Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. Jacaylbaro

    Hi

    Are you rudy's brother ??
  2. I've a lot of targets this year ,,, consisting education, finance, personal, religion and others.
  3. 2007 waa la waalnaa ,,, i hope in 2008 la bogsan doono
  4. Ciidamada booliiska magaalada laascaanood ee gobolka Sool ayaa bilaabay howlgalo ay dadku soo qabqabteen howlgalkaas oo wali ka socda magaalada ..... Ciidamada booliiska ayaa qabqabtay Dad boob u gaystay qaar ka mid ah meheradaha magaalada laascaanood xiligii dagaaladu ka socdeen agagaarka magaalada dadkaas oo in mudo ah ay booliisku ku raadjoogeen , waxaa kaloo iyana gacanta lagu dhigay Dhalinyaro La sheegay inay haysteen isgaadhsiinta Fooneeyaha Loo yaqaan kaas oo ay u adeegsan jireen Waxyaabo lidi ku ah amaanka guud ee gobolka sida uu Afnugaal.com saaka u xaqiijiyey Taliyaha ciidamada Booliiska Xuseen Taarwale... Sidoo kale waxaa ay ciidamada Booliisku Soo qabteen wariye C/casiis Saleebaan oo hada ku jira xabsiga dhexe ee magaalada laascaanood , wariye C/Casiis oo berito maxkamada la soo taagi doono isaga iyo eedaysanayaal fara badan ayaa ku eedaysan sida booliisku sheegeen faafin warar aan sal iyo raad toona lahayn iyo iska horkeen bulshada reer Somaliland iyo tan gobolkaba , eheleda wariyaha xidhan oo ka codsatay ciidamada Booliiska in la siidaayo Wariyaha isla markaana ay damaanad qaadi doonaan waxii khalad ah ee danbe ayay usuuroobi wayday waxaana ay booliisku ku wargaliyeen inay maxkamada horgayn doonaan maalinta berito ah.. Ciidamada Amaanka Laascaanood ayaa shaqadooda labanlaabaya waxyar ka dib markii la dhamaystiray dhisida maxkamada gobolka iyo tan degmada laascaanood oo iyagu hada si toos ah ushaqaynaya Ugu danbayntii Hogaanka ciidanka booliiska Laascaanood Col Xuseen Taarwale ayaa uga digay warbaahinta wararka aan salka iyo raadka toona lahayn ayna ilaaliyaan anshaxa saxaafada , Col Taarwale ayaa intaasi ku daray in ciidamada booliisku fasax u haystaan soo qabashada cidkasta oo nabada deegaanka lidi ku ah isagoona ku baaqay dadwaynaha in booliiska gacan buuxda la siiyo si loo qabqabto danbiilayaasha.. Xafiiska wararka Afnugaal.com Laascaanood
  5. Waxaa lasoo magacaabay Garsoorayaashii maxakmada Gobolka Sool kan Degmada iyo waliba racfaanka kuwaas oo aan hore uga jirin Gobolka Sool tan iyo intii maamulka Somaliland uu la wareegay gacan ku haynta Gobolka Sool marka laga reebo dhawr xubnood oo shaqada sii wada. Dawlada dhexe ee Somaliland ayaa waxay soo dhamaystirtay dhamaanba garsooradii ka hawlgali lahaa Gobolka Sool kuwaas oo si wayn dadku ay usugayeen maxkmada Gobolka Sool oo shaqaynayasa qabatana hawlo badan oo hadda horyaal ama ka dhaca Gobolka. Magacaabistan xilalka garsoorayaasha ayaa waxaa si wayn usoo dhaweeyay shacab waynaha Gobolka oo si wayn utabsanaa halkii umadu ay ku kala baxaysay oo aan lahayn tan iyo intii maamulkii hore meesha ka baxay kan danbena aan loosoo magacaabin garsoorayaal dhamaystiran. Magacyada Garsoorayaasha:- Maxkmada Degmada Laascaanood Ibraahim Axmed Muuse Gudoomiye Xasan Cige Xirsi Garsoore Maxamed Maxamuud Maxamed Garsoore Maxamed Ibraahim Samatar Garsoore Maxkmada Gobolka Sool Yuusuf Xasan Cabdi Gudoomiye Maxamuud Cabdi Ibraahim Garsoore Axmmed Diiye Cilmi Garsoore C/raxmaan Sh. Cumar Xasan Garsoore C/raxmaan Cali Maxamed Garsoore Axmed Saleebaan Geele Garsoore Maxkamada Racfaanka Gobolka Sool Saleebaan Jaamac Ciise Gudoomiye C/xakiin Cabdi Faarax Garsoore C/Naasir Maxamed Cali Garsoore Waxaa horay usii shaqayn jirtay Maxkmada Degmada Laascaanood oo qaban jirtyay hawlo badan oo u baahnaa maxkmad Dhamaystiran iyadoo intii ay maxakmada Degmada Laascaanood ay shaqaynayasay dadku si wayn usoo dhaweeyeen. Hadaba garsoorayaasha maxkmada ee hadda lasoo magacaabay ayaa ah intooda badan kuwo aan ku cusbayn wajiyada shacabka reer Laascaanood ayna horay uga hawl gali jireen maxakmadii hore ee Gobolka Sool kana diiwaan gashanayd maamulka Puntland sidoo kale Maxakmada Gobolka,Degmada iyo Rafcaanka ayaa waxa ay xafiiskii ugu horeeyay ee ay ka hawl galaan ka fureen xafiis cusub oo horey ay udhistay hay’ad fadhigeedu yahay Puntland kaas oo aan wali shaqo bilaabis aan samayn.
  6. Indeed ........ sign of stability: The spokesman for the local government in the Somali capital, Mogadishu, died Saturday morning in a roadside bombing, witnesses said. Mohamed Muhiyadin Ali, spokesman for Mogadishu Mayor Mohamed Dheere, died at Keysaney Hospital from injuries he sustained after the roadside explosion. The late Mr. Ali was on his way to work when his vehicle hit the landmine. He escaped a similar attempt on his life earlier this year when he narrowly missed a roadside bomb. The perpetrators of this crime escaped, as has been routine in numerous other killings and bombings that have rocked Mogadishu since Ethiopian troops intervened in December 2006. No group has claimed responsibility for the bombing, but security officials believe it was the work of insurgent groups waging war on the government and its foreign allies. Mr. Ali was a respected Somali journalist and former editor of Xiddigta Panorama, an independent newspaper published in Mogadishu.
  7. It is almost there .................. Happy New Year folks
  8. Becoming a father may really mess with your head, or at least a monkey's head. A new study shows that marmoset monkey fathers display differences in brain structure and hormone receptors compared with nonfathers. More study is needed to determine if the same changes occur in other mammals, like human males. But the results suggest that fatherhood prompts changes in brain structure that could lead to differences in brain function as well. The results of the study appear in the journal Nature Neuroscience. Fatherhood Affects the Brain Researchers say marmosets are unusual among mammals in that fathers care extensively for their young children by carrying, protecting, and feeding them. For example, marmoset dads carry their babies more than half the time during the first three months of their lives. In the study, Elizabeth Gould of the department of psychology at Princeton University and colleagues compared the brains of first-time and experienced marmoset fathers with the brains of adult male marmosets who weren't fathers. The results showed that experienced marmoset fathers had a higher density of connections in a region of the brain known as the prefrontal cortex than nonfathers. Fathers also had more of a particular hormone receptor in this region for vasopressin, which is thought to be involved in parental behavior and social bonding. There were also more of these receptors in fathers whose babies were younger; researchers say this suggests that this change may be caused by contact with infants
  9. loooooooooooooooooooooool ,, i've just noticed that the photo is taken in 2006 I need the link yaa general maakhirian i hope it is not an old story ,,,,,, looool
  10. Good development ............ I hope they'll make it and protect the environment. been really long time since i was there .... time to visit i guess
  11. Kiss them, hug them and bring them some gifts. Feed them properly and make sure they dress well. Let them talk, ask you questions and criticize you sometimes.
  12. Now i'm worried ,,, after the interview with the electoral committee chairman it is scary that his cell phone is facing problems while trying to contact with the voting sites .........
  13. No one is talking about qabiil ,, we're talking about people and official cases done by a government ............. MORE TO COME ...........
  14. No one is talking about qabiil ,, we're talking about people and official cases done by a government ............. MORE TO COME ...........
  15. We don't concentrate on pictures coz we have something real on the ground. We not those tfg gangs who have nothing else but photos spreading they exist with nothing on the ground.
  16. hadhwanaag 2007-12-30 (Hadhwanaagnews) Hargeysa-(HWN)-Wasiirka Macdanta iyo Biyaha Somaliland Mudane Qaasim Sh. Yuusuf ayaa Sheegay in ay shalay Bilaabantay duulimaadkii ugu horeeyay ee dhinaca cirka ah oo lagu sahaminayo khayraadka dabiiciga ah ee ku jira guud ahaan Jamhuuriyada Somaliland, sida Biyaha, Macdanta iyo Batroolka , sidaana waxa uu u sheegay shalay Wasiirku Weriye ka tirsan Shabakada Wararka ee Maalin laha ah Hadhwanaagnews Media. Sahaminta shalay bilaabantay waxay la xidhiidhsan tahay heshiiskii ay hore u wada galeen dawlada Somaliland iyo Shirkadda TGS oo Norwegian ah, taas oo horaantii sanadkan sahamin Dhinaca dhulka ah ku samaysay Batroolka gaar ahaan inta u dhaxaysa Berbera oo ah gobolka Saaxil iyo Laaso surad oo ah gobolka Sanaag. Sahamintan oo ay samaynayso Shirkadd Australian ah oo marka magaceeda la soo gaabiyo loo yaqaan PGX, waxay Isniintii doraad ka soo dageen garoonka Cigaal International Airport iyaga oo wata diyaarad casri ah , kuwa caalamku wax ku sahamiyo. Mar Wasiirka wax laga waydiiyay hawlahan sahaminta waxa uu yidhi ‘’Waxaanu shirkadda TGS la saxeexanay in ay noo samayso xog rasmi ah oo ay Somaliland leedahay si dunida aanu ugu bandhigno khayraadkeena, Maadaama qarnigii tagay xogtii uu lahaa dalku ay gacanta ugu jiraan shirkaddo kale oo aynaan heshiis la galin’’.
  17. Well, i want you to help me on an assignment i have to do it in one week time. My assignment is to analyse the situation in Somalia and the media war that has been up since the appearance of the ICU. I want to make a list of the websites, rado stations, TVs, etc that are supporting each part of the tfg and the opposition (insurgents, ICU, Asmara, Alshabaab, etc). I know some websites are more general and would be interested to know them. Please give me your contribution highlighting your list like this: PRO TFG: PRO ICU/ASMARA GROUP (OPPOSITION): PRO AL-SHABAAB: Thank you in advance ...........
  18. You don't have to even replay ,,, your signature says it all
  19. I like your description of Sh. Sharif .... I would vote for the two ladies who sacrificed their time, life and efforts for helping the suffering people, Madina and Dr. Hawa.
  20. looooooooooooool@the year of the rat
  21. Some horrible photos of the victims
  22. When you take a flight full of Egyptians for 4 freaking hours then you know what QAYLO means .... Ahhhhhhhhh ,, i couldn't even get some sleep