Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,710
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    326

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Somaliland: “40 qof ayaa loo haya Qowmu-luudnimo” Somaliland 4 qof oo rag ah, oo maxkamad kuheshay Ficilka Qowmu-Luudnimada, ayaa lagu xukumay xarig 8 sano ah, halka 36 qof oo kalena ay xukun-sugayaan. Qaar kamid ah dadkan ayaa kamid ah xisbiyada siyaasadda ee Somaliland, masuuliyiin dawladeed iyo dad bulshada dhexdeeda laga yaqaano. Bilo kahor oo dhacdadan saa’id looga waramay ayaa haddana hoos loo dhigay, hayeeshee gudi kamid ah kuwa arrimahan u xilsaarnaa ayaa Golaha Guurtida maanta ka sheegay. Guddiga oo warbixin ka jeediyay fadhiga Golaha Wakiillada Somaliland ayaa xusay in 40 qof loo hayo kiisas la xiriira Qowmu-luudnimo, 36 kamid ahna ay yihiin xukun sugayaal. Horey, deegaannada Somaliland ayaa martigeliyay dooddo ka dhashay faafinta diimo, aan aheyn diinta Islaamka oo la sheegay in lagu faafinayo deegaannadaas. Xigasho
  2. Coldoon waxaan ayuu la dagaalamaaye oo dhowr jeer maskiinka u xireen. Well, miraha ka dhashay this foreign-controlled shady school:
  3. Maakhiri, Deni needs friends. Qof ee isku fiicanyihiin ma jirto maanta ka ahayn Laftagareen and Laftagareen might not be after his city hosting this shir is rebufed.
  4. Even though the shir is being held in Baydhabo to make Deni comfortable, Deni's politics is very personal - he can't even tolerate meel Axmed Madoobe fadhiyo because he couldn't get his votes 10 months ago after standing for him for three years. Xasan Socdaal warkiisana ha sheegin. Saas ayee Farmaajo isku ahaayeen as well and now has more personal grudges. Qof xanaaq badan, making siyaasadda qaabka daran personality and personal is not good really.
  5. Siciid Deni Oo Diiday Ka Qeyb Galka Shirka DFS Iyo Maamulada Ee Baydhabo Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa iska diiday ka qeyb galka shir ay magaalada Baydhabo ku yeelanayaan 15-ka bishan madaxda dowladda iyo kuwa maamul goboleedyada. Sida xogaha tilmaamayaan, Deni ayaa dhegaha ka fureyatay fariimo dhexdhexaadin ah oo kayimi dhanka wakiilada caalamiga ah, si uu shirkaasi u xaadiro oo uu tabashadiisa madasha ugu soo bandhigo. 24-kii bishii hore ee Febraayo ayay ahayd in la qabto shirkan, balse dib ayuu u dhacay, si Siciid Deni looga dabciyo go’aankiisa oo uu shirka u tago balse laguma guuleysan dadaaladii socday. Ilo ku dhow Siciid Deni ayaa ku waramay in diidmadiisa uu sal uga dhigay khilaafka kala dhexeeya Jubaland iyo dowladda Soomaaliya oo xaadiraya shirka magaalada Baydhabo ka dhacaya maalinimada Arbacada ee todobaadkan. Si kastaba, arrintan ayaa cirka sii galineysa mad-madowgii ka dhex jiray Puntland iyo dowladda dhexe, waxaana dhawaan Puntland ay shaacisay iney hakisay wadashaqeyntii dowladda oo ay u dhaqmeyso sidii dowlad madax banaan. Xigasho
  6. Haddee awoodi karaan wey ka bixi lahaayeen laakiin taas waxee meesha ka saareysaa quraafaadka iyo beenta Reer Ibnu Haashim la sheeganaayo. Awalba diin iskuma fiicneen dadkaan, 'diintaada iyo nabigaaga wa*' afkooda ka soo bixi jirayba.
  7. Better late than never. Riyadii rumowday 11 sano ka dib.
  8. Markii 'walaalahooda,' sida Xasan Sh., wax ka soo waayeen, Laftagareen ayaa la qalqaalsanaayaa iyagoo la leeyahay shir deg deg ah iskugu imaadaan Reer Koonfur Galbeed iyo beeshaan oo midnimo sameystaan sida baaqa ku xusan.
  9. Shirkii warmurtiyeedka ka soo baxay oo ah duqa iyo guddoomiyaha gobolka Banaadir hala kala qeybiyo. Yaab.
  10. Tallaabo finally waa quustay. Meeqo sanaa kuu sheegeynay runta in meeshaas waxba ka jirin.
  11. In the extended family, Reer Mareykan mar dhoof loogu yaqaanaa. There were some who never ventured out from U.S. for 25 years and counting. Many started travelling only in the last decade since the 1980s and 1990s. I guess dhaqan Mareykan la qaatay, travel within states becoming equivalent countries.
  12. Sanad la gaarin sheekada waa bilaabatay ciyoow. ^^^ Shalay. Maanta:
  13. Wait until we at least sell our villa. Last time around $700,000-800,000 ahayd. Hodan ku yaalaa, waana lix boos. Until then magaalo madaxda waa Muqdisho.
  14. Xariifka iga dambeeyaa maanta isku egnahay. Speaking of yaraanimo, Che ayaa Islii isku aragnay in 2011, including laba mar aan iska soo hor baxnay. Che ma xasuusto filaa.
  15. I welcome this coping of the seeing the crumbling of 30 years of failed project. In fact, it is better than the usual marqaan beenta lagu riyoonaaye.
  16. Markii dhoof lagu wareeray, baando badan ka boodeen 'tariinkii' banjarmay; maalin walba qolo qeylineyso oo waa nala qadiyey lagu haayo; dalkii iyo dadkii la iibsaday; dil joogta maalinle ah magaalo madaxdii ka socoto; 'Soomaali heshiis' ah col isku wada badalay oo hal maamul goboleed aan heshiis lala ahayn. Xaalka markuu heerkaas maraayo, tanoo kale ayaa dhacdo oo ninkii maamul wanaagga in lala soo tashto ayaa laga maarmi waaye:
  17. Sadexda gabdhood baroorta ka keenay secessionists. Markuu halganka dhamaado waa in abaalmarin la guddoonsiiyaa gabdhahaan. Meet the Women on the Front Lines of Laascaanood Conflict Against Somaliland Laascaanood, Somalia – The ongoing conflict in Laascaanood has seen the Somaliland army facing off against locals, but amidst the violence, a group of women has risen as a significant force both on the front lines and in the digital realm. These women are fighting for the future of their people and for women’s rights everywhere. They believe that women should not be relegated to the sidelines of conflict and are determined to have their voices heard. On the front lines, women can be seen manning checkpoints, providing medical aid to the wounded, and even participating in combat, all in an effort to protect their families and homes from the forces of the Somaliland army. Ilham Garaad, a dentist based in the UK, has taken to social media to document the human toll of the conflict and to inform the international community about the atrocities occurring in Laascaanood. She shares images and videos of the destruction caused by the conflict and its impact on civilians, including women and children. Rahma Omar, a local journalist, wearing her full combat uniform stated, “We are fighting for our right to live in peace and security. The world needs to know what is happening here and the impact it is having on the lives of ordinary people.” Fahima Yusuf, wearing her military uniform, has been speaking to the people and encouraging them to fight for the freedom of the people of Sool, Sanaag, and Ceyn (SSC) and liberate them from Somaliland secessionists. The women of Laascaanood are a source of inspiration and strength, showing bravery and determination in the face of adversity. They are standing up for their rights and the rights of women everywhere, reminding us that women can be powerful agents of change and that their voices and perspectives must be heard in any conflict. The world must stand with these women and support their fight for peace and justice in Laascaanood and beyond. Xigasho
  18. I was visiting my family in London this time. My brother central London igu soo wareejinaaye and after we got close to Bush House, he asked me if I want to see Beenbeensii Soomaali meesha laga xukuma. Haa iri. Iyadoo warkii galabnimo la aqrinaayo ayaa dhex tagnay qolka. Warkee aqrinaayeen maalintaas heshiiskaan ahaa. I think I met qof la dhahaaye C/risaaq oo warka tabinaaye iyo mid kale magaciisa ilooway. Noo soo noqo waa ku wareysaneynaa lahaayeen maadaama aan Xamar ka imid markaas.This is the photo I took: