-
Content Count
17,696 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
326
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Frequent flyer madaxweyne
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Waaka war haaye safarkaan, inkastoo war la hubo uunan ahayn. Hadda waa rumowday. -
Demos in Burco re free Bushaara Baanday
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Illyria's topic in Politics
Only the waaloow thinks everyone else is kuwa lagu jiro oo qaca ah. Waraa marduufka iska yaree. -
Demos in Burco re free Bushaara Baanday
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Illyria's topic in Politics
Yes, she is. Universal u shaqeyn jirtay and used to host a show 14 sano ka hor when she was a hardcore secessionist, too. Muuse Muqayil's endless abuses made many of them to be closer back to Soomaaliweyn. I thank him for that. Coldoon, Nimcaan, Bakayle, Teera, Jarmani, iyada... -
Maakhiri, dadkaan see qarniyo daris wadaag ula ahaydeen? Caadi ma'aha dadkaan. Koonfurta hashii 'habar' gees ka gees qaatir ka joogeen 33 sano, meel shan 'habro' joogaan saa ula degantihiin alloow alle waaye xaalka.
-
Demos in Burco re free Bushaara Baanday
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Illyria's topic in Politics
Iyadoo Hargeysa joogto saas sameynee. London joogto mey ismooday. Bakayle, Jarmani iyo Teera sadexdooda meesha waxee ugu yaaceen qabaan ee ha ogaato. -
Goojacade is like a Jewish settlement in the West bank
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Game changer's topic in Politics
Marna sodon sano calaacala, waa nala xasuuqay ku haaya, lafa qarniyo ka hor la duugay soo faag faaga. Marna saan u hadla. Koley beentii iyo baroortii wey soo dhamaatay. Soomaali beentiina dambe dhageysaneysa ma jirto. -
Demos in Burco re free Bushaara Baanday
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Illyria's topic in Politics
Maxee sameysay horta? Last time I knew she was a soft secessionist, mise Cirro ku heyb tahay? Cirro maxaa lagu qasaaray. Kacaanka lama soo shaqeynin miyaa? Kuwa dowladii Kacaanka la soo shaqeeyey, sida Muuse Muqayil, Feysal Dhurwaa, kii dhaqtarkii gaarka Siyaad Barre u ahaa, ugu af dheer ismoodo sidii Kacaanka inay u dhaqmi karaan. Iyagoo maato ah maroodi ismoodaan. -
Muuse Muqayil yuu ka gadi karaa waxaan oo maangaaban? Waxaa maqli jiray 'gadaal ka gaar goob dumis ahaa.' Wiilkaan yar shilimaan yar heybadiisa mustaqbal dhan ku beelay.
-
Frequent flyer madaxweyne
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Waxa kaliya aan hubno is gabadhiisa iyo tuu adeerka u yahay raacaan now always. The rest we can only gather from sawiradda laga qaado since meesha isa soo safaan si loo arko. We can't file access to information requests since meesha waxaas ka jirin. Heck, several trips waaba la qariyey. -
Ra'iisul wasaare position is being replaced
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Gooni oo adeerkiisa u xiisay. Say after me, towradatan barakeysan. -
Frequent flyer madaxweyne
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
LOL, are you gsthering a dossier against Xasan Socdaal? Even his wafdi to anywhere don't know how many they are. Dad badan la raacsiiyaa, including kuwa tahriib ah, depending the destination. However in the last ten trips or so, gabadhiisa xoghayaha weyn ah. Awal Abshir Mukhaari ahaa, who himself usurped agaasimihii guud ee madaxtooyada's job, who is Xuseen Sheekh Maxamuud. Laakiin maanta Abshir asagaaba baalaha laga rifay oo gabadhii la wareegtay and stays back. Also wafdigiisa mar walba waxaa raacdo tuu adeerka u yahay Hinda Culusoow -
Some isbaariste are mad...
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Isbaariste mentality is aniga dhisan maayo, adigana dhisan meysid. Aniga dowlad ma sameysanaayi, adigana waa ila joogeysaa ma sameysan kartid. Qalalaase iyo qas kaliya in wax lagu helo iska dhaadhacsiiyeen. It started markuu Caydiid Xamar soo galay Janaayo, 1991. Instead of securing, he allowed his militia to freely bililiqo Madaxtooyada, wasaaradihii, goobihii xirooyinka, safaaradihii, hoteelladii, anything. Markee shacabkii saan arkeen, iyagana waa bilaabeen. Xamar was under his absolute command, yet chose that wrongful path. Cali Mahdi wasn't even an issue then. -
...at the progress seen below images shown in Baraawe today. Waa yaab. What was their thinking, that Baraawe will forever be occupied by Dhuxuloow and his isbaariste moooryaan as they did from late 1990s to 2000s? If Dhuxuloow was still there, hal geed kuma yaalin lahayn aagaas dhan oo dhuxul laga wada dhigi lahaa as Axmed Madoobe ka dhigay Jubbooyinka. Waxee ka xunyihiin arkaan horumarka deegaanada iyo awood yeelashada Koonfur Galbeed; waxee ka sii xunyihiin isku duubnida hoggaanka Koonfur Galbeed ka soo jeedo. The images that bothered them are these, dhagaxdhigga dekedda Baraawe oo Reer Koonfur Galbeed rabaan dhistaan, including the native locals Reer Baraawe. Sheekadooda waa teyda ma dhisanaayi, taadana ha dhisan. Jug jug bilaa horumar iyo isbaariste hala iska ahaado.
-
Ra'iisul wasaare position is being replaced
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Af wax cunay xishoo. -
Ra'iisul wasaare position is being replaced
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Nayroobi-based group of mostly failed siyaasiin issue a baaq: -
Ra'iisul wasaare position is being replaced
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
His confidante is welcoming this, too, even the two-party system. I think Farmaajo doorasho qof-iyo-cod ah soo dhaweynaayaa. I think Farmaajo will comment major issues from now on since he said he will give Xasan Socdaal a year of non-commenting. The year ended this month. -
Warar la isla dhexmaraayo are saying ra'iisul wasaare ku xigeenka tried to block the madaxtooyada meeting. This ra'iisul wasaare ku xigeen is openly secessionist, bilaa xishood. Waa qof shaqo caadi u soo doontay aanan mabda' Soomaali midnimo aaminsaneen. I knew since jagada u keenay odeygii Xaashi, a Muuse Muqayil close agent.
-
Ra'iisul wasaare position is being replaced
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
This secessionist troll's obsession with 'laan' is on next level. What an incel oo ku waashay laan, laan, laan. Soco gabar raadso, not that you will find one. Also reminded me what a Reer Xamar lady in berisamaadkii said to a new neighbour who moved to her xaafad. Waqooyiga ka timid oo ku waalatay 'laandheere, laandheere.' Maalintii dambe loogu jawaabay, "Ninkaaga ku dhib qabo laankaaga dheer." From that day, ma dambe laandheerenimo lagama maqlin. -
Gacantaa goyn weysay waala shumiyaa.
-
Ra'iisul wasaare position is being replaced
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Sawirka soo dhacay ee madaxtooyada. -
Garaadkii Muuse Muqayil ugu dhawaa oo ka soo tagay ayee Xamar u soo direen garaadada. Very smart move.
-
Ra'iisul wasaare position is being replaced
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Soomaalis meel walba ee joogaan are motivated codkooda dhiibtaan for a genuine doorasho since 1969. Heck, Reer Xuddur, Waajid iyo Diinwoor golaha deegaanadooda iyagaa isdoortay. Golaha iska dhex doortay guddoomiyaha degmada oo ah wiilal dhalinyaro ah.
