-
Content Count
17,678 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
325
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Ciyaal qurbo ku raagay cuqdad dishay. I bet inaynan waligood hawo Xamar ah ku neefsan, let alone soo arkeen. Xamar was, is and will always be the centre of Soomaaliya, Soomaalida, Soomaalinimo. Diid and doon, nac ama ogoloow, Xamar waa xudunta, xarunta Soomaaliweyn. Qofkii ka naxaayo ama aanan jecleysan its development, adigee ku jirtaa. And whoever is against inay Xamar horumarto, la dhiso, adigee ku jirtaa. Xamar kuma rabto, kumana rabin ee adiga lee ha doonin. Kuwaan shirka Istanbuul kasoo horjeestayna iyagaa isqasaariye, baryo ma jirto. Soomaaliya wey dhaqaaqday, daneyste kasoo horjeedo midnimada Soomaaliya loo istaagaayo, lana sugaayo ma jirto.
-
raula;834570 wrote: MMA mesha maa adi lagugu fashile..mise ku fashilmate.. Ani waaba la socdaa ee see isku qarxinaa. Dadka Facebook ku cusub waaye dadka isqarxinooyo. Just now I am seeing this on my wall feed:
-
Dad badan ayaa ku qarxooyo, laguna caarifoyaa on Facebook. Of course I am talking about these new feeds of 'hebel/heblaayo watched' this questionable video and that unimaginable clip. Dad badan aad islahayd waa wadaado ayaaba niiko iyo balaayo baas ka fiirsanooyo on their mobiles without being aware they are being exposed on their Facebook feeds. Granted some were not even that intentional, just checking what others watched without realizing the content of the clips.
-
Waraa saas haa ii qarxin. Darawalkooda ayaan ahaa with that dabagaab, loose shirt and flip flops. Fashionkaas waagaas gishan jirnay ayee hadda H&M iyo waxaas noo keenayaan ka waran. Only ookiyaalka iyo koofiyada fedora iga maqan.
-
Sawiradaan Shabeellada Hoose iyo gobolka Banaadir laga qaaday in 1980s. American tourist posted it on a Facebook page.
-
Buurhakaba Runtii dadkii xataa waa isbadaleen. Dadkeena hore look like inay warshad fresh ah kasoo baxeen compared to kuweena hadda joogo.
-
Showqi;831712 wrote: Dabagaabkeygii waan soo xirtay oo diyaar baan ahaa. Laakiin mar hadaad is dhiibtay aniguna gurigeygii ayaan isaga noqonaya..... :D Gabdhaha maaku gooban lahaydeen? Ceebeey tacaal. Teeda kale waligaa hoosgundi kuma dagaalamin miyaa. Ar maxaa kor u soo laab laabay oo gadaal gadaal u xirtay macawiis oo aan banooni ku ciyaaray. Dagaal yar yarna waa lagu galay laakiin laguma dheeraan.
-
Cunaqabateynta haka qaadaan haddee run sheegayanaa Reer Galbeedka. These mere crumbs waxba ma'aha, waliba Amisom loo soo marsiinaayo because they don't want to 'breach' the sanctions they themselves put in. Amisom waxee rabaan soo dajisan karaan but not dowladda. Xabashada iyo Kiikuuyada hubkee doonaan dalka lasoo gali karaan but not dowladda jirto la aqoonsanyahay. What kind of dowlad is that. Inay hormartaba lama rabo, waa curyaamin.
-
LSK you've committed a wrong against me.
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Haatu's topic in General
Haatu;831590 wrote: MMA, waa Ijaara, kow dheh. Labo, war I am born and bred in Suuqa Xoolaha kuna magac dheer Buulo M'aqaabul in Garissa. Your argument would have held more weight if you had said Wajir Horta, what happened to reer waamo ku sheegii aka Maaddeey? Raula, ma tarxiilkii Garowe camal? Oo meynan dhergin weli Suuqaas baabuuraa ku dhex maray. Ciyaalaa banooni ku ciyaaraaye. Kii baabuurka waday asagoo leh maqlay 'meeshaana waa suuqa xoolaha.' Suuqa xoolaha xaafad dhexdiisa ayeeba ku taalay oo guryo cusub ku wada hareersanaa. I guess it was a bad planning oo guryo cusub iyo dhulal la wada goostay ku wareegsanaa where it used to be meel danta guud wada ahayd. Walaashey was one of those people who dhul ka gatay meeshaas waaguu dhulka wada raqiis ahaa back in 2007 along with dozens of cousins and habaryaro. Qaarkood guryo ka dhisteen but kan walaashey dowladda hoose dhexdiisa ayee jid ka dhigeen maadaama iyada gurigeeda Nayroobi ka deganayd oo Gaarisa iyo meelahaas dhul ilaalintiisa ma aadi jirin. She was like kuwa cousins iyo habaryaryaasha iyo abtiyaasha lama taaban ee sheekada waa sheeko tolka isku hiilinaayo. -
LSK you've committed a wrong against me.
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Haatu's topic in General
Reer Gaarisa ma'aha igaarka, waa Reer Ijaara mise Ijaala la dhihi meesha? -
Woman with 'two identities' told she can't wed AN Irishman and a woman who claims to be Somali -- but whose fingerprints are said to match those of a Tanzanian national -- have lost their bid to be allowed to marry. Mr Justice John Hedigan said yesterday that it was clear Lelia Ismail Tahir "has at least two identities". The judge dismissed the challenge by Ms Tahir, of Drishane Castle accommodation centre, Millstreet, Co Cork, and Raymond Paul Sheehan, of Shandon Way, Shandon Street, Cork, to refusals by the Registrar for Co Cork and an tArd Chlaraitheoir to issue them with a marriage registration form. They had been refused documents because Ms Tahir had not provided sufficient evidence of her claimed Somalian identity. Ms Tahir arrived here in June 2008 and applied for asylum, the judge noted. Some weeks after her appeal against the refusal of asylum was rejected, she and Mr Sheehan decided to marry. They were given an appointment for late June 2010 to fulfil the necessary requirements to provide the required three month notification of their intention to marry. Their solicitors wrote to the Registrar in late May 2010, stating that Ms Tahir was a Somali national who was unable to obtain identity documents. On being told evidence of identity was required under law, their solicitors replied there was difficult obtaining identity documents from Somalia. The identity issue remained unresolved during several visits by the couple to the Registrar's office, After their third visit in August 2010, a detective from the Garda National Immigration Bureau (GNIB) informed the registrar he believed Ms Tahir was not from Somalia. Credibility The Registrar referred the file to an tArd Chlaraitheoir who contacted the GNIB and was advised there were serious questions about Ms Tahir's identity. Dismissing their case, Mr Justice Hedigan said Ms Tahir had claimed to be a Somali national but failed to state asylum was refused because her fingerprints matched those of a Tanzanian national. Ms Tahir's explanation for the matching fingerprints -- that she met a man in Kenya who said he could get her documents for travelling and took her to an office "very far from Kenya" where her fingerprints could have been taken -- lacked War waxa been badanaa. Tansaaniyaankaan noo tashtay, leenkeena naga xiraayo. Nuunka habartaan soo baadi goob oo qarxi filankeeda yaaqeey.
-
No wonder in the end they are attempting to unite, after all.
-
Wali ma iloowin tan. I watched it some six years ago, I think.
-
-
So unproffesional of Sheikh Shariif
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to oba hiloowlow's topic in Politics
Someone who spells quuro 'khuuro' should not discuss about how other people pronounce q and kh. -
So unproffesional of Sheikh Shariif
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to oba hiloowlow's topic in Politics
Afsoomaali qatar ayuuba ku hadlaa ileen Shariifka. Afsoomaaligiisa waa fasiix fasiix ah, bilaa lahjad. Poor translator, though. Wax badan muxuu ka booday. Aad ayaa ugu farxay in uu Afsoomaali ku hadlo intuu af shisheeye ku hadli lahaa. -
In uu geeriyooday maqlay ee Eebbe ha u raxmado. Dadkii dalkiisa horumarsiiye ku jiray, lacagtiisana gebi ahaanteeda dalkiisa giliye. Waxaa xasuustaa inta masaajid uu dhisay aan maqli jiray, dadka qaarkoodna waxeeba dhihi jireen Kismaayadii qadiimiga ahayd barkeedaba Uunlaaye ayaa lahaa. Shaneemooyinkiisa caanka ahaana yaa iloowi karo, siiba Shaneemo Xamar iyo Nasar oo aan jeclahay in uu asaga lahaa. Walaalkiisa ka yaraa iyo reerkiisa Xamar daris ku ahayn, iyagana Reer Uunlaaye la dhihi jiray. Uunlaaye magac jiro ayuu ahaa ee mar kale Rabi ha u naxariisto.
-
Marxuum Max'ed Siyaad Barre markuu noolaaba dadka Soomaaliyeed wuu kala xishoon jiray in uu meelo iskugu magacdaro ama taalooyin dhisto ama lacagta isku sawiro. He was the only madaxweyne in Afrika or perhaps world wide oo militari ahaa oonan lacagta dalkiisa isku sawirin, iskuna magacaabin garoonka magaalo madaxda, oona dhisan taalo u eg. Intaas waxaa u sii dheer malaayiin doolar keyd Swiss ah ma dhigan. Hal gurina Xamar kuma lahayn ka ahayn kuwa xaasaskiisa dowladda lahayd. Beero kuma lahayn Shabeellooyinka iyo Jubbooyinka. Marka maanta in barxad jaay gaduudan loogu magacdaro waxeeba sharaf dhac ku tahay shaqsinimadiisa.
-
Somalia: May 15th celebrating Somali Youth League (SYL) Day
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Somalina's topic in Politics
Happy 15ka Maajo. Halgamayaashii gobonnimodoonkana Eebbe ha u wada raxmado. -
MashAllah this video made my day
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to oba hiloowlow's topic in General
Rabi ha caafiyo eedadeena, dalkeenana Rabi hanoo wada hagaajiyo. Norway 19 sano ku nooloow adoo waayeel ah rafaad waayee. -
Alshabaaboow, xasuusta, oo xasuustaa Ummadeena xasuuqay Qaar gacma gooyseen Qaarna aad gowracdeen
-
Qof jac lagu soo dhajiye ayaa qoray erayadaan. Probably asagaaba lagu soo yiri 'ha i raadsan.' Ereyadaas sii daba raacay, ciil dartiisana u qoray. Gabar ayee ku fiicneyd heestaan inay qaato.
-
Proposed Amendments to the Constitution by Puntland
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
Qodobka 5aad: Afafka rasmiga ah Dalka wuxuu u baahanyahay hal luuqad oo rasmi ah (af Soomaali). Lahjadaha kale oo af guriga ah, si kastaba ha u kala badnaadeenee, deegamada ay ka jiraan sidii hore halooga isticmaalo. Afmaayga 'guryaha' ayaa loogu hadlaa miyaa? Only Afmaxaatiriga ayaa 'xafiisyada' iyo 'goobaha shaqayooyinka' loogu hadlaa miyaa according to whoever proposed this? This proposal is the easiest amendment of waxa kor ku qoran above, though. Ma meesha muxuu mooday guri uu asaga dhistay maamulo. Meesha waa dal, kii midnimo rabana waa si midnimo in uu ku joogaa. Goosashadoon inside, bluffing unitary outside ma soconeyso. Soomaali dhan wada aragtay taas. -
Amisom (EU) to pay KDF soldiers Sh84,296 monthly allowance Kenyan soldiers fighting the al-Shabaab in Somalia will each receive a monthly allowance of Sh84,296, ( $1,028 ) on top of their salaries after they integrate into African Mission in Somalia (Amisom). Chief of Defence Forces General Julius Karangi said the 4,660 soldiers would also get comprehensive medical cover and access to advanced equipment. Kenyan soldiers intergrated into Amisom on February 22, 2012 after the United Nations Security Council passed resolution 2036. Under Amisom, Kenya’s taxpayers will not foot the cost of the war as the case has been, except for naval hardware which was not covered by the UN resolution. “We entered Somalia with the full cost to taxpayers but with Amisom, Kenyans will no longer be required to pay for our stay in Somalia,” General Karangi told the Defence and Foreign relations committee of Parliament. Kenya is the only country in the region with Naval capacity to engage in war, General Karangi said, adding that fuel for navy ships would be reimbursed and soldier sailors accorded Amisom benefits. “What was omitted in the resolution 2036 is reimbursement for our naval vessels wear and tear. We are exploring a window to see if this can be covered,” he added. However, Amisom will refund Kenya all the monies that will have been spent from the date of the UN resolution until June this year when Amisom is expected to begin catering for the soldiers. In the new Amisom command meant to complement efforts by the Transitional Federal Government of Somalia, Kenya and Burundi Generals will deputise a Ugandan General. Kenya has also secured 16 slots in the 85-member Amisom Secretariat that will be based in Mogadishu. General Karangi also said Kenya had secured the posts of Spokesperson and Head of Intelligence Wing of Amisom. Kenya will also embed Sierra Leone soldiers who will be entering Somalia in June. Amisom comprises soldiers from Uganda, Burundi Djibouti and Kenya and the expected contigent from Sierra Leone. “The mandate of Amisom is simply the same as the one we used to enter Somalia, that is Peace Enforcement,” General Karangi told the Committee chaired by Wajir West MP Aden Keynan. He added that the current war against al-Shabaab will continue on land, air and sea. The military boss said the Kenyan forces in Somalia had performed well with a reported loss of 12 soldiers the only downside so far. He however said the military is working on a compensation policy for the deceased soldiers. Xigasho ___________________ Kuwa Soomaalida, who are the bulk of receiving ends of the conflict with zero protective equipment, would receive $100 bishii if they are lucky at all. Nayjeeriya ayaa sugaayaa when they catch a sniff of mashruucyada Soomaaliya ka socoto.
-
Popular Contributors
