
Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
Hargeysa (Somaliland.org) – Xisbiga ugu weyn mucaaridka Somaliland ee KULMIYE ayaa ku cambaareeyey dowladda Eriteriya dagaalka ay la gashay Jabuuti. Waxana uu ugu baaqay dowladda Eriteriya inay joojiso duullaanka ay ku soo qaadday dalka yar ee ugu xasilloonida badan gobolka ee Jabuuti, wadahadalna lagu dhammeeyo khilaafka. Xisbiga KULMIYE, warsaxaafadeed uu ka soo saaray maanta dagaalka ka dhex qarxay Jabuuti iyo Erateriya oo uu ku saxeexan yahay Xoghayaha Guud ee Xisbiga, mudane Keyse Xasan Cige, waxa uu ku tilmaamay dagaalkaas oo uu ku eedeeyey Erateriya inuu wax u dhimayo xasilloonida iyo nabadgelyada gobolka Geeska Afrika. Waxana uu yidhi, warsaxaafadeedku: “Hogaanka Xisbiga KULMIYE wuxuu cambaareynayaa duulimaadka ay Xukuumadda Erateriya ku soo qaaday Waqooyiga Jabuuti maalintii Salaasada ee bisha Juun ahayd 10, 2008. Waxaanu aad uga xunnahay weerarkaasi ay Erateriya ku soo qaaday Jabuuti oo aanu u aragno midaan loo baahnayn wakhtigan la joogo oo Dadweynaha ku nool Gobolkani iyo guud ahaan adduunkuba ay soo food saareen dhaqaale xumo, sicir barar iyo macaluuli. Waxaanu aaminsanahay in weerarada noocan ahi aanay waxba ku soo kordhinaynin nolosha iyo wadciga dhabta ah ee yaala Gobolkan, haseyeeshee ay ku sii siyaadinayaan dhibaatooyin iyo duruufo adag oo hoos u dhiga adeega aasaasiga ah ee nolosha bulshada ku nool labada waddan ee Jabuuti iyo Eriteriya iyo guud ahaan Gobolka Geeska. Waxaynu ognahay inay Jabuuti ka mid tahay goobaha ugu xassiloon Gobolka Geeska Africa, sidaa daraadeed aan loo baahnayn in wax loo dhimo degenaanshahaasi, kaasoo saamayn weyn ku yeelan kara nabbada iyo xassiloonida Gobolka guud ahaan. Waxaanu ugu baaqaynaa Xukuumadda Eriteriya inay joojiso weerarada aan waxba soo kordhinaynin, laguna dhameeyo arrinta ka dhaxaysa labada wadan ee Jabuuti iyo Ereteria wadahadal”. Magaalada Hargeysa oo xidhiidh la leh Jabuuti ayaa si weyn looga dareemay dagaalka ka dhex qarxay Jabuuti iyo Erateriya, iyada oo ay dadku iska waraysanayeen ilaa shalay dagaalkaas, aragtiyo kala duwanna ay ka bixinayaan.
-
UNDP Donates 20 Vehicles to Somaliland Government
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Hargeisa(QARAN)- On Thursday, June 12th, 2008, The Somaliland government received 21 new vehicles from the United Nations Development Programme (UNDP). These new vehicles are intended for the use of the Somaliland Police Force and for the various regional and district courts across Somaliland. The following are pictures of the transfer ceremony held at the UNDP office in Hargeisa. -
I don't know what 80kgs means in Ibs ,,, can you tell me Cadaan ?? Then i'll ask you about your diet ,,
-
Father's Day na miyuu jiraa ??? ,,,, Never heard of it ,,,
-
Well, i'm not good at the names but i guess that is. It is the one the lady is in love with this crazy guy and her family are pushing her to marry another man from rich family.
-
That cracked me up walaahi ,,,, Somalis and their nicknames ,,
-
And last night i watched ,, DILLAGI ,,
-
Thanks a lot Ibti ...... I'll see if it has a distance learning program which will give me a good opportunity to join.
-
looooool .... Well, i think it is one year now since i last checked my weight and i was 80kgs ,,,,, i think i've lost some weight but gotta check in few days IA ................
-
Laascanood, (Qarannews)-Waxaa maanta la soo galay ciidan iyo gaadiid Taliye lagu Naaneyso, KA BAYDH-DAWLADA, oo ahaan jirey Ciidanka Booliiska ee Gobolka Sool waxaana weheliya 10 Askari oo ka mid ahaa ilaaladiisa iyo ciidanka Booliska ee Puntland ee G/Sool Mudane Kabaydh dawlada, ayaa wuxuu ahaan jirey shaqsiyaadka sida wayn uga soo horjeedi jirey dawlada Somalialnd ama Joogitaanka Somaliland ee Gobolka Sool,dhinaca kale aad ayaa Maanta loo hadal hayaa Soo gelista Sarkaalka oo dadka qaarkoodba ay ku tilmaameen in anay Cidaba ku hadhayn meesha Sarkaalkani ka yimid, taasi oo maanta dadweynaha reer Laascanood ay meeshii aad tagtaba ama aad istaagtaba ay sheekada ugu hadal haynta weyni ay tahay sarkaalkani oo isu soo dhiibay maamulka gobolka Sool, isla markaasna soo dhaweeyay xukumada Somaliland iyo sida ay uga hawl gashay gobolka Sool, taasi oo uu ku tilmaamay dawlad dadkeeda iyo dalkeeda u shaqaynaysa. Dhanka kalena aad iyo aad ayaa loo soo dhaweeyey, sarkaalkani haday noqoto Shacab iyo Dawladaba Ciidanka iyo Gaadiidka uu hogaaminayey Md Kabaydh-Dawlada,waxaana ka muuqatay Farxad aad u wayn sida loo soo dhaweeyey iyo Qaabilaada uu ka helay Maamulka Gobolka Sool iyo Saraakiisha Ciidanka Qarankaba. Mana aha markii ugu horaysay ee ay xaga Somaliland u soo firxadaan ciidamo iyo saraakiilka tirsanaan jiray xaga Puntland, lakiin sarkaalkani waxa uu ahaa kii ugu xag jirsanaa saraakiisha ka soo hor jeedi jirtay xukumada Somaliland, hase ahaayee hada mawqifkiisaasi ka tanaasulay. War isna goor dhawayd naga soo gaadhey dhinaca Tuka raq ayaa wuxu sheegayaa in Labo nin lagu dhaawacay gaadhi xamuul ahaa oo ay wateen laga dhacay maanta, sidoo kale wararka ayaa sheegaaya in ay dhimashona jirto, taasi ujeedada loo dhacay gaadhigan ayaa waxaa maleeehsiyada Puntland ay ku tilmaameen in uu leehayay gaadhigan ganacsade ka soo jeeda deegaanka Buuhoodlle taasi oo ay ku eedeeyeen ganacsadahaasi in uu dawalda Somalialnd uu ku soo dhaweeyey magaalada Buuhoodleh, dhawaan, taasi oo ay dawlada Somaliland ka hirgalisay gobolka Buuhoodleh maamul hada shaqaynaaya, taasi oo uu madaxweyne Rayaale dhawaan u magacaabay gobolkaasi madaxdii maamulka ee gobolka iyo taliyayaashii ciidamda booliska iyo nabadgalydaba, kuwaasi oo si buuxda uga hawlgalay hada gobolkaasi. Ma jirto wax war ah oo ka soo baxay ganacsadaha baabuurkaasi xamuulka ah lahaa iyo waxa ka jira waxa ay maleeshiayda Puntland ay ku eedaynayso. Wixii dambe dib kala soco anaga oo warkaasi oo faah faahsan idiin soo gudbin doona hadii Ilahay ogolaado... Odayaal shalay la xidhay oo maanta la sii daayey kadib markii xubnno ka mid ah Guurtida ay xaliyeen arintii. Waxaa maalintii shalay lagu xidhay saldhiga dhexe ee Laascaanood Odayaal dhaqameed ka soo jeeda beelaha Laascaanood dega ka dib markii ay Maamulka Gobolka khilaaf dhexmaray ku salaysan shirka Adhicadeeye,Shirkaas oo lagu dhexdhexaadinayey beesha Odatyaasha laxidhay iyo Beel kale oo ay wada degaan Agdhicadeeye,Xubin ka mid ah Odayasha la xidhay ayaa sidan u dhigay hadlkiisa 'Anagu ma diidanin Nabada iyo in aannu la xaajo qaadano Ardaaga kale balse waxaaannu diidnay Xubnaha ka socda Golaha Guurtida iyo wixii ku lug leh Maamulba waaayo waxaa ku jira shirka Adhicadeeye Arimo Siyaasadeed oo aannu diidanahay Beel ahaan,hadii nala dhedhexaadinayo Beesha kale Laacaanood baanu diyaar ku nahay. Beryahanba Gudomiyaha Gobolka ayaa Odayasha kala hadlayey inay ka qayb galaan shirka ka socda Adhicadeey iyo in ay la xaajoodaan Beesha kale ee xurguftu dhextaalo balse arintaas ayey isku maan dhaafeen Gudomiye Cali iyo odayaasha ka dibna loo taxaabay Saldhiga halkaas oo ay xalay ku baryen saakana Xubnihii Guurtida iyo Odayaal Gobolka ah soo daayeen oo ay xaliyeen Arintii. Dhinaca kale ma cadda ilaa iyo hada in ay Odayashu ka qayb gelayaan Shirka Adhicadey iyo In kale waloow warar xasaasi ah ay sheegayaan in ay ku adkeysteen Go'aankoodii hore. Dhiaca Gudomiyaha iyo Maamulka Somaliland ayaa ku tilmaamay Odayashan in ay Diidan yihiin in ay la nabad qaataan ardaaga kale oo ay doonayaan in aan cidi dhexdhaxaadin. Qarannews, kala soco wararka gobolka Sool, anaga oo ka soo warami doona dhacda kasta oo ka taagan gobolka madaama aanu si weyn uga hawlgalno xaga warbaahinta gobolka iyo dhaman gobolada dalka ee Somaliland, iyada oo ay gobolada dalka nooga soo warmaan wariyayaal tayo iyo aqoon u leh waxa ay soo gudbinayaan, balanteenu waa barta qarannews.
-
Waxaa maanta soo gaadhay magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool gaadhigii Taliyaha Qaybta Police-ka ee Gobolka Sool ee maamul Goboleedka Puntland ee Somalia gaadhigaas oo tan iyo intii maamulka Somaliland uu la wareegay gacan ku haynta Gobolka ku sugnaa magaalada Tukaraq. Gaadhigan ayaa waxaa lasoo galay darawalkii watay iyo todoba askari oo kale waxaana ay ula soo galeen maamulka Somaliland ee haatan ku sugan magaalada Laascaanood iyagoo kasoo kicitimay magaalada Kukaraq ee ay ku sugan yihiin ciidamada maamulka Puntland gaadhigan oo ahaa nooca Soomaalidu utaqaan cabdi bilaha oo qori ku rakiban yahay. Waxaa soo galbiyay gaadhiga Taliyaha qaybta ee Puntland masuuliyiinta Gobolka Sool oo ay horkacayeen Gudoomiye kuxigeenka Gobolka Sool Maxamed faarax Indho Buur,Gudoomiyaha Degmada Laascaanood Canbaashe aw Daahir x. Xasan iyo Taliya cusub ee Qaybta Police-ka ee Gobolka Sool Cabdi Muuse iyagoo ku sugayay darafka barri ee ukoonaysa ciidamada Somalialnd. Askartii saarnayd gaadhiga iyo gaadhigiiba ayaa waxaa la keenay saldhiga dhexe ee magaalada Laascaanood halkaas oo ay ilaa hadda ku sugan yihiin iyadoo gaadhigani aan la ogayn inay Dawladu lacagta u celin doonto raga lasoo baxsaday iyo in ay sitoos ah ula wareegi doonto. Isku soo wada duuboo waxaa caado rasmi ah ka noqday lasoo baxsashada baabuurta dagaalka iyo waliba kuwa kale maamul Goboleedka Puntland iyadoo alaaba ay wadayaasha baabuurtaasi ay lasoo goostaan baabuurka ay darawalka ka yihiin ulana soo galaan maamulka Somaliland. Afnugaal News Desk
-
The mad dog indeed .... Meles is not better either. Two mad dogs from th same clan.
-
Hargeysa (Qarannews)- Waxa aanu halkan idiinku soo gudbinaynaa sawirada xaflad balaadhan oo ka dhacday Khamiistii Magaalada Hargeysa , taasi oo hay’adda Qaramada Midoobay ee UNDP ay 20 gaadhi oo cusub ku wareejisay Wasiirada Cadaalada iyo Arrimaha Gudaha.
-
Scorpion, this time i was concentrating on the story which really cracked me up. Nice song bay taasi lakin ahayd.
-
last day of the week. Still in the meeting.
-
No headache ,,, just exhausted as hell.
-
Yes i'm using my laptop for the meeting and as we have a wireless network i could sneak to the internet ,,
-
3 hours meeting and still no sign of finishing that soon. :mad:
-
The Horn of Africa is getting a new face, it seems a new chapter is beginning from now on. ETHIOPIA Ethiopia is in a state of war. They invaded Somalia and their military personnel are fighting in the streets of Mogadishu killing as much innocent people they can reach using different weapons. Lately, there have been indicents that proved their weakness in Somalia when the resisntance expanded their war in the other regions of the country. The hit and run, capturing villages, towns and regions put the Ethiopians in a difficult situation which forced them to evacuate their forces most of the regions in the South and sometimes using the same tactics to hit and run. Ethiopia is also in a state of war from within according to the latest developments in Somali region. ONLF is increasing their attacks and that showed the Melez and co are failing to bring stability to that region. Ethiopa is also in a state of war at the border with Eritrea. The deadly fightings that took place few years ago are still sending their signals to tell more clashes in the near future. The UN and international mediations didn't bring any positive results in that area and a final hit is expected to start any minute. ERITREA This is what i call the madness of the horn. They are fighting with Ethiopia at the border between the two country. Contrary to what was expected during the Eritrean independence, the Eritrean President waged war against his causin in Ethiopia resulting the demise of thousands of people. Eritrea again fought against Yemen which also resulted the death of hundreds. Again they attacked Djibouti few years back but no much clashed reported since that time. Eritrea is fighting in Somalia. If not by its own military personnel they are there supporting the armed militias with all they can. They supported the ICU willing they will fight with Ethiopia from the other side. Now they are giving a shelter to the most radical persons of the insurgents. As per the UN reports, during the time of the ICU, Eritrea was providing them with weapons and a number of Military experts to train the ICU fighters. DJIBOUTI It is sad that Eritrea attacked Djibouti in the daylight and in front of the eyes of the world. The fighting is still going on but if it turns to a full-scale war, will Djibouti have the capacity to resist even for one day ?? France is not willing to defend the tiny country until some political issues is solved and the US doesn't have the mandate to defend the country for the moment. As the capital of Djibouti is not that far away from the border between the two country, the fighting could reach the capital any minute and that would be the end of this country. SOMALIA Somalia is out of the question in this context. 17 years of civil war followed by a year and half of occupation the country is still decending to more deadly and bloody fightings that take many shapes and names throughout the years. Ethiopia and Eritrea are fighting in Somalia. US and Islamista are fighting in Somalia Different clans are fighting among theirselves in Somalia. Arabs and non-Arabs are fighting in Somalia Warlords are fighting among them in Somalia. SOMALILAND This is the only peaceful place in the horn of Africa. Somaliland currently maintains good relationship with Ethiopia along the border between the two countries. Somaliland also maintains a good security relationship at the border with Djibouti although the two countries do not agree in the political arena. The only problem that Somaliland has is in the eastern part of the country where there has been clashed with Somalia. In the recent months, that dispute has decreased and the tension is going down. By Jacaylbaro
-
SUBAX WANAAGSAN ,, ISKA WARAMA
-
I watched THIS Last night ,,,, VEry very FUNNY indeed ................. HERE is part of the Movie
-
So Cadaan is not Phat anymore ?? ,,,
-
Dhinaca kale, ra’iisal wasaaraha Itoobiya Meles Zenawi ayaa ku dhawaaqay barqonimadii saaka mar uu ka hadlay Telefishinka dalkiisa inuu gelayo dagaalka Ereteriya iyo Jabuuti, isla markaana ay ka barbar dagaalami doonaan ciidamadiisu kuwa xaq u dirirka ee dalka Jabuuti, wuxuuna ku eedeeyey Afwerkiga hogaamiya xukuumada Asmara inuu yahay nin gardaradiisu xadka ay dhaaftay. web page
-
you've reminded me of some ppl i know ,,,,
-
don't abuse the Shaah ,,,,,,,,,,,, one of the best things Allah created for the humans.