
Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
Hargaysa(Qaran)-Madaxweynaha JSL Mudane Daahir Rayaale Kaahin waxa uu maanta kulan kula yeeshay qasriga Madaxtooyada Wufuud ka socota ururada Culimada Muslimka ah ee Geeska Afrika oo ay ka mid yihiin Dalalka Kenya,Tanzania , Uganda , Ruwanda iyo Sudan ee loo yaqaano (African Council of Muslims ). Sidaasi wxa lagu sheegay warsaxaafdeed uu ku saxeexnaa afhayeenka madaxtooyada oo loo qaybiyay saxaafada kaasi oo nuqul ka mid ahi soo gaadhay shabakada qarannews, warsaxaafdeedku isga oo sii socda oo ka warmaaya culimada iyo kulamadoodii iyo kualankii maanta waxa uu xusay sidani hoos ku qoran. Culimadaa oo shir laba maalmood socdanayay ugu dhamaaday magaalada Hargeysa , iyada oo shirkaasi lagu falan qaynayay Arrimaha ay ka mid yihiin Nabad gelyada Mandaqada Geeska Afrika . Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland hadal kooban oo uu kulankaa uga jeediyay wefdiga Culimada waxa uu uga waramay waxyaabihii u qabsoomay Jamhuuriyada Somaliland 16-kii sano tan iyo intii gobanimadeeda kala soo noqotay wadankii la isku odhan jiray Soomaaliya, gaar ahaan Arrimaha Nabada , Xasiloonida iyo Geedi socodka Nidaamka Dimuqraadiga ah ee ka jira Somaliland. Madaxweynuhu waxa kale oo uu wefdiga u sheegay habkii Somaliland ay uga soo kabatay bur burkii dalkeeda ka dhucay iyo dagaaladii sokeeye ee dalka ka jirayba , iyada oo wax kaalmo ah ama faro gelin ah ayna ka helin haba yaraatee wadamada dibada, balse iyadu kaligeed isku tashatay . Ugu danbayntii waxa uu madaxweynuhu wefdiga ka codsaday in ay wadamadooda gaadhsiiyaan marka ay ku noqdaan xaqiiqada ka jirta Somaliland oo ay xaq u leeyihiin xukuumad iyo shacbiba in ay caalamku si cadaalad ah ula macaamilaan , una aqoonsadaan. Mudane Sh. Ismaaciil Dheeg oo ka mid ah culimada reer Somaliland oo isna halkaa ka hadlay waxa uu ka waramay Nabada iyo xasiloonida ka jirta dalka Somaliland oo ah mid ku timid wada tashi iyo tallo wadaag waafaqsan arrimaha ay ina farayso diinteena Islaamka ah. Sh. Shacbaan oo ah hogaamiyaha Wefdiga Culimada ee Geeska Afrika waxa uu hadal halkaasi ka jeediyay waxa uu marka hore u Mahad naqay Xukuumada iyo shacbiga Somaliland , soo dhawayntii fiicnayd ee ay kala kulmeen iyo marti gelintii u suurta galisay in shirkoodu uu ku qabsoomo Caasimada Hargeysa . Sheekh Shacbaan waxa kale oo uu sheegay in isaga iyo wefdigiisuba ay kula noqon doonaan dalalkoodii fikrad ka duwan tii markii hore ay ka haysteen Somaliland oo aanay aqoon iyo xog waran toona u lahayn, hase yeeshee waxa Maanta ay ku soo arkeen indhahooda in Somaliland ay tahay Qaran jira oo aan la dafiri karin. Sheekh Shacbaan waxa kale oo hadaladiisa ka mid ahaa ‘'Waxaanu noqon doonaa Safiiro ka dhaadhiciya Wadamada aanu ka nimid iyo caalamka intiisa kaleba waxyaabaha ay qabsatay Somaliland iyo heerka ay marayso''. Wufuudaasi waxa kale oo ka mid ahaa Wufuud ka socotay Kiniisadaha Kiristaanka ee Geeska Afrika. Shirkaasi waxa goob joog ka ahaa Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Sh. Maxamed Suufi iyo Culimaa'udiin kale oo ka tirsan Somaliland.
-
hadhwanaag 2007-11-20 (Hadhwanaagnews) Hargeysa(HWN):- Wefti ka socda Jamhuuriyada Somaliland ayaa shalay ka dhoofay Gegeda Diyaaradaha ee Egal Intentional Airport ee Magaalada Hargeysa, kaas oo lagu Wado inuu ka qeybgelidoono Shir Madaxeedka Wadamada Barwaaqo Sooranka,oo lagu qabandoono Caasimada Wadanka Uganda ee Kampala. Weftigan oo ka kooban sadexda Xisbi Qaran [KULMIYE, UC ID iyo UDUB]oo ay uga qeybgalayaan Sadex Masuul oo kala ah, Guddoomiyaha Xisbiga Mucaarid ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe,Wakiilka Somaliland ee Dalka Faransiiska Md. Mohamed Nuur Fagadhe oo xubin ka ah Gudida fulinta Xisbiga Mucaarid ah ee KULMIYE iyo Wasiir ku-xigeenka Qorshaynta Somaliland Md. Ahmed Xaashi oo ka socda Xisbiga talada haya ee UDUB. Sidaa waxa Caawa u Xaqiijiyey Shabakada Wararka ee Hadhwanaagnews Masuuliyiin Sar sare oo ka tirsan Labada Xisbi Mucaarid ee KULMIYE iyo UCID oo aanu khadka Mobile kula xidhiidhnay. Socdaalka Weftigan ayaa la sheegay inay ka dambeeyey Marti-qaad rasmiya oo ay Xukuummada Somaliland ka heshay Dawlada Uganda oo marti-gelinaysa Shir-madaxeedkaas. Shir madaxeedkan oo ah markii ugu horeysay ee Jamhuuriyada Somaliland lagu marti-qaado, waxa mas’uuliyiinta Somaliland kaga qayb-galayaan goob-jooge-nimo, maadaama aanay ka mid ahayn wadamada kursiga ku leh Ururka Barwaaqo sooranka. Dhinaca kale Xisbiga Mucaarid ah ee KULMIYE ayaa ka biyo diiday Xubinta dhinacooda la sheegay inuu uga qeybgalayo Shir madaxeedka Ururka Barwaaqo Sooranka, kaas oo ah Maxamuud Salaax Nuur [Fagadhe] oo wakhtigan ah Wakiilka Somaliland ee Wadanka Fransiiska oo ay dhawaan Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland Md. Cabdilaahi Maxamed Ducaale. Waxaanay talaabadan ku tilmaameen Xisbiga KULMIYE mid sharci daro ah, isla markaana aan waxba laga weydiin xubintooda uga qeybgalaysa Shirkaasi, balse ay tahay arrin ay Xukuummadu iska soo dhab-dhabatay. Iyaga oo hadalkooda sii watana waxay xuseen inaanu Xubinta Xisbiga KULMIYE meteli Karin Maxamuud Saalax Nuur [Fagadhe]. Wadamada ku bahoobay Ururka barwaaqo sooranka ayaa Shir-madaxeedkoodan ayaa sanadkiiba mar la qabtaa , ayaa la sheegay inay ka soo qeybgalayaan Madax-weyneyaasha iyo mas’uuliyiin sar-sare ee 53-ka wadan eek u bahoobay barwaaqo sooranka, oo ah dalalkii maxmiyada u ahaa Dawladii boqortooyada ingiriiska, kuwaasi oo ay Somaliland ka mid ahayd, waxaana sanad kasta si rasmi ah u furta boqorada Ingiriiska queen Elizabeth.
-
waar ma lacag laguugu soo diray baad ka wayday waadigan dahabshiil ku waashaye
-
i expected a better contribution from you at least ,,,,,, or should i welcome you to the crew ??
-
It is not a qabiil entity ,,,, u don't have an arument on that unless you wanna argue just for the sake of it
-
Las Anod, 17 November, 2007 (SL Times) – Youth in Las Anod, the administrative capital of Sool region, have been handing in an assortment of deadly explosives to the town’s newly established authority. A ministerial delegation from Hargeysa, headed by the minister of Public Works, Saeed Sulub Muhamad, have been in Las Anod for a month, to oversee and coordinate the restoration of the town’s local government authority, its basic infrastructures, and to re-establish the regional presence of the various government departments and services which used to operate in Sool prior to Puntland’s capture of the region in 2002. On Monday, the ministerial delegation from Hargeysa met a group of the town’s youth who used to take part in anti-Somaliland activities such as demonstrations and instigating unrest and social disorder from the time Somaliland forces captured the town from Puntland, last month. The meeting took part in Hamd Hotel in Las Anod. The Hargeysa delegation, along with the town’s newly established local authority officials and traditional elders received the youth who had brought with them an assortment of explosive devices to surrender to the delegation and local town officials. 25 different types of deadly explosives were handed to the delegation by the town’s youths. Among these were anti-tank mines, grenades and various bombs and rocket propelled bombs. The youths narrated how Puntland supplied them with this deadly arsenal for using it against the local pro-Somaliland officials and the town’s citizens who support Somaliland. The ministerial delegation have been working with the town’s elders for some time, and have finally succeed in convincing them that the youth should be talked to and be made to understand that it is in their interest to surrender these deadly explosives before they harm themselves and others. One of the elders who played a vital role in getting the town’s youth to come forward with these explosives was Mr Jama Ibrahim Warseme. Speaking to Haatuf Sool correspondent, A. A. Yusuf, Jama Ibrahim said, ”After many long hours of going back and forth trying to convince them of the dangers these items posed to them and others, the youths finally accepted our advice. In the end they accepted to hand in the bombs that Puntland gave them to use against Somaliland’s officials, forces and authorities.” Mr Warsame went on to explain: “These items you see are of two explosive types of arms and in total number 25pcs. One type only needs the slightest detonation to go off, and the other type has a timing device which can be set of manually or by a propellant device. All these items were smuggled from Garowe, capital of Puntland, and were distributed to the town’s youth by a number of locals working for the Garowe administration. The government has arrested these people and are all waiting to be put on trial.” Regarding this matter, the Minister of Public Works, Saeed Sulub said, “we have been aware of the people carrying out this operation for some time and the number of explosives that Puntland had sent to Las Anod. It was a matter of swooping down on these people and arresting them or talking to the town’s youth which Puntland planned to use to carryout its operations against us. Eventually, we came to the conclusion that if we convinced the kids that their lives and many more were seriously in danger, they might just listen to our pleas. We have already seen causalities from these devices. Last week, when one youth threw a grenade into a group of people congregating in down town, one person sustained serious injuries from the explosion. We, therefore, concluded that it was more important to save the lives of the kids than arresting Puntland’s stooges. We have succeeded in getting most of the devices which have been smuggled into town from Puntland; only a small number of the people behind these operations have escaped our nets, but, we are onto them and we will catch them.” Source: Somaliland Times
-
no no ,, u cannot withdraw ,,,, ha baqanin ,,, these guys want to ruin the whole thread nothing more or less Now ,,,, who else is here bal
-
hayaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaay ,,,,, no wonder those guys set up that website show halkanaaba lagu jiraa ,,,,,,,,,,,,
-
maxaa kaa galay what i was doing in Addis ?? ,, bal amuurtan eega Adigu xageed joogtaa ma Telaviv ??
-
waar ina kala ilaali yaynaan warmaha isku mudine
-
,,,,,,, i just loved the piece dee ,, nothing more. I could put them in a postcard and send it to Mom ,,,
-
ceeeb ,,,,,,,,,,, so you finally think i'm a girl ????
-
looooooooooooooooooool
-
we just wanna nominate the Miss SOL of 2007 Tell me what you think and who you think is the best candidate
-
physical pretty ,,,,,,, there are pictures out there only if you can see them
-
50 Cent shocked Indian fans by unzipping his trousers during an online interview. The 'Candy Shop' rapper, who was being quizzed by South Asian fusion website desihits.com, caused uproar by making the sexually provocative motion while being taught chat up lines. As 50 was shown how to say 'Beautiful Girl' in Hindi, he loosened his flies and interrupted: "Everyone around the world knows sign language. I am looking forward to coming to India. Every country I have been to, even if I don't speak the language, people know what I mean when I do this?" The visibly stunned male interviewer covered his face with his hands as he said: "Stop 50, you are really embarrassing me. I can't believe 50 just tried to show us his wicket!" The presenter hastily made 50 return to his seat before cutting to a music video. One horrified female viewer said: "What 50 did was totally unacceptable. I couldn't believe he could be so inappropriate during an interview." 50 also revealed he is set to release his own range of incense. The hip-hop star is considering launching a line of aromatic oils and sticks under the name '50 Scent'. He said: "You know what, this could be cool. I like this idea."
-
ma laga yaabaa in lagugu qabsado possition kaas ??
-
Maama aragtidaa waxey iila mid tahay Anigoo Makiyo Madiinaba tagoo Xajkii soo maree Hooyo magan ilaah markastaba ahoow!!!
-
Waaryaa tuujiye ,,, shaqo kele yeelo niyow haduu caashaq ku qabtayna noo sheeg. KK, you can be the prettiest one but let's see if everybody else agree with you here .... Well, we have one nominee now ..... Yaa labeeyay oo liibaanay ?
-
What do you think ??? just a think
-
Inaalillaahi wa Inaa Ilayhi Raajicuun ,,,,,,, Insha Allah they will be defeated
-
I haven't seen a single dollar since i left Addis 10 days ago ...... Euro is everywhere even in Egypt
-
Xaabsade arrives in Hargeisa; Food Aid reaches LA,... and more news
Jacaylbaro replied to Suldaanka's topic in Politics
I know that ,, i'm just taking the chance that he is here now ,,, we should set our plan B though -
Arabs are not equal ,,,,, let's blame Saudis here ,, they do the most crazy, dirty and unfair charges against women.
-
I wen't to the Mcdonals today ,,,,,,,, just to have a decent lunch YES IT WAS