Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. Originally posted by nuune: What Che means is that Jabuuti is widely known for their identity, which is Canfar & Ciise Maanta adaaba dhex fadhiya ma is tidhi ,,,,, hadaadba jabuuti u ogoshahay inay tooda reer hebelnimo ku saleeyaan maxaad tan ugu diidan tahay ??
  2. I'm just repeating what you've just said dee
  3. LOOOOOOOOOOOOOOOOOOOL@Nuune ,,,,, that is what Ibti needs to know ,, so that she can kill too many gaaalos at the time ,,,
  4. The same thing Djibouti identify Somali fefugee ...... sow iyaguba soomaali maaha ??'
  5. and if you don't believe me ,,, ask Ngonge ,,, he will tell u the same
  6. You can take it in the way you want but we are talking about a country's policy regarding the refugees.
  7. Actually marriage is the best cure of all the flu related illness ....... I can assure you that
  8. It just needs a good management. Refugees are everywhere and apart from politics and qabyaalad (as some already put) refugees will benefit a lot if properly managed. Even those from Somalia will be eligible to get the Somaliland citizenship if they live here 10 consecutive years.
  9. Originally posted by cynical lady: Hello Jb. How is life in barty central aka JB house? Any plans for the x-do yet? Life is just perfect ..... we don't do plans here ,, we just do it u know
  10. Refugees are basically a problem to any country regardless of their origin. If not properly managed they will be an obstacle to that country. I'm glad the new government is realizing that now.
  11. Originally posted by CarmeloBrown: If you think 29 Somali pimps and two slightly bimbo-ish jamaican loving somali girls have brought shame to ''our community'' you needn't worry because thats considered ok by most standards. Most standards ???? ,,,,,
  12. Faisal A Warabe said: waxqabadka boqolka cisho waa Imtixaan ay dowladdu iska qaaday hadana iyada uuni isku Saxday »
  13. Faroole Iyo C/samad Cali Shire Oo Taageero Dhaqaale Weydiisatay Ganacsatada Puntland, Maxayse kala kulmeen Madaxweynaha Maamulka Ashahaado la dirirka ah ee Puntland C/rixmaan Maxamed Faroole ayaa la xaqiijiyey in uu weydiistay ganacsatada Puntland, in ay dhaqaale siiyaan dawladdiisa, si ay uga soo kabato dagaalada baahsan ee ka socda deegaanka Galgala ee gobalka Bari, oo uu sheegay in aysan marnaba fileyn dagaalkaas in uu mudadaas qaato. C/samad Cali Shire oo ah kuxigeenka Faroole, ayaa koox ganacsato ah iskugu geeyey Aqalka Madaxtooyada ee magaalada Boosaaso, halkaas oo noqotey meesha kaliya ee ay hada isku arkeen Wasiirada iyo xubnaha Puntland ee jooga magaalada Boosaaso, maadaama ay cabsi ka qabaan weeraro lugu qaado ayagoo maraya bartamaha magaalada. C/samad ayaa usoo bandhigay ganacsatada dhibaatadii dawladdooda ka soo gaartay Galgala, wuxuuna sheegay in lacag ka badan 2 Malyan oo Dollar$, ay uga baxday dagaalkaas oo dhacayay maalmo kooban, wuxuuna tibaaxay in ay taasi keentay in hada la waayo Mushaaraadka Shaqaalaha qaarkood, gaar ahaana ciidamada Booliska iyo qaar kale oo shaqaalahooda ah. Gudiga Faroole usaaray la kulanka Ganacsatada ayaa usheegay ganacsatada in looga baahan yahay in ay dawladda ku taageeraan dagaalada ay ku jirto ayna bixiyaan lacag ka badan 1 Malyan oo Dollar$, taasoo noqon doonta deyn iyo deeq labadaba. Puntland oo filaysay in ay dhaqaalahaas helaan, ayagoo ka duulaya xiliyo badan oo ay ganacsatadu siyaabo kala gedisan utaageereen Maamuladii ka horeeyey maamulkan, ayay ganacsatadu jawaab adag ka bixiyeen qaraarkii Maamulka Faroole. Kulan socday saacado badan oo ka socday magaalada Boosaaso, ayay ugu dambeyntii ganacsatada Puntland waxa ay go’aan cad ku gaareen in aysan marnaba Puntland ku taageerin wax dhaqaale ah, waxa ayna sheegeen in dagaalada socdaa ay mawqif ka aaminsan yihiin, markaasna aysan marnaba yeeli doonin talaabada uga soo jeedisay dawladdu. Jawaabtaasi kadib C/samad Cali Shire oo ka hadlayay magaalada Bosaso ayaa sheegay in ay ganacsatadu diideen in ay bixiyaan dhaqaale lugu difaaco dalka, waa sida uu hadalka udhigaye, wuxuuna sheegay in ay taageero laftigoodu siiyaan kooxaha uu ugu yeeray asal raaca, oo ula jeeday ciidamada ay isku hayaan Buuraha gobalka Bari. C/laahi Shire (Wariyaha) Somalimidnimo + Radiowidhwidh
  14. Midab sooca ma ogoli Soomaali baan ahay Qabyaalada ka waran dheh markaa ??? ,, that is our own midab sooc no ?
  15. Carson knows the reality and one letter from an armchair warrior don't change anything.
  16. When I Go In I Might Cause Pain. I Cause You To Spit And Ask You Not To Swallow. I Can Fill Your Hole. What Am I? A Dentist ......
  17. Alshabab declared war on Somaliland anyway ,,, so for them it is same if AMISOM uses Berbera port or not .... they will attack anyway.
  18. Passerby, what is Meles's phone number ? ,,