Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,713
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    326

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. U.S. Senator Barack Obama, right, is dressed as a Somali Elder by Sheikh Mahmed Hassan, left, during his visit to Wajir, a rural area in northeastern Kenya, near the borders with Somalia and Ethiopia. The area is at the epicenter of a severe drought that has hit the Horn of Africa region, after erratic and insufficient rains during the April-June season. (AP Photo - Aug 27) ________________ Baliis, hoosgundiga ha naga ceebeyn.
  2. Project maxee ahayd? Ma waxaa rabtaa inaad sameysatid shabako warar ku saabsan aad maamushid. Anyway, shabakooyinka Soomaalida wararka waa badan yihiin, laakiin Soomaalida badankooda waxee aqristaan kuwa u eg inay dhexdhexaad yihiin, kuwaas oo kala ah: Hiiraan.com Markacadeey.com Midnimo.com Xaalada maanta socoto sadexdaas ayaa ugu wanaagsan oo aan meelna u jarjeerin. Soomaalitalk.com aan ku dari lahaa, laakiin ayaandaro bilihii u dambeeye koox ayee raacday oo warkee kooxdaas jecel yihiin ma'ahee war kale soo tibin.
  3. Salaan... This Muqdisho-based wargeys, Xidigta Panorama, fancies the future Soomaali government: Magacyada liiska dhismaha KMG ah ee xukuumada Islaamiga Soomaaliya Hoggaamiyaha sare ee xukuumada (Madaxweyne): Dr. C/qaasim Salaad Xasan Guddoomiyaha Sare ee Golaha Xoghayeyaasha (Ra'iisul Wasaare): Sheekh Shariif Sh. Axmed Guddoomiyaha Sare ee Golaha Shuurada (Guddoomiyaha Baarlamaanka): Sheekh Xasan Daahir Aweys Xoghayaha Arrimaha Dibadda: Sheekh Xasan Turki Xoghayaha Maaliyadda: Sh. Abuukar Cumar Cadaan Xoghayaha Gaashaandhigga: Sheekh Yuusuf M. Siyaad (Indhacadde) Xoghayaha arrimaha gudaha: Macallin Xaashi Macallin Faarax Xoghayaha Xiriirka iyo iskaashiga: Sheekh Mukhtaar Rooboow (Abuu Mansuur) Xoghayaha Ammaanka iyo howlgallada degdegga: Aadan Xaashi Ceyroow Xoghayaha Warfaafinta: Sheekh C/raxiim Cali Muudeey Xoghayaha Hidaha iyo Tacliinta Sare: Dr. Maxamed Cali Ibraahim Xoghayaha Waxbarashada: Prof. Cumar Maxamed Idiris Xoghayaha Boostada & Isgaarsiinta: Sh. Axmed Nuur Cali Jimcaale Xoghayaha Kicinta iyo abaabulka: Yuusuf Xayle Jimcaale Xoghayaha Tarbiyada iyo dhaqan celinta: Sheekh C/llaahi M. (Abuu Cuteyba) Xoghayaha Dib u dhiska & Dib u dejinta: Axmed Maxamed Qare Xoghayaha Ganacsiga & Howlaha guud: Sheekh Xasan Dheere Xoghayaha cadaalada iyo Garsoorka: Maxamed Ibraahim Bilaal Xoghayaha Teknolojiyada iyo Seyniska: Dr. Cali Sh. Axmed Abubakar Xoghayaha Owqaafta: Sheekh Nuur Baaruud This represents the very shanta weyn, the full five, ee Soomaalida the wadaado ku sheega advocated, of course nooh. PS, the guy waxaas qoray was dreaming, but the possibility is very clear to every informed Soomaali.
  4. Originally posted by raula: riili kulaha..war ileen Yuu dhoont isbiik dis languwej? Yuu shuuld leern it, riili. Kamoon, it iss feeri, feeri simbal, diiyar.
  5. Salaan... This thread is one of the very first threads of this forum, if not the first. It also marks and makes, one todobaad from tonight, SOL officially being five years old. Waaaw. Shan sano already. Waqtiga waa duulaa, riili. Hambalyo to dhamaan reer SOL.
  6. Dhacar: geed qadhaadh, amaba se wax lagalay ama la sameeyey. Tusaale: "maxaad ii dharinaysaa ma dhacar dhiig ayaan galay" dhacar aan ku dhahay, duqa, not dacar oo laga wado wax qareer ama dhanaan ah. Kor ayaan ku sheegay inay ahayn dacar. Isku tijaabi mar labaad. Casharka wuu sii socon doonaa.
  7. Guri nagala heysto ayaa iska yar. Don't you know we have had 'makulaal madoow' at home? Yep! Actually, my old man never left his own house oo ku yaalay xaafada ugu xun Bermuuda loo bixiye, and when kuwa tuugo isku dayeen inay dhacaan dhowr jeer, a militia leader fella at nearby ayaa usoo gurman jiray, kana daalay, so finally told him, "Xaajiyoow, you need makulaal madoow at home." My old man reluctantly accepted. The man nin fiican ayuu ahaa oo waanba soo arkay, wuuna ku guursaday, oo ciyaal badan ku dhalay guriga. He now is in Mareykanka.
  8. Tana shimee Soomaali noqotay? Mise half Soomaali. She initially used to claim she was half Suudaani, half Masaari. Then half Suudaani, half Oromo. Finally, she claimed us. The reason? She considers Soomaali women to be the most beautiful people on Earth. [Her words. Google it.] Also look what she wrote on her discussion board: "This is so emotional for me. For the first time since my career began, my birth mother's country...SOMALIA...is recognizing me. Just to let you know--they've always considered me a "loud mouth", "unruly", "DISGRACE"---tainted and corrupted by Black Americans. They're interviewing me this SUNDAY NIGHT on their national television news program---"60 MINUTES; Mogodishu", and last week---I was featured in their national newspaper, THE SOMALIA TIMES." Naagtaan maano koobiyo ee u baahantahay. Suubito.
  9. I haven't seen you acknowledge all the good things they have done so far. Hokey, if this makes you happy and sleep well: Maxkamadaha are wandharful, wandharful biibol and guruub. They are perfect, anything they touch turns gold and illuminates. Haye masii wadaa? Widaayoow, every major political group in Soomaaliya has its bad and good sides. Some its negative outweighs its positive contribution and vice verse. These fake wadaado, who is godfathered by maafiya Indhamadoowe, [indhamadoowe's own words] came on the political scene violently, seeking power. Iyagaa is keenay barxada, they and their supporters should expect legitimate criticism and skepticism. Xoog ma jiro mahaan, kastee ariiroow?
  10. Waraa Nuune, Maryan Mursal Ciise already is in Xamar xataa nooh. Waxee tiri inay fan kusoo bandhigto Xamar ayee jeclaan lahayd, ar maskiinta wey riyooneysaa. Markii Xamar nabad ka dhacdayna ruwaayad, aroos weyn oo is dhexgal, shaneemo aad iyo wax kale mala dhigi karo, markii waxaas la dhigi jirayna nabad ma jirin. Soomaali waa habaaran yihiin runtii. Sophist, the guy said 'you can go Shaneemo Soomaali with your girl.' Yacni Shaneemo Soomaali ayaa nabad ka jirto, oo ku taalay dagaalada ka bacdi meesha ugu nabad daran. See camal, Shaneemo Soomaali oo kamid ahayd shaneemooyinkii ugu horeeye Xamar laga furo. Abkoow Uunlaaye ayaaba lahaan jiray.
  11. The gangstas lacagtii masaakiinta Soomaalida loogu tala galay jaad iyo tumasho ku dhameeye. Can you believe they receive $1,800 [uS] per month for practically doing absolutely nothing! Imagine lacagtaas waxee Soomaali people u tari lahayd.
  12. Xamar maa joogtaa? Dadka inay buufis qabaan ma aragtay, kaaga sii darane adigee kuu maleynayaan inaan fiyooween. Ninba tiisa ayaa heysato. Nooga soo waran Xamar see tahay, sawirana kasoo qaad hadaa awoodid and share with us.
  13. Originally posted by Dhubad: ^^First time I have ever seen Maskiin Macruuf agreeing with Maxkamadaha. Adiga sheekadaada waxaa waaye miyaa, wixii xunba xaawaa leh mise koobkii dhacaba maxkamad ku sheega ayaa ka dambeeyo. Loooooooooong before dadkaan wadaadada sheegto came on the political scene violently, I was firmly against this bogus 4.5 power sharing equation since it is unfair to certain unarmed, but not minority, clans. The combined population of these alloted half-percent people waaka badan yihiin any so-called major clan. No sane Soomaali should label and advocate that his fellow citizen is half of him or her. It is ludicrous and bordering farce. Officionally bowing to qabyaaladists and sanctioning clans as a part of the official axdiga isn't good, either.
  14. Salaan... Xaniifa, adigii hadaadan ereyadaan kaseynin, anaga intee joognaa. Kamoon yaaqeey, casharka noo fur. Mud. Baddacas, nin loo gali karo maba tihid. Qatari cadiim runtii. Ereyadaa na weydiisayna hadaa dib ugu noqdo waxaan u maleynaa inaa ka gartay dhanbalasho iyo doorbiday. Dhambalasho waan keeni la ahayba, ma dhambaal ayee wadaagaan? Doorbiday waxaa laga wadaa wax qof damcay, yacni 'choice' ahaan. Hebel wuxuu ka doorbiday intuu joogi lahaa magaaladaan in uu magaaladaas aado. Hadaan usoo noqdo leyligii hore, waa siduu badanaa Sharmaarke u sharxay inkastoo macaluul ahayn suu u dhigay. Macaluul = Caato, qaliir, xiito, xayeesi [buugga kaliya ereyga 'caato' ayaa ku qoran, inta kale anaa iskaga daray si aan idiin tuso suu Soomaaliga qani u yahay.] Ebidey = Dhameysay Xeesha = Xeesho [ama xeelad] iyo tabta waa iskumid Tabta = [Kor aqri.] ________________ Leyliga maanta: Fadadey Jeesna [ama jees] Dhacar [ma'aha 'dacar' yaah] Jugleey
  15. Saaxiib, dhibka badan dhaaf. Hadaa telafashinka Xamar ka daawan jirtay, it was clear he was carabka dhaqdhaqaajinaaye. And that accent waala sameyn karaa, believe me.
  16. I choose to live in America because of its crucial believe in democracy. Do you honestly believe this, saaxiib? If you had said perhaps Switzerland, I may have slightly, who knows, might've agreed, but Mareykanka? Hmm...
  17. Yea, he had cudurkaas and he succumbed to it shortly after. But spreading it to our sisters, it is bogus, unless mid awalba tumasho raadineysay ahayn. I still believe he was lip-syncing, though.
  18. Jug jug meeshaada joog. Xataa liiskaan waaba ka daran yahay kii la kala diray, like giving the corrupt Shaaticagaar the post of finance minister. And maxaa laga wadaa 'wasiir dowle'? Dad faqad noqday ku buuxis miyaa.
  19. Salaan... Eebbe baa qofka nasab ka dhigay, oo sharaf ugu hibeeye, qof ka qaadi karana ma jirto. No human person on this Earth 0.50 ayaa tahay la dhihi karo ma jiro. Wax aqliga galaayana ma'aha. Justice served I say. I could never get this .5 that the TFG has put forth... This formula 4.5 was originally formatted at shirkii Carte where there was a bit deadlock, and the rumour goes it was at first suggested by Ismaaciil Cumar Geele to ease the tension, which, unfortunately, was blindly followed by the delegates, including the few learned individuals at present. Some others also say it came up in shirki Qaahiro at 1997, but was rebuffed, particularly by the few then powerful dagaal-oogiyaal iyo dhiigyocab. Regardless who came up with this flawed logic, the idea is indeed beyond absurd.
  20. Salaan... Watching this song video clip from late 1980s reminded me waayo waayo, walaahi. This Talyaani guy [i think he was half Soomaali] singing in Soomaali [actually, he was lip-syncing, where the real Soomaali singer was behind the scene] at Curuba brings fond memories. Marmar ayee telafashinka Xamar kasoo saari jireen. The song, a combination of Maay and Maxaatiri words, is about some people's love for this world and everything in it. Its lyrics, if I am not mistaken, goes: Diinleeya [adale] Diinleeya [adale] Diinleeya [adale] Diinleeya [adale] Diinleeya [adale] Adduunyadaan la deeri la waayee Deeqi iyo maal Darajo lan [nin] diido la waayee Malagii ni dili jiray sidiisiyo Ii Aakhiro lan doona la waayee Diinleeya [adale] Diinleeya [adale] I duleysadee I duleysadee Caashaquun i duleysadee Alle i daawee _______________ Diinleeya, as is in googaa, is presaid when one is going to ask a big philosophical question; adale is cadale.
  21. Bishaaro, ereyadii Soomaalida hore yaab waaye runtii, laakiin jiilka anaga jiro qarnigaan ayaa ku dheelnay, xataa anagoo heysano fursada ugu qaalisan ee qorida. Awooweyaasheen iyagoo af Soomaaliga qorin ayee wali hayeen, oo xafideen. Aan usoo jeesto micneynta casharkii hore. Heyjad = Meel; dhinac dad iyo duunyo lagu hubin Sibraar = Xab yar oo aalaa caanaha lagu qaato Nayaayiro = Yididdiilo, rajo ______________ Casharkeena maanta: Macaluul Ebidey Xeesha Tabta
  22. Nice sawiro. Dankis for sharing. I particularly became fond of this, even short of saving as a desk-top screen saver. PS, Gathering from the few pictures, I don't see any diracs, guntiinos, kuul, tooreey, labada go' cad ee nimanka, koofi barawaanis exhibited. Next time, I hope.
  23. Salaan... Marba marka ka dambeyso ayee kaa yaabiyaan. Yaab iyo nus marmar. Who are these three frightened men, including the elder in the middle? Waxaa lagu qabtay, allegedly, xashiish iyagoo gadaayo ama ma ganacsanaayo. The result was publically karbashing of the three at the former famous Suuqa Dahablaha. Fine if it is in fact wax xun galabsadeen. However, take a closer look at that picture above? Obviously, an experienced Soomaali eye can detect two of them belonging Jareerweyne clan, while the odeyga in the middle wearing a Muriidi Goolof-stamped t-shirt, obviously looks Banaadiri. [To read more on the story, here] Always dadka aan hubeyneen ayaa la dulmiyaa. Always. Faradheer jaadka ka ganacsado oo hundreds of thousands maalin walba keeno Xamar qof la hadasho maleh, of course since some of wadaad ku sheeg's erstwhile warlord-supporting militia cuno bahalkaas xun. One should apply drug laws equally or hala iska dhaafo masaakiinta oo nolol maalmeedkooda aanba soo saaran karin.
  24. Maxee yihiin hadee maleeshiyo ahayn? Mise micnaha ereyga 'maleeshiyo' oo Ingiriis kasoo jeedo ayaaba la iska ilooway. Ar waa kibreen, waliba qooq ku darsaday. Aragaane qooqaas meeshuu gaaro. Power iyo bini aaden wax isku fiican ma'aha, oo bini aaden si sahal ayuu ku kibraa, ooba is iloowaa wuxuu ahaan jiray. Waran laboodkaan waaba kasii daran yihiin.