Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. Originally posted by LayZieGirl: KK, saa usoo socotay, waxaad keentay maanta inaad ohio aan aaday inaa meesha announce ku sameysid. First, kii J-baro BORAMA aan aada uu keenay, then hada adiga Ohio aan tagay aa meesha noola soo fariisatay. If this whole purpose of creating a thread was to inform J-baro of your disappearance for few days, why didn't you just PM him, and why hasn't he PMed you markuu 2 threads furay to inform us how he was going to be a goner for 2 days? Obviously, labadiina, you have convinced yourselves that you are doing us all a favour by announcing your exit, but deep down, you both are informing one another without having to make it a big deal, so this isn't something aad the general public loo sheego, ee PM kunasta and naga daaya this filtering of the general site with nacnac. Tanina qarxis badanaa horta Borama is not Ohio and Ohio is not Borama ,, u need to check the map first. So basically what is your point horta ??
  2. Laascaanood is not a battle ground as u wish ... it will never be a battle ground whateva u try to do.
  3. I can see the development has already started....... good job reer Buuhoodle
  4. U wish it is a battle ground but sorry to disappoint you. The development is just to arrive very soon IA.
  5. Dhakhaatiirtii Ka hawlgeli lahayd Cisbitaalka caalamiga ah ee Buuhoodle oo Yimid Buhodle Dhakhaatiirtii Ka hawlgeli lahayd Cisbitaalka caalamiga ah ee Buuhoodle oo Yimid Buhodle Sunday, 28 October 2007 iyadoo uu gebageboobay dhismahii Cisbitaalka caalamiga ah ee Buuhoodle ayna hadda hawlwadeenadiihawshaasi waday diyaarinayan xafladdii lagu furi lahaa Cisbitaalkaasi ayaa waxaa maanta soo gaadhay Buuhoodle dhakhaatiirtii Ajnabiga ahayd ee ka hawlgeli lahayd cisbitaalkaasi oo la aaminsan yahay inuu yahay kii ugu balaadhnaa uguna tayada badnaa mandaqadda Geeska Afrika. dhakhaatiirta illaa hadda soo gaadhay halkani oo tiradoodu gaadhayso 7 dhakhtar ayaa u kala dhashay wadamo ku yaalla bariga dhexe oo uu weheliyo Dr Cabbaas Gaadaweyne oo isagu ka soo jeeda Deegaanka Buuhoodle muddo dheerna ku noolaa galbeedka Yurub , waxaana dhowaan soo gaadhaya iyaguna dhakhaatiirtii kale ee u dhashay wadanka.Maalinta sabtida ah ee soo beegan ayaa waxaa suurogal ah in Xadhiga laga jaro Cisbitaalkaasi iyadoo ay xafladiisa ka soo qayb geli doonaan boqolaal ruux oo ka kala imanaya dalka gudihiisa & Dibadiisa. Buuhoodlemedia.com Xigasho Buuhoodlemedia.com
  6. Then do something ,,,,,,,, i feel your pain
  7. I assure you, soon you'll see those maryo-arabs flooding to Hargeisa IA ..........
  8. Originally posted by Naxar Nugaaleed: "The region needs development as it was abandoned for the last 5 years." the minds of Somalilanders needs some development. what is laascaanood gonna do with millions of fake currency from a country that does not exist? Again, use your shelling in hargeisa before you do anything for Laascaanood and do something about the goats eating trash in front the house of your "president" or are the goat in hargeisa considered sanitation workers? fake currency from a country that does not exist ?? ,, Now don't be jelaous sxb ,, you could do that in the past 5yrs. Laascaanood is part of Somaliland and they have their share of the national budget and extra one for fast development.
  9. Originally posted by General Duke: ^^^Adeer, I do pity you, for you seem to be taking everything personal. My loyalties lies with my family, who are as diverese as any in Somalia.. Hmmmmmmm ,,, that explains. I still want to know where that family starts from and where it ends ,,, everybody knows about sub-sub issues
  10. It is for the development not for wasiir or xildhibaan ,, they've got their own budget.
  11. It is for Laascaanood sxb and no one else can steal it. The region needs development as it was abandoned for the last 5 years. something they never had from bugland ....
  12. Maamulka Gobolka Togdheer iyo Cilimada Burco oo heshiis isla qaatay Burco(QARAN)-Gudida Nabada Gelyada Gobalka Togdheer iyo Culimada Magaalada Burco ayaa maanta ka soo saaray Magaalada Burco, qaab cusub oo ay isku waafaqeen inay ka abuuraan jawi wada shaqayneed oo ka dhaxayn doona labada dhinac. Qoraal uu maanta Gudoomiyaha Gobalka Togdheer Cabdi Xuseen Siciid u qaybiyey Saxaafada ayaa waxa uu ka cadeeyey in uu shirar kale duwan oo u soconayey Culimada iyo Madaxda Maamulka Gobalka ay isla qaateen in Culimada ka mid noqoto tiirarka ka shaqeeya Nabadgelyada, iyo gacansiinta Maamulida maxaliga ah, isla markaana ay isla xaqiijiyeen maqaam lagu ogaado culimada sida bulshooyinka kale. Gudoomiyaha Gobalka Togdheer Cabdi Xuseen Dheere waxa uu warkiisa ku sheegay in Culimada laga sameeyey ilaa Sadex gudi oo kale duwan, oo kale noqon doona, Guddida Fulinta Culimada, iyo Gudidda Fatwada Dacwada Gobalka, iyo gudi guud kuwaasi oo ka qayb qaadan doona Xalinta khilaafaadka. soo dhexgala maamulka iyo culimada iyo weliba inay marjac u noqondoonto culimadani khilaafaadka ka dhexeeye culimada dhexdooda. Sidoo kalena qaar ka mida kuwa qoraalkan ku qoran oo aan la xidhiidhnay ayaa iyaguna noo cadeeyey inai isla qaateen gudidda Nabad gelyada, iyadoo tani noqon doonto talaabo muhiima oo dumin doonta dayrka adage e ku gudbanaa wada shaqaynta Xukuumada iyo Culimada Gobalka Togdheer. Liiska Gudida Culimada Gobalka 1:Sh Ibraahim Xasan Cali 2: Sh Faysal Cali Faarax 3: Sh Cusmaan Maxamed Ismaaciil 4; Sh Yusuf Cabdi Cawad 5:Sh Maxamed Shugri Xasan 6: Sh C/risaaq Xuseen Cali 7; Sh C/laahi Xasan Ducaale 8: Sh C/weli Cali C/laahi 9: ShNuux X Negeegir 10: Sh Maxamuud Yusuf Axmed 11: Sh Cismaan Muxumed Indhoole 12: Sh Iimaan Maxamed Diiriye 13: Sh Axmed Maxamed Cabdi (Afgooye) 14: Sh Xasan Caalin Maxamuud 15: Sh Jaamac Cismaan Axmed 16: Sh C/kariim Xasan Xoosh 17 Sh Mustafe X Ismaaciil Haaruun 18: Sh Cali Warsame Xasan 19: Sh Maxamuud C/laahi Maxamuud (Naxwe) 20 Sh Cusmaan Ibraahim Gadhweyne 21 Sh Aadan Saalixi Gudida Fulinta Culimada Gobalka 1: Shiikh Ibraahim Xasan Cali Gudoomiye 2:Sh C/weli C/laahi Cali Gud/Xigeen 3: Sh C/risaaq Xuseen Cali (Albaani) Xoghayn 4: Sh Jaamac Cismaan Axmed Xubin 5: Sh Yusuf Cabdi Cawad Xubin Gudida Fadwada ee Gobalka 1: Sh Cali Warsame Xasan 2: Sh C/kariim Xasan Xoosh 3: Sh Faysal Cali Faarax 4: Sh Maxamuud Shugri Xasan 5: Sh Cismaan Maxamuud Ismaaciil 6: Sh Sh Cismaan Ibraahim Gadhweyne Alla Mahadle Gudida Nabad Gelyada Gobalka 1:Cabdi Xuseen Siciid Gudoomiye 2: Maxamuud Axmed Xasan Duqa Magaalada 3: Axmed Maxamuud Guutale Taliyaha Qaybta Booliska 4: Deeq Cabdi Maxamed Taliyaha Q 12 C. Q 5: Jaamac Axmed Qodax Taliyaha Qaybta Asluubta
  13. Aaliyah ,, you are not from LA ,, plz stop pretending ,, i cannot tolerate this anymore sorry
  14. Dawlada Hoose Ee Hargeysa Oo 50 Malyan Ugu deeqday Horumarinta Laascaanood Hargeysa(Qaran)- Maayarka Casimada Hargeysa,Md Xuseen Maxamuud Jiciir,ayaa Maanta sheegay in Dawlada Hoose Hoose Hargeysa,ay lacag dhan konton Malyan oo shilin,ugu deeqday horumarta Adeegyada bulshada ee Gobolka Sool,gaar ahaan magaaladano Laascaanood. Maayarka Hargeysa Eng Jiciir,waxa uu sidaasi ka sheegay shir Jaraa’id,oo uu maanta ku qabtay Xafiiskiisa,isagoo arrintaas ka hadlayayna waxa uu yidhi. Dawlada Hoose waxay balan qaadaysaa inay bixiso lacag isku noqonaysa 50 Malyan a Kontankaa Malyan ee aanu ugu deeqayno Gobolka Sool waxa aanu doonaynaa sodon Malyan bixino marka dambena labaatan Malyan bixino”
  15. The Buuhoodle conference can be useful for the people of Sool but bugland leaders should be ready to accept whateva comes from that meeting. Some Garaads like Garaad Saleebaan might fail to agree with the rest of his people as usual but he can never abandon his people.
  16. That is if you understand the word loosely ...
  17. Mogadishu 14, Oct.07 ( Sh.M.Network)- Parliament members in the self-styled government of Somaliland appalled from the Arab nations to open a diplomatic office in Hargeisa the capital of Somaliland. Nasir Naji Ali a member of Ucid party had an interview with Khaleej times of the UAE and requested from the Arab nations to have a diplomatic office in Hargeisa. The appeal was particularly to the Emirates co-operation council to send a committee to asses the function of Somaliland administration and to consider its governance. Nasir also requested from the Araab nations to send a vanguard team to asses the possibility to open a diplomatic office in Somaliland. Nasir also added that this will help them to be a member of the African union. Mr. Nasir in another statement said that he is requesting from the Arab council to assist the reconstruction of Somaliland regions. Nasir mention the assistance provided to his country by the European Union such as roads and seaport renovations. The republic of Somaliland which isolated its self from the rest of Somalia in 1991 did not have independent since they bisected. The separation of Somaliland from the rest of Somalia came after the elders and politicians met in a convention held in Buro town.
  18. And Hawlwadaag is Gone .................... what is cooking in Muqdisho these days ?
  19. Well some people might do that comparism. I don't blame them at all. Laakiin miyaanay ahayn wax cad oo imika la sii og yahay waxa ka dambeeya xoraynta ?? Hadaan meel loo guurayaba la garanayn maxaa reerka loo rarayaa ??