
Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
Layzie, I set some plans to welcome the new year ,,, not that everybody would like but i assure you it is a crazy welcome Time to plan my long holiday ........... spending some time in Sheikh would be a good idea.
-
The Funniest Court Cases during the Last Somali Government
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Waa dhowr iyo siddeetankii ,,,, waana xilli dambe oo habeenkii ah markii uu dariiqa badhtamaha magaalada Hargeisa soo maray nin malaa qayilaad iskaga habsaamay oo sii hoyanaya. ciidankii booliska ayaa eegay mise waxay arkeen ninkan oo xilligan dambe soconaya oo weliba aan toos u soconayne hareeraha eeg eegaya oo kolba dhinac u jeesanaya. Way joojiyeen oo u yeedheeen ka dibna iyagoon waxba waydiin baa saldhigga lagu xidhay. Subaxnimadii markii dadkiisii ******** in ninkii xidhan yahay baa saldhigii lagu soo yaacay si loo ogaado dembiga lagu xidhay. Markii buugii la furay ayaa la ogaaday dembiga ninkani ku xidhan yahay oo ah: SEEXAN WAA IYO SOCOD XUMO HABEENIMO -
Samanka waxaa Taariikhda Somaliyeed ka soo dhexbaxay koox ah: khaa`in wadaniin, murtadiin, iyo mujrimiin (Dembiilayaal) . Marka la eego qaran-dumisnimada, gaalnimada, iyo debiyada culus ee ay kooxdanu ku kacaday ficil ahaan ama qool ahaanba waa wax taariikhda Caalamka Islaamka ama ummadda Somaliyeed ka caagan. Sidaas awgeed, waxay kooxdan oo ka kooban 10 nin oo magaca Somali sheegta mutaysteen inay ku sifaabaan Casharata Mubashiriina Bil Cadaab, waxayna kala yihiin: 1 Cabdullaahi Yussuf Axmed 2. Moxamed Cali Geeddi 3. Moxamed Dheere 4. Darwiish 5. Diinaari 6.Jeelle 7. Morgan 8. Gacmo Dheere 9. Yussuf Dabageed 10. Cabdi Qaybdiid In kasta oo marka la eego xagga islaamnimada kooxdanu wada gashay dembiyo fara badan oo culus oo kala duwan laguna mutaysto cadaabta daran ee Eebbe, ayaa haddana waxay ka simanyihiin tobankuba 3da arrimood ee soo socda: A). KHaa`in wadanimo: Giddigood waxay si ula kac ah ummadda iyo Dalka Somaaliyeed ku soo wada hoggaamiyeen ciidan cadow ah oo xukuumada cadow ahi amrayso (Ethiopia), cadowgaas oo ahaa welina ah nacabka kowaad ee jiritaanka ummadda Somaliyeed iyo Diintooda Islaamka, weligiina raadinjirin tirtirkooda si uu dhulkooda iyo xeebahhooda u qaato baahi uu u qabo dekado badeed awgeed iyo nacayb uu u qabo Diinta Islaamka ee Geeska Afrika. B). Murtadnimo: Mar haddii ay ummadd Islaam ah iyo Dal Islaam ah (Somalia) ay si ula kac ku soo hoggaamiyeen ciidan cadow saliibi ah oo ay amrayso xukuumada kaafir ah kaas oo ummadda Somalia, siiba Mogadhisho, ka geystay welina ka geysta xasuuq daran, dil joogto ah, hanti burburin, dhac, fara-xumayn, xabsi iwm, waxay giddigood ku sifoobeen murtadnimo ay kaga baxeen Diinta Islaamka. C). Mujrimnimo: Waxay tobaankaas nin si toos ah iyo si dadba uga qayb qaateen debiyada ku xusan Xarafka B. Sidaas awgeed tobanka (10) ninba waxa ku sifoobeen CASHARATA MUBASHIRIINA BIL CADAAB. Shaki kuma jiro in Somalia dhakhso u xoroobi oo cadowga iyo daalimiintaba dhakhso loo jebin loolana xisaabtami. Lama arag taariikhda dal gumaysi iyo inta u adeegta ay nabad ku naaloodaan, ku xukumaan ama ku negaadaan. Halganka hubaysan ee Somalia dhakhso ayuu u xorraynayaa dhulka hooyo iyo ummaddaba. Saxaafadda Somalia waxay inteeda badani mudantahay sharaf iyo magacweyn sida weyn ee ay u garab taagantahay Halganka hubaysan ee ummadda Somaliyeed isla markaana ay adduunka markasta ugu bandhigto tacadiyada cadowaga aargoosiga, dhuldoonka, iyo bad-doonka u yimid iyo dabadhilifyada u adeegga. Iyo la socodsiinta ummadda guulaha halganka, jabka cadowgga iyo dabadhilifyadiisa markastaba. Waxaan u sheegayaa saxaafadda Sodmaliyeed iyo dadka Somaliyeed, meelkastaba ha joogee, in Somalia maanta ku jirto gacanta gumaysiga cadowgga Ethiopia, dal gumaysi ku jirana aanu yeelankarin madaxweyne, ra`iisal wasaare, xukuumad, iyo baarlamaantoona waayo aayihiisu gacan uguma jiro, xornna uma aha muumulkiisa iyo xukunkiisa. Sidaas awgeed waxaan saxaafadda iyo dadka Somaliyeedba ka codsanayaa meelkasta ha joogeen in aan marnaba la dhihin ama la qorin: Madaxweynaha Somalia,xukuumadda Somalia, ra`iisal wasaaaraha Somalia iyo baarlamaanka Somalia waayo ma matalaan ummadda Somaliyeed waxayse iyaga iyo ciidankooduba ********** u yihiin cadowgga Ethiopia ee dalka Somalia haysta giddigoodna waa damiir laawayaal ka qaawan wadanimada iyo islaamnimadaba. Lama arag taariikhda duul baarlamaan sheeganaya oo jagooyin wasiir oo aan jirin gumaysina u taliyo ku dagaallamaya iyaga oo dalkoodii la haysto halkii ay halganka hubaysan ku biiri lahaayeen oo dalkooda wax ka xorraynlahaayeen. Waa dembi ummadda iyo dalka Somalia laga gelayo haddii kooxda daba-dhilifka u ah Ethiopia loo maamuuso sidii dawlad dhab ah oo madaxbanaan. Guul Somalia leh, jabweynna waxaa leh cadowgga Ethiopia iyo dabadhilifyadiisa (In shaa Allaah) Qorto: Sahra I.Qalanjo Very Creative indeed ......
-
Boosaaso(AllPuntland)- Warar is khilaafsan ayaa ka soo baxaya weerar xalay fiidkii lagu qaaday koox ku shir saneyd guri ku yaala dhiinaca Bari ee magaalada Boosaaso, iyadoo bam gacmeed lagu tuuray gurigaasi ay ku dhaawacmeen ilaa Sideed qofood oo midi haweeney tahay inta kalena rag ay ahaayeen, kuwaasi oo la dhigay isbitaalka magaalada Boosaaso. Wararku waxay sheegayaan in raggan ku sugnaa guriga la weeraray ay ahaayeen xubno taageersan Ururka ONLF ee ka dagaalama deegaanada ismaamulka Soomaalida Itoobiya, isla markaana weerarkooda uu yimid xili ay ku shirsanaayeen guri ku yaala xaafada Biyo Kulule ee dhinaca bari Boosaaso. Dhamaan dadka dhaawacmay ayaa waxay ahaayeen Soomaalida dhulka ismaamulka ******** ee kililka shanaad, kuwaasi oo qaarkood qaab ganacsi ku soo gala Puntland sida uu sheegay mid ka mid ah raggii ku dhaawacmay qaraxaasi oo diiday in magaciisa la xusi, isagoo intaa raaciyay in uu ka ganacsado Ariga. Dadkan ayaa sheegay in aysan garaneyn cida soo weerartay balse maamulka Puntland ayaan ilaa iyo weli wax war ah ka soo saarin weerarkaan bambaano ee xalay ka dhacay magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland. Mudooyinkii u danbeeyay ayaa magaalada Boosaaso waxaa ku soo kordhayey falalka amaan daro ee ay geysanayaan maliishiyooyinka hubeysan kuwaasi oo qalqal gelinaya amniga deegaanada Puntland, iyadoo xiligan kooxo hubeysan ay afduub ku heystaan shaqaale ka tirsan hey'adda MSF Spain. Cali Muxiyaddiin Cali AllPuntland, Muqdisho
-
The New Realities And The Conscience Of The Sool Man
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Letter to Safi Abdi Dear Safi Abdi, As you have told me before, you are a writer who does not seem to be preoccupied with tribes, yet reading you article entitled, “The definition of misery October the 15th: Rebuttal of Mahmoud Tani’s wishful dream “, one doesn’t even need to read between the lines that you are advocating for tribal hegemony over Sool region as INA YEY (Abdullahi Yussuf) wishes. (See Safi’s articlehttp://tinyurl.com/27oou6) Why would you criticize Somaliland for taking control over Sool region, but you have not said a word when in 2003 Abudullahi Yussuf attacked the visiting president of Somaliland, Mr. Daahir Riyaan Kaahin, in Las anood, and nearly assassinated him? If you are not a tribalist like the rest of us, why wouldn’t you allow Somaliland to rule Sool, but you would give Puntland the green light to control the region? By the way, despite much of the distorted stories about Sool conflict, after all it was not Somaliland that took over Las Anood. It was, in fact, *********** themselves who chased away Puntland militias. Read my article: http://www.jimmatimes.com/article.cfm?articleID=17256 And to back up my claims, as you know many *********** politicians and military colonels in Puntland have defected to Somaliland. Do you think they were kidnapped by Somaliland? Read the following facts. And by the way I took almost all these articles from websites owned and ran by ***********. So really, did Somaliland invade Sool or *********** themselves not only chased away Puntland militias but they [***********] also switched allegiances and joined Somaliland? In your article, in some cases, you have really lowered your standards by spewing out the well known regurgitated propaganda such as, ***** this, ***** that, SNM this, SNM that, Somaliland this, Somaliland that…blah, blah. This is too cliché. For instance, I will quote you. You wrote, “When the scribe of this write last checked Buuhoodlemedia.com This is what she read:Jabhada SNM Waxay Lasscaanood Haysataa: 71 days 10 hours 33 minutes 18 seconds www.buuhoodlemedia.com/joomla/ For crying out loud Safi, buuhoodlemedia belongs to some uneducated fool who is still trapped in a tribal mindset of hate, and you have used that website as a resource to backup your assertions! I’m speechless! Now, let’s separate facts from fiction: Puntland forces defect to Somaliland http://www.somalilandtimes.net/sl/2007/304/1.shtml Two Puntland Officials from Buuhoodle Area Defect to Somaliland http://www.afnugaal.com/warka.php?num=4241 More Puntland forces defect to Somaliland http://afnugaal.com/warka.php?num=4460 Former Interior Minster of Puntland, Mr. Xaabsade meets Somaliland president in Hargaysa http://www.hiiraan.com/news/2007/Nov/wararka_maanta19-2328.htm Somaliland distributed food in Sool http://www.puntlandpost.com/newspage.php?articleid=555 The Head of the UN Security Visits Laas Anod: this is the first time that a high level UN delegation reached Laas Anod, in a long time. See the pictures: http://afnugaal.com/warka.php?num=4229 Puntland Hijacks the *********** meeting in Boocame town. http://www.afnugaal.com/warka.php?num=4240 Sool elders welcome Somaliland forces. Watch these video clips: http://afnugaal.com/warka.php?num=4410 A group of *********** tribal chiefs sent a letter to Somaliland and they want a conference between the government and Dhulbhante tribes. http://afnugaal.com/warka.php?num=4513 In short, as a writer you must follow the pillars of good journalism (Thoroughness, Accuracy, Fairness and Transparency) as much as you can; otherwise the public would see you as a mouthpiece for another Somali warlord--another warmonger. Dalmar Kaahin Ottawa, Canada -
Hargeysa (SDWO 25/12/07)- Tifatiraha Guud ee jariidadda The Somali Voice [codka Soomaalida] oo ah bile ka soo baxa magaalada Bristol ee dalka Ingiriiska Mr. Kaysar Cabdillaahi Maxamed, ayaa shalay shahaado-sharafyo guddooniysiiyey Wasiirka Gaashaandhigga Somaliland, Md. Cabdillaahi Cali Ibraahim iyo Taliyaha Ciidammada Qaranka Nuux Ismaaciil Taani. Xafladdii shahaadooyinka lagu guddoonsiiyey taliska guud ee ciidanka qaranka ee magaalada Hargeysa, ayuu Mr. Kaysar ka sheegay in abaalmarinnadi ka dambeeyeen guulaha ballaadhan ee ciidammada qaranku ka soo hooyeen dagaalladii ay maleeshiyeedka Puntland kaga saareen magaalada Laacsaanood iyo qaybo badan oo ka mid ah Gobolka Sool, taas oo suurtogalisay in ay jiidahaas si buuxda gacanta ugu qabato Somaliland. Wuxuunna intaa raaciyey Tafatiraha Somali Voice in masuuliyinta difaac qaranka iyo ciidammada jiidda horeba ay u soo hooyeen Somaliland, sidaa darteedna bulshada reer Somaliland ka mudan yihiin in hiil iyo hooba lala garab joogsado, taasina ku keliftay Somali Voice ahaan inay shahaado sharafka guddoonsiiyaan. Wasiirka Gaashaandhigga Md. Cabdillaahi Cali Ibraahim, ayaa aad uga mahadnaqay Mr. Kaysar iyo Somali Voice-ba sida qadarinta leh ee ay u soo qiimeeyeen Wasaaradda Difaaca iyo taliska ciidammada qarankaba iyo sida ay mar walba u xasuusan yihiin iyaga iyo jaaliyadaha reer Somaliland ee qurbaha ku nooliba, isaga oo xusay wasiirku in Kaysar Cabdillaahi Maxamed iyo jariidadda uu ka socdayba muujiyeen waajibaadka ka saaran dalka niyad ahaan, magac ahaan iyo manfac ahaanba, wuxuunna soo jeediyey in ummad ahaan markasta loo midaysnado difaaca dalka iyo ilaalinta qarannimada Somaliland, lagana shaqeeyo horumarkeeda iyo xasilloonideedaba. Waxa isaguna hadal kooban oo mahadnaq ah halkaa ka jeediyey Taliyaha Guud ee Ciidammada Qaranka Somaliland, Nuux Ismaaciil Taani oo xusay in shahadooyinka la guddoonsiiyey ay mutaysteen oo iska leeyihiin ciidammada qaranka ee hadh iyo habeen heeganka ugu jira difaaca dalkooda. Taliyuhu waxa uu sheegay in shaqada ciidanka qaranku hayaan iyo guulaha ay ka soo hooyeen Laascaanood, aanay ahayn mid ay ammaan iyo mahadnaq ku doonayaan, balse ahayd waajib qaran oo saarran oo ay gudanayeen, waxaannu xusay in haddii waajibkii shacbiga reer Somaliland ku laheeyeen ciidammada qaranka lagu ammaanay ee lagu sharfay ay iyaguna ka mahadnaqayaan. Waxa kale oo taliyuhu tilmaamay in waajibkii qaranku ka sugayey ciidammada ee ahaa sugidda xuduudaha dalka ay inteedii badnayd dhammaystiran tahay, iyada oo inta yar ee hadhayna dhammaystiri doonaan oo aanay ku adkayn gaadhista xuduudaha dalka ee bariga.
-
Hargeysa (SDWO 25/12/07)- Tifatiraha Guud ee jariidadda The Somali Voice [codka Soomaalida] oo ah bile ka soo baxa magaalada Bristol ee dalka Ingiriiska Mr. Kaysar Cabdillaahi Maxamed, ayaa shalay shahaado-sharafyo guddooniysiiyey Wasiirka Gaashaandhigga Somaliland, Md. Cabdillaahi Cali Ibraahim iyo Taliyaha Ciidammada Qaranka Nuux Ismaaciil Taani. Xafladdii shahaadooyinka lagu guddoonsiiyey taliska guud ee ciidanka qaranka ee magaalada Hargeysa, ayuu Mr. Kaysar ka sheegay in abaalmarinnadi ka dambeeyeen guulaha ballaadhan ee ciidammada qaranku ka soo hooyeen dagaalladii ay maleeshiyeedka Puntland kaga saareen magaalada Laacsaanood iyo qaybo badan oo ka mid ah Gobolka Sool, taas oo suurtogalisay in ay jiidahaas si buuxda gacanta ugu qabato Somaliland. Wuxuunna intaa raaciyey Tafatiraha Somali Voice in masuuliyinta difaac qaranka iyo ciidammada jiidda horeba ay u soo hooyeen Somaliland, sidaa darteedna bulshada reer Somaliland ka mudan yihiin in hiil iyo hooba lala garab joogsado, taasina ku keliftay Somali Voice ahaan inay shahaado sharafka guddoonsiiyaan. Wasiirka Gaashaandhigga Md. Cabdillaahi Cali Ibraahim, ayaa aad uga mahadnaqay Mr. Kaysar iyo Somali Voice-ba sida qadarinta leh ee ay u soo qiimeeyeen Wasaaradda Difaaca iyo taliska ciidammada qarankaba iyo sida ay mar walba u xasuusan yihiin iyaga iyo jaaliyadaha reer Somaliland ee qurbaha ku nooliba, isaga oo xusay wasiirku in Kaysar Cabdillaahi Maxamed iyo jariidadda uu ka socdayba muujiyeen waajibaadka ka saaran dalka niyad ahaan, magac ahaan iyo manfac ahaanba, wuxuunna soo jeediyey in ummad ahaan markasta loo midaysnado difaaca dalka iyo ilaalinta qarannimada Somaliland, lagana shaqeeyo horumarkeeda iyo xasilloonideedaba. Waxa isaguna hadal kooban oo mahadnaq ah halkaa ka jeediyey Taliyaha Guud ee Ciidammada Qaranka Somaliland, Nuux Ismaaciil Taani oo xusay in shahadooyinka la guddoonsiiyey ay mutaysteen oo iska leeyihiin ciidammada qaranka ee hadh iyo habeen heeganka ugu jira difaaca dalkooda. Taliyuhu waxa uu sheegay in shaqada ciidanka qaranku hayaan iyo guulaha ay ka soo hooyeen Laascaanood, aanay ahayn mid ay ammaan iyo mahadnaq ku doonayaan, balse ahayd waajib qaran oo saarran oo ay gudanayeen, waxaannu xusay in haddii waajibkii shacbiga reer Somaliland ku laheeyeen ciidammada qaranka lagu ammaanay ee lagu sharfay ay iyaguna ka mahadnaqayaan. Waxa kale oo taliyuhu tilmaamay in waajibkii qaranku ka sugayey ciidammada ee ahaa sugidda xuduudaha dalka ay inteedii badnayd dhammaystiran tahay, iyada oo inta yar ee hadhayna dhammaystiri doonaan oo aanay ku adkayn gaadhista xuduudaha dalka ee bariga.
-
looooooooooooooooool ... Naa xaaliyeeeeeeey xumaan kuuma quudhee dhegahaaba igu xanuunay ,,,,,,,,, hehehe
-
Originally posted by J11.: quote:Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o: Come on ,,,, we are not that behind in Hargeisa i can be the weather man if needed I bet stickera yaryaroo ay daruur ama roob da'aya, amba cadceed ay ku sawiran yihiin ayaad ku dul dhejisaa halkay Seylac mapka xaashida ah uga taalo, markaasaad tiraahdaa..."daawadayaal, roob ma hiigaan ah ayaa Seylac saaka ka curtay', amba ' Hargeysa qorax kulayl caga belbel ayaa ku soo aaddan ee yaanan jambal la'aan la lugaynin innaba habayaraatee'.. That just reminds of old East Africa Tv lol. Their weather forcast was a comedy to watch . LOOOOOOOOOOOOOOOOL ,, When was that ? 1945 ??
-
The New Realities And The Conscience Of The Sool Man
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
The issue is, SSc can never be part of Somaliland, Well, they are now unless you wanna cover your eyes and shout out "I don't wanna see" .... -
It will add specially this time. All the previous tours have shown their positive results and this one will be added too.
-
There is nothing to argue here ,,, Somaliland is there officially invited to observe the elections while the tfg mafia are not even mentioned.
-
Walee ka soo eegaa ba'ay ............
-
SNM GANGS are being defeated in SSC regions of SOMALIA
Jacaylbaro replied to QabiilDiid's topic in Politics
I'm glad to hear that they get scared and enjoy at the sametime. Only to proof the confusion ,,,,,,,,, looooool -
It has been there for such long time. It is a one sided conflict since it is only Egypt that is trying to interfere ethiopia but i can't see any reaction from the last one.
-
Allah ha sahlo ........
-
SNM GANGS are being defeated in SSC regions of SOMALIA
Jacaylbaro replied to QabiilDiid's topic in Politics
Ok ,, i didn't know inaad ku dhufatayba -
It is aimed to start anarchy in the country ,,, this is America. The usage of Musharaf against Taliban ended and the time to destablize Pakistan has come. I wonder how they will seize the Nuclear system.
-
LX, waar niyow this is too long deee ,, longer than i expected. Well, i'll respond to you soo Insha Allah as i'm rushing to da Univ now ..
-
SNM GANGS are being defeated in SSC regions of SOMALIA
Jacaylbaro replied to QabiilDiid's topic in Politics
waar malaa waad soo waalanaysaa -
SAMUEL GEBRU From January 29 to February 3, 2008, the 9th Session of the African Union will be held at the African Union Headquarters in Addis Ababa, Ethiopia. Currently, Libya, Eritrea and Egypt all pose threats to Ethiopia's national security. All these countries are fueling the Islamic Courts Union of Somalia as well as providing assistance towards the internal rebel fronts in Ethiopia such as the Oromo Liberation Front, ****** National Liberation Front, Sidama Liberation Front and the Ethiopian People's Patriotic Front. These four organizations are active in covert terrorist attacks in Addis Ababa as well as in the state cities and towns. Recently, the ONLF has found itself in the American media through embattled New York Times journalist Jeffrey Gettlemen. Sadly enough, both Libya and Egypt are members of the African Union - while Eritrea has rejected membership. The significance of Libya and Egypt's membership in the African Union comes into play when these countries not only have diplomatic missions in Ethiopia but their heads of state/government flock to Addis Ababa annually for the AU Summit. Egypt has an interest in making Ethiopia unstable. Ethiopian Prime Minister Meles Zenawi has expressed his desire for Ethiopia to have greater use of the Nile River since 82% of the Nile's water comes undoubtedly from Lake Tana - Ethiopia's largest lake. This issue of "who owns the Nile" has been lingering on and on for decades now, and Egypt's economic and social stability heavily relies on the Nile River - as it has for the past 5,000 years. So it is understandable that Egypt would be hesitant if Ethiopia, the Nile's source, was to build a major hydroelectric dam on the Nile. Nevertheless, the fact remains that Egypt is building new cities with the Nile while Ethiopia is trying to maintain its already existent cities. So the question not-so-much becomes "who owns the Nile" but "who needs the Nile." The answer is undoubtedly Ethiopia as Egypt has already benefited economically from the world's longest river. Hence, Egypt covertly fuels armed guerilla and terrorist movements to distract the Ethiopian Government from development to war. Libya is known for providing financial assistance to terrorist and rebellion organizations worldwide. Libya provides money to Ethiopian rebel groups as well as terrorist groups such as Hezbollah and the Islamic Courts Union of Somalia. The Libyan leader, Colonel Muammar Al-Qaddafi is an unusual person who travels with a fleet of women who have black belts in martial arts. Furthermore, Libya has been involved in clandestine operations against Ethiopia's national security and standing in the African continent. Indeed, let us not forget that it was Colonel Muammar Al-Qaddafi who traveled to Addis Ababa for the 2007 AU Summit with cars and gold - reminiscent of Mansa Musa of Mali - in order to appeal the African Union. What was his motive, you might ask? Well, he's on a crusade to change the capital of Africa from Addis Ababa to Tripoli, Libya. In fact, Colonel Al-Qaddafi is the same person staunchly advocating for the creation of the United States of Africa. So, not only does Libya have a track record of financing internal armed rebellions and international terrorist organizations but it is actively advocating for the move of the AU capital to Tripoli. In fact according to English daily Addis Fortune's Issayas Mekuria: "President Muhammar Al Ghadafi of Libya will come with 400 companions" (Addis Fortune: Ninth African Union Summit in Addis, Dec. 17-23, 2007) for the AU 2008 Summit. Eritrea is practically self-explanatory. With a dictator like Isaias Afwerki - who doesn't even deserve the title he holds (President) - Eritrea has become a rogue state and a symbol of an African state gone wrong. Former US President William Clinton praised Isaias Afwerki as one of Africa's new breed of leaders in the "African Renaissance," however, Isaias is headed down the same track as Zimbabwean dictator Robert Mugabe. Eritrea is known to finance all of Ethiopia's armed separatist movements as well as the Islamic Courts Union of Somalia. Eritrea, moreover, invaded Ethiopia in 1998 and ever since then the countries have had no relations. Since the attack on Ethiopia, Eritrea has refrained from the African Union since Addis Ababa, Ethiopia is host to the African Union - thus the political and economic capital of Africa. Zimbabwe, who isn't mentioned above, could also be considered an enemy of Ethiopia. Zimbabwean dictator Robert Mugabe has given sanctuary to former Ethiopian dictator Colonel Mengistu Hailemariam (1974-1991) who led Ethiopia into one of its darkest hours. Robert Mugabe, furthermore, is tarnishing the image of Africa and, in fact, according to economist George B.N. Ayittey, is forcing foreign investors to divest in southern Africa because his country's worsening political environment has plunged into other countries. So, what do Eritrea, Libya, Egypt and Zimbabwe all have in common? They are enemies of Ethiopia. All, accept Eritrea, are planned to arrive in Addis Ababa in January 2008 for the 9th Session of the African Union. However, do we really want them there? Do we really want states, who undertake rogue and clandestine activities against our national interest, arriving in our soil while we know what they are doing is harming us? I certainly do not want Ethiopia's enemies in Ethiopia regardless of the occasion. Hence, I call for "no entry" for the leaders of these rogue states who all have threatened the national security and welfare of Ethiopia. God Bless Ethiopia. God Bless ku lahaa ,,,,,,,,,,,,,,,, GOD Curse Ethiopia