Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. looooooooooool@Ibti ,,, it is her sisters dee. Let me know when they come here and you'll have some ...
  2. Ahhh ,, not another one plzzzz
  3. Nose baad sheegtaye ilaa indhuhuu gaadhsiinayaa baan filayaa ,,
  4. Originally posted by -Serenity-: JB, taas ma diidi karo Then hadhow markuu safarkoodu soo dhowaado ii sheeg markaa ,,,,,,,,, I hope inaanad kiiloo ka badsan
  5. I was grade 2 in the school at the time ,,,, ciyaal fooqal ciyaal ,,,, looooooool
  6. Serenity, that is good then. Markay soo noqonayaan baan xalwad kuugu soo dhiibi IA I bet if I sent Paragon my poem, he'll take me off this list of shame. Which Version ??
  7. i'm not so sure ,,,,, dumaashiday baan waydiin
  8. looooooooool@north, yes the list is long i can see Senerity, do they need anything that i can do for them ??
  9. Originally posted by -Serenity-: JB, did I tell you my little sis is in hargeisa? LOL. For the first time since she was 2yrs old! And now she is 18. I spoke to her a few mins ago and I thought she would be miserable and crying and asking to come back, but it looks like she is having a ball!! She said the weather was faboulous and she had 'beer' this morning!! And she lurrves everybody!! LOL. Obviously I think I should give her more than a day to come down from her high... and get bored, right? loooooooool ,,, why didn't you tell me markii hore bal ? How long is she here now ??
  10. Originally posted by Ibtisam: ^^^Thanks. P.s. You are my online dictionary for SL. Expect some random questions for the next 2months. No problem ,, feel free to ask as many questions as you like. Jaceylka, Waaryaa niin atheer eiaah okunool Hargeysa balayirri wuyaaraa lathaan yaahaay xagaaa maalkaa markaa information kiisaa aan heelo baal isoraathii... Bal English ku qor waxaad tidhi af shimbireedka ma aqaanee ,,,
  11. Yes ,, he is still the minister.
  12. Dadka qaar baa cuqdad iska qaba ,,,,,,
  13. Hargeysa (Qarannews)- Wasiirul dawlaha Wasaarada Arrimaha Dibada Dalka Ingiriiska isla markaana u qaabilsan Dawlada Ingiriiska Dalalka Barwaaqo Sooranka iyo wefdi balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa saaka abaaro 9:30 subaxnimo Madaarka Cigaal International ka soo degay. Wefdiga waxa Madaarka Hargeysa ku soo dhaweeyay Wasiirada Arrimaha Dibada Somaliland Mudane Cabdillaahi Maxamed Ducaale , Duulista iyo Hawada Mudane Cali Waran Cade , Arrimaha Gudaha Mudane Cabdillaahi Ismaaciil Cirro, Maayarka Hargeysa Eng Jiciir iyo Saraakiil sare oo ka tirsan Intaasi ka dib waxa wefdiga loo soo qaaday dhinaca Madaxtooyada Somaliland , halkaasi oo uu Madaxweynaha Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin ku qaabilay Xafiiskiisa. Ma aha markii u horaysay ee wafti noocan ahi ay tagaan dalka Somaliland, waxa hore u booqatay magaalada Hargaysa xoogahayaha arimaha dibada u qaabilsan qaarada Afrika dalka Maraykanka iyo iyada oo uu hore isna u booqday wasiiru dawlahaii hore ee Ingriiska u qaabilsanaa dalka Afrika, sideedaba waxa baryahan danbe ku soo qul qulaaya Somaliland madax kala gadisan oo ka kala socda caalmka iyada oo aan qaarkoodna aan la shaacinin inta badan, kuwaasi oo aad ula dhacsan gooni isu taaga Somaliland xiligani. Xiligan ayay bulshada caalmaka khasab ku noqonaysaa in ay il gaar ah ku hayaan nabada iyo horumarka ka hana qaaday Jamhuuriyada Somaliland, taasi oo xiligan ay geeska Afrika ka holcayaan colaado soo daashaday iyo kuwo hor leh oo ka dhex qarxay wadamada Jabuuti iyo Eritrea, taaso oo ay xaqiiqdu tahay in Somaliland tahay dalka qudhaata ee geeska Afrika ku yaala ee aanay wax colaado ahi ka holcaynin ama aan dalkale dagaal kula jirin , isla markaasina ay tahay in bulshada caalmku ay siiyaan aqoonsi deg deg ah oo lagu sii xoojiyo amaanka iyo horumarka Somaliland isla markaasna ay Somaliland ka qayb qaadato dajinta iyo xalinta khilaafaadka ka taagan geeska Afrika, waxana hubaal ah in Somaliland leedahay khibrad ay ku damin karto colaad ageeska Afrika taasi oo ay hada u taag iyo maaro laayihiin bulshada caalamku.
  14. My 7yrs old doughter wears Hijab whenever she is going out of the house even to the next door shop ,,,,,,, it is her choice now
  15. 3)Between the ages of 31-55 and willing to do a face to face interview. You're not qualified North, face to face is required in your age frame ,,
  16. Send me so that you can participate ,,,
  17. Naga daa hadaba waayahaye ,,,,
  18. Spelling can change the whole meaning ,, come on, i don't want to give examples ,,
  19. I'm tired of making the corrections ,,,,