-
Content Count
17,649 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
324
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Beautiful art of old baarlamaan
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
It wasn't destroyed at once. Madaafiicdii Cali Mahdi iyo Caydiid isku duqeynaayeen in '91-'92 destroyed a lot. Dhagaxyadii soo haray, which were high end quality red bricks, waala siibtay, kis kis over the decades. Birihii waala siibtay iyagana. And the rest environmental and climate factors contributed. Plus from 1991 to 2006, for 15 years qadka cagaaran ayee ahayd meeshaan oo lama degaan ahayd. I am worried Xasan Socdaal will sell it to his fellow corrupt businessmen (claiming to be a 'lease'). They already tried to do that a couple of years ago, using duqa magaalada until dowladda dhexe soo faragalisay and stopped to make it a public park. -
Beautiful art of old baarlamaan
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Wa caleykum salaan waraxmatullaahi wabarakaatu. Waala soo dheeraaday. Warka na sii. Mala aqalgalay? -
- 383 replies
-
- somaliland
- somalia
-
(and 1 more)
Tagged with:
-
To be fair, Xasan toogtiisa horaba, toban sano ka hor, ra'iisul wasaare Shirdoon ayaa adeego u ahaa sida Xamse oo kale. Kan hadda wasiirka arrimaha dibadda ahna waxma ma dhaamo Xamse oo xilkiisa waxaa la wareegtay gabadha Xasan Socdaal. Marka qabiil guud eed malaha. Xasan wuxuu keensadaa badanaa dad 'yes men' ah.
-
Frequent flyer madaxweyne
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
I heard Muuse Muqayil safka hore fadhiyey maanta caleemasaarka maadaama isirkiisa British yahay according to historian Edna Aaden. -
Beautiful art of old baarlamaan
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Huriwaa walaashey ku aqalgishay oo deganeyd from 1988 to mid 1990. Aaga suuqa u dhaweyd. Hoteel Guuleed waagiisa hore Guurguurte la dhihi jiray miyaa? -
Beautiful art of old baarlamaan
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Waxaa i soo xasuusisay the late C/qaadir Xaaji Masalle tacsi ugu tagay my sister after my father's passing in 2012. It was in Ingiriiska He told her, 'Gabar yar baa tahay kuma dhali karo sheekha.' And she was born in 1969. Waxee u sheegtay in kan noogu yar dhashay 1985, oo meesha joogay arkay. Wuu yaabanaa. By the way, that BBC studio visit was in 2003. -
Beautiful art of old baarlamaan
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
I thought you lived in degmada Huriwaa. How did you get to that iskool? Che, waa nagu cabee miyaa. -
Soomaali iib ah, ifkana ka iib ah
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
-
Beautiful art of old baarlamaan
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Siduu ahaa xilligaas: Sida uu maanta yahay: Xanuun badanaa. -
My old man chairing the old Soomaali baarlamaan. The art on the background is truly something. Second picture is the opening session of 1968 with madaxweyne C/rashiid along with aabo. Rabi ha u wada raxmado.
-
Frequent flyer madaxweyne
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
He tried. Dalkugalkii ayaa loo diiday la sheegayaa and was not invited. -
Soomaali iib ah, ifkana ka iib ah
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
-
Soomaali iib ah, ifkana ka iib ah
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Jaadkii daroogadii u weyneyd canshuur beenaadka lama saari karo maadaama Xasan Socdaal jeebkiisa ku dhacaan: -
Soomaali iib ah, ifkana ka iib ah
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
MBB dowladii hore qabyaalad darteeda ku diidanaa hadda calaacaalaayo: -
Soomaali iib ah, ifkana ka iib ah
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Canshuurta sadex jibaarka la iska saartay alaabta iyo qalabka la keeno: -
Frequent flyer madaxweyne
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
I bet Xasan Socdaal will rush to attend caleemasaarka Charles toddobaadkaan even if uninvited. We will see. -
He is openly admitting blatant nepotism and masuqmaasuq. Did he ever hear conflict of interest?
-
Frequent flyer madaxweyne
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
1.0 - wafdigiisa dhan waa wada hal tol: -
Nijaaskii markuu dib u soo muuqday - long thought to be dead - kanaalkii ciyoow waa furmay. Gabre was back in last week. So are one of his minions in this week, was seen in Adisababa:
-
Frequent flyer madaxweyne
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Museveni iyo bahdilka Xasan Socdaal maxaa isku nacay. Madaxweyne arrimaha dalkiisa laga tashanaayo haddana geeska u dambeeya ayaa la iskaga tuuray. Ruto oo shalay madaxweyne noqday syaa rooga gaduudan la istaajiyey.