
Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
Mudane Siilaanyo oo Magacaabay La Taliye Siyaasadeed
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
why Northerner ?? -
Axmed Siilaanyo Oo Markii U Horeysay Magacowday La Taliye-Siyaasadeed Hargeysa(Qaran)- Gudoomiyaha Xisbiga mucaaridka ah ee KULMIYE Mudane Axmed Maxamed Maxamuud [siilaanyo], ayaa markii u horeysay maanta magacaabay qof kala taliya Arrimaha dhinaca siyaasada. Jagadaasi oo uu u magacaabay wakiilkii hore Somaliland ee dalka Ethiopia, Md Yuusuf Jaamac Buraale, oo dhawaan ku biiray xisbigaasi, markii laga qaaday xilkii uu hayay. War-saxaafadeed uu Soo saaray Gudoomiyaha KULMIYE, ayaa lagu shaaciyay magacaabistaasi, oo u qornay sidan:- "Mudane danjire, Markaan tixgeliyey Aqoontaada Dublamaasiyadeed, iyo Waayo-aragnimada aad u leedahay dhinaca siyaasadda , oo aad in badan ka soo shaqeysay, isla markaana aan eegay baahida Xisbigu u qabo in jagadan cid loo helo, waxaan maantoo ay bishu tahay 29 January 2008 kuu magacaabay in aad noqoto LA TALIYAHA ARRIMAHA SIYAASADDA EE GUDOOMIYAHA XISBIGA KULMIYE. Sidaasi darteed, waxaan ka codsnayaa dhammaan xubnaha Hoggaanka sare ee Xisbiga Kulmiye inay gacan ku siiyaan Danjire : Yuusuf Jaamac Buraale xilka loo magacaabay, anigoo ilaahayna kaaga rejeynaya inuu kuu fududeeyo". Dhinaca Kale, waxa magacaabista La taliyaha Arrimaha Siyaasada ee xisbiga Kulmiye ku soo beegantay xili aanu xisbigaasi wali qabsan shirweynihiisii labaad oo lagu dooranayo murashixiinta Gudida fulinta iyo Hoggaanka shanta sanadood ee soo socda xisbigaasi majaraha u hayn doona. Cumar Maxamed Faarax Qarannews/Hargeysa
-
Football Tournament for Somaliland Community in UK
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in General
Northerner, This is your chance to proof you can play -
afrol News, 28 January 2008--The African Union Commission Chairman, Alpha Oumar Konaré, has expressed the union's concern over the disturbing post electoral unrests in Kenya. Konaré - who had addressed African Foreign Ministers ahead of the AU summit on Thursday in Ethiopia - said the gross violations of human rights in Kenya has become unbecoming. He said the answer to Kenya's political solution cannot just be power sharing because there will still be discontented people. Konare called on the AU to re-affirm its support to the troubled nation because "we cannot close our eyes and ears." The AU chief said there is need to consolidate the principles of good governance as well as fight against violence and avoid doing the opposite. Konaré's statement came at a time when Kenyan police have been trying hard to restore law and order in the country after weekend clashes left dozens of people dead in the Rift Valley, leading to the arrest of 150 people. More than 800 people have lost their lives in what has been proven to be tribal clashes since December. In the latest attacks, armed with machetes, bows and arrows, youths belonging to the ruling Kikuyu tribe killed and set fire to trapped Luo families in Nakuru and Naivasha. The youths said they were revenging on the killings of their people. The former UN chief Kofi Annan, who has been trying to break the government/opposition deadlock, has asked both sides to quickly restore calm before the country face further chaotic situation. His calls for the deployment of the army to counter the weekend tribal clashes had infuriated the opposition Orange Democratic Movement whose deputy leader, Musalia Mudavadi, strongly reacted. Mudavadi said ODM was not comfortable with the order because it can be extremely difficult to get the military back into the barracks. Police used tear gas to contain the situation in many parts of the country. However, a protest by the Luo youths over the killings of their tribesmen at weekend on Monday in Kisumu eventually turned violent, with shops and vehicles set ablaze and major roads blocked. From every indication, the Annan-led mediation is about to kick-off within a week after it has been revealed that each side was asked to name three negotiators to participate for the talks. They also received documents on the modalities of the talks.
-
Kenya way u dhamaatay ,,,,,,,,,,,,,,,,, wuxu waa wuxuush show.
-
Here Too
-
Family planning is not Haram but to stop giving birth at all without any medical reason is Haram. That is what they say ,,,,,,,
-
Read the Full Story Here
-
"You either be with us or against us"
-
West London Somaliland Community is organising a Football Tournament on the 2nd and 3rd February 2008 at Hayes End Community Park hadhwanaag 2008-01-28 (Hadhwanaagnews) West London Somaliland Community is organising a Football Tournament on the 2nd and 3rd February 2008 at Hayes End Community Park. This tournament is part of a wide Football project which is intended to act as a diversionary tool for majority of disadvantaged youths. Additionally this tournament is a vital platform for young people to showcase their skills and interact with like minded individuals. The tournament is free for all who want to partake in it. West London Somaliland Community continuously strives to provide free events that are worthwhile and fight for social justice for all socially excluded people. The tournament provides prizes for winning teams but the best prize of all is creating a social arena full of fun and activities for everyone. So don’t miss it and register yourself before Wednesday 30th January 2008. To register for the tournament please call the following numbers or email: Info@wlsomalilandcommunity.org.uk 0208 561 9709 07957758340 07958625914 West London Somaliland Community wishes you all a very happy and prosperous 2008!!!!!!
-
Gaalkacyo(AllPuntland)- Wasaarada Amniga ,hubka dhigista iyo dhaqancelinta Maleeshiyaadka Puntland ayaa ku dhawaaqday in ay Xaalad deg deg ah ku soo rogtey gobalka Mudug ,kaasoo amniga magaalada qeyb ka ah. Wasiir kuxigeenka Amniga ee Puntland Faarax Cabdi Doorshe qoraal uu ku saxiixnaa ayaa ka soo baxay Xaafiiskiisa Magaalada Gaalkacyo ,isagoo xeerkan lugu amrayay Gudoomiyaha degmada Gaalkacyo iyo Gudoomiyaha gobalka Mudug. Wasiirku xigeenku wuxuu sheegay in looga baahan yahay dhamaanba ciidamada kala duwan ee Puntland in ay fuliyaan amarada ka soo baxa Wasaarada Amniga ee Puntland. Warqadan ayaa sidoo kale lugu sheegay in sida ugu dhaqsaha badan lugu fuliyo amaradii ka soo baxay Wasaarada Amniga ,hubka dhigista iyo dhaqancelinta Maleeshiyaadka Puntland. Warkan ka soo baxay Wasaarada Amniga ,hubka dhigista iyo dhaqancelinta Maleeshiyaadka Puntland ayaa ku soo beegmaya xili maalmahaan ay Magaalada ka dhacayeen kulamo iyo shirar kala duwan oo ay leeyihiin Masuuliyiin kala duwan. Faarax Cabdulqaadir Geylan AllPuntland
-
I Saw This First ............... ignored it ,,,, then seen the below news
-
My story of the day hadaan kuu sheego cid akhriyi kartaaba ma jirto ,,,, Borame has a lot of stories niyow
-
Fartun, 15 months old is very young and you need to keep him like that at least for 2 years ,,,, then you will see what happens.
-
kuwanoo Karate noo bartay ,,, Allow sahal
-
Imikaaban dhegeysanayaa ..............
-
MMA, taasna lama ilaawayo lamana ilaawi karo ,,,, Hargeisa ayaan joogay markii ay dhacdadaasi dhacday.
-
Madaxtooyada Somaliland oo jawaab ka bixisay hadalo ka soo yeedhay Hogaamiyaha Imbigaati Hargaysa(Qaran)-Warsaxaafadeed maanata ka soo baxay madaxtooyada Jamhuuriyada Somaliland kaasi uu ku saxeexnaa afhayeenka madxtooyada Somaliland oo loo qaybiyay saxaafada caalmka iyo ta gudahaba oo nuqul ka mid ahi uu soo gaadhay shabakada qarannews, taasi oo loogu jawabaayo hogaamiyaha kooxda Imbigaati oo dhawaan warysi uu siiyay idaacada VOA, Qaybteeda afka Somaliga ku hadasha uu ku kaga hadlayo arimo been iyo balaayo ah oo naf la caaridnimadu ay ka keenayso, ayaa warsaxaafdeedkaasi waxa uu u dhignaa sidan hoos ku xusan. Anaga oo tix raacayna Waraysigii Toddobaadkan uu siiyay Cabdillaahi Yuusuf Madaxweynaha Imbegati Idaacada Codka Maraykanka , Qaybteeda Afka Soomaaliga VOA iyo Telefishanka AL Jazeera , taasi oo uu handadaad u soo jeediyay Somaliland inuu weerar ku soo qaadayo haddii ay kala bixi waayaan Ciidamadooda Gobolka Sool , isla markaana uu ku tilmaamay Somaliland in ay tahay gobol ka mid ah Soomaaliya. Marka hore maaha markii ugu horeysay ee Cabdillaahi Yuusuf uu ku dhawaaqo inuu Somaliland soo weerari doono , isaga oo ku tilmaamay in arrinta gobolka Sool ay tahay mid u dhaxaysa Somaliland iyo Dawladiisa Imbegati , waxaanu leenahay Somaliland dawlad iyo shacbiba waxay diyaar u tahay in ay daafacaan dalkooda , iyada oo Somaliland aanay cidna ku duulayn , hadana ay joogto dhulkeedii iyo xuduudeedii . Cabdillaahi Yuusuf Marka uu leeyahay xuduudkii Ingiriiska iyo kii Talyaanigu waxba kama jiraan , Somalilandna waa gobol ka mid ah Soomaaliya, waa Been qaawan , caalamkuna wuu ka war hayaa in Shacbiga Somaliland ay gobanimadooda qaateen 26 , Juune 1960, iyaga oo markaa doortay in ay is raacaan wadankii la odhan jiray Soomaaliya oo iyana gobanimadooda qaatay kowdii July. Duruufta Israaca ee wakhtigaa taagnayd waxay ku salaysnayd Shantii Soomaaliyeed ee lagu taamayay in ay midoobaan . Bishii May 1991-kii , ayaa shacbiga Somaliland go’aansadeen in ay kala soo noqdaan gobonimadoodii iyo Madaxbanaanidoodii wadankii la isku odhan jiray Soomaaliya , markii ay ku khasaareen Is raaca . haddaba , Madax banaanida iyo gooni isu taaga Somaliland ee Mid Muqadas ah oo lama taabtaan ah oo aan cidna loo daba fadhiisanaynin. Haddii Cidi xuduud Been been ah samaysay waxa weeyi Cabdillaahi Yuusuf markii uu sameeyay Maamulka ******teeniya ee uu ku magacaabay wax la yidhaahdo Puntland , intii aanu madaxda ka noqon maamulkii lagu soo dhisay Imbegati , isaga oo mar walba ku doodaya in dadka degan gobollada Sool iyo Sanaag Bari ay isu isir yihiin . Somaliland waxa ay hadda joogtaa gobolka Sool oo ka mid ah dhulka Somaliland , waana la ogyahay baylahda iyo dayaca badan ee ku dhacay gobolka Sool intii uu gacanta ugu jiray Maamulka ******teeniya, hadana gobolka Sool waxa uu ku sugan yahay Nabad iyo xasilooni , isagoo maamulkiisa ay gacanta ku hayaan dadkii degaanka u dhashay, isla markaana la hir galiyay dayac tirkii adeegyadii lagama maarmaanka ahaa ee Magaalada Laascaanood , iyadoo weliba sidii Madaxweynuhu ku cel celiyay dhawr jeer laga fulin doono Mashaariic wax ku ool ah gobolka Sool Mustaqabalka dhow, kuwaasi oo ay ka mid noqon doonaan Mashruuca Biyaha iyo Caafimaadka ee laga hir gelin doono gobolka Sool. Cabdillaahi Yuusuf waxa uu ku cel celiyay xil baan ummada u hayaa oo waan u dhaartay , haddaba aynu is weydiinee isaga oo Muddo yar u hadhsan tahay wakhtigiisii Muxuu u qabtay Soomaaliya. Sida aynu wada ognahay Muqdisho iyo Baydhababa marka uu ka soo dagayo ama uu ka dhoofayo waxa lagu daadihiyaa gawaadhida Gaashaaman iyo Dabaabadaha . Waxa kale oo uu ku dooday Cabdillaahi Yuusuf in Somaliland ay xidhiidh la leedahay kooxaha Muqaawimada ee AL Shabaab ee ka dagaalamaya Soomaaliya , taakulayna loo soo mariyo Somaliland , isaga oo taa uga dan leh Beerlaxawsiga uu adduunka u jeedinayo in ay Somaliland ay xidhiidh la leedahay Kooxaha Iska caabinta , waxase u sheegaynaa oo adduunkuna ka war hayaa in Somaliland ay tahay wadankii ugu horeeyay ee gacanta ku dhiga kooxihii xag jirka ahaa ee Al Qaacida xidhiidhka la lahaa , ka dib markii ay isku dayeen in ay waxyeelo u gaystaan Nabad gelyada iyo xasiloonida dalka . Kooxahaasi waxa la soo taagay maxkamada Somaliland wixii dambi lagu helayna Jeelasha ayay ku jiraan oo ay u xidhan yihiin . Soomaalidu waxay ku maah maahdaa Dibi hirdi badani Madaxa ayuu u dhintaa , Cabdillaahi Yuusuf Laba Arrimood ayaanu kula talinaynaa : Waa ta hore in uu u hogaansamo taladii ay siiyeen dalalka caalamka ‘’International Community’’ , waa arrin isna ogyahay anaguna ka war hayno , taas oo ah inaanu Somaliland soo fara gelin. Waa Ta labaade Waxaanu kula talinaynaa Cabdillaahi Yuusuf inuu daawooyinkiisa iska qaato oo uu u hogaansamo talooyinka ay siiyeen dhakhatarada Cisbitaalka Cromwell ee Magaalada London. Qarannews
-
No, i didn't even ask ,, i wanted to test first I liked the McCoffee more ,,,,,
-
It is easy to win ,,, try it again
-
Dadka ha kala qaadin baan ku idhi ,,,
-
How to be the girlall the guys want! This isn't so much winnig a man's heart, as it is winng a guys heart. This is more for the teenage or young adult readers. Girls who need a little help figuring out what they're doing wrong. Ever wonder why guys always want what they know they can't have? How they're attracted to the chicks that ignore themthat's because all guys are the same. It's a rat race to see who can get the girl first. Not necessarily for sexit's just in their DNA to want to "Win" the chicks heart. Even the sweetest guys in the world do thisbut they might not even know it. It's a part of who they are. There are a few tricks for the girls who don't think they look that greatif you're one of themcontinue to read below The first thing you have to realize is that appearance is something in a relationship. Even if you're one of those people that are more for the personality than anythingappearance is something. So you need to try to think more positive about your appearance. Look in the mirror and find all the things you love about what you see. (This is not being cockyjust honest) When you've found the things you like the mostfocus your eyes there when you're looking at yourself from now on. Guys don't look at the bad things on a girl because they know there are n super models around here so they focus on the good things as well. Just remember that when you're getting dressed in the morning and think that every other girl in the world looks 10x better than you. The next thing to think about it that most guys love "cocky" girls but not their snobby attitude. Have you ever been walking in the mall and glimpsed over to see a total hottie checking you out? What's the first thing that you do? That's rightyou flirt like hell. You already know he likes what he sees so you've got that confidence to walk with a switch and flip your hair. You might even be brave enough to wave or smile a little in his direction. And this works wonders for you because guys love a girl with confidence. That's why cocky chicks get all the guysthey don't have to see a guy checking them out to get the courage to strut a little bitthey do it all the time. They're always flirting and switching their hips like every guy in the world is watching and eating their heart outand a lot of guys probably are. The only problem with cocky chicks is that they think they're so hot that they wont even give most guys a chance cause they think they're too good for them. This kind of attitude is a turn off for most guys (it's an ego killer if he thinks she thinks she's too good) So, here's where that little flaw becomes an advantage for you. If you walk like you got it but talk like you want ityou've got the best of both worlds. Even if you think you're ugly as ****chances areyou're probably not as bad as you thing and if you act like you know thatthe guys will respond! Be the cocky chick with the awesome personality! ........ blah blah blah ,,, inta kele kuma dari karo ,,,,
-
help me find pictures of traditional somali clothes please
Jacaylbaro replied to Urban's topic in General
Depends on Waxaad Borama ku ogtahay ,,,, I'm invited to go to Burco this weekend ,, still thinking if will go or not.