
Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
Originally posted by Abwaan: quote:Originally posted by Laba_Xiniinyood: I used to be proud - it is now on the wane! lol...I hope inay soo noqoto in Soomaalinnimo lagu faano, wax sahlan ma ahan. I second that .......... for the moment ,,, well, forget it.
-
There is another leave of mine on the pipe ..... will see what u say about that too Horta meeday KK ? ,, last time she said there an Internet in Ohio sow maaha ?? ....
-
President Adde visits SOOL frontlines and briefs daraawish forces
Jacaylbaro replied to Emperor's topic in Politics
hehe ,,, that is true .... -
The battle Has started Inside Laaska Shacabka Vs Riyaale's militia
Jacaylbaro replied to Garyaqaan2's topic in Politics
dad baa jecel in reer laascaanood is dilaa oo dhexdooda dagaal ka dhaco oo ay is gumaadaan laakiin we've all the measures to prevent that. Garaad Jaamac has just arrived in Buuhoodle to organize a reconcisliation conference for the different sides of reer Sool ........ -
Sorry but that is how we, Somalis use the word ..... it has a lot of meanings apart from that particular thing.
-
The battle Has started Inside Laaska Shacabka Vs Riyaale's militia
Jacaylbaro replied to Garyaqaan2's topic in Politics
loooooooooool@guutada koowaad -
President Adde visits SOOL frontlines and briefs daraawish forces
Jacaylbaro replied to Emperor's topic in Politics
Yeah , u better wait. -
Qabiiladda Soomaalida: Isir miyaa mise isbaheysi?
Jacaylbaro replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Imagine the Prof. oo meesha soo fadhiistay then talked about this and that ,, qabiils, history and that and nobody understood what he is talking about .......... Ahhhhhhhhhhh ,, I'm waiting for the report -
Qabiiladda Soomaalida: Isir miyaa mise isbaheysi?
Jacaylbaro replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
may be in laba fahmi waayay odayga ,,,,,,,, -
looooool ,,, i'm working on the proper protection too.
-
Naxar would like to do that but he is lacking the proper equipment
-
Qabiiladda Soomaalida: Isir miyaa mise isbaheysi?
Jacaylbaro replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
It is just an invitation to an event ........ -
Qabiiladda Soomaalida: Isir miyaa mise isbaheysi?
Jacaylbaro replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Qabiilka Somalia Ma Isir baa Mase Waa Isbahaysi? Monday, 22 October 2007 Dhammaan dadka Soomaaliyeed ee ku nool London iyo nawaaxigeeda waxaa la ogaysiinayaa in la qaban doono kulan looga hadlayo ama lagu soo bandhigayo dood ku saabsan in Qabiilka Soomaaliya k a jiraa yahay mid Dhiig iyo abtirsi dhab ah ku salaysan iyo inuu yahay mid isbahaysi ku yimid Dhammaan dadka Soomaaliyeed ee ku nool London iyo nawaaxigeeda waxaa la ogaysiinayaa in la qaban doono kulan looga hadlayo ama lagu soo bandhigayo dood ku saabsan in Qabiilka Soomaaliya k a jiraa yahay mid Dhiig iyo abtirsi dhab ah ku salaysan iyo inuu yahay mid isbahaysi ku yimid Prof Mohamed Gandi oo wax ka dhiga jaamac ku taalla dalka Faransiiska oo muddo aad u dheer baaritaan ku samaynayey Qabaa'ilka Soomaailyeed iyo sida ay isugu abtirsadaan ayaa ku doodaya in qabiilka Soomaliya ka jira uu ku salaysan yahay isbahaysi duruufo gaar ah ku yimaada ee uusan dhiig iyo abtirsi ahayn. Hadaba ma laga yaabaa in doodani wax ka badasho sida aad u haystay qabiilka soomaliya ka jira iyo in aysan ahaynba kooxo badani qabaa'ilka ay ku xiiqayaan! Shirka iyo doodda uu soo bandhigayo Prof Gandi waxay ka dhici doontaa Sabtiga soo socda ee 27/10/07 inta u dhaxaysa 10:00-2:00pm : The Resource Centre 356 Holloway Road London N7 6PA. Hadaba wixii faahfaahin ah kala xiriir. Md M Nur 079 03868451 That is the whole thing in the website ..... -
Stop the bahaabahaa and bring on waxaad isla hayso ............. haye ,, ku soo bood garoonka
-
Qabiiladda Soomaalida: Isir miyaa mise isbaheysi?
Jacaylbaro replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Horta why qabiil waliba uu u yidhaahdaa Ahlu Beyt baad nu ka soo jeednaa ?? -
Qabiiladda Soomaalida: Isir miyaa mise isbaheysi?
Jacaylbaro replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
loooooooool ,,, Cade Muuse should attend this event so that things will be clear for him -
President Adde visits SOOL frontlines and briefs daraawish forces
Jacaylbaro replied to Emperor's topic in Politics
Ciidanka Somaliland Oo Qarka U Saaran Inuu u Ruqaansado Garowe -
Are you REALLY proud to be Somali? .... I don't see why
-
Garoowe (Ogaal) - Iyadoo maamul Goboleedka Puntland uu guud ahaan ku jiro abaabul dagaal oo qaab qabaliya loogu dhawaaqayo, ayaa hadana waxay wararku sheegeen in kulan dhexmaray Cade Muuse iyo qaar ka mid ah madaxdhaqameedka lagu kala kacay, ka dib markii la saluugay, hadal la sheegay in Cade Muuse uu ka jeediyay shirkaa. Sida ay sheegeen wararka deegaankaa naga soo gaadhay Cade Muuse wuxuu cadho galiyay qaar ka mid ah Garaadadii uu shirka la yeeshay. “***** wuxuu lahaan jiray, afar Garaad, laba ********** ah, mid Warsangeli ah iyo mid Dhul-bahante ah, kaasina wuxuu ahaan jiray Baharar Same, imikana halkan kuma dhamidin. markaa, qolyihiinan kale ma cuqaalbaad tihiin.” Sida ay sheegeen wararka naga soo gaadhay Garoowe Sidaa waxa yidhi Cade Muuse mar uu kulan la yeeshay Sabtidii koox madax dhaqameed ah. Wararku waxay intaa ku dareen in hadalkaasi cadho galiyay badi Garaadadii iyo Isimadii shirkaa ka qaybgalay, sida Garaad Saleebaan Garaad Maxamed oo ka mid ah Garaadada Beesha Dhul-bahante ee sida weyn u taabacsan maamulka Puntland. “Qoladiina Dhul-bahante, ii keena rag aan Rasaasta cunin ee ku dagaalama.” Ayuu yidhi Cade Muuse sida ay nagu soo gaadheen wararka aanu ka helay Garoowe. Islamarkaana waxa la sheegay in weedhahaas iyo qaar kale oo aan laaqi ku ahayn madaxdhaqameedku ka sa soo yeedheen Cade Muuse. Islamarkaana kulankaasi burburay. Hase ahaatee ma jiraan warar rasmi ah oo ka soo baxay labada dhinac. Wargeyska Ogaal Xigasho