Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,654
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    324

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. When secessionists non-stop marqaan sessions u fadhiyeen for the last three decades, garaadada were being trained in modern public relations, methinks.
  2. Two decades after this thread was created, our people are still tragically dying in European seas.
  3. Look who showed his grief-stricken face after hiding in days. Dagaalka now is offensive started by halyeeyda Daraawiishta against the fleeing wretched secessionist marqaanhead militia oo Laascaanood meel u jirta 25 kiilomitir dhanka waqooyi bari ayaa lagu baacsanaayaa.
  4. Xirooyinka xoolaha ku yaalo dhulalka saxaraha look better than these so-called 'military bases' these marqaanheads vacated. Muuse Muqayil achieved the treble: 1) - Exposing their decades-long lies about victimhoods iyo waa nala xasuuqay. Iyagaa wax xasuuqi today and witnessed by Soomaali oo dhan. 2) - The secessionists lies of the only 'peaceful democracy' region in Soomaaliya to achieve elusive aqoonsi. It has officially died and buried deeply. Muuse showed beesha caalamka ee caabudaan what Waqooyi truly is. 3) - His militia is nothing more than drug-addicted marqaanheads. Imagine kuwii afka duubnaa haddee weerari lahaayeen hoteel Hargeysa ku yaalo. It would have taken a month to remove them, if at all.
  5. Waxa igu yaab badnaa dad dagaal ku jiro oo haddana marqaan session u fadhiyo, as high as cirka. They are seriously marqaanheads. I guess it starts with Muuse Muqayil.
  6. Once again Xasanoow is 'missing' after secretly visiting Imaaraadka. It has been one week now. Wild rumours going around, one which says he is in Zionist state. Or is he sick and secretly receiving being treatments?
  7. Af waakoo mey liki aamee Soomaali ku maahmaahdaa. Sheekadiisa waa baqtiga ma cuno fuudkiisaa cabaa. He should resign immediately from baarlamsan ku sheega guddoomiyaha u yahay if he is serious.
  8. Daahir Jeesoow: "Dowladsan dowlad ugu xun ma arag..." "Mar dhow waxaa maqli doontiin ceelasha biyaha dad (shirkad) loo xiray. Suuqa Bakaaraha dad (shirkad) loo xiray..."
  9. The self-proclaimed British orphans shisheeyihii ka yaabiyeen. This shisheeye knows them very well.
  10. He is secretly in Imaaraadka today, selling ciidamadii Eritareeya laga keenay iyo militariga kale ee Soomaaliya. He is the WORST ever Soomaali madaxweyne ku sheeg soo maro. Alloow ina dhaafi neefkaan.
  11. Safarada Xasan Socdaal ee dalxiiska ah: Imaaraadka  Turkiga  Eritareeya  Kiinya  Jabuuti  Tansaaniya Masar  Ugaandha  Kiinya (again)  Mareykanka Ingiriiska  Mareykanka (again)  Itoobiya  Ugaandha (again) Jabuuti (again)  Suudaan  Aljeeriya  Masar (again) Eritareeya (again) Jabuuti (3rd time) Sacuudiga  Mareykanka (third time) Qadar  Talyaaniga Jabuuti (fourth time) - waala qariyey Itoobiya (second time) - Imaaraadka (second time) ______________ Soomaaliya Rabiyaa u maqan.
  12. Xasan Socdaal is secretly in Imaaraadka now, accompanied by his kids and nieces. He is getting the latest instructions from them. What a stooge of biggest order. He stopped announcing his trips now since Soomaalis are widely condemning him. Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan qarsoodi ah la la qaatay Sheekh Maxamed Bin Sayid Al Nahyaan Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho aan la sii shaacin ku jooga caasimadda dalka Imaaraadka ee Abu Dhabi ayaa la kulmay dhigiisa dalkaasi, Sheikh Mohamed Bin Zayed Al Nahyaan. Labada Madaxweyne waxay ka wada hadleen Xiriirka labada Waddan, Horumarinta dhinacyada kala duwan ee Iskaashiga Khaaska, Dadaalka Dhaqaalaha, Nabadda iyo Deganaanshaha dalka Soomaaliya. Madaxweyne Al Nahyan waxa uu dhigiisa Somalia ku qaabilay Carwada iyo Shirweynaha Difaaca Caalamiga ee INDEX 2022 oo haatan ka socota Xarunta Abu Dhabi ee Bandhigyada). Dhanka kale, Madaxweynaha dalka Imaaraadka Carabta, Sheikh Mohamed Bin Zayed Al Nahyaan waxa uu ballan qaaday inay Somalia ka taageeri doonaan wax kasta oo ay dani ugu jirto Shacabka Soomaaliyeed si ay u gaaraan Hankooda ku aadan Nabadda, Horumarka iyo Barwaaqada. Dhanka kale, Inta uu Madaxweyne Xasan Sheekh booqanayo dalka Imaaraadka Carabta waxa uu ka qeyb geli doonaa Daawashada Carwada Caalamiga ee Milliteriga ee INDEX and NAVDEX 2023 oo maanta maalinteeda Saddexaad ka socota Xarunta Abu Dhabi National Exhibition Centre ee magaalladda Abu Dhabi. Bandhiga Carwada Milliteri ee INDEX and NAVDEX 2023, waxaa ka qeyb galaya 1,112 Shirkadood oo ka kala socda 59 Dowladood, in ka badan 77 Wasiirada Difaaca, 79 Khubaro Milliteri, Taliyayaal iyo Wafuud Milliteri oo ka kala socda 82 Waddan iyo in ka badan 140 Shirkado oo ka dhisan Imaaraadka. Xigasho
  13. Marka koowaad marxuum madaxweyne Siyaad Barre xirta adeerada kuu ah ayaa Kacaankiisa ka buuxay oo jagooyin sare la wada siiyey, sida sawirka hoose ka muuqdo in the 1970s. Iyagaa Kacaanka u niikin jiray. Markaa ku kibirteen oo abaal beesheen did he start giving positions his immediate family members, sida C/raxmaan Jaamac Barre iyo Moorgan. That was 15 years after his Kacaan. Ka hor ma jirin waxaas. Now Xasan sanad xataa ma gaarin dowlad ku sheegaan tuugada wada ah and gives kids, nieces, nephews, wives, brothers and sisters - all were given positions, something ugub ku ah hoggaanka Soomaaliya.