Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. Nuune, wiilo ciyaar ciyaar maad mooday marka la qalaayo ?? waxa loo yeerayaa madaxweynayaasha adduunka oo dhan ,,, xafladana waxa furaya Kofi Anan , , woooooooooooooooow
  2. waar kii alle u baahne maantuu buu ugu talo iyo hadal fiicnaa intaan arkaayay. Kollay Wiilo gaari maynee bal aan ku dayano uun ,,,, Nuune, walaahi waaad iga qoslisay maba aanan u fiirsan magacan PIG , ahahahahaha looooooooool Ilaahow na soo astur ,,,,
  3. Waaryaa Alle-u baahne, anigu mar horaan kuu sheegay , gabadhan aad ka qajilsiinayso ka dhaaf , maxaa asturaadda kuu diiday ?? Hal maalin baa lagu arkaa maalintaana wax baad qashqashtaa ..... weeshal xaal
  4. Wiilo , walaahi u r so funnnny ! ! !
  5. Haye Wiilo, durbadiiba badkaad isasoo dhigtaye ,,,,,, ka dhaaf dadka yaaanay ku soo daba yaacine
  6. Aaamiiiin ,,,, aaamiiiin Anigana sidoo kele
  7. Is she dreaming or something ????
  8. So, They need to be part of the new govenment ?? Cajiiiiiiib
  9. The good somali men ??? I have 10 good somali men somewhere ,,, just submit your request and u'll get them. But know they are only 10 . . .
  10. So what is the problem if they are still in Somalia ????
  11. loooool Raula,, nice to see u again ,,, Maxaa adiga sheekada oo kooban hadii aad hesho maxaad buug ku falaysaa ??? Dhib ma laha buug xataa hadii aan ka qorno waan heli karnaa . . . .
  12. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Ohhhhh noooooooo,,,,,, so She ate ! ! ahahahaha
  13. looooooooooooooooooooooool
  14. Qalqaali, Horta inta aanan akhriyin qoraalkaaga baan aad ugu qoslay magacaaga (QALQAALI). Second, inta aynaan wax kele samayn horta gabadhaada yar ku qasab inay af soomaaliga ku hadasho ,,,,, ama ka dhaadhici si fudud.
  15. Jacaylbaro

    Hooyo!

    Sorry Wiilo walaal ,,,,, that makes me so sorry walaahi. aniga hooyaday way nooshahay Al-xamdu Lillaah ,,, with goooood health. She is nice walaahi and i LOVE HER soooooo muchhhhhhhhhhhhhh ,,,,, she's well educated that is why she encourage me every minute for education ,,,,, ohhhhhhhhh Ilaahay ha u dembi dhaafo mar kasta ,,,,,
  16. Maahmaah baa oranaysa XALAAL DHARAAR CAD BAA LA QASHAAA . . . markaa aniga warkaygu wuu cad yahaye ,,,,, Luuq luuq marow laasim laamigaas ku soo dhecee
  17. simple question . . . . Good women are here in SOL ,,,,, simply start with WIILO ,,,, then !!!! ! waar dhamaystira idinku inta kele
  18. Wiilo maad inaga dhaaftid meel khatar ah bay gelaysaaye ,,,,, kkkkkkkkkkkkkk mise waa XASUUS BAA GEEL LAGU XERA GEEYAA
  19. Loooooooooooool Wiilo That is da best thing aad guriga ku dhex joogto . .. . . I wish i could see u Dear Bal dadkaan u sheeg . . . . . .
  20. Horta luuqan ay dadku sheegayaan waa mid xagee ku yaal . . ??? Luuq baa la sheegayaa meel uu ku yaal aan la aqoon ! ! !
  21. Part III Ok,, Hadda waa la is bartay, warkana waa cadyahay oo xiriir baa bilowday,, waxa imanaysa waqtigii la samayn lahaa in la ballamo si xiriirka jacaylka loo sii adkeeyo intaas in ka badanna la isu sii barto. Wiilku waxa uu waraystaa gabarta xilliga ugu haboon ee la arki karo iyadoo u sheegta in waalidkeedu ay ilaaliyaan isla markaana aanay suurtagal ahayn inay si xorriyad ah u baxdo ama inta ay rabto ay maqnaato. Ka dib buu wiilku ka codsadaa inay caawa fiidkii is arki karaan isagoo u sheega inuu guriga gabadha meel u dhow soo istaagi doono iyaduna way ka aqbashaa iyadoo u sheegaysa inaanay waqti badan la joogi doonin. Marka ay gaarto xilligii ballanta oo inta badan noqota 7:00 fiidnimo ayay gabartu iska dhigtaa inay dukaanka ka soo adeegayso oo inta ay waxoogaa lacag ah qaadato ay baxdaa. Hadii kele gabar ay saaxiib yihiin oo arrinka la og ayaa u timaada casarkii iyadoo marka ay waqtigii ballanta gaartana u sheegaysa inay Heblaayo sii yara dhawaynayso sidaasayna ku baxdaa. Wiilkii oo badanaaba xiligii balanta ka soo yara horeeyay ayaa si diiran la isu gacan qaadaa iyadoo la ilka caddaynayo qof kastana ay wejigiisa farxadi ka muuqato halka ay laga yaabo badanaaba inay gabadhu wejigeeda yara dadabto iyadoo inta badan hoos fiirinaysa marka hore laakiin waxoogaa ka dib normal ku soo noqonaysa. Meeshaa waxoogaa is waraysi ah baa ka dhaca, waxaana la fariistaa mid ka mid ah jardiinooyinka guryaha meesha ka dhow iyadoo wax Nus saac ka badan aan la wada joogaynin waayo gabarta ayaan xoriyada intaa le'eg haysanba. inta si diiran la isu nabad gelyeeyo ayaa lagu ballamaa in mar kelena ay kulmi doonaan. Sidaas ayaana kulamo badan oo aan waqti badan loo hayni ay ku dhacaan. Waqtiga ugu badan ee ay helaan waa marka ay xaflad jirto oo la isku arko ka dibna uu wiilku soo kaxeeyo gabadha iyadoo masaafadu intay doonto ha leekaatee aan marna wax baabuur ah ama bas ah aan la raacaynin oo laga door bidayo in la lugeeyo si sheekadu ugu badato. Ma sii wadaa ??????? Next part ! ! !
  22. Loooooooooooooooooooooool Wiilo ,,, ahahaha Iska dhaaf wadaadka mid baa ku soo daadisaye ,,,, Waad garatay baan ku dhahay . . Waa intaan kugu jeclahay Laakiin Alle-u-baahne intuu ka dhacay horta,, lama hayee ,,, wuu baxsaday baan filayaa ! !