
Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
Indhuhuun baa la isku qabtaa while feeling the touching ,,,
-
Johann Hari
-
If you are engaged in an act of cruelty, there is an easy, effective way to silence your critics and snatch some space to carry on. Tell us all that your religion requires you to do it, and you are "offended" by any critical response. Erect an electric wire fence around your nastiest actions and call it "respect". There's a good example of this religious modus operandi playing out on a dinner table near you – and this week, we found out it is becoming more and more common. In Britain, it is a crime to kill a conscious cow or sheep or chicken for meat by slashing its throat without numbing it first. The reasons are obvious. If you don't numb an animal, it screams as you hack through its skin, muscle, trachea, oesophagus, carotid arteries, jugular veins and major nerve trunks, and then it remains conscious as it slowly drowns in its own blood – a process that can take up to six minutes. So we insist that an animal is stunned before its throat is slashed, to ensure it is deeply unconscious. There isn't much humanity in our factory farming system, but this is – at least – a tiny sliver of it, at the end. But there is a loophole in the law. You are allowed to skip all this and slash the throats of un-numbed, screaming animals if you say God told you to. If you are Muslim, you call it "halal", and if you are Jewish you call it "kosher". Back in the Bronze Age, or the deserts of sixth-century Arabia, it was sensible to act this way. You needed to know your meat was fresh and the animal was not sick, so you made sure it was alive and alert when you killed it. As Woody Allen once said, it wasn't so much a commandment as "advice on how to eat out safely in Jerusalem". But we have much better ways of making sure meat is fresh and healthy now. Yet for many religious people it has hardened into a dogma, to be followed simply because it was laid down in their "holy" texts long ago by "God". Of course, they claim that this practice isn't cruel at all. Henry Grunwald, chairman of the main body overseeing the certification of kosher meat, Shechita UK, says that when you slash an animal's throat "there is an instant drop in blood pressure in the brain. The animal is dead." Similarly, Raghib Ali, of the Oxford Islam and Muslim Awareness Project, says: "It's not cruel, it is better for the animal." This has been proven by science to be false. The Farm Animal Welfare Council (FAWC) is the Government's senior panel of independent scientific experts on this area, and their investigation found that "the prevailing scientific consensus that slaughter without pre-stunning causes very significant pain and distress". The FAWC chairwoman, Dr Judy MacArthur Clark, explains: "To say [the animal] doesn't suffer is quite ridiculous." To give just one example: after you cut a calf's throat, in 62 per cent of cases, large clots form at the back of its carotid arteries, which means blood pressure to the brain massively slows and the animal doesn't black out at all. It stays conscious as it bleeds to death from its throat in agony. Kosher butchers never numb their animals. Most halal butchers now use some stunning, but the RSPCA warns that it is at a much lower dosage to guarantee the animal is still alive when it is killed – so it doesn't properly protect them from pain. The attempts by religious people to explain this away and claim it is in fact a kindness to the animal are a pseudo-science: the intelligent design of animal welfare. That's why making meat like this is a crime in countries from Spain to New Zealand, where an ethnically Jewish Prime Minister banned it this year. Yet in Britain this kind of animal cruelty is becoming standard. Over the past few years, there has been a dramatic abandonment of the numbing of animals before killing them, in the name of "respect" for a religious minority. The BBC's You And Yours programme says that halal meat now "accounts for around a quarter of the UK's meat trade". It is served unlabelled and as standard meat in Wembley Stadium, Twickenham, on all British Airways flights, at Nando's, Subway, KFC, Pizza Hut, Domino's Pizza and even swanky Ascot racecourse. There has been a huge expansion, then, in the suffering of living creatures – and we are supposed to applaud it as an advance for tolerance. The halal and kosher meat industries are fighting even tepid proposals by the European Union to ensure that all meat made from unstunned animals must be clearly labelled. They claim this will render their businesses "economically unviable". Isn't that an extraordinary confession – that if people knew what they were buying, the companies would go bust? Atheists who criticise religion are constantly being told we have missed the point and religion is really about compassion and kindness. It is only a handful of extremists and fundamentalists who "misunderstand" faith and use it for cruel ends, we are told with a wagging finger. But here's an example where most members of a religion choose to do something pointlessly cruel, and even the moderates demand "respect" for their "views". Their faith makes them prioritise pleasing an invisible supernatural being over the screaming of actual living creatures. Doesn't this suggest that faith itself – the choice to believe something in the total absence of evidence – is a danger that can lead you up needlessly nasty paths? Britain is famously a nation of animal lovers who turn doe-eyed and gooey at the sight of any furry creature. So why are we sitting silently while our treatment of many of our animals regresses to the standards of the sixth century? It is true that, at the moment, there is a frightening rise in real bigotry against Muslims and, to a lesser but still significant extent, Jews. Some people who object to the rise of halal meat try to fit it into a preposterous narrative where Britain is somehow being "taken over" by the 4 per cent of its population who are Muslim, presumably via the Protocols of the Elders of Mecca. I have written many articles against this resurgent bigotry, and I can see why some people would be shy about anything that would look like piling on. But the only consistent position is to oppose viciousness against these minorities, and to oppose viciousness by these minorities. The proponents of halal and kosher meat are choosing to inflict terrible and unnecessary pain on living creatures every day. It would be condescending to treat them as victim-children who are exempt from moral debate – and it would be a betrayal of the real victims here: the sentient creatures having their throats cut. We need to be much more self-confident in criticising religious claims. Your ideas do not deserve any special status because you say they came from an invisible, supernatural being. No, we don't respect your desire to needlessly torment animals because some hallucinating desert nomads did it centuries ago. We don't respect it at all. You can cry that we are "persecuting" you if we stop you committing acts of cruelty if you want. It's what the religious – Christian, Jew and Muslim alike – did when we stopped you tormenting women and gays and anybody else you could get your hands on. One of the great markers of the advance of human kindness is that the howls you will hear are from the Men of God.
-
I would choose the pat down if it is a female who is doing it ... but will the two of us be in a private room ?? ,, that is even better
-
I was just asking a question here dee sumuniyoow ,,, and even if he opens suuqu it doesn't mean there is no problem ,,, he can even submit his resignation and do his "job" until his replacement arrives. Meesha ma malcaamad baad moodaysaa ,,,, dhiig kar baa ku hayee dhakhtar u tag imikadaa ,,,
-
Xidhiidhka Somaliland iyo Itoobiya waa mid ku Taagan Jirrido Adag oo aanay liicin karin Cadawga Labada Dal Tan iyo intii ay talada dalka Somaliland la wareegtay Xukuumada Cusub ee uu hormuudka ka yahay Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo 26kii bishii August ee sanadkan 2010 waxaa soo baxayay dacaayado malo-awaal ah oo ay buunbuuninayeen kooxo danaystayaal ah oo si weyn ugu xusul duubayay inay kala shaki galiyaan madmadowna ku abuuraan xidhiidhka soo jireenka ah ee u dhexeeya labada dal ee Somaliland iyo Itoobiya. Waxay kooxahaasi ay si khaldan u adeegsanayeen warbaahinta Somaliland qaarkeed iyaga oo mar walba fidinayay warar aan xaqiiq ku salaysnayn oo ay ku sheegi jireen inuu xumaaday xidhiidhkii labada dawladood ee Somaliland iyo Itoobiya. Dacaayadaha foosha xun ee cadawga Somaliland ay u adeegsanayeen inay shaki ku kala abuuraan labada Dawladood ee Somaliland iyo Itoobiya waxa aynu ka xusi karnaa sida ay markii lagu dhawaaqay xukuumada uu soo dhisay Madaxweyne Siilaanyo ay sida weyn uga faafiyeen dacaayado tilmaamay in xubno ka mid ah masuuliyiinta u sarraysa uguna firfircoon ee Xukuumada Somaliland oo lagu tilmaamay inay yihiin Wadaado xag jir ah, kuwaasoo ay faafiyeen in magacaabistooda ay Itoobiya ka cadhootay, taasi oo aan waxba ka jirin, hadaba si aynu u caddayno in xidhiidhka Somaliland iyo Itoobiya uu yahay mid soo jireen ah oo aan la ruxi karin aynu dib u jalleecno waxa uu ku salaysan yahay Xidhiidhka labada umadood ee Somaliland iyo Itoobiya. Taariikhihii Madoobaa ee Xidhiidhka Itoobiya iyo Guud ahaan Soomaalida Iyada oo cadaawada u dhaxaysa dadyowga soomaalida iyo Itoobiyaanku ay ahayd mid aad u qoto dheer oo sannado aad u badan soo jiitamaysay, hadana waxay colaadaasi sii laba-laxaadsatay wixii ka danbeeyay sanadkii 1954kii oo ahayd markii ay Boqortooyada Ingiriisku ay si rasmi ah ugu wareejisay dalkii Itoobiya oo uu waagaas ka talinayay Boqorkii Xayle Salaase dhulkii loo yaqaanay Hawd and Reserve Area (Gobolka Shanaad) waxaana taasi ay keentay cadaawad dabo dheeraata oo sababtay dagaaladii qadhaadhaa ee dhex maray Itoobiya iyo Somalia sanadihii 1964kii iyo 1977kii, waxaana jirtay kala shaki iyo cadaawad qoto dheer oo dhex taalay labada umadood ee Somalida iyo Itoobiyaanka waxaana cadaawadaasi ay jirtay tan iyo intii ay burburtay dawaldii Soomaaliya ka talinaysay 1991kii. Xasuuqii reer Somaliland ee sanadkii 1988 iyo Kaalintii Badbaadineed ee Itoobiya Markii ay xoogaysteen dagaaladii u dhexeeyay ururkii xaq u dirirka ahaa ee SNM iyo Dawladii uu hormuudka ka ahaa macangagii Maxamed Siyaad Barre waxaa xasuuq ba’an lagula kacay shacbigii reer Somalilnd ee ku noolaa magaalooyinka Hargeysa iyo Burco iyo guud ahaan goboladii waqooyi, waxaana dagaal cirka iyo dhulka ah oo aan naxariisi ku jirin lagu xasuuqay shacbigii reer Somaliland, boqolaal kun oo qaxooti ah oo maato iyo carruur u badan ayaa naf la caarid ku galay gudaha dalka Itoobiya, waxaanay dawlada iyo shacbiga reer Itoobiya u muujiyeen naxariis aad u balaadhan dadkaas qaxootiga ahaa ee kasoo cararay xasuuqii ay xukuumada Siyaad Barre ku haysay, waxaa dadweynahihii reer Somaliland ay Itoobiyaanku ula dhaqmeen si aad u xushmad badan oo walaalnimo iyo derisnimo ay ka muuqato, waxaanay qaylo dhaan degdeg ah ugu direen dunidu inay la soo gaadho gargaar dadkaas qaxootiga ahaa, halka ay dawaldii Soomaliya ka jirtay ay dunida u sheegaysay inaanay jirin wax qaxooti ah oo waqooyiga ka qaxay. Run ahaan talaabadaas soo dhoweynta ah ee lama filaanka ahayd waxay furo u noqotay isbedelka fikradihi xumaa ay dadka Somalida ahi ka haysteen Itoobiyaanka, waxaana abuurmay is dhexgal iyo is faham labada shacbi ee Itoobiya iyo Somalida taasi oo la xusi karo in Ururkii SNM oo taageero milatari ka heli jiray Itoobiyaanku uu sabab u ahaa in uu meesha ka baxo shakigii taariikhiga ahaa ee u dhexeeyay Somalida iyo Itoobiyaanka. Xidhiidhka Itoobiya iyo Somaliland wixii ka danbeeyay 1991kii Markii xukunka laga tuuray taliskii naxariista darnaa ee uu ka talinayay Maxamed Siyaad Barre ayaa sidoo kale muddo yar ka dib waxaa meesha ka baxday xukuumadii Itoobiya ka jirtay ee uu hogaaminayay kaligii taliyihii Mingistu Xayle Maryam, waxaana is bedelkaasi uu sababay inay labadii jabhadood ee Somaliland iyo Itoobiya kala qabsaday uu mid kastaaba ku mashquulo dhibaatooyinkii cuslaa ee ka jirtay gudaha wadamadooda, manay jirin wax lagu tilmaami karo xidhiidh weyn oo u dhexeeyay Somaliland iyo Itoobiya inkastoo ay jirtay in ay si joogto ah magaalada Jigjiga iyo Harta Sheekha ay ugu kulmi jireen saraakiisha milatari ee Somaliland iyo Itoobiya. Waxay ahayd dabayaaqadii sanadkii 1995kii markii ay si rasmi ah xidhiidho balaadhan u yeeshaan Somaliland iyo Itoobiya, waxaana la dardar galiyay xoojinta dhinaca amaanka, sirdoonka, diplomaasiyada iyo ganacsiga ee u dhexeeya Somaliland iyo Itoobiya, waxaana xidhiidhkaasi uu keenay in Somaliland ay xafiis ka furato magaalada Addis-ababa halka ay itoobiyaankuna si aan rasmi ahayn ay u sii xoojinayeen imaanshahahooda Somaliland, taasoo aakhirkii dhalisay inay xafiis heer safiir joogo ay ka furtaan gudaha magaalada Hargeysa, waxaana sii balaadhay xidhiidhka ganacsi ee u dhexeeyay labada dal oo gaadhay heer ay Itoobiya isticmaasho dekeda Berbera, diyaraadaha Itoobiyaankuna ay si toos ah isaga kala gooshaan caasimadaha Hargeysa iyo Addis-ababa inkastoo ay duulimaadyadaas hakad galiyeen weerarkii fulaynimo ee Somaliland ay argagixisadu ku soo qaaday bishii Oktoobar ee sanadkii 2008. Yuu Dan u yahay Xidhiidhka Somaliland iyo Itoobiya, sideese loo sii kobcin karaa ? Somalidu waxay ku maahmaahaan “waxa umusha u dan ah ayaa ilmaha u dan ah” Waxaan shaki ku jirin in xidhiidhka ka dhaxeeya Somaliland iyo Itoobiya uu dan u yahay, labada dawladood iyo labada shacbi oo isu ah bidix iyo midig kuwaasi oo aan sinnaba u kala maarmin, waxaana hubaal ah in Itoobiya ay danteedu ku jirto Somaliland oo noqota dal quwad leh, dimuqraadi ah oo horumaray, halka ay sidoo kale danta Somaliland ay ku jirto Itoobiya oo noqota dal quwad leh oo nabdoon oo horumaray, waxaana taasi ay keeni kartaa in ay si weyn isaga kaashadaan labada shacbi dhinacyada dhaqaalaha, amaanka iyo waliba siyaasada. Waxaynu ka war haynaa in dalka Itoobiya uu yahay dal ay ku nool yihiin Sideetan Milyan oo qof oo bilaa deked ah, halka ay Somaliland ku nool yihiin saddex milyan iyo badh oo si weyn u yaqaana habka ganacsiga, waxaana muuqata in Itoobiya ay tahay suuq aad u weyn oo ganacsatada Somaliland ay ku xisaabtami karaan, isla markaasna ay badeecada dibada ka keenaana ay u iib geyn karaan dalkaas Itoobiya, halka Itoobiyaankuna ay ka faaiidaysan karaan isticmaalka dekeda Berbera. Hadaba si loo sii xoojiyo dersis wanaaga labada dal ee Somaliland iyo Itoobiya waxaa lagama maarmaan ah in xidhiidhka labada dal uu noqdo mid ku qotoma is tixgalin talantaali ah oo ka dhaxaysa labada dhinac taasoo ku dhisan faro-galin la’aan arrimaha gudaha oo aanuu dalna farogalin dalka kale arrimihiisa gudaha, kobcinta dhaqaalaha iyo xoojinta xidhiidhka amani ee labada dal u dhexeeya, waxaana lagama maarmaan ah in Itoobiyaanku ay suuqyadooda u furaan ganacsatada Somaliland si la mid ah sida ay suuqyada Somaliland ugu furan yihiin ganacsada Itoobiyaanka Ugu danbayn waxaa Dawlada Itoobiya looga fadhiyaa inay mawqif adag iska taagto dagaal cadna la gasho kooxda argagixisada ah ee la baxday SCC oo fadqalalo ka wada deegaamada Bariga Somaliland kuwaasoo waxyeelo u geysan kara amaanka labada dawladood ee Somaliland iyo Itoobiya, dhinaca Dawlada Somaliland ayaa iyagana ay waajib ku tahay inay dagaal adag la galaan ururka Argagixisada ah ee ONLF oo dhawaan isku dayay inay soo dhex maraan gudaha Somaliland iyaga oo duulimaad ku ah Itoobiya, waxaana loo baahan yahay in labada dawladood ay si talan-taalli ah isaga kaashadaan la dagaalanka kooxaha nabadiidka ah ee halista ku aha amaanka gobolka geeska afrika. Kaysar Cabdilaahi Maxamed Bristol. UK kaysar@europe.com
-
Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose ee Maamul Goboleedka Puntland Gen. Cabdilaahi Axmed Jaamac Ilkajiir ayaa Waxaa lagu soo waramaya in khilaaf xoogani u dhaxeeya isaga iyo Madaxweyne C/raxmaan Faroole, Khilaafkan ayaa wuxuu imanayaa Markii Faroole ka hoos qaadi waayay talooyin badan uu siiyay Ilkajiir. Khilaafka Labadan Masuul ayaa maalmahanba ka dhex aloosnaa Xaruunta Madaxtooyada wuxuuna haatan marayaa meeshii ugu dambeysay waxaana maalmaha soo socda lagu wadaa in uu is casilo Wasiirka Arimaha Gudaha Gen Ilkajiir inkastoo wararka hada soo baxaya ay sheegayaan in Madaxweyne faroole ka aqbalay Taloooyinkii u soo jeediyay Ilkajiir. Wasiirka Arimaha Gudaha Maamul Goboleedka Puntland ayaa marar badan kula taliyay Madaxweyne Faroole in uu joojiyo hadalada caadifadeysan ee uu Warbaahinta ka sheegayo kuwaas oo uu sheegay in ay taabanayaan qaabilo gaara islamarkaana kicinaya. Sidoo kale Gen. Ilkajiir Wuxuu kula taliyay Madaxweyne C/raxmaan Faroole in uu Shaqada Warbaahinta faraha uga qaado Wasiirka Warfaafinta iyo Afhayeenka Madaxtooyada islamarkaana uu tix galiyo Wasaarada Warfaafinta. Madaxweyne C/raxmaan Faroole kama uusan hoos qaadin talada Gen. Ilkajiir Wuxuuna u arkay nin isaga ujeedo kala ka damacsan amabase u soo dabcay Kooxaha Sheekh Maxamed Siciid Attam wuxuuna khilaafkoodu gaadhay meel xun yadoo ay wararkii u dambeeyay sheegayaan in Labada Masuul lakala dhex galayoo waan waan laga dhex wado basle Gen Ilkajiir wuxuu ku adkeysanayaa in uu is casilo. Wixii Wara ee kasoo baxa Khilaafka Xoogan ee ka dhaxeeya Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Madaxweyne Faroole Wararkayaga dambe kala soco. Laasqoray.Net
-
Maqaaladii Qoraaga Wayn Ee Bashiir Sh. Cumar Goth.
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in General
-
Maskaxmaal: Madal La Isku Arkay Oo Lagu Soo Bandhigay Maqaaladii Qoraaga Wayn Ee Bashiir Sh. Cumar Goth Maqaalada Qoraagani Waa Bog Cusub Oo Caawa Bilaw Ah Oo Dad Badan U Horseedi doona Inay Wax Qoraan, Fikirkooda cabiraan, Isla Markaana Noqdaan Kuwo Ka Taga Kayd iyo Diifaan Xusuus-qoreed oo…..Gud. Maskaxmaal-Mud. Maxamed Cali Cismaan Boorama-(Lug)- Madal si wayn loo soo agaasimay oo ahayd bandhigii 16aad ee Madasha Akhriska ee Maskax Maal ee Magaalada Boorama ayaa lagu soo bandhigay maqaalada qoraaga wayn ee Bashiir Sh. Cumar Goth oo waqti xaadirkan ku nool dalka Imaaraadka Carabta. Madashan oo ahayd mid aad u xiiso badan ayaa waxa ka soo qayb galay dhagaysigeeda iyo ka qayb qaadashadeed dadwayne aad u tiro badan oo isugujira bahda akhriska, bahda qoraalka iyo dadwayne kale oo xiiso gaar ah u qabay inay dhagaystaan dulucda iyo qoraalada qoraagan Bashiir Sh. Cumar Goth oo ay wax badan maqaaladiisa ama maqleen ama akhriyeen. Waxana habeenimadan xusid mudan oo si wayn isugu hawlay soo akhrinta iyo bandhigida maqaalada qoraangan Miss. Hoodo Maxamed Xasan iyo Mud. Cabdale Cali Yuusuf oo si talantaali ah isku waydaarsanayay habsami u socodkii madashii habeenimadaasi. Ugu horayntii madashan oo uu ka hadlay Gud. Madasha Maskaxmaal Mud. Maxamed Cali Cismaan ayaa waxa uu carabka ku dhuftay inay madashan caawa la joogaayi tahay mid ka duwan madalihii hore waxana isaga oo xusaya uu yidhi “ Waxaa bog cusub oo caawa bilow ah oo wado horleh oo ku soo hirasho iyo ku dayasho mudan horseedi doona, isla markaana uga filan inta jecel qoraalka ama ay u qorshaysan tahay mustaqbalka inay wax qoraan sidii ay hibadooda qarsoon ee qoraalka u soo bandhigi lahaayeen ama u sii xoojin lahaayeen mihnadooda qoraalka… waxa hubaal ah in Bashiir Sh. Cumar Goth uu yahay qoraa wayn oo astaan u noqon kara awooda qalinka iyo soo bandhigida macnayaasha muuqda iyo kuwa qarsoon ee waaayaha uu qaroogu damacsan yahay inuu ka waramo, waxa aan rajaynayaa in ay dad badan caawa ku dhalan doonto inay dib isku milicsadaan oo ay bilaabaan sidii ay qalinka u qaadan lahaayeen iyaga oo ka midho dhalinaya hamiga ah in qoraalku uu yahay wax wanaagsan oo kayd iyo diiwaan xusuus-qor maguuraan ah u ah dhaqanka, waayaha iyo marxaladaha kaladuwan ee ay bulsho ku jirto kuwaasi oo mustagbalka dambe aanay xusuusteenu soowada koobayn ilaa qoraal ku kaydsan bayjaj la xafiday oo qoraa indheer garad ahi ka tagay mooyaane. Bandhigan intuu ii socday ayaa waxa ay soo bandhigayaashii madashu carabka ku dhufteen in maqaalada Qoraagani ay aad u badan yihiin isla markaana anaan madal waqti kooban soconaysa lagu soo koobi karin, waxana ay halkaasi ku soo bandhigeen maqaalo 6 ah oo ay ka soo dhex xuleen maqaalada tirade badan ee qoraaga kuwaasi oo ay si micno badan samaynaysa ugu soo koobeen intii ay madashu socotay waxana ay kala ahaayeen maqaladaasi: 1. Adopt villages, not pet children oo la daabacay 6 November 2006 2. African Women: The better half oo la daabacay Saturday, February 4, 2006 3. Back to Africa oo la daabacay 2 January 2006 4. Singing into a vacuum : the torment of a Somali playwright oo la daabacay July 2, 2005 6. Obituary: The body retires but the dream remains oo la daabacay September 12, 2003 6. Shunning extremism on both sides oo la daabacay September 10, 2010 Waxa kale oo madashan ay bandhigayaashu habeenkani ku qaadeedhigeen dulucda ay xambaarsan yihiin maqaaldani, kuwaasi oo noqnaday kuwo si muuqata u qabsaday shucuurta dhagaysatayashii kala duwanaa ee madasha, waxa si gaar ah loo xusi karaa maqaalada kala ah African Women, iyo Back to Africa oo ay soo bandhigtay Hoodo Maxamed Xasan kuwaasi ay ku falanqaysay qaabka uu qoraagani u soo taabatay mushkiladaha maanta haysta bulshadeena, waxa ay Hoodo suuraysay xaalka ay Gabadhu/Hooyadu ku sugan tahay maanta ee uu qoraagu tilmamay iyo sida ay duruufahaasi u yihiin kuwo laga run sheegay loona baahan yahay in loo guntado sidii loo xalin lahaa. Sidoo kale maqaalka uu qoraagu ka qoray waayihii macalinkii, siyaasigii iyo mudanahii waynaa ee AHUN Bashiir Faarax Kaahiye oo uu magaciisu ahaa Obituary: The body retires but the dream remains waxa uu ahaa mid badi dadkii madasha fadhiyay ee dhalinta ahaa u iftiimiyay waayahii AHUN Bashiir Faarax Kaahiye oo badidooda uu warkiisu ku ahaa mid teel-teel ah ama aanay aqoon badan u lahayn. Dhinaca kale waxa aan meesha ka madhnayn oo Gud. Maxamed Cali Cismaan oo si guud mar ah u dul xaadiyay maqaal kale oo Qoraagu uu isku barbardhigay bulshada reer Boorama iyo Bulsho kale oo ku nool magaalo ku taala Waqooyiga Amerika oo uu tilmaamay inay wadaagaan hindisaha ahaa inay wadada dhistaan, isaga oo xusay in ay tahay guul wayn. Dhinaca kale waxa iyaguna xiiso gaar lahaa oo madasha uu Mud. Cabdale Cali Yuusuf ku soo kordhiyay in Bashiir Sh. Cumar Goth aanu ahayn qoraa oo kaliya balse uu yahay mu’alif suugaan yahan ah oo marar badan maqaaladiisi micno gaar ah ay u sameeyaan suugaanta farshanaimada leh ee uu u adeegsanayo sida ku cadayd maqaalkii ahaa Singing into a vacuum : the torment of a Somali playwright. oo uu soo bandhiguhu si gaar ah u soo xigtay maano uu tiriyay sanadii 1999 qoraagu taasi oo uu ku cabirayay qoraagu in rajo badani ay jirto oo maalin maalmaha ka mid ah uu maqli doono in dhaqanka, luqada iyo dalkaba loo gurmaday, waxana ka mid ahaa maansadaasi: “Dalkaygow wallaahiye Warwarkiyo waxyeeladu Cidna lama walaaloo Qofna weerka dhiilada Wehel looma siiyoo Kuma waaro ciilkee; Waxad wayda haysaba Waagii dhawaayoo Walaacani ku haystiyo Walbahaarku wuu tegi; Wallee maalin dhow waqal Weelka loo dareershiyo War caloosha deeqoo Gaajada badh wiiqoo Wadnaha ii qaboojiyo Weedh aan ku diirsado Waayeelka hirarkiyo Ababshaha wardoonkiyo BBCiidu way werin…” Si kastaba ha ahaatee madashii habeenimadaas oo aan la soo wada koobi karayn micnaha ay samaynaysay ayaa waxa halkaasi la isku waydaarsaday su’aalo iyo aragtiyo kala duwan oo ku wajahnaa maqaalada la soo bandhigay iyo qoraaga laf-ahaantiisi kuwaasi oo dhinacyo badan laga eegay, inkastoo hadaba la isla waafaqay inuu qoraagan Bashiir Sh. Cumar Goth yahay shaqsi qalinka u adeegsada ku soo bandhigida dareenada kala duwan ee hibanaya laabtiisa ayaa hadana waxa aan meesha madhanayn oo la xusay in qaabka qoraaladiisa badi ku qoran Af-ingiriisigu ay yihiin kuwo aad u kakan oo aan la fahmi karin isla markaana ay ku badan yihiin duurxulka micnaha iyo ujeedooyinka uu meelaha fog’fog ugu tagayo lrh iyo sidoo kale dib u gocashada waayo hore oo tagay oo ay akhristayaasha qaarkood ku adag tahay inay xidhiidh ka dhaxaysiiyaan mawduuca uu ka waramayo ee ay akhrinayaan iyo baaxaadaga xusuuseed ee qoraagu uu mararka qaar dib u milicsanayo sanado badan oo la soo dhaafay wixii dhacay sida ku cad maqaalkii la magac baxay Obituary: The body retires but the dream remains maskaxmaal-boorama-2.JPG Mida labaad ee ay akhristayaal badani isaga marag kaceen waxa ay ahayd buugaagta labada ah ee kala ah IFAFAALAHA AWDAL iyo BADDA WEERAR LAGU QAAD oo aanan la helin nuqulo ka mid ah taasina ay sababtay in dad badani ay fursad u waayaan sidii ay u akhrisan lahaayeen buug qoran oo uu qoray Bashiir Sh. Cumar Goth.
-
waan kuu sheegay dee ,, waxa la yidhaahdaa "gabayo ciilkood"
-
Somewhere in Kenya, during a six-hour bus ride from Mombasa to Nairobi this fall, the Kenya-based, Uganda-born Doreen Baingana’s laptop was stolen. In an Oct. 21 e-mail, her devastation was clear: “I am in shock right now. I will just have to use my memory. Terrible.” That laptop has every interview that Baingana, who for the last 16 years has lived in the D.C. area, recorded for her first nonfiction book. For a month during this year’s World Cup, Baingana conducted research in the Somaliland region of strife-weary Somalia with a grant from Bard College’s Chinua Achebe Center. Somaliland has struggled to gain formal recognition as an independent state. “American news, for the most part, likes the Black Hawk Down approach to Somali news,” says Achebe Center Program Manager Tom Burke. Baingana’s task, then, is to encapsulate Somaliland’s efforts in a travelogue that appeals to outsiders. For now, she’ll do it from memory. For Baingana, this won’t be easy. As the Achebe Center plans to publish the travelogues of Baingana and 12 other writers coinciding with the 2012 African Cup of Nations, Baingana is also embarking on a U.S. tour focused on her best-known work, from 2005: Tropical Fish: Tales From Entebbe. The short-story collection, set in Uganda, takes place after Idi Amin’s dictatorship, and focuses on three sisters who individually grapple with the meaning of intimacy in romantic and sexual relationships. “A lot of the times when you read about [the dictatorship], you read about child soldiers or whatever the hot topic is. It can get tiring,” says Rion Amilcar Scott, a Hyattsville-area English teacher who helped select Baingana as an emerging writers fellow at the Writer’s Center in Bethesda this year. “This story was more human than that.” Tropical Fish gained international acclaim. But even as a local resident, Baingana says that she struggled to connect with U.S. readers. “I knew that, in some sense, I was explaining my culture. That is not what I think fiction should do,” Baingana says in a Skype interview from Mombasa. “But it’s what I found myself doing.” (She returned in time for a Nov. 5 reading at the Writer’s Center as part of its indie-rock-meets-literature series, “Story/Stereo.” There, a humorous, pensive excerpt from Tropical Fish detailing an unusual tryst had no trouble entrancing its audience.) But for the still-untitled travelogue, Baingana faces a different challenge: to explain a culture that isn’t even her own. Through a translator, citizens of Somaliland’s capital, Hargeisa, spoke to Baingana about democracy and daily life. She saw them joyously storm the city’s Maan-Soor Hotel when officials announced Ahmed Mahamoud Silanyo as Somaliland’s newly elected president. “Even though they kept talking about how they weren’t getting recognized, they still believed in the sort of systems that make a state,” she says. “It was very important to them that it works.” Baingana says she’ll have to draw on the sounds, tastes, and sights of Hargeisa: the buzzing flies, the succulent goat meat, the glisten of its whitish-yellow sand. In D.C., she intends to compare her memories to those of Somali immigrants. “I’m going to ask them about their lives: immigration, integration, how they are connected with their home country and how they keep those connections,” Baingana says. “Perhaps living in two places or coming from one place and living in another. It’s been the story of my life.”
-
kolay waa gabayo ciilkood ,,
-
looooooooooooooooooooooooooool@sida gedonet ,,,
-
This is still funny ,,,
-
U just party too much ,,,
-
Originally posted by The Zack: quote:Originally posted by Jacaylbaro: quote: Originally posted by The Zack: Jaceylbaro and Libahe feel honored that their president made it to Addiss Ababa. Even red sea is claiming that this is s a victory and we should call them rageedii LOOOOOOL. Yaab badanaa... For your information, Macow, Ina Iley, Faroole, Shariif, Yusuf, ibraahim dheere and every Somali qashiin sat on that same chair. Its the chair of shame and you guys are humbled about it. Libaahe asagu salaatu shukri buu tukadayba baan u maleen waxaan farxad iyo qiiro ka badane. P.s. Jaceylbaro, a servant (vice minister) welcomed siilaanyo at the airport. I had larger number of crowd waiting for me when I went to Addis Ababa if the number counts. Switching from "the photos of his arrival & red carpet" to the kind of chair he sat on ?? waar ninku indha adakaa ........ Jaceylbaro, in your own words, tell us what you are so excited about? Did you believe that Addis Ababa is unvisitable? Do you think this is a new accomplishment that Mr.Silaanyo has done? I don't really see what these celebrations are about. Addis Ababa has been visited by almost all recent Somali governors. Even Riyaale has been there many times, I guess you didn't think that one of the duriyadda can do that. Siilaanyo broke a record for reerka miyaa:D and now u go down all da way to Qabyaalad ,, I'm exited not the about the President's visit but simply because you are proven wrong. Come on u know exactly what i'm talking about here ,,,
-
Somalia: Puntland leader criticizes TFG support of armed clan militia's
Jacaylbaro replied to Saalax's topic in Politics
Ehem ehem ,,, waar waad maqlaysaan dee -
It is part of our policy, cidna iskuma hallayno .. that is why we dont' have AMISOM here ,,
-
We have Djibouti and Ethiopia now ..... Let's see who is next
-
Maxaa la sheegay reero qurbajoog ??? ,,