Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. And i thought ICU is already a dead meat ........
  2. What is the difference between the Addiction and Obsession ??
  3. World Leaders today welcomed the United Nation's decision to exile anyone with even a vague interest in IT to permanent residency in the virtual online world of SecondLife. The news cheered stock markets throughout the world and saw bumper rises in share prices across trading floors globally until traders realised a bug had entered their system and all the IT support guys were too busy designing impossibly large breasts for their Avatars to deal with it. Despite this minor setback, the UN was unrepentant about the decision and would continue with plans to keep all IT support staff on hold in the virtual world until their skills were needed by real people. "We've had it up to here with these smug gits doing clever things in cyberspace and ruining the fun for people who just want to log onto a game and be allowed to spend a couple of hours working out how to run in a straight line without being zapped, blasted or flamed by an IT geek," said senior UN official, Simon Smallportion. "With this plan, we keep all of our geeks safely in one place and out of harms way leaving the rest of the virtual world - and the real one - free for normal people who can do what they want, as incompetently as they want, free from the fear of tutting. The IT geeks will in return lead full lives and find (virtual) girlfriends and get married to a man named Trevor." Every consideration has been made to make sure that the plan works. IT geeks that do not comply with the enforcement will be identified by special secret snatch squads that will comb offices asking geek-bait questions such as 'is Redhat Linux better than Windows?' and 'How do I configure my firewall?'. TheSpoof entered SecondLife and interviewed IT geek, Vroomhandle Magicthighs3. Magicthighs3 had been living continuously in the Secondlife universe for the past four months. His response, when we asked him how he was coping with the enforced exile to SecondLife was: "What are you talking about? Enforced?" hehehe
  4. NEW YORK-- Djibouti (pronounced ji-boo-tee), also known officially as the Republic of Djibouti, was chosen by the United Nations as the top country in which to live in 2007. The result, which was announced at the UN's headquarters in New York, came as a shock to some, as Djibouti is not commonly known as a world leader by any of the standards previously used to determine each country's ranking. When asked to justify the selection of Djibouti as this year's top placement, UN spokesperson Robert Daly, had the following to say: "We decided to abandon the HDI this year and instead make the selection based solely on how cool the name of each country sounds. Djibouti was clearly the coolest." The Human Development Index or HDI, a measure of factors such as life expectancy, standard of living, and education was formerly used by the UN in determining the rankings. Skeptics of the decision were immediately appeased after repeating the name of this year's top selection. "Djibouti! Wow that is awesome," said Gary Bettner, a sociologist at the University of Maine. "I'm very pleased that the UN has finally abandoned arbitrary decision-making and returned to reaching informed, conscious conclusions." The UN representative to Djibouti, who will be referred to as Bob, as his name it too hard to spell, was ecstatic. "This truly is a great day for all of Djibouti. I am truly pleased that our country has been selected by the UN as the best country in which to reside. Sure, our government is a puppet-democracy, we are struggling to end a decades old civil war, and we are facing rampant unemployment, but hey, Djibouti is damn wicked to say." 'Djibouti' has quickly gone on to become more than solely the name of a country. New York teenagers swiftly picked up 'djibouti' as a new catch-all buzz word, with many teens heard exclaiming "that's so djibouti!" or "I totally want to djibouti that chick." Thanks to the internet, the new vogue word has spread to even the furthest reaches of the globe and should soon replace old stand-bys such as 'radical' and 'tubular'. This year's lowest ranked country was the People's Republic of Blmleh, which is so undjibouti to say that even its own residents refuse to acknowledge its existence. HERE
  5. I'm getting the same problem for the last few days .......... i simple refresh the page and everything is ok. Hmmmmmmm ,, i still can't change my name
  6. I'm not Addict .........
  7. You don't know Dubaab ????
  8. Originally posted by umu zakaria: Hey guyz, adinkana talo xumadaan idinku nacay! My opinion, nothing wrong with dating an x. partner, divorce might have been a mistake, may be they do truly love each other. I know this couple who were married like more than 5 yrs, and divorced coz they couldnt have kids, and then after 3 yrs went back 2gather and r now all over each other inseperable. Ppl can also learn from their past mistakes, we are all human as the saying goes, u never know how much something means to u until its gone. KK, if the man divorced his wife withn 1 or 2 talaq then rajactu buu dhihi karaa without any other inbetween marriage. 3 talaaqadoodna marka horeba waxba kama jiraan, i hear. Ducaysane oo yaan qooqanayn? n so is every1 alive are we talking about re-marriage or dating ?? .. nothing is wrong if they re-marry but how about just a dating after divorce ?? loooooooooooool@way qooqeen ........
  9. Ururka Suxufiyiinta Somaliland Oo Deeq Lacageed Gudoonsiiyay Suxufiyiin Ka Soo Qaxay Dalka Somaliya “Dhibaatadii Muqdisho aanu uga nimid , waa hanjabaado ku saabsan in nala dilay” Muna Xasan Hargeysa (Qaran)- Gudoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA , Mustafe Cabdi Ciise [shiine] , ayaa maanta deeq lacageed gudoonsiiyay Afar suxufi oo ka soo qaxay dagaalada Dalka Soomaaliya, gaar ahaan Magaalada Muqdisho , kuwaasi oo Muddo laba toddobaad ah ku sugnaa caasimada Somaliland ee Hargeysa. Afartan Suxufi oo ka shaqayn jiray Telefishanada Horn Afrik iyo Shabeelle waxay kala yihiin Muna Xasan Cajab , Maxamed Cali , Maxamed Cismaan iyo C/rashiid, waxaanay Magaalada Muqdisho ka soo qaxeen markii loogu hanjabay in la khaarajin doono , iyadoo fariimahaasi loo soo mariyay Telefoonada gacanta. Xaflada Suxufiyiintaas lagu gudoonsiiyay deeq Lacageed , oo dhamayd 800 Euro oo u dhiganta 1120 Doollar, oo ay ugu deeqeen Ururka Suxufiyiinta aan Xuduuda lahayn , ayaa maanta lagu qabtay Magaalada Hargeysa, waxana ka soo qayb galay Agaasimaha guud ee Wasaarada Warfaafinta Maxamed Jaamac Hilaac , Madaxda Ururka SOLJA iyo Suxufiyiin. Gudoomiyaha SOLJA Mustafe Shiine oo xafladaas ka hadlay ayaa waxa uu yidhi “Waxa aan saxaafada idiinku yeedhay in Weriyayaal inala mid ahi oo ka yimid dalka aynu jaarka nahay ee Soomaaliya oo ka mid ahaa Weriyayaashii ka firxaday cadaadiska iyo dilalka lagula kacayo Weriyayaasha dalka Soomaaliya , oo hada qaxoonti ku ah dalalka Kenya , Ugandha iyo Somaliland, waxa wadanka xilligan ku sugan Afar suxufi oo ka mid ah kuwa ugu caansan dalka Soomaaliya’’. Gudoomiyuhu isagoo hadlayay qaabkii deeqdaasi ku timid , waxa uu yidhi “Markii suxufiyiintani Somaliland yimaadeen , waxay la soo xidhiidheen anaga (SOLJA), ka dibna aanu ka hawl galay sidii suxufiyiintan aanu u dejin lahayn, oo loogula xidhiidhi lahaa Bulshada caalamka, si ay dal saddexaad oo ay si Nabad gelyo ah oo ay ku noolaan karaan kana shaqaystaan loogu helo , markaa waxa aanu codsiyo u qornayd Ururada Caalamiga ah ee ka shaqeeya badbaadada suxufiyiinta , sida Ururka Weriyayaasha aan xuduuda lahayn (RSF), guddida Difaacda Suxufiyiinta (CPJ), NED iyo ururo kale oo aan u sheegnay in Suxufiyiin ah oo ka soo firxaday dagaalada Soomaaliya ay joogaan Somaliland, una baahan yihiin in la gaan qabto , waxana arrintaas ka soo jawaabay ururka Weriyayaasha aan xuduuda lahayn , kuwaasi oo u soo diray 800 oo Euro’’. Mustafe Cabdi Ciise [shiine] , waxa kale oo uu intaasi ku daray in ururka difaaca Xuquuqda Aadamaha oo fadhigiisu yahay Uganda , oo uu xusay in ururkooda SOLJA xubin ka yahay ay afartaas suxufi ee ka soo qaxay Soomaaliya u soo direen Foomam , la doonayo in marka ay buuxiyaan loo qaado dalkii ay jecel yihiin in ay ku noolaadaan. “Waxa Suxufiyiintaas la waydiiyay inay Foomamka ku soo qoraan dalalka Uganda iyo kenay , ka ay jecel yihiin ama ay Somaliland joogi karaan, laakiin anagu (SOLJA) aanu u aragnay inay u fiican tahay in lagu biiriyo Weriyayaasha kale ee jooga Yuganda , oo dhamaantood , xataa kuwa Kenya jooga Yuganda la isugu geeyo , maadaama oo ururka Foomamka u soo diray fadhigiisu yahay Uganda’’ ayuu yidhi Gudoomiyaha Ururka SOLJA. Mustafe Shiine oo ka hadlayay siyaasada xukuumada Somaliland ee ku wajahan dhinaca Soomaaliya, waxa uu yidhi “Waxa aan idiin sheegayaa siyaasada xukuumada Somaliland ay ku dhisan tahay in dadkan aynu walaalaha nahay Soomaaliya ee dhibaataddu haysato ay Somaliland ku noolaan karaan , haddii aanay wax yeelayn Nabad gelyada dalka iyo kan dalalka Jaarka ah, arrintaas iyo kan dalalka jaarka ah , arrintaas ayay suxufiyiintaasi ka faa’iidaysteen inay halkan ku noolaadaan , iyagoo aan Nabad gelyada Somaliland dhibaato ku ahayn , iyagoo naftoodii Soomaaliya kala soo cararay ka dib markii hanjabaado iyo handadaad badan ka heleen dadka halista ku ah Nabada dalkaas’’. Gudoomiyaha SOLJA , waxa uu carabka ku dhuftay Weriyayaasha caanka ah , gaar ahaan kuwa ka shaqeeya telefishanada Muqdisho , aanay xilligan ku noolaan Karin dalka Soomaaliya ee dagaaladu ka holcayaan, waxana uu u mahad celiyay Ururka RSF, deeqdaasi bixiyay iyo Xoghayaha guud Ururka Suxufiyiinta Geeska Afrika Cumar Faaruuq oo lacagtaas la soo mariyay. Muna Xasan oo ku hadlaysay magaca Suxufiyiinta deeqdaas la gudoonsiiyay ayaa u mahad naqday ururka SOLJA iyo Xukuumada Somaliland, waxana ay sheegtay in si fiican loola dhaqmay wax dhibaato ahna aanay kala kulmin. Muna Xasan oo iftiiminaysay asbaabihii ay u yimaadeen Somaliland , waxa ay tidhi “Waxa aanu Somaliland u nimid markii aanu ka soo cararay Muqdisho , waxa aanu ogayn in aanu si nabad gelyo ah ugu noolaan karno, taariikhda ayay Somaliland u geli doontaa, sida fiican ee ay noo soo dhaweeyeen’’. “Dhibaatadii Muqdisho aanu uga nimid , waa hanjabaado ku saabsan in nala dilayo , iyadoo telefoonada Mobile-da ah , cid aan la garanayni nooga soo hanjabi jirtay oo nalagu odhan jiray ku taamili qaata saaxiibadiinii (Suxufiyiintii) idinla shaqayn jiray ee la khaarajiyay’’ ayay tidhi Muna oo Tafaasiil ka bixisay duruufihii ka keenay dalkoodii.
  10. Qeybe Oo Golaha Guurtida Ka Jeediyay Aragtidiisa Gobolka Sool Hargeysa(Qaran)-Mudanaeyaasha Golaha Guurtida Somaliland,ayaa maanta maalintii labaad,sii ambo-qaaday dood ay ku naaqishayaan xaalada gobolka.Sool,ka dib markii laga sifeeyay maamulka Puntland. Fadhigii Guurtida ee Maanta oo uu gudoominayay Gudoomiye Ku-xigeenka 1-aad ee Aqalkaas Md Sh Axmed Sh Nuux Fure,waxa aragtidooda ku saabsan qaabka loo xasilin karo iyo maamul u samaynta magaalada Laascaanood,ka soo jeediyay dhawr mudane oo uu ku jiray Gudoomiyihii hore ee Golaha Wakiilada JSL, Axmed Maxamed Aadan [Qaybe],oo xubin sharafeed hada ka ah Golaha Odayaasha JSL. ayaa ka hadlay aragtidiisa gobolka Sool,dagaalkii ka dhacay ka dib ka waxa waxa uu yidhi “ Waxa dadka[shacbiga Sool] laga dhaaciyay in Reer qabsaday, markaa waxaa loo baahan yahay in wacyi gelin lagu sameeyo oo loo tago”. Md Siciid Shire Xuseen, oo ka mid ahaa mudaneyaashii ka hadlay fadhigii maanta, ayaa Guurtida ugu baaqay in ay horumarinta adeegyada bulshada Gobolka Sool,kaga qeyb-qaataan tabarucaad dhaqaale ,waxana uu yidhi “Waxa Golaha Guurtida somaliland,looga baahan yahay,in ay Sool u jarno dhaqaale aynu ku taakulayno,horumnarinta adeegyada bulshada Gobolka Sool”. Xildhibaan Siciid,waxa isagoo hadalkiisa sii watay uu yidhi “Waxa aan qabaa xiligan ma haboona in wax la is garab eryo,xaalada gobolka Sool,hada waxa gacanta ku haysa waaxdii fulinta [Xukuumada] markaa waa in wixii talaabo ah iyo gudi ah ee aynu u saaraynaa ay la jaan-qaadaan dawlada,waxana guurtidu ay door ka ciyaari karaan wacyigelinta shacbiga”. Md Cabdiraxmaan Maxamed Muuse,ayaa taageeray in guddi ka tirsan golaha Odayaasha loo diro gobolka Sool,waxa kale oo uu xusay in Somaliland ka hawlgashay gobolkaas oo ay taakulooyin gaadhsiiyeen dadkii ku baro kacay dagaaladii. Xildhibaanada kale ee fadhigaas ka hadlay ay soo jeediyeen in diirada la saaro maamul-fidinta iyo sidii loo soo jiidan lahaa shacbiga gobolkaas..
  11. Hargiesa(Qaran)-The President of Somaliland, Mudane Daahir Riyaale Kaahin today with the two leaders of the opposition parties Kulmiye and UCID, Mudane Maxamud Maxamed Axmed "Siilaanyo" and Mudane Eng. Faysal Cali Waraabe. The meeting held at the Presidential offices in Hargeisa was primarily focused on discussions between the leaders in regard to the current situation in Somaliland and the governments future plans for national development and security. The discussion which was solely between the President and the two party chairmen ended with an understanding on mutual points of interest. It is expected that a formal communique will follow.
  12. Waaryaa i don't use Telesom's connection ,,,, actually i hate it I prefer Abbinet ......
  13. Tollaayda qabiilku Maxay dad qareena Xumaan qabadsiisay
  14. Exactly that is the place Gediid ,,,, North, Yes there are a lot (and i say a lot) of Arabi restaurants here ,, say Yemenis, Saudis, and others. You can find any kind of food that is available in the Arab countries. Yes it is Mandi. and last night we went to this new place called Free Zone ,,,, the environment was really good but we didn't like the food.
  15. Yes it was with olive oil ,, i had it with chappati and meat. went to this Al-Mindi today ,,,,,,
  16. xageed aakhiro iigu sii eryaysaa ,,, Inaalillaah ,,, anigu weli mabaan qaangaadhin
  17. waar niyow ma sidaasay u qabowdahay ,,, i thought in iyadoo diiran la keeno
  18. And i forgot to mention ,,,,,,, i had Xumus in lunch, first time in my life ,.,,, waar wuxu wanaagsanaydaa Sen, waxaan ku baashaalayaa meel aanad baashaal adigu uba doonateen Well, i'll have a massage everyday ...
  19. Aniguna waaban yaabayay NO comments .............
  20. Ahhhhhhhhhhhhh ,,,, just the best massage ever .......
  21. Jacaylbaro

    Xaax

    One day in 1995 in Mogadishu i saw myself inside the Barmuda ..... Ohhhhhhhh ,, i was almost shot walee
  22. looooooooooooooooooooool @North ..... Tollaayda qabiilku Maxay dad qareena Xumaan qabadsiisay