
Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
Sweden (Qaran)-Waxa uu Wakiilka Cusub ee Somaliland u jooga Swidhan Mudane Eidarus Sh Adan u dhiibey bisha 21 jan. warqadii Aqoonsiga, Wasaarada Arrimaha Debedda ee Swidhan. Munsabadaas waxa goobjoog ahaa Gudoomiyaha Golaha Wakiilada, Mudane Abdirahman M. Abdillahi, Faisal Ali Warabe, Gudoomiyaha Xisbiga UCID, Xildhibaan Mohamed Ali Hersi, Kulmiye iyo Gudoomiyaha Dalaayada Ururada Somaliland Swidhan, Mudane Zakaria Hassan Weis. Waxa uu Wakiilku u Sheegay Wasaarada Arrimaha Debedda in u ka shaqeyn doono sidii la iskugu soo dhaweyn laha labada shacbi, dhinaca dhaqanka, baayanmushtarka iyo in sidii caawimada la siiyo Somaliland loo kordhin lahaa. Wakiilku waxa uu u mahadnaqay Dawladda Swidhan heerka fiincan ay kaga jirto horumarka Somaliland. Waxa munaasabadaas dhinaca Arrimaha Debedda ka qeyb galay. Ambassador Marika Fahlen iyo Ambassador Maria Leissner. Waxa ay Arrimaha Debedda sheegeen in ay si wacan ula shaqeyn doonaan Wakiilka cusub. Xubno Farabdan ayaa wakiilka ugu hanbalyeyey Xilka loo magacabey oo ay ka mid yihiin dublamsiyiin iyo iyo safardo ka hawl gala dalka sweden waxaana ka mid ahayd dadka sida weyn wakiilka caydrus sh. Adan u hanbalyeyey Haweneyda layidhaa Brigita Olson oo ah xildhibaned ka tirsan Golaha shacbiga dalka Sweden isla markaana ka mida xusbiga Folkparti waxaanay ku tilmaantey in ay Somaliland sharaf weyn u tahay in Caydrus Sh.Adan loo magacbo wakiilka Cusub iyadoo sheegtey in uu yahay shaqsi aqoontiisu aad u sareyso kartidiisuna ay tahay mid faa'ido weyn u leh dalka Somaliland Iyo Swedenba. Xafiiska wararka Tvsleurope
-
It is simple guys ,,,, it is not the right time to add that history in the school books right now. Only if you know what i mean ,,,,
-
Ending the Somaliland Puntland dispute...local initiave
Jacaylbaro replied to General Duke's topic in Politics
A Desprate call indeed ........ -
It is different in the street accent
-
Lemme see how it works: Yuhuud are killing the Palesteninans Egypt put a wall so that they can't flee from the Yuhuud The Palestinians in Ghaza explode and forcefully crossed the damn wall Food prices were put higher so that they can't buy a food for themselves waaba ia isugu tegey
-
beryahaan CL way igu kacsan tahay walee ,, anigu maan garan
-
Can be prepared up to 20 years ahead. Ingredients: Crust: 1 hard-skinned, but flabby (preferably pot-bellied) hubby 1 comfortable sofa 1 TV 1 sporting event Filling: 1 TV remote control 6 pack of beer 1 packet chips (crisps) 1 quart of chip dip, garlic optional 1 family size pizza 1 large serve nachos 1 large Italian hoagie 1 weekend beard 15 years patience Lifetime of loving care 1 ounce of resignation Method: Cram one thick-skinned hubby into a well-worn, greased and comfortable sofa. Leave to ferment (probably will take length of one sport show). Remove from family room, and bring to kitchen to finish filling. Mix TV remote control, chip packet, pizza, hotdogs, nachos and cheese sandwich on a large tray. Add six pack of beer (slowly to avoid excess gas), bind with a lot of patience, loving care and resignation. Be careful to place hubby and filling carefully back in front of the TV so as not to disturb the view of the screen, step aside quickly. Allow numerous clicks on TV remote control to gain complete cable access to NFL Football, NASCAR, or any WWF event. Leave to solidify indefinitely. If excess gas should develop, poke bellybutton gently, run and open windows. Allow to ferment for another two hours. After fermentation period is over, knead gently. Roll, flip, smack and burp again. Bake in hot bedroom for approximately 20 minutes or until ZZZZ's occur.
-
i don't know ,,, all i hear is him saying anigaa dambaaba iyo gabadhaa hebel baa dambaaba ama reerkaa hebel baa dambaaba
-
have you ever heard a guy saying "gabadhaa anigaa dambaaba ?"
-
And many more ..........
-
A man lost both ears in an accident. No plastic surgeon could offer him a solution. He heard of a very good one in Sweden, and went to him. The new surgeon examined him, thought a while, and said, "Yes, I can put you right." After the operation, bandages off, stitches out, he goes to his hotel. The morning after, in a rage, he calls his surgeon, and yells, "You swine, you gave me a woman's ears!" "Well, an ear is an ear. It makes no difference whether it is a man's or a woman's." "You're wrong! I hear everything, but I don't understand a thing!" screamed the man.
-
when they lie about themselves , what is the most you like about your friends ?
-
A film by a controversial Dutch politician is expected to be publicly shown in Europe tomorrow (or it may be later in the month). The film is expected to portray Islam in a highly negative light. As has been shown from previous incidents in which Islam has been displayed in a negative manner – it can provoke immediate or delayed negative reaction from communities involved.
-
Maxaa Been la Isugu Sheekaynayaa
-
Hargeysa (Jam)- Aqoon-iswaydaarsi ku saabsan siyaasadda lagu hagayo iyo qorshaha horumarineed ee xog-isgaadhsiinta casriga ah ee Somaliland (International Communication Technology (ICT) ee mustaqbalka oo socday muddo saddex maalmood, ayaa shalay lagu soo gebagebeeyey huteelka Maansoor ee magaalaada Hargeysa. Aqoon-iswaydaarsigan oo ay ka soo qaybgaleen 200 xubnood oo ka kala yimi dhammaan lixda gobol ee Somaliland oo isugu jiray saraakiil ka tirsan dawladda, Akedemiyadda Horumarka iyo Nabadda Somaliland, bulshada rayidka ah, dhallinyarada, haweenka, shirkadaha gaarka loo leeyahay ee isticmaala xog-isgaadhsiinta (ICT) iyo shirkadaha gaarka loo leeyahay ee iyagu bixiya xog-isgaadhsiinta (ICT), waxa maalgelisay oo soo qorshaysay hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan horumarinta ee UNDP. Haseyeeshee waxay dawladdu ku talo jirtaa in hadda lagu daro xog-isgaadhsiinta casriga ah ee ICT-ga mashruuca RDP-ga ee Somaliland lagu horumarinayo shanta sanno ee soo socda. Ujeedooyinka laga lahaa aqoon-iswaydaarsigaasi waxa uu ahaa in la qeexo aragtida fog ee xog-isgaadhsiinta (ICT) Somaliland, in sannadka 2025-ka qof kasta oo reer Somaliland ahi uu noloshiisa u isticmaalo xog-isgaadhsiita casriga ah iyo sidii loogu xidhiidhin lahaa ama loo midayn lahaa aragti kasta oo ka soo baxda shirka horumarinta Somaliland ee shanta sanno ee soo socda. Wasiirka Boostada iyo Isgaadhsiinta Md. Liibaan Ducaale Casayr oo soo xidhay aqoon-iswaydaarsigaas, ayaa hadal uu halkaa ka jeediyey waxa uu kaga waramay masuuliyadda wasaaraddiisa ka saaran hawshan iyo miisaanka ay ku leedahay, waxa uu yahay xog-isgaadhiisnta casriga ah ee laga hadlayaa iyo dardaaran uu u soo jeediyey ka qaybgalayaasha kulankaas. Isaga oo arrimahaas ka hadlayeyna waxa uu yidhi; “Hawshan cid kastaaba ha ka soo qaybgasho, cid kastaaba ha soo ururriso, waa hawl marka ugu dambaysa wasaaradda lagu soo riixo, markaa sidaa gaarka ah ayey noo taabanaysaa. Waxaan in yar iftiiminayaa hawshan dad baa leh ma halkaa ayeynu kaga hadhaynaa, maanta ayuun baynu bilawnee halkaynu kaga hadhnaa, sababtoo ah himiladii aynu hiigsanaynay ayeynu maanta xeeqnay halkii tii hore ee labada bilood la soo ururrinayey bal in meel la isugu keeno fikrada ku saabsan ICT. Magaca ICT-gu wuu cusub yahay oo hore waxa loo odhan jiray IT (Information Technology) keliya, kadibna dhawaan markii la arkay inay xog-isgaadhsiintu isugu imanayso ayaa lagu daray erayga C (communication.) Markaa shirkani waa bilawgii aynu ugu gogol-xaadhaynay aragtida himilada aynu hiigsanayno, haddaanay hawshaasi bilaabmaysaa.” Waxaannu intaa raaciyey, “Waxaan idinku boorinayaa rag iyo dumarba in aad ku soo biirsitaan kooxaha shaqaynaya oo ku soo kordhisaan fikriina, aqoontiina iyo muruqiina, si aynu u gaadhno halkaa aynu hiigsanayno, waxaanaynu ku gaadhi karnaa oo keliya inaga oo gacmaha is qabsana oo dadaal badan muujina. Annaga wasaarad ahaan xilkaa wayn ee na saaran ma qaban karno haddii idinku aydaan hareeraha nala qaban.” Mr. Maxamed Cumar Carte oo ah guddoomiyaha guddiga NIC oo ah (National Information Committee) ee muddada dhawrka bilood ah soo waday diyaarinta iyo isku dabaridida qorshaha lagaga hawlgelayo horumarinta xog-isgaadhsiinta casriga ah ee Somaliland, ayaa hadal kooban oo uu halkaa ka jeediyey waxa ku sheegay inay muddo laba bilood ah hawshaas soo wadeen, isla markaana guul ka gaadheen, “Gudidayadii NIC-du (National Information Committee) laba bilood iyo badh ayaanu hawshan soo wadnay, waxa ugu muhiimsanayd ee aannu ka faa’iidaysanay waxay ahayd in aannu is barano, taas oo barashadii ugu qaalisanayd ahayd, dad aad ku halayn kartid oo aad kaga seexan kartid hawsha ayey dhammaantood ahaayeen,” ayuu yidhi Maxamed Cumar Carte, waxaannu intaa ku daray isaga oo u mahadnaqayey ka soo qaybgalay shirkaas, “Waxaan aad ugu mahadnaqayaa kooxihii hawshan ka soo wada shaqeeyey oo aannu ku faraxsanahay sida wanaagsan ee markaannu kulan isugu yeedhnay ay noo soo aqbali jireen. Maanta haddii aynu eegno malaha shaqaalihii Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Boosaha cid ka maqani way yartahay, taasina waxay ku tusaysaa sida xooga leh ee ay uga go’an tahay hawshani, wasaarad intaa samaysaa way yar tahay,” ayuu yidhi Maxamed Cumar Carte. Waxaannu intaa ku daray; “Ugu dambayntii, waxaan jeclahay in aan u mahadnaqo dhammaan ka qaybgalayaashii aqoon-iswaydaarsigan, waxaanan jecelahay in aynu halkaa ka qaadno oo Insha Allaah aynu noqono kuwii hirgelin lahaa hiigsigeena ilaa 2025-ka.” Waxa kale oo iyaguna halkaa ka hadlay masuuliyiin ka tirsan hay’adda UNDP oo warramay faa’iidada iyo waxtarka ay leedahay xog-isgaadhsiinta casriga ah, waxaanay si weyn ugu mahadnaqeen xubnaha ka qaybgalay shirka, iyaga oo ka qaybgalayaashuna ay ka dhiibanayeen aragtiyahooda ku waajahan sidii lagu horumarin lahaa tegnoolajiga casriga ah. Jamhuuriya Online
-
that is how the time is running ,,,,,,,,,,,,, it is jut tomorrow when ppl see you with a big bald, teethless and hardly walking ,,,, that is when they call you AWOOWO NORTHERNER
-
looooooooool ,,,,, it is good being on leave ,,,,,,,, well, not in a boring leave actually
-
Qaxootigii Ugu Badnaa Ee Xamar oo Hargeisa Soo Gaadhay + Photos
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Originally posted by Nephthys: JB : Eeddo-deey walaalkeed wiil uu dhalay xaaskiisa aabaheed iyo 7 cunug baa meesha ii joogo. Illaah hadaa taqaan, reerka ii nabad geli. Bishi ten dollar extra aan ku soo daraa boqol-kooda dollar, I know wax wayn kuuma goyneeso, laakin jaad-kaada iyo koob-kaaga shaaxa dhinac ay u xooree. loooooooooooooooool .... -
Qaxootigii Ugu Badnaa Ee Xamar oo Hargeisa Soo Gaadhay + Photos
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Ha noolaato -
GalMudug Starts Clean Up Campain in Galkacyo City
Jacaylbaro replied to Sabriye amp co.'s topic in Politics
Ohh ,, never mind ,,, You don't have an idea -
Qaxootigii Ugu Badnaa Ee Xamar oo Hargeisa Soo Gaadhay + Photos
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
You wish ,,,,,,,,,,,, i've been out for more than a decade ,, u better get used to it -
List Somalia's major obstacles in becoming a proper functioning state
Jacaylbaro replied to AfricaOwn's topic in Politics
Thanks for giving up ,,,,,,,,,,,,,, you shouldn't made that claim in the first place -
GalMudug Starts Clean Up Campain in Galkacyo City
Jacaylbaro replied to Sabriye amp co.'s topic in Politics
Lemme ask you a more simple question ,,,, under which administration does Galkacyo falls ,,, Bugland or Galmudug ?