland on early hours of Thursday and shortly after met with Somaliland army officials in the Ministry of Defense in the out skirts of Hargeisa. The former British divisional commander in Basra and the south, Major-General Jonathan Shaw laid the wreath at the Memorial stands in Hargeisa War Cemetery, which commemorates those who died during the actions of September 1939 to December 1947. The Remembrance Day, which marks when the Armistice was signed to bring an end to the First World War also remembers the sacrifices made in all wars by Commonwealth nations. On the 3rd of August 1940, Italian forces under the command of Lieutenant General Guglielmo Nasi entered Somaliland, which was a British protectorate since 1884; after a sharp but brief assault, the British forces withdrew from territory to their garrison in Aden. Italy would occupy the country for almost a year. The British Prime Minister, Sir Winston Churchill, criticized Field Marshal Sir Archibald Percival Wavell (General Wavell) concerning the loss of British Somaliland to the Italians without a fight. The fall enraged the British leader because Somaliland was the first British territory to fall to enemy hands and the first victory for the Italians without German support during World War Two. Italy used 24,000 men against Britain’s 4000. After launching the East African Campaign and drawing many recruits from Commonwealth nations including Somaliland, the British retook Somaliland in March 1941 and in November force the Italians to surrender from all their territories in east Africa including neighboring Somalia. During the campaign in British Somaliland, the allies lost 260 British combatants and further 1000 Somalilanders while Italy lost 2,052 soldiers and another 2000 fighters natives from Somalia. Today, Hargeisa Military Cemetery contains 115 Commonwealth burials of the Second World War (two of them unidentified). Somaliland also has the Berbera Memorial, which commemorates more than 100 men who died in operations in British Somaliland during the First World War and whose graves are not known. Even though Somaliland does not officially mark the day, many of its sons served along side the British during World War Two, not only in their native country but also places such as Burma and Singapore against the Japanese. Today, Somaliland is not an internationally recognized state after voluntarily unifying with it’s southern neighbor to former what was known as the Somali Republic in 1960. After the collapse of Somalia’s totalitarian regime of Mohamed Siad Bare, Somaliland announced the restoration of it’s independence. Somaliland does get assistance from Britain however that effort is expected to increase under the Liberal and Conservative government of David Cameron. Currently, Britain also trains and funds Somaliland police including it’s Special Protection Unit (SPU), however, Britain is expected to train Somaliland coast guards and military. Major-General Jonathan Shaw was accompanied by Colonel R. J. K. Bradford, a military personnel from British embassy in Addis Ababa.
  10. Hogaanka SSC OO U Baxay Safaro Dibada Ah OO Muhiim Ah Kuna Sugan Muqdisho since when Muqdisho was part of debedda ?? ,,,, Ohh I forgot Buuhoodle is in Somaliland
  11. Dee is qurxintana ma ogolee la soco ,,
  12. Is that why they're screaming "Somaliland baa Atam caawinaysa"?? ,,,, U think they've just realized dhiiqaday dhex galeen ?? (I'm not saying anything yaa ?? ,, just asking)
  13. Kaaliyaha Xoghaya Guud Ee Qaramada Midoobay U Qaabilsan Somalia Oo Kulan La Yeeshay Shir Gudoonka Labada Gole Ee Guurtida Iyo Wakiilada Somaliland Hargeysa (OWN)- Ergayga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arimaha Wadamada Somaliland iyo Somalia Augustine Mahiga ayaa maanta kulan albaabadu u xidhan yihiin la yeeshay shir gudoonka laba gole ee Guurtida Iyo Wakiilada Somaliland. Kalankan oo maanta ka dhacay xarunta Golaha Wakiilada ee Magaalada Hargeysa ayaa la sheegay in labada dhinac kaga wada hadleen dhixiidhka u dhaxeeya Qaramada Midoobay iyo Somaliland, shirkan ayaa markii uu dhamaaday waxa saxaafada ugu waramay waxyaabihii ay ka wada hadeen labada dhinac, u qaabilsanaha Xogahaya Guud ee Qaramada Midoobay Augustine Mahiga. Mr. Augustine Mahiga waxa uu sheegay in ay ka wada hadleen madaxda Baarlamaanka Somaliland sidii sare loogu qaadi lahaa Xidhiidhka u dhexeeya Somaliland iyo Qaramada Midoobay, isaga oo arintaas ka hadalaayna waxa uu yidhi “Socdaalka aan ku imid Somaliland waxa la xidhiidhaa Isbarasho maadaama uu safarkaygani uu yahay kii ugu horeyeey ee aan ku imaado Somaliland, wax yaabaha ugu mihiimsan ee aanu ka wada hadal nay Gudoonka Baarlamaanka waxa ka mida sidii oo xoojinlhaa wada shaqaynta ka dhaxaysa Xafiisyada Qaramada Midoobay ee Nairobi iyo dawlada Somaliland”. Waxa kale oo uu sheegay dareenkaiisa ku wajahan safrkiisa uu ku imid Somaliland waxans uu yidhi “ waxaan ku faraxsanahay horumarka laga sameeyey dhinacyada Dumuquraadiyada, Nabada, Xasiloonida,iyo Daganaashaha ka jira Somaliland” sidaana wax yidhi Mr. Augustine Mahiga Waxa kale oo ay Mr. Mahiga ay saxaafadu waydiisay wararka sheegay in Qaarkamida Xafiisayada Jimciyada Quruumaha ka dhaxaysa ee loo soo rarayo Somaliland ay hoos tagi doonaan Dawlada TFG, waxana uu sheegay in anuu jirin wax qorshe ah oo ay Qarmada Midoobay doonayso in ay xafiisyada loo soo rarayo Somaliland la hoos geeyo Maaamulka TFG. Dhanacooda ayaa ay Shir gudoodka labada Gole ay ugu war bixyeen Saxaafada wax yaabihii ay ka wada hadleen Ergayga, waxna ay sheegeen in ay ka wada hadleen sidii ay Jimciyada Quurrmuhu ay Somaliland u siin lahayd Kaalimo Horu marineed oo toosa maadaa ma ay Somaliland ka baxday Sandooqa Gargaarka dagdaga, ah isla markaana ay ugudubtay Heerka Horumarinta. Gudoomiyha Golaha Guurtida Somaliland Md. Saleebaan Maxmuud Aaadan oo Saxaafada la hadalayey ayaa waxa uu sheegay in ay kala hadleen Mr. Mahiga shaqaaqada ka taagan Deegaanka Sanaag bari yo jabahada laga aas aasayo Deegaagaanka Buuhoole, isaga oo arintaas ka hadalayna waxa uu sheegay Md.Saleebaan sidan “waxan kala hadlaynay ninkaasi dhibaatada ka taagan Gobolada bari hadii ay tahay Argagixiso iyo budcadbadeeda, waxanu muhiim ah in arinmhaasi laga wada shaqeeyo, ,mida kale waxanu u sheegay in aanaan anagu wax dhibaato ah ku hayn Punland balse ay iyadu Dhibaato weyn nagu hayso sida dhinaca amniga” Sidaana waxa yidhi Gudoomiye Saleebaan Maxmuud Aadan. Waxa kale oo isaguna halkaasi ka hadalay Gudoomihaya Golaha Wakiilada Somaliland Md. Cabdiraxmaan Maxmed Cabdilaahi (Ciro) waxana uu sheegay in ay labada dhinac kulankoodu ku dhamaday is afgarasho, wax uu intaa ku daray in uu u sheegay Mr. Mahiga in ay Somaliland ku talaabsatay Guulo badan waxana uu sheegay in warbixta uu u gudbinayo Jimciyada Quruumaha ka dhaxaysa uu arintaas ku xusi doono. Ugu dambaytiina waxa uu Md. Ciro sheegay in Master Mahiga u sheegay in ay Somaliland Aqoonsi caalimaya ku gaadhi karto iyada oo ilaashata nabadeeda iyo mid nimadeeda, siina kordhiso dhinacyda kala duwan ee horu marka Dalka.
  14. waiting for the right person in life is like waiting for boat at the airport