
Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
dont hit da roof sxb ,, this is called politics
-
Mudane Siilaanyo oo Magacaabay La Taliye Siyaasadeed
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
daa axsan yaa raagil ,,,, axsan lissixah wal jism -
I'm curious now ,,, why Lyzie is talking on behalf of Oodweyne ?? ,,,, what is going on here ,,
-
Mudane Siilaanyo oo Magacaabay La Taliye Siyaasadeed
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
mush caarif ,,,, mukhallad min kulli lahjah ,,, sax ?? -
Originally posted by Che -Guevara: ^Her chest is an archeological site in my view. I need to study it, and take my time with it Inaalillaahi ,,,,
-
Football Tournament for Somaliland Community in UK
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in General
He is not reer Jabuuti ,, come on well, hadii uu Somaliland u ciyaarayo yes he can play and we'll tell the world that he is paid ,, -
I'm glad the criminal is caught ,,,,, he is injured too but such criminals should be brought to the justice.
-
Not yet ,,, they held talks with Some ministers and Secret service officers ,,
-
The head of the United Nations refugee agency in Somalia, Guillermo Bettoki, says he has never felt so frustrated with the lack of political progress in the country. Somalia has been fragmented since 1991, and the interim government depends on foreign aid and Ethiopian military support. Mr Bettoki says it is still too dangerous for the UNHCR to move its operations back to Somalia from Nairobi. "We are trying to set up operational bases in areas that are safer than the big cities like Mogadishu where we could have staff located for a few days or for a few weeks coordinating and delivering the work that we want to do," he said. "But certainly I don't see moving back the main offices to Mogadishu as we would like to in the near future." - BBC
-
hadhwanaag 2008-01-30 (Hadhwanaagnews) Hargeysa-(HWN):- Sarkaal ka tirsan Hay’ada Miino-saarka ee Hallo Trust Xafiiskeeda magaalada Hargeysa, ayaa saaka la dhaawacay, ka dib markii Baastoolad uu ku tuugtay nin hore uga tirsanaan-jiray shaqaalaha Hay’adaas, oo dhawaan laga eryey shaqada. Sarkaalkaas Ajanebiga ah oo magaciisa la yidhaahdo Mr. Arman, isla markaana u dhashay dalka Armenia, ayaa waxa ay xabadu kaga dhacday caloosha, iysaga oo markiiba dhawaaciisa loola cararay lana Cusbitaalka Guud ee magaalada hargeysa, halkaas oo lagu dawaynayo. Ninka dhawaaca u gaystay Sarkaalkaas, oo magaciisa la yidhaahdo Cabdi Maxamed Yuusf (Cabdi Madboobe), ayaa isla markiiba waxaa isna Bowdada ka toogtay Booliskii ilaalinayey xarunta Hay’ada Hollo Trust, markii uu isku dayey in uu baxsado, isaga meel lala dhigay Sarkaalkii uu dhaawaca u gaystay. Waxaana labadoodiiba-ba la wada dhigay qaybta gar-gaarka degdega ah ee Cusbitaalka Guud ee magaalada Hargeysa. Waxaana Cabdi Maxamed Yuusf (Cabdi Madboobe) uu ka tirsanaa shaqaalada Hay’ada Hollo Trust muddo gaadhaysa Sideed Sannadood, isaga oo ka mid ahaa shaqaale dhawaan Hay’adu ay iska dhintay. Mr. Cabdi Madboobe oo Warbraahintu wax ka waydiisay sababtii ku kaliftay in uu toogo ninkaa Sarkaalka ah, ayaa waxa uu tilmaamay in uu duudsiyey xaqii uu ku lahaa Hay’ada, isaga oo xusay in uu shaqaalaha Hay’ada ka tisanaa muddo sided sannadood ah. Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland Md. Cabdilaahi Ismaaciil Cali (Cir), oo falkan ka hadlay ayaa sheegay in Ciidamada nabad-gelyadu ay baadhayaan arrintan, isla markaana Ciidamada amaanku ay gacanta ku hayaan Baaskooladii iyo ninkii falka gaystay-ba. Amuurtan ayaa waxa ay naxdin iyo amakaag ku beertay dadweynaha ku dhaqan caasimada Hargaysa, oo inta badan aan u baran falalka noocan oo kale, waxaana tallaabadani noqonaysa tii saddexaad ee shaqaale Ajaaniba werar loogu gaysto Jamhuuriyada Somaliland.
-
Mudane Siilaanyo oo Magacaabay La Taliye Siyaasadeed
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Khalaas ,,, Annhar daa ana caarif NGONGE maa yatakallam carabi kuwayz ,,, -
Diyaarad siday saraakiil milatari oo la sheegay inay ahaayeen Maraykan iyo ilaaladooda oo hubaysanaa ayaa barqadii shalay ka soo degtay madaarka Cigal Airport ee magaalada Hargeysa. Diyaaradaas oo ahayd mid gaar ah, waxa la sheegay inay siday lix ruux oo qaar ka mid ahi siteen dirayska ciidamada iyo qoryaha fud-fudud qaarna siteen dhar shicib... [size=]Diyaaradani waxa ay madaarka soo cago dhigatay abaaro 11:00 barqanimo, waxaana ka soo degay lix qof oo saddex ka mid ah si gaar ah loo ilaalinayay. Sida ay Wargeyska Geeska Afrika u sheegeen dad goob joog ahaa xilligii diyaaradu soo cago dhigatay, waxa saraakiishaas iyo ciidankii ilaalinayayba madaarka ku soo dhaweyay Wasiirada duulista iyo Hawada Md. Cali Maxamed Warancade, Arrimaha gudaha Md. Cabdillaahi Ismaaciil Cali (Cirro) iyo dhawr sarkaal oo ka tirsan hay’adda sirdoonka Qaranka. Shan ka mid ah dadkii diyaaradda la socday oo kala ahaa laba askari oo hubaysnaa iyo saddex sarkaal, waxa ay madaarka u soo dhaafeen dhinaca gudaha magaalada Hargeysa, iyadoo hal askari oo aan wax hub ah sidana lagaga yimid diyaaradda hoosteeda oo kursi cad loo dhigay. Ma jiro war rasmi ah oo ku saabsan saraakiishaas iyo ujeedada socdaalkoodana toona, balse ilo xogogaala ayaa Geeska Afrika u sheegay inay shir qaatay dhawr saacadood mid ka mid ah hoteelada Hargeysa kula yeesheen masuuliyiin sar sare oo ka tirsan xukuumadda Somaliland, kuwaas oo aan ilaa hadda la ogayn waxyaabaha ay ka wada hadleen. Laakiin waxa kulankaas labada dhinac lagu macneeyay inuu ahaa mid lagaga wada hadlayay arrimo amniga ku saabsan. Weriyayaal ka tirsan Wargeyska Geeska Afrika, oo abaaro 12:30 duhurnimo ee shalay tagay madaarka Hargeysa, ayaa indhahooda ku soo arkay diyaaradda raggaas siday oo uu xilligaas hoos fadhiyay nin ka mid ahaa askarta ajaanibka ah ee diyaaradda la socotay oo diyaaradda hoosteeda loo dhigay kursi, balse aan kursiga ku fadhiyin xilligaas una muuqday nin feejigan oo lagaga tagay ilaalinta ammaanka diyaaradda. Abaaro 1:50 duhurnimo, oo ay weli madaarka ku suganyihiin saxafiyiinta Geeska Afrika, ayaa waxa garoonka dib ugu soo laabtay saraakiishii iyo ciidankii ilaalinayay oo ay galbinayeen Labada Wasiir ee Daakhiliga iyo Duulista Md. Cabdillaahi Ismaaciil Cali (Cirro) iyo Cali Maxamed Waranacade iyo weliba dhawr sarkaal oo ka tirsan hay’adda sirdoonka qaranka, kuwaas oo watay baabuurtoodii shaqada. Weriyayaasha umay suurto gelin inay la kulamaan saraakiishaas Maraykanka ah, ka dib markii ammaankooda aad loo adkeeyay, laakiin sawir qaade ka tirsan Wargeyska ayaa ku guulaystay inuu dhawr sawir ka qaado diyaaraddaas iyo muuqaalka guud ee markii ay raggaasi diyaaradda sii fuulayeen. Source: Wargeyska Geeska Afrika
-
xasuus maxay tari ,,,,,,,,,,,,
-
kuwan nuursi baa dilay ,,,,,, xataa MMA wuu bilaabay
-
Wednesday 30th January 2008 at 7 pmOh! Art and Exiled Writers Ink invite you to Somali and Exiled Voices Fusion: Event 5 (postponed from Dec) UnSilenced Voices: exiled and second generation writers speak out on issues of there and here photo: Carlos Reyes-Manzo Wednesday 19th December 2007 at 7 pm Oxford House Cafe, Oxford House Derbyshire Street, London, E2 6HG (nearest tube: Bethnal Green) Free This is an exiled lit cafe event with Somali and other Exiled writers and musicians, which takes place every 2 months and brings the work of Somali and other exiled writers to the wider community of East London. FEATURED GUESTS: Zahrah Awaleh is British-Somali and was born in Scunthorpe, South Humberside, now located in North Lincolnshire, England. The town was a booming steel town when her father arrived and settled there in the 1950s. She read Arabic at the School of Oriental and African Studies and returned there to read a Masters in Islamic Studies after working in Hargeisa, Somaliland with the United Nations Population Fund (UNFPA). Her literary work includes a chapter “Daughter of Diaspora” in the newly published book, Silent Voices (Monsoon Press, 2007). Abdi Bahdoon also known as Book of Rhymes, is a young Somali poet, lyricist and actor whose work appears in Silent Voices. He has starred in a short film ‘Mask Up’ and in ‘The Bill’. Born in war-torn Somalia, Abdi was subjected to appalling violence. Shereen Pandit prize-winning South African born short story writer. She was a law lecturer and political activist in South Africa before coming to Britain in 1986, where she completed a PhD and also taught law. Her first short story won a prize in a literary competition in 1996. She has since published stories in several literary magazines and anthologies in the UK and Ireland and has won several writing competitions for adult and children’s writing. She is currently working on her first novel and a collection of short stories for and about women in South Africa. Carlos Reyes-Manzo poet and photographer, was born in Chile and lives in exile in the UK. His poetry book, Oranges in Times of Moon, was published in February 2006. In October 2006 he participated in Sidaja International Poetry Festival in Trieste, Italy. He has participated in numerous poetry readings. His poetry has been read on radio and television and published in books and newspapers. He is currently working on his second book of poetry. Further information: Ayan Mahamoud, Head of Somali Art and Culture at Oxford House ayan.mahamoud@oxfordhouse.org.uk and Jennifer Langer, Exiled Writers Ink jennifer@exiledwriters.fsnet.co.uk www.exiledwriters.co.uk Funded by Awards for All
-
Instead, we self-cursed, now so badly down into a dangerous road of even threatening the very existence of one's own life and family, kaba soo tag Soomaaliya iyo Soomaalinimo. Saa isku dileynay baa dalkii la burburiye, dadkii la dhameeye, dhaqankii la baabiye, anagiina adduunkii ku kala faafnay, afarta jiho kala joogno. Soomaali haddee isbarqaban way bar go'i doonaan, kana tirtirmi doonaan caalamkaan, magacoodana haddeeba lucky yihiin taariiqda wax ka qori karto Maxaad noogu yeedhaysaa markaa ??
-
" Raysal Wasaaraha ayaa hada ku guda jira tallaabooyin uu wax uga badalayo Talisyada Ciidamada Dowladda, gaar ahaan Taliska Ciidanka Booliska ninka madaxda u ah Gen. Cabdi Qeybdiid. Warar Horu dhac ah oo laga helayo Kulamdii dhowaan uu Saraakiisha Ciidamada Dowladda la qaatay Raysal Wasaaraha ayuu ugu gudbiyay in ay si dhaqso ku soo cadeeyaan tirada diiwaangashan Ciidamada, iyo halka ay ku baxaan qarashaadka ugu badan ee ay UNDP ku bixiso Ciidamada Booliska. Askarigii ka tirsan Ciidamada Booliska mushaar ahaan bil kasta waxaa loo qoondeeyay 150$, laakiin lacagahaas ma ahan kuwo ay bil walba si joogto ah u helaan, waana tan kaliya ee Genanka Ciidamada laga doonayo inuu soo cadeeyo. Inkastoo Nuur Cadde ahaan jiray Corneyl Boolis ah, sharciyada ku xeel dheereeyo, ayaa waxa uu doonayaa in sumcada Ciidamada uu dib u usoo celiyo, isagoona wada is bedel muuqda oo bulshada uu ku qancinayo. Raysal Wasaaraha waxa uu culeys ku saarayaa Talisyada Ciidamada Dowladda in ay wax ka badalaan hab dhaqanka Ciidamada ee bulshada, waxaana marka uu dib ugu soo laabto Caasimada uu bilaabi doonaan is bedelada uu ku sameynayo Talisyada Ciidamada sida ay sheegayaan wararka aanu ka heleyno Xogheynada Xafiiska Raysal Wasaaraha. Widhwidh Online
-
Mudane Siilaanyo oo Magacaabay La Taliye Siyaasadeed
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
looooooooooooooool@Koora tuunshe ... Inta mukharrib kabiir Wallah ,, Ana Uqannii xattal aan li Laylaa ,,,,,, ma iktaxaltu binnawm fil baarix ,,, Yaa Allah ,, Wa Zool daa Ngonge yadxak calaynaa walla eeh ?? -
DAdkani show waa wada carruur ,,,,,,,,
-
Football Tournament for Somaliland Community in UK
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in General
He started a masters and can hardly respond to the phone calls ,,,, i know -
Mudane Siilaanyo oo Magacaabay La Taliye Siyaasadeed
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Anaa majnuun layla binafsii yaa zool ,,, mush inta samicta al-qissah ? ,, Laylaa mawjuudah hinaa fil SOL ,,, laazim tasmacak dal wa'at ,, Laylaa yaa laylaa Waynak yaa laylaa Mush caawuz Qayrak yaa laylaa mush caawuz aakul min duunik yaa laylaa Al-Nawm raaxa macaak yaa laylaa -
Raysal wasaaraha dowlada KMG ah Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde ) ayaa dhowaanahanba ku mashquulsanaa sidii uu Hanaan Dib u Heshiisiineed uga abuuri lahaa magaalada caasimada ah ee muqdisho oo ay ka jiraan dhibaatooyin dagaal oo daba dheeraaday. Col,Nuur Cadde ayaa shirar Hoosaadyo la yeeshay Odayaasha dhaqanka beesha ****** ,waxgaradka iyo aqoonyahanada kuwaasoo uu dhamaantood ka codsaday inay la xoojiiyaan nabada gobolka si loo helo Nabad islamrkaana loogu talaabsado Horumar. Raysal wasaare Nuur Cadde ayaa sidoo kale saraakiisha Ciidanka ee dowlada KMG ah ku amray inaysan Qaadin Howlgalo Abuuri kara saan saan colaadeed islamarkaana keeni kara isku dhac ku yimaada iyaga iyo kooxaha kasoo Horjeeda si loo yareeyo colaada ka oogan casimada Muqdisho. Dhinaca kale Tan iyo Intii laga soo daayey xabsiga Odayaasha Dhaqanka beesha ****** Ayaa Waxaa Isa soo Tarayey Duqaynta xoogan ee ay Ciidamada Ethiopia ku Hayaan Caasimada Muqdisho iyadoo hab yaraatee aysan Jirin wax Dagaal ah ,iyo Weliba dilka dadka rayidka ah oo sida ula kac ah ay u dilayaan ciidamadaasi kuwaasoo maanta ku diley Labo qof oo rayid ah deegaanka xaruntii hore ee ciidanka asluubta soomaaliyeed ee Ex-cantarool afgooye iyadoo ay Baabuur Nooca dadweynaha ah kala soo degeen islamrkaana madaxa kala beegsadeen Rasaas. Labada Nin Ee la diley ayaa la sheegay ay ciidamada Ethiopianka ee ku sugan xaruntii hore ee ciidanka asluubta ay saarnaayeen baabuur nooca gaadiidka dadweynaha ah islamrkaana uu ku halaabay gaarigaasi meel kamida agagaarka xaruntaasi ee wadada isku xirta magaalada muqdisho iyo afgooye kuwasoo ay kula keceen dil fool xun islamrkaana ay dadkii kale ee saarnaa baabuurkaasina ay howdka ugu kala Eryeen rasaas. Ilo wareedyo Lagu kalsoonaan karo ayaa Saxaafada u xaqiijiyey in sarkaalka ugu sareeya ciidanka Ethiopia ee magaalada muqdisho uu diiday inuu la kulmo raysal wasaaraha dowlada KMG ah Taasoo lagu macneeyey inuu ka xun yahay nabadaynta uu ku talaabsaday raysal wasaare Nuur Cadde. yaasiin faytin Afnugaal.com
-
Mudane Siilaanyo oo Magacaabay La Taliye Siyaasadeed
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Aiwah yaa majnuuna banii xaawah ,,,,,, ana faahim kulla xaagah -
Football Tournament for Somaliland Community in UK
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in General
North, Can't the Doctor play that game ?? ,, i'll send him an email ,, -
Mudane Siilaanyo oo Magacaabay La Taliye Siyaasadeed
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Answer my q adiguna ,,,,,, taad waydiisa isagay u taalaaye