Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,680
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    325

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. There is no root cause. Ciidamo beeleed tan iyo waagii Indhacadde iyo Dhuxuloow - the Reer Guriceel warlord that ruled Baraawe from late 1990s to 2006 - ayaa maanta shaati ciidamado dowladeed wato, Baraawena ka quusan. They were triggered by Laftagareen ciidamo aad u badan keenay Baraawe oo garoonka iyo madaxtooyada iyo xarunta dowladda hoose ilaalinaaye. The ciidamo-beeleed-cum-dowladeed daan daansi ayee wadeen until la isku dhacay, ka bilaabatay la yiri Afmaay iyo Afmaxaa lagu hadlaayo. Sarkaal hoggaaminaaye ayaa habjabaad bilaabay, ciidamadii isagtaagan. Markaas damcay bistooladiisa soo baxsado. Intuu soo baxsan la toogtay, meeshana ku dhintay. Xabadii meesha ka bilaabatayna sarkaal kale isla iyagii ah ku dhintay. Dib u gurteen, xaruntooda tageen, isa soo hubeeyeen, markaas sartii madaxtooyada oo ciidamada Koonfur Galbeed dhufeys u ahaa ayee xabado kala joogsi ahayn ku wadeen. Ciidamadaan beeleedka waa hal reer jufe hoose kaliya waaye, jufada Mahad Kawaanle, intaas oo sano agagaarka Baraawe joogo, isbaaro u taalo, wax ay qabtaana ma leh, magaalada ma ilaalinaayan oo AMISOM ayaa ilaalin jirtay. Meesha baad iyo gardarro u joogaan, kamana amar qaataan Jen. Odowaa. They think they are now empowered because dowladda Xasan Socdaal iyagaa dilaal ka ah oo wato.
  2. Degmooyin badan Koonfur Galbeed ka mid ah ciidamada deegaanka la geeyey oo dagaal qorsheysan ayaa la rabaa la qaado bisha toddobaad from sadex jiho - Baraawe, Xuddur iyo Diinsoor/Qansaxdheere. Officials in higher positions in federal government ayaa rabin inay taas dhacdo, marka waa in la mashquuliyaa ama cilad kale lagu furaa ciidamada deegaanka ku sugan Baraawe. I don't think it will work. It is also the last hope of the vanquished Reer Isbaariste wearing national army dresses, but a true militia in essence. They thought it was business as usual by trying to bully the local officials. However, Laftagareen brought thousands of his own ciidamo Daraawiish la dhaho to Baraawe in the recent months. RRA cusub ayee baran doonaan.
  3. Every other sentence written by this secessionist must contain qabiil iyo magacyadadooda. I can just picture him sitting his usual marfish in Yurub, daanka jaad ugu buuxo, ku haayo reer hebel iyo reer hebel in heated muran with his fellow marqaaniste. Then come here and more daacasho about qabyaalad. It must be exhausting.
  4. Safarada Xasan Socdaal ee dalxiiska ah: Imaaraadka - 10/06/2022 Turkiga - 03/07/2022 Eritareeya - 10/07/2022 Kiinya - 15/07/2022 Jabuuti - 16/07/2022 Masar - 24/07/2022 Ugaandha - 08/08/2022 Tansaaniya - 15/08/2022 Kiinya (2nd time) - 12/09/2022 Mareykanka - 15/09/2022 Ingiriiska - 18/09/2022 (rushed back from Mareykanka for the islaantii aaskeeda) Mareykanka (2nd time) - 20/09/2022 (back to Mareykanka for Qaramada Midoobay sessions) Itoobiya - 28/09/2022 Ugaandha (2nd time) - 08/10/2022 Jabuuti (2nd time) - 22/10/2022 Suudaan - 01/11/2022 Aljeeriya - 02/11/2022 Masar (2nd time) - 06/11/2022 Eritareeya (2nd time) - 10/11/2022 Jabuuti (3rd time) - 08/12/2022 Sacuudiga - 09/12/2022 Mareykanka (3rd time) - 12/12/2022 Talyaaniga - 08/02/2023 Imaaraadka (2nd time) - 22/02/2023 Qadar - 04/03/2023 Eritareeya (3rd time) - 13/03/2023 Jabuuti (4th time) - 15/03/2023 Ugaandha (3rd time) - 18/03/2023 Itoobiya (2nd time) - 14/04/2023 Ugaandha (4th time) - 27/04/2023 Qadar (3rd time) - 17/05/2023 Sacuudiga (2nd time) - 18/05/2023 Imaaraadka (3rd known time) - 21/05/2023 Turkiga (2nd time) - 02/06/2023 Jabuuti (5th time) - 11/06/2023 ______________ Updated. Leading geedi socod country bolded.
  5. Jabuuti iyo mar kale. Waa markii shanaad la booqdo Jabuuti.
  6. You reminded me an interview my old man laga qaaday back in 2000. He was asked about Siyaad Barre. He said markuu Siyaad xabsi guriga ka sii daaye in around '73 ayuu saraakiil u soo diray madaxtooyada geeyey. Markaas Siyaad aabo Xamar ku soo wareejiyey, asagoo faan ka ah iyo waxqabadka dowladii Kacaanka tustusaayo. Talo ayuu weydiiyey. My old man said hal talo aan ku siiyo. Dugsiyada iskoolaadka diinta laguma dhigtee ee maado diinta ku dar manhajka. Siyaad Barre iima jawaabin yiri laakiin soon after maadada Carabi iyo Diin ayaa lagu daray manhajkii dalka.
  7. Ha iska riyoodo sida awoowayaashiisa u riyoon jireen. Mid Shabeellaha Dhexe laga celiyey, mid Luuq laga celiyey iyo mid Shabeellaha Hoose laga celiyey. Kuligooda bad raadis ahaayeen. Laakiin Soomaalida maanta joogto ma'aha kuwii qarnigii 17aad iyo 18naad noolaa. Kuwa u sahli karo naga buuxo.
  8. Have you noticed he stopped writing 'laandheere, laandheere' after I posted that Reer Xamar lady story from berisamaadkii. Now si kale u badashay faankiisa jacburka ahaa.
  9. Waa qaraxii ismiidaamin u horeeyey Soomaaliya laga fuliyo. Hadda ayaa la soo bandhigay qofkii ka dambeeye:
  10. Fahad waa qoraalyaqaan. I used to read qoraaladiisa two decades ago on Somalitalk.
  11. Godkaas ay dhufeysyada ka sameysteen Reer Goosashadoon waa in hoostiisa laga qodaa oo loogu galaa. Thinking outside the god. Ama gabi ahaanba go'doon la galiyaa, hal noole galin, ka soo bixin.
  12. They are staying in very secure Decale Airport Hotel, which is right in front of garoonka Aaden Cadde's arrivals gate. Laakiin transportation is another whole issue.
  13. Cunaqabateyntii ina adeerkiisa Gedo saaray inay u shaqeysay muu moodaa Axmed Madoobe?
  14. Reer Maakhir saxarada xoolaha ee ka gadaan see cariishka iyo mundulka ugu dhistaan, which is environmentally good. Kudos to Reer Maakhir.
  15. Spot the difference. Qoraal yar kooban lala rafanaayaa.
  16. I learned inuu Turkiga joogo now. And waraaqda bilaa xishoodka ah maanta ka timid Muuse Muqayil: Where was this 'constitutional court' markuu xilka iskaga darsanaaye?
  17. After secessionists, Kiikuuyada are the second most worshippers of anyrhing Ingiriis Cadde did during gumeysigiisa xumaa. This same author used to cheerlead Axmed Madoobe and was fervently against a strong Soomaali nation for years. After Xasan Socdaal's selection, seeing how suddenly Soomaaliya's rise made a reverse, he changed his opinion because he doesn't think Soomaaliya is a threat now under Xasan Socdaal.
  18. Markuu yiri Reer Waajid ayaa tahay, which is I am not, ayaa ka shakiyey inuu yahay a banned wretched character who used to say Waajid as well. No secessionist marqaanle knows degmada Waajid meeshee ku taalo, let alone a self-admitted badow. I was wondering why Galbeedi was referring to him to that banned character. Now I understand. About IP addresses, it is easier to hid nowadays.
  19. Hadda muu soo miyirsaday? Intuu ku maqnaa xasuuqa markuu socday? Ninkaan ma aaminsani ee ha loo sii gudbiyo deegaanka aagga hore ahayn.
  20. Shilimaantii yareyd la soo tuugsanaaye ayee isku heystaan. Waa wada ognahay barakacnimo, abaaro iyo daadad waa mashruucyo aanan dhamaad lahayn lagu hanti yeesho la rabo. Wasiirka wuxuu qortay: Ra'iisul wasaaraha ka daba qortay: