
Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
Hargeysa (Somaliland.org) - Guddoomiyaha xisbiga ugu weyn mucaaridka ee KULMIYE, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa galabta ku soo laabtay dalka, kadib markii uu soo gutey waajibaadka Xajka oo uu u tegey dalka Sucuudi Carabiya. Guddoomiyaha, Xaaji Axmed Maxamed Siilaanyo, waxaa ku soo dhoweeyey madaarka caasimadda Hargeysa galabta, Kusimaha Guddoomiyaha Xisbiga, Mr. Maxamed Cabdi Aadan (Iskeerse) oo ay weheliyeen xubno door ah oo ka tirsan siyaasiyiinta hoggaanka xisbiga KULMIYE, Guddoomiyekuxigeenka 1aad ee Golaha Wakiillada, mudane Cabdulcasiis Maxamed Samaale, xildhibaanno ka tirsan Golaha Wakiillada iyo dad kale oo isugu jira xubno ka tirsan xisbiga iyo taageerayaal. Guddoomiyaha xisbiga, mudane Axmed Siilaanyo oo la hadlay suxufiyiin iyaguna madaarka ku sugayey, waxa uu ka cudurdaartay inuu wax war ah bixiyo iyo inuu ka hadlo siyaasad, hase yeeshee, waxa uu salaan u diray shacbiga Somaliland, isaga oo Illaahay uga baryey in sannadkan cusub uu noqdo mid badhaadhe iyo nabadgelyo ay ku dhammaystaan. Waxa kale oo uu ka hadlay Xajka oo uu sidoo kale Illaahay ka baryey inuu noqdo Maqbuula ama mid la aqbalo. “Waxaan tagnay Xajka, waxaanu soo gudaney waajibaadkii Xajka. Illaahay waxaan ka baryayaa inuu noqdo Maqbuula,” ayuu yidhi Axmed Siilaanyo. Waxana uu sheegay in Xajku sannadkan uu aad u ballaadhnaa, marka loo eego sannadihii horena khasaaruhu uu aad u yaraa, taas oo uu ku sababeeyey adeegga Xajka oo la horumariyey, isla markaana la hagaajiyey meelihii dadku isku cidhiidhyi jirey ama isku jiidhi jirey. Waxana uu ku ammaanay dowladda Boqortooyada Sucuudiga ee maamusha ka ah Xajka dedaalka ay ugu jirto horumarinta adeegga Xajka. Xaaji Axmed waxa uu sheegay inkasta oo Xajku uu sannadkan aad uga duwanaa sannadihii hore in haddana meesha ay isugu yimaaddeen Malaayiinn qof oo dunida dacaladeeda ka kala yimi aanay hawl yarayn, isla markaana uu jirayo cidhiidhi iyo waxyaabo kale. Hase yeeshee, waxa uu yidhi, “Hawl yari Jannada laguma helo, markaa kolley waxa loo marayaa wax fudud maaha.” Dhinaca kale, Xaaji Axmed waxa uu sheegay in aanu wax siyaasad ah ka hadlayn. C/risaaq M. Dubbad, Somaliland.org, Hargeysa.
-
I was listening to this interview and was the first time i heard him saying and repeating the word SOMALILAND ........ He finally changed his tune that Somaliland is part of Somalia explaining Somaliland has the right to raise its issue of independence. Funny how a simple depate in the US pentagon changed his whole view ....... that is what is happening when your argument is baseless.
-
Hargeysa (BBC/Jam)- Prof. Axmed Ismaaciil Samatar oo ah aqoonyahan wax ka dhiga jaamacad ku taal dalka Maraykanka, isla markaana ka mid ah shaqsiyaadka tirada yar ee saadaasha ka bixiya isbeddellada siyaasadeed iyo kuwa dhaqaale ee dunida, ayaa ifafaalaha saadaasha sannadka cusub ee 2008 waxa uu ku muujiyey aragtidiisa ku wajahan qaddiyadda madaxbannaanida Somaliland. Prof. Samatar oo dhalasho ahaan ka soo jeeda Somaliland, balse in muddo ah ku suntanaa shaqsiyaadka sida weyn uga soo horjeeda qaddiyadda madaxbannaanida Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa waraysi dhinacyo badan taabanayey oo Idaacadda BBC-da laanteeda afka Soomaaligu la yeelatay shalay, waxa uu markii u horreysay qiraal ka bixiyey fikradaha bud-dhigga u ah goonni-isu-taagga Somaliland ee inta badan ku doodaan siyaasiyiinta shacbiga reer Somaliland ee ay go’an tahay qaddiyadda madaxbannaanidu. Aqoonyahanka Axmed Ismaaciil Samatar oo badi dadka reer Somaliland ku barteen doodaha lagaga soo horjeedo madaxbannaanida dalkooda ee uu ka jeediyo warbaahinta dunida, gaar ahaan Idaacadda BBC-da, ayaa isaga oo ka garaabaya aaraahda horumarka Somaliland ku tallaabsatay waxa uu yidhi; “Dadka reer Somaliland gar bay u leeyihiin, marka laga hadlayo Soomaaliya dooddooda ah; ma waxaannu u dabranaanaa dal aan jirin? Waayo, marka ay noqoto arrinta dawladda Soomaaliya waxay tahay Ra’iisal-wasaaraha waxa leh ****** [******]. Sidaa markay tahay oo iyana halkaa marayaan waxa la odhan karaa xaq iyo gar bay u leeyihiin reer Somaliland.” Waxa kale oo Prof. Samatar sidii caadada u ahayd gebagebada hadalkiisa ku soo afjaray heestii uu u xushay sannadka cusub ee 2008, heestaas oo midhaheeda laga dhadhansan karo isbeddel siyaasad oo u qorshaysan inuu ku qaabilo sannadka cusub, taas oo marka la barbardhigo kuwii sannadihii hore la odhan karo waxa la soo deristay hilow shaqsiyadeed uu u qabo dalkiisa hooyo ee Somaliland. Jamhuuhiya Online
-
Hargeysa (Jam)- Madaxweynaha Somaliland, Md. Daahir Rayaale Kaahin, ayaa shalay soo saaray go’aan ku saabsan dhaqangelinta xeerka ka-hortagga iyo ku-tagrifalka hantida qaranka iyo la-dagaallanka musuqmaasuqa. Sidaana waxa lagu sheegay warsaxaafadeed uu xalay fiidkii soo saaray Afhayeenka Madaxtooyada. Warsaxaafadeedkaas oo faahfaahsanna waxa uu u dhignaa sidan: “Madaxweynaha JSL Mudane Daahir Rayaale Kaahin, waxa uu maanta [shalay] soo saaray go’aan ku saabsan dhaqan-gelinta Xeerka Ka-hortagga Ku-tagri-falidda Hantida Qaranka iyo La-dagaallanka Musuqmaasuqa. Madaxweynuhu isaga oo tixgelinaya oggolaanshihii Golaha Wasiirada iyo go’aankii Golaha Wakiillada Somaliland ee ku salaysnaa go’aankaas oo ay hore u ansixiyeen, waxa uu go’aansaday in uu dhaqangalo xeerka lambarkiisu yahay 302/2007 oo la xidhiidha Ka-hortagga Ku-tagri-falidda Hantida Qaranka iyo La-dagaallanka Musuqmaasuqa, xeerkaas oo waafaqsan qodobka 75-aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland. Sidaa daraadeed, ay lagama maarmaan tahay in go’aankaas uu si rasmi ah u dhaqangalo, loona faafiyo.” Jamhuuriya Online
-
It is sad to experience more chaos in the region. I hope Kibaki will understand this and will sacrifice his position for the sake of the country.
-
Naagtaada maxa ku furi leheed ama Ninkaada Uga Dalban leheed Furiin.
Jacaylbaro replied to Yaabka-Yaabkiis's topic in General
`Nin baa naagtiisii furay after 6 months of marriage ,,, markii la waydiiyay waar maxaad ku furtay wuxuu yidhi: WAAN KA DHERGAY .................... -
I think dadkii caashaq baa wada haya this new year ,,,,,,,,
-
I sometimes eat with my both hands and if it requires i even add a leg .......... call it what you want now
-
3 at the same time is on the way soon It is clear that MEN can do whateva they want to do ,,,,,,,, even if it is radiculous ! !
-
I do fulfil my decisions ,,,, well, at least i try.
-
Originally posted by umu zakaria: cuduradaas maxaa ka mida? They named the Kelyo Xanuun ........
-
Happy B-day to all the flight 13 boys and girls
-
Waxaanu rajaynaynaa in ay ciimadooda meesha (Gobolka Sool) kala baxaan oo la noqdaan, waxaanu rajaynaynaa dagaal weyn in aan la geline ay wax fahmaan, oo arrintay sameeyeen waxa ka imankara fahmaan. Those are the direct words of the sick old man, Abdillahi Yususf's sakaraatal kalaam in Baidoa yesterday. Unlike the translation of some media stations, those are the words he said in the speech. WAXAANU RAJAYNAYNAA .......... finally feeling weak.
-
Originally posted by NGONGE: quote: Interim President of Somalia Abdullah Yusuf Ahmed says Somaliland troops must leave the Somali territories they have captured. Recognition at last. ....... people should know how to read between the lines. Anyone has the speech in Somali ? ,,, I can't see what i was listening on the BBC yesterday
-
Sool: Juditial System Completed and Courts Officially Opened
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
good development indeed. I look forward when the jails are rehabilitated and criminals are brought to the justice. The region has been abandoned for the past years but it is time to do something about it. -
Laas-Caanood as in Somali and Las-Anod as in English. Both are Ok .............
-
looooooooooooool@live stoch
-
Sool: Juditial System Completed and Courts Officially Opened
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
blame your ears then ,,, looooooool -
I still remember the meat i had in Luuq ...... i was it called OOMITO ??
-
Sool: Juditial System Completed and Courts Officially Opened
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
many of them say that ........ somalis have never been united anyway and they all know that. wuxuu yidhi waa wax horaba loo yidhi ... -
Then someone should invite her for a breakfast and behave while at it
-
adiga wiswis baad qabtaa yaa modesty Well, i remember i visited that village and they believe the Khat is Dawo ,,, and doctors use it to heal cudurrada qaarkood
-
and how do you eat ? I think you have a wiswis which can be treated by doctors loool