-
Content Count
17,649 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
324
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Ninka isbaarada u dhigtay lacagtii lagu soo tuugsan lahaa waxee abaaraha ku sheegeen waa isla ilma adeerkiisa isaamini kari waaye xataa.
-
Hore ee u dhacday taas. Waagii Maxkamadaha ayaa waxee soo qufeen qabuurihii meydadkii Talyaaniga ku duugnaa degmada Huriwaa. Kuwa intee lafihii soo aruuriyeen ayee safaaradda Talyaaniga ee Nayroobi ka gateen. Talyaaniga had to check the DNA of lafaha, though. Been been lacag looguma cunaayee, lafa maryooleey loo soo aruurin karay.
-
Soomaalida waa noole iska socdo bilaa indha iyo damiir la'. That video and those ragtag trucks really bothered me. Maalin walbana abaar ayaa loo dhimanaayaa oo roob ma imaan la soo taaganyihiin. Jaahilnimo iyo waxgarad la'aan tan ka daran ummad ma soo marin. Markuu roob yar yimaadana wabiyadii ayaa soo fatahaaday leeyihiin maadaama geedihii ku tiirsanaa ee gooyeen, so no defence from the flooding. Qoraxdaas waaka faa'ideysan karnaa oo cuntada lagu karsan karo. Laakiin dhuxushaan xataa dalkii maloo wado oo waala dhoofinaayaa. __________________________ From The Guardian newspaper on last week: Inside Somalia’s vicious cycle of deforestation for charcoal In Mogadishu, the charcoal trade is thriving on the city’s streets, prompted by the sharp rise in gas prices over the past two years. As more Somalis turn to charcoal as an affordable energy option, experts say the growing demand is fuelling unsustainable levels of production and accelerating climate change amid the country’s worst drought in four decades. Environmentalists say the situation is acute in the Lower Shabelle region’s Wanlaweyn district, the centre of the charcoal trade, about 55 miles (90km) north-west of the capital. “The levels of deforestation have gotten so severe that most of the trees along the banks of the Shabelle River have been cleared out,” says Abdilatif Hussein Omar, the executive director of Action for Environment, a conservation organisation that operates in the Horn of Africa. In the south of the country, the lives of many pastoralists and farmers have been disrupted by extreme weather, so they have been looking for other ways to earn money. Hussein says the environmental damage has caused a vicious cycle. “It rains less because people are cutting down more trees to meet the demand for charcoal, which means crops are not able to grow, which affects farmers and livestock who depend on the land for survival,” he says. Mowlid Jama used be a farmer but turned to logging after he lost his crops in the 2017 drought. Jama says that on an average day, he spots about 10 to 15 other loggers cutting trees in Lower Shabelle’s forests. For a two- to three-month stretch, they cut down trees for wood until a lorry arrives to transport it to the outskirts of Mogadishu, where business people burn it into charcoal for sale. One logger, Hassan Omar, says it can take a full day to cut one tree. “They are around a century old,” he says. He says he now has to travel 50-60km away from Wanlaweyn, where he started logging, because all the tall trees there have been felled. “We keep reaching town after town and going deeper into the woods,” he says. Lower Shabelle is a volatile region, one of many parts of the country that is largely out of the control of the Somali government, and there are no structured, government-driven efforts to restrict logging. The jihadist group al-Shabaab, which exercises control in some regions, has been trying to grow its influence in recent years by playing a quasi-governmental role on issues such as environmental protection. In 2018, it imposed a ban on single-use plastic bags and is enforcing crackdowns on the cutting down of leafy trees. The Islamist group brutally enforces its policies. “Some of the loggers have received threatening calls from al-Shabaab, while others have been physically harmed,” says Guled Warsame, a logger. Despite the dangers and environmental harm, Warsame says he needs the work. “Al-Shabaab has ordered us to stop cutting dry trees but we can’t. It’s our only way to make money.” However, he says, drivers who transport wood face much greater threats than loggers from rogue bandits and local militias. Not only do they work under dangerous conditions but they need to remain aware of the evolving rules of the trade. Dahir Abdalla, a lorry driver, says he was recently detained by al-Shabaab for a few days when transporting dry wood, but was eventually released. He believes that the group may be in the process of initiating a crackdown on logging and transportation of wood from dry trees, but says that, for now, the only clear ban is on the cutting and transporting of wood from leafy trees. “We only pick up dry tree wood in our lorry and never leafy wood because al-Shabaab doesn’t allow that. If they catch us transporting trees that still have leaves, they will set our vehicle on fire,” he says. Despite the crackdown, reports show that revenue from the trade is an important income stream for al-Shabaab, with a 2014 estimate suggesting that the group earned an annual total between £6.5m and £14.5m from imposing charges on charcoal traders at one road block alone. For those in the business, the charges add heavily to their costs of operation. Two businesswomen, Amina Mohamed and Saynab Hersi, decline to go into detail about how much they pay the group, because of the sensitivity of the issue, but say they face double taxation – from the government when the lorries travel through major cities and districts, and from al-Shabaab when travelling through the countryside. Even with the charges, however, dealers say they make enough to keep them in the trade. Yasmin Salad, who has been in the business for eight years, says she makes a profit of 1.8m Somali shillings (£2,600) for every 510 bags of charcoal, which she sells at 11,700 shillings each, over a six-month period. Environmentalists say government involvement is required to effectively regulate the trade. “The public needs more environmental education, and it needs to start at an early age,” says Hussein, adding that laws and regulations on environmental exploitation are necessary. “These laws and regulations need to be enforced by the government in order to see change.”
-
Maamulka Abtigiis oo Xididtinimada hareeraysay
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Qurac&qansax's topic in Politics
Cadeyn noo keen. Anyway, meesha Axmed Shide ayaa heysto oo Abiy Axmed Cali aad ugu dhow. -
He can't let it go, waa madax adeygii lagu yaqaanay moooryaanimada. Si deg deg Xamar ugu soo noqday because of this, from Sacuudiga uu tuugsiga u jiray. Intaas wuxuu ugu dhaganyahay wuxuu rabaa wuxuu masuqmaasuqa and be another Mr. 30/30. Filinkaas mar hore ayuu qarxay.
-
Feysal Dhurwaa: 'Hubkiina la soo baxa'
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Dad cadhaysan oo weeraray wasiirka xannaanada xoolaha Somaliland Dad cadhaysan ayaa dhagax la boobay Wasiirka Xannaanada Xoolaha Somaliland Siciid Sulub Maxamed, oo ka qaybgalay aas loo sameeyay 3 qof oo ku dhintay bannaanbixii 11 August. Kadib markii uu dhamaaday aas xabaalaha Halleeya ee magaalada Hargaysa loogu sameeyay 3 qof oo ku dhintay mudaharaadkii mucaaradka, ayay dadwayne aaska kasoo qaybgalay dhagax ku bilaabeen wasiir Sulub oo aaska ka qaybgalay. Waxa baraha bulshada ku baahay muuqaalo tusinaya wasiirka oo dhagax lagu eryanayo, iyo ilaaladiisa oo xabad kor u ridaya si ay u joojiyaan dadka wasiirka soo weeraray oo madaxa weer cas ku xidhan. Mucaaradka ayaa xukuumada u haysta dilka saddexda qof oo booliisku toogteen xili ay ka qaybgalayeen mudaharaadkii ay xisbiyada mucaaradku soo qaban qaabiyeen ee Khamiistii qabsoomay. Guddid cusub oo iskul xilqaantay dhexdhexaadinta mucaaradka iyo xukuumada Somaliland, ayaa sheegtay in xukuumadu ay bixin doonto magta dadkii ku nafwaayay mudaharaadka iyo dawada dadka dhaawaca ah. Xigasho -
Laftagareen is trolling.
-
Markabkii yaraa la isku qabsaday xaalkaan ayee mareysaa. CCW is gone.
-
Kiikuuyoland elections
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Labada Soomaali ololaha Ruto si weyn u waday - Aaden Barre Ducaale iyo Axmed Naasir C/llaahi: -
Kiikuuyoland elections
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Reer Nabad iyo Nolol waa dabaaldegoyaan. -
Kiikuuyoland elections
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Behelf. -
Kiikuuyoland elections
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Ahahaha. -
Kiikuuyoland elections
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Secessionists iyagana tacsi u taalo. Raila aqoonsi ka sugaayeen. -
Kiikuuyoland elections
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
-
Kiikuuyoland elections
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
-
Kiikuuyoland elections
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
And Ruto is declared the winner. Losers: Raila, Uhuru iyo waxmagarad Xasan Sh. who indirectly endorsed Uhuru-Raila alliance. If he could have just waited several more weeks, alas. -
Goodbye, C/raxmaan C/shakuur, inkastoo konton konteenar kugu maqantahay.
-
Kiikuuyoland elections
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
They are going to announce Ruto as the next president. They keep delaying the announcement and Raila is already boycotting it since meesha soo fadhiisan. He is refusing to come to the venue. Also guddigii doorashada are divided and some reportedly left the venue, refusing to sign the results. Xaalka ma sahlano. -
Kiikuuyoland elections
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Hal toddobaad ayee wali la rafanaayaan: -
Soomaali iib ah, ifkana ka iib ah
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Moooryaan askari markii laga dhigto tanoo kalaa dhacdo: Wariye Cali: Askari ayaa i rasaaseeyey aniga oo duubaya dad u careysan 30 jir 30 milyan haysta Weriye Cali Muxiyaddiin oo ka tirsan Caasimada Online ayaa waxaa rasaas si naxariis darro ah ugu furay askari ka tirsan ciidamada fadhiya bar kontorool oo ku taal isgoyska Sheelaro ee lagu baaro gaadiidka. Askarigaasi ayaa wariye Cali Muxiyaddin kula kulmay degmada Xamarweyne xili uu muuqaal ka duubayay ganacsatada qaadka oo ka cabanayay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda kuna dhow madaxtooyada Villa Somalia oo lagu eedeeyay sicir bararka qiimaha qaadka Miirowga ee Kenya. Wariye Cali Muxiyaddiin ayaa haweenka qaadka ka ganacsada ka wareysanayay cabasho ay ka qabaan qaadka miirowga ee dhawaan Kenya loo fasaxay, waxayna sheegeen in xubno gacan saar la leh dowladda inay cunaha qabteen ganacsatada yar yar, iyagoo xusay Wasiirkii hore amniga Cabdullaahi Maxamed Nuur iyo rag kale oo madaxtooyada ka tirsan, waxayna ka codsadeen madaxweyne Xasan Sheekh inuu arrintaan soo farageliyo. Wariyaha ayaa weerarka lagu soo qaaday markii haweeney qaadlayaasha ka tirsan ay cod dheer ku tiri, “30 jir 30 milyan haysto hana nabadgeliyo masaakiinaa nahee, illaaheyna haka baqo,” waxaana markiiba kusoo cararay askari qaad ka iibsanayay goobta oo taagnaa haweeneyda hadleysay gadaasheeda, wuxuuna ku amray inuu muuqaalka damiyo isla markaana dir diro, isagoo ku cabanayay in muuqaalka isaga laga duubay oo kaamirada qabatay. Askariga oo u muuqday labo arrin midkood oo ah inuu dhibsaday haweeneyda hadalka ay ku hadleysay ee 30 jir 30 milyan haysto ama in damcay kaamirada iyo taleefanka uu wariye Cali Muxiyaddiin gacanta ku haystay. Dood dheer kadib askariga ayaa qorigii amaanka u furtay wuxuuna rasaas ku riday wariye Cali Muxiyaddiin, oo rasaastaasi alle ka badbaadiyay, dadkii goobta ku sugnaana ka argagaxay rasaastii lagu riday wariyaha, waxaana meeshii ka dhashay buuq iyo in askarigii laga celceliyo isagoo ku hanjabayay inuu dili doono wariyaha. Askariga ayaa la sheegay inuu ka tirsan yahay ciidamada booliska Haramcad ee fadhiya isgoyska Sheelaro, heyb ahaana ay isku dhow yihiin Wasiirkii hore amniga Cabdullaahi Maxamed Nuur oo haweenka qaadleyda ay ku sheegeen 30 jir 30 milyan haysto. Dhalinyaro goobta ku sugneyd ayaa askarigii ku qanciyay in la tirtirayo muuqaalka, waxaana wariyihii Caasimada Online laga qaaday kaamiradii oo iyo qalabkii uu wax ku duubayay, nasiib wanaag muuqaaladii Kaamirada duubtay ee laga tirtiray dib ayuu usoo celiyay Wariye Cali Muxiyaddiin, taasi oo ugu wacan aqoon aysan u laheyn kaamirada in dib loo soo celiyo muuqaaladii. “Waa ayaandaro in askari ciidanka qaranka ka tirsan ee loo tababaray inuu ilaaliyo amniga muwaadinka iyo nabadgelyada in shacabkii uu rasaas ku rido, maalin walbana askari dowladda ka tirsan si macno daro u dilo dhalinyarada oo ah mustaqbalka dalka, wax cabsi ah ama is hortaag shaqadeyda uma keeni doonto falkaasi anshax darada ah ee foosha xun,” ayuu yiri Cali Muxiyaddin. Falalka ay geysanayaan maalin walba askarta ka tirsan dowladda ee loogu talagalay inay ka shaqeeyaan amniga muwaadinka Soomaaliyeed, waxay beegsadaan dadka shacabka oo si macno daro ah u dilaan, waxayna ugu daran yihiin caddow shacabka laga ilaaliyo. Maamulka Caasimada Online wuxuu dhanka kale cambaareynayaa isku daygaasi lagu dhibaateeyay wariye Ali Muxiyaddin oo ka tirsan howlwadeenada Caasimada Online, waxayna ugu baaqeysaa hay’addaha amniga in askarigaasi oo la garanayo muuqaalkiisana ku jira muuqaalka la duubay in sharciga la horkeeno laguna qaado ciqaabta uu mudan yahay si ay tusaale ugu noqoto kuwa kale ee dhibaatada shacabka iyo wariyeyaasha ku howlan. Xigasho -
Soomaali iib ah, ifkana ka iib ah
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
What a failure. Jid yar la dhiso oo dhaqaalaha iyo dadka dhisaayo dowlado kale bixinaayo ayaa haddana amnigii yaraa la sugi kari la yahay. Again, what a failure. Xamsa oo shaaciyey halis soo wajahday dhismaha laamiga Muqdisho iyo Jowhar Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa bixiyey xog cusub oo ku aadan dhismaha waddada dheer ee isku xirta magaalooyinka Muqdisho iyo Jowhar, kaas oo uu hadda ku yimid hakad ballaaran. Xamsa Cabdi Barre ayaa marka hore nasiib darro ku tilmaamay in dhismaha jidka dheer ee isku xira magaalooyinka Muqdisho iyo Jowhar uu ku istaagay magaalada Balcad. Ra’iisul wasaaraha ayaa sababta wuxuu ku sheegay inay la xiriirto amniga waddadaasi, wuxuuna xaqiijiyey in la dhaqaajin waayey dhismaha laamigaasi. Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray in halis uu ku jiro inuu gebi ahaan istaago mashruuca dhismaha waddadaas oo uu tilmaamay in laba jeer la soo cusbooneysiiyey, wuxuuna intaasi ku daray in dowladda maalgelineyso ay dalbaday in laamiga inta harsan lagu dhiso Muqdisho. “Balcad meeqay jirtaa? 28 KM meelahaas, Jidkaas hadda meeshaas ayuu ku istaagan yahay, Waana la dhaafin la’ yahay amni darrtiis,” ayuu yiri ra’iisul wasaaruhu. Waxa kale oo uu intaasi ku sii daray in aysan suuragal aheyn in amni darro darteed loo hakiyo isku socodka Muqdisho iyo Jowhar, loona qaato diyaarad. “Suurtagalna ma ahan inaan Jowhar diyaarad u raacno, oo aynaan baabuurna raaci karin,’ ayuu sii raacuyey Xamsa Cabdi Barre. Hadalkaan ayaa ra’iisul wasaaraha Soomaaliya wuxuu ka sheegay munaasabad lagu taageerayey oo ay Beesha **** shalay ku qabatay magaalada Muqdisho. -
Soomaali iib ah, ifkana ka iib ah
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
-
Soomaali iib ah, ifkana ka iib ah
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Sartaan wasaaradda dowladda darteeda looma rabo loogu baxo. Shaqsiyaad ayaa rabo qaataan, another maalin cad bililiqo by moooryaanta: -
Feysal Dhurwaa: 'Hubkiina la soo baxa'
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Faysal Cali Waraabe oo weeraray Xasan Sheekh una mahad naqay Aadan Madoobe Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Faysal Cali Waraabe ayaa ka jawaabay baaqii uu Madaxweyne Xasan Sheekh ka soo saaray qalalaasaha siyaasadeed ee ka jira Somaliland, kaas oo salka ku haya dib u dhac ku yimid doorashada. Eng. Faysal ayaa sidoo kale aad ugu mahad celiyey guddoomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadan Madoobe oo sida uu sheegay la soo xariiray, aadna ugu waaniyey nabadda iyo qiimaha ay leedahay. “Waxaan ka xumahay Xasan Sheekh oo og sidii aan uga dagaalanay inuu maanta nagu sheego gobollada waqooyi, inta noo quuri waayey magaca Somaliland oo kooda ‘Soomaaliya’ ka horeeyey, magacyada Puntland iyo Jubbaland-na uu ku tasbiixsado,” ayuu yiri Faysal Cali Waraabe. Sidoo kale guddoomiye Faysal ayaa nasiib darro ku tilmaamay in Soomaaliya oo la dhihi jiray ku dayo Somaliland ay hadda ugu baaqeyso nabad iyo xasilooni dadka reer Somaliland. “Waxaan maanta mareynaa heer Soomaaliya oo la dhihi jiray ku dayda Somaliland ay ayagii naga naxeen oo nabad noogu baaqayaan,” ayuu yiri Faysal Cali Waraabe. Wuxuu intaas ku sii daray, “Waxaan aad ugu mahad celinayaa siyaasiyiintii Soomaaliya ee nala soo xariiray oo guddoomiyaha baarlamaanka Aadan Madoobe uu ugu horeeyo, kuwaas oo nagu waaniyey nabad geliyo.” Faysal ayaa aad u weeraray madaxweynaha ay xiisadu kala dhaxeyso ee Muuse Biixi, isagoo ka hadlay dhamaan qodobada ay isku hayaan iyo ajendaha Muuse ee doorasho diidka ah, sidoo kale rabshadihii dhacay iyo cida masuuliyada qaadeysa ayuu ka hadalkooda ku dheeraaday guddoomiye Faysal. -
Soomaali iib ah, ifkana ka iib ah
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Dhulkii intii yareyd ku soo hartay garoonka Aaden Cadde in la bililiqeysto oo la dhisto la rabaa. Garoon degmo inay ka dhigaan rabaan, horaa dhulka garoonka baaxadka weynaa loo biliqeystay, Xasan Sh. ka mid ah dadkii bililiqeystay sanadkii 2014. Hool weyn ayuu ka dhistay oo hadda kulamada iyo aroosyada kagu qabsado, walaalkiisana maamulo. Sidoo kale dhulka garoonka ganacsato Turkish ka gadeen oo hiteelka Decale ka dhistay. Waana garoon aanan meelaha baabuurta la dhigto oo quman lahayn maadaama la bililiqeystay dhulalkaas.