
Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
Waste of Money ...........
-
I think some Ulimahs are really too much judging everything in this life. Some said we should not use the soap coz it contains Ham fats, some say Coca Cola means No Mecca No Mohammad, some talk about Sodas, and now it is the brands ?? I think it is a bit too much ,,,,,,,,,,,,
-
I think i know this guy ,,,,, if i recognize the voice right, his name is Ahmed.
-
miyaad is sharraxaysaa ??
-
President Rayaale Condemns Eritrea's Aggression
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Qaar kele ayaaba ka dambeeyay ,,,,,,,, -
Good night ppl ,,,,,,,,,
-
Geel as Camels no ??? ,, waan arkayaa inaan la i fahmin ,,, lool
-
whateva the reason is, i've seen them with my eyes and some shop owners told me they have many boys customers than the girls.
-
I don't think we can use geel ,,,,, come on it is too big ,, I've seen teenage boys using Diana cream and some other whitening producting ....
-
Allaylehe meesha inaga erya ,,,,
-
My Mom is a seniour Nurse ,,, am i included ??
-
So Ibtisam made to be the first poster on this page ,,,, Congrats ! ! !
-
And they were talking about another Egyptian who marrried 27 women in 5 years time. They said he was Sheikh and when cought he had 5 wives.
-
I think the Khad dealers should let those conservatives learn how to chew then they will make it LEGAL ,,,,,
-
Originally posted by Ibtisam: ^^^ JB: Does Abdi Haybe speak English and how helpful is he?? I don't know ,, never met him
-
Cara, looooool , are you trying to be the first one ??
-
I'm thinking of opening a restaurant in London and serve Loxoox iyo shaah, Muqmad (oodkac), Caano geel and bariis isku dhex karis ah. That should be booming i guess sow maaha ??
-
The Health Minister is called, Abdi Haybe
-
President Rayaale Condemns Eritrea's Aggression
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Somalis ,,,,,,,,,, ! ! ! ! ! -
Wareey alla aamusaay Ibliiskii maanta daya Itaalka wax moodi jiray Itoobiya doontihii Suudaan ku abraarihii Miyuu maantana is,yidhi Tanaa dabka,aaminee Kudaar ololkoo burburi Awoodna ku qaad dhulkood Allaase ka hiiliyoo Cagtuu orodkii ka dayay Ishuu lilmadii ka qubay Jab iyo ceebuu hantiyay Inbaa orod noogu timid Afeef hore yeelo baa Adkaysiga lagu hantaa Isfahankii wuu inkiray Ergana toodii ka diid Anaanidu way dishoo Wakaa afka ciida daray Wakaa askartiisu timid Istaahilna wuu ku yahay Wareey alla waa wareey Ayaantan wixii ku dhacay Ayaama ayay unoqon Intiisa inuun ka badin Afkiisa inuun ka hadal Asaasaq ninkuu ku dhaco Asawda inaan barnaa Aqoon tayadaa natidhi Aduunkuna wuu arkaa Wareey alla waa wareey Ufiirso bal tuu ku kacay Halkuu uhamuumsan yahay Miyuun aarmee fadhiyin Xiduudi miyay ahayn Siduu aqligiisu yahay Rag buuna aqoon ka helin Darsaan alif loogu dhigin Dharbaaxaan lagu asqayn Wareey alla waa wareey Markaan is,habaynayeen Umuujinay geesinimo Afuufnay cadaawihii Ku,oodanay meel udaran Afduubkii tirabatuu Aqoonsaday tiisa daran Wareey alla waa wareey Abeeskii mucangagii Aduunka ka goostihii Dadkii god ku,ootihii Irhaabigu wuu cad yahay Hadaan ololaha lagalin Wallee eebuu sitaa Wallee ibtiluu wadaa Abaadin dadbuu wadaa Wallee anaguun nabaran intaasi kolay ku filan wareey alla waa wareey wareey alla mala adkaa ogow ninka waashayoow inaan aagii fadhino difaacna uheegan nahay heshiiska islaam nacoow soomaali ayaan ka nimid ogow waan kaa xignaa ogow dadku waa diyaar ogow wacdaraa ku heli ogow dumar iyo caruur ogow way kula socdaan ogow ardaydii maqnayd ogow way imanayaan kuwaan isku diirka nahay afkuna mid qudhaata yahay ogow way imanayaan abkaayana waad taqaan wareey alla waa wareey xumaanta dhaxlaa umulay ku,eeg bal fartuu is,yidhi intay tiradood yar tahay aroorta galbuu is,yidhi ka qaad oodana dagaal uxoog sheeguu is,yidhi ku xuuxi dabbuu is,yidhi ku,aa,a markab buu isyidhi inay ko bocday rabtaa ka,awd iriduu is,yidhi iftiin nolol bay rabtaa sidaa dubay oo kale ka,ooli ayuu is,yidhi afriik geeskeeda kali wataa edeg nabad degtee ku huri ololbuu is,yidhi sidaa orobay rabtaa inay aayaha saxdee ka aas hantiduu lahaa umuura qasbuu lahaa ilaahbaa mahada lee wakaa isma dhaantadii isbaabi,isee arkaay asxaan jaar diidihii wakaa ordayee arkaay asyaas badawnimo wakaa uqaatay rarkee arkaa ismaqal wada hadalka nece wakaa ordayee arkaay afgaran waagii xumaa wakaa ordayee arkaay ilaah ma adeecihii asnaamta uleexdihii wakaa ordayee arkaay ukaadi mayeelihii uxaadi ninkii ahaa wakaa ordayee arkaay ogaalka ka doodihii isdiid siiyihii dagaal xaqiiqda ka aamusihii runtana ka ilduufihii wakaa ordayee arkaay ayuu horta noo yaqaan aqoon qofka kuu lahayn ishuu kuusoo martaa afkuu kula soogalaa wareey alla waa wareey allow mahadaa madhigin shahiidkana iil madhibo islaamkaa taas nabaray dad iimaan laa nunahay ashraaf magac laa nunahay awood badanlaa nunahay is,aaminsanbaa nunahay cidii ula timid fartaag ka aarsada baa nunahay iskaashada baa nunahay waxaan gabaygani udiri walaalaha aaga hore utaagan difaaca qaran waxaan gabaygani udiri intii umahaat ka hadhay intay awlaad dhaleen waxaan gabaygani udiri amiirada noo tashiyo intii odayaal wax garad utaagan tilmaanta qaran c/fataax daahir cige mudane_22@hotmail.com cairo
-
That would be a good idea. I would also suggest a Health forum.
-
COL. CADDOW WARSAME: “Wadankan awood ka weyn ayaa saaran,
Jacaylbaro replied to Member-sol-'s topic in Politics
Way dili doonaan ,,,, -
Hargaysa, (Qarannews)-Xukumada Somaliland ayaa si buuxda u tageertay dalka Djibouti, kadib colaadii ka dhex qaraxday dalalka Djibouti iyo Eritrea todobaadkii ina soo dhaafay,taasi oo ay ka dhalatay khasaare lahaa dhimasho iyo dhaawacba, hadaba warsaxaafdeed maanta ka soo baxay xarunta madaxtooyada Somaliland oo uu ku saxeexnaa afhayeenka madaxtooyada, kaasi oo loo qaybiyay saxaafada isla markaasna uu nuqul ka mid ahi uu soo gaadhay shabakda wararka ee Qarannews, ayaa waxa uu u dhignaa sidan hoos ku xusan. Madaxweynaha JSL Mudane Daahir Rayaale Kaahin , waxa uu cadeeyay mowqifkiisa Xukuumada Somaliland ee ku aadan Dagaalka Dhawaan dhex maray Jamhuuriyada Jabuuti iyo Eratariya. Madaxweynuhu waxa uu sheegay in shacbiga Somaliland iyo dawladuba ay ka soo hor jeedaan , gardarada iyo qulqulada colaadeed ee Eratariya ay ku soo qaaday Jamhuuriyada Jabuuti , isagoo isla markaana ka tacsiyadaynaya shacbiga reer Jabuuti ciidamadoodii ku dhintay iyo kuwii ku dhaawacmay weerarkaa gardarada ah ee ay Eratariya ku soo qaaday Dalka Jabuuti. Mudane Rayaale waxa kale oo Jabuuti xukuumad iyo shacbiba u rajeeyay guul,nabad iyo horumar.