-
Content Count
17,713 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
326
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Haatu;982985 wrote: (function(d, s, id) { var js, fjs = d.getElementsByTagName(s)[0]; if (d.getElementById(id)) return; js = d.createElement(s); js.id = id; js.src = "//connect.facebook.net/en_GB/all.js#xfbml=1"; fjs.parentNode.insertBefore(js, fjs); }(document, 'script', 'facebook-jssdk')); Post by Somali Memes . What do you think? I think it's vile. Dad dhaqankooda inaa 'vile' ugu wacdid waa qalad weyn. Waa ciyaar Mushunguli oo Jubbooyinka laga ciyaaro. Saas ayaa Jubbooyinka ku sheeganeysaa hal iyo labana kama taqaanid dadka deegaanka degan iyo dhaqankooda. Ciyaarta Shabeelle u dhowdahay.
-
Canuuni, raqeey, isbaandheys
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in General
nuune;983157 wrote: Guavabanana is your answer to your question inaar. Canuuni has being my favorite fruit after of course Mircood iyo Misqool iyo Murug iyo Dhafaruug & Hobhob Mircood waa u kululaaa. Xamar markaa tagay sanadkaan midka gaariga igu kaxeen jiray ku iri mircood ii soo raadi. Xoogahoo isoo fiiriye asagoo fikiraayo, yacni qof mircood micnaheeda u goysay camal. Waxaa u maleynaa mircoodkii dalka lagama helo waayadaan oo dadkii ayaaba ilooway. Teeda kale mircoodka miro 'seasonal' ah muu ahaa? -
Raqeey, canuuni iyo isbaandheys ayaa waligaa Toronto ku arki doontaa isma dhaheynin cimrigeyga, iskaba dhaaf iyagoo isagyaalo la gadaayo.
-
Xirtaan Koonfurta lagama yaqaano, Waqooyiga ayee u badanyihiin. Inkastoo Xamar lagu arki jiray iyagoo ka imaaday Waqooyiga, xaruntoodana waxee ahayd agagaarka Shaneemo Shuun ee Kaasabalbalaare. They had the weirdest fashion sense -- macawiis/hoosgundi suun lagu dhuujiye with kabo kooyo ah oo iskaalso lala qabo, bakoorad/ul iyo shaati weyn. Timahooda lasii daaye oo dhexda jid weyn la mariye. Shan shan iyagoo iskula taagan ama bakooradooda ku taagsan iyagoo taagan xaafadaas ku arki jiray.
-
Ximan iyo Xeeb: intervieuw with Tiieey
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Carafaat's topic in Politics
-
Abbaas;982350 wrote: lol @ Gold Diggers, first she was acting like a grown up and at the end she changed the game to tuugsi iyo sirsir. "|Mac sonkor iyo caleenshaah muufo qaleel ku daardaarso."" I like watching his videos,hilarious Pranks Afsoomaali 'golddigger' ku dhehba? Dahabfaagto?
-
They didn't go on a killing spree against different tribes. That's why when Siad was ousted, had the rebels worked together, Somalia would've had a strong central government right after January 26, 1991. Dadka markee madax yihiin oo la afgambiyo wey iska cararaan oo dalkooda ka cararaan, some naftooda ula baxaan, kuwa kalena dalkooda iyo dadkooda badbaadintooda ugu baxaan. Jaalle Siyaad didn't do neither. Jabhadaha iyagoo kala qeybsan haddana waxaa xaalka sii xumeeye Siyaad Barre iyo ciidamadiisa taabacsanaa hadba soo rogaalcelin jiray, mar ee kasoo duulaan Kismaayo, mar ee imaadaan Afgooye, mar ee Gedo kasoo kicitimaan. Mingistu markuu ka baxay Adisababa toos uu Simbaabwe u aaday. So is Iidi Amiin, to Sacuudiga. Dad quustay ayee ahaayeen, dalalkoodana waa badbaaday. Not Max'ed Siyaad Barre. Diseembar 26deeda, 1990 ilaa 26da Janaayo, 1991, Xamar waala isku dhameeye oo Siyaad waa diiday inuu ka baxo, markii u dambeysayna xoog loogu saaray. Markuu Xamar ka baxayna wali ma quusan oo bilooyin ayuu sii joogay dalka. Mingistu didn't do that. Qof dalkiisa jecel uu ahaa laakiin ma'ogi see wax ka noqdeen. Lataliyaashiis ayaa waalay ama been u sheegay.
-
Gabadhaan yar isma oga, buun buuniska Reer Galbeedka ayee run mooday. Aad iyo aad loo isticmaalaayaa oo isma ogaba. Mar Qaramada Midoobay laga casuumo, mar boqoradda Ingiriiska minankeeda ugu yeerto, mar Nobel prize dadka u tartamaaye ka mid noqoto. Cagaheeda salka dhigo yaa dhaho.
-
Wajigeeda inay na tusiyaan ahayd in the end.
-
More Westgate CCTV - More shame for Kenya
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to nuune's topic in General
Nin-Yaaban;982097 wrote: WoW! A whole cavalry of heavily armed Kenyan forces couldn't take out couple of guy's with nothing more than Ak47's? They need to establish a SWAT team whose mission to respond to these kinda situations and bring it to an end real quick. I hope they are at least looking into that by now. Yaabanee, Kiinyaatiga wey leeyihiin askar si gaar ah u tababaran, Reer Galbeedka ayaana u tababaray, sanadihii u dambeeye la sameeye. Waana kuwaan iyagoo galay Westgate: Balaayo waxee ka dhacday markee ciidamadii kale, waa kuwa booliiska ah, kuwa militariga ah iyo kuwa kale caadi iska ah isla galeen moolkaas, oo aanba iska warqabin, mid walba gees kasoo galay. Iyagii ayaa isdilay, israsaaseeye until in the end even a special force one was killed. Markee isku dhex wareereen ayee gadaal ka garteen inay iyaga dhexdooda isxabadeynooyaan. Probaby by now kuwii moolka galay wey ka baxeen. Uhuru Kenyatta, madaxweynahooda, finally sent a message to take out all the forces from the mall. Waana markee ciidamada militariga bililiqada bilaabeen, when they were retreating ayee dukaamada iska galeen eber ka dhigeen waxee qaadan kareen iyo waxee jabsan kareen. You can see in the clip I posted above, even one military guy fearing for his life and yet still bililiqo ku dhex jiro. -
Somalia: National Flag Day 12 October 1954
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Liibaan's topic in Politics
Jacaylbaro;982138 wrote: I welcome anything that draws the line between Somaliland and Somalia ...... This is one of them Have special events/occasions for the damn flag that is far from Somaliland ... This is a good news and progress for Somaliland. This same 'damn' flag waa kan biilkaaga bixiyo in the name of hay'ado aad lacag ku cuntid, oo mar aad Xamar badar u doonatid iyo mar aad Nayroobi badar u doonatid for training. Those international NGO in the name of Soomaaliya and this beautiful flag ayee mishaarkaaga ku bixinaayaan. Talk about biting the hand that feeds. And this beautiful flag waa kii Hargeysa laga suray '60, the one you used to claim you created. It is the same one gobolada Waqooyi qaarkood ka suran today and soon dhamaantood laga wada suri doonaa, as it were. -
Somalia: National Flag Day 12 October 1954
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Liibaan's topic in Politics
Jacaylbaro;982138 wrote: I welcome anything that draws the line between Somaliland and Somalia ...... This is one of them Have special events/occasions for the damn flag that is far from Somaliland ... This is a good news and progress for Somaliland. This same 'damn' flag waa kan biilkaaga bixiyo in the name of hay'ado aad lacag ku cuntid, oo mar aad Xamar badar u doonatid iyo mar aad Nayroobi badar u doonatid for training. Those international NGO in the name of Soomaaliya and this beautiful flag ayee mishaarkaaga ku bixinaayaan. Talk about biting the hand that feeds. -
Ximan iyo Xeeb: intervieuw with Tiieey
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Carafaat's topic in Politics
Biloow ma'ahee ee waa boorsamiinto. -
The newest trend - xaliimos marrying chinese
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Mooge's topic in General
Waxaa soo xasuustay mid Soomaali oo waliba sujuu kasii ah oo gabar indhayar qabo oo magaaladaan degan. Meel walba uu tago oo Soomaali joogto wuu keenaa gabadhaan, xataa markuu banooni nala ciyaari jiray. Iyadoo si aqiyaarnimo meesha u fadhiso na fiirsan jirtay. I don't know how she used to be patient about qeyladeena, buuqeena iyo isqabqabsigeena meesha ka socoto markaa banooniga ciyaareyno. Koley wey nala yaabi jirtay filaa. -
More Westgate CCTV - More shame for Kenya
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to nuune's topic in General
Kuukaaye mentality waa kaas hee. Tuug la qabtay talo maleh maala dhihi jiray. Kuwa xildhibaanada ah difaacaayo igu daranba. Waa isla tuugo isla og. Aawey wixii u sacabtumaaye tuugadaan meeshaan ku jiray? -
Ximan iyo Xeeb: intervieuw with Tiieey
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Carafaat's topic in Politics
Ninkaan Tiiceey maanta Biljam ayaa lagu xiray, asaga iyo saaxiibkiis weynaa Afweyne ee burcadbadeedka hoggaamin jiray, waa sida la yiri. It is on the Guardian website. -
When men dominated the Arab League (photo) including Siyad
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Mad_Mullah's topic in General
Dadka meesha ka muuqdo soo baro horta. Jamaal C/naasir kama muuqdo. Masar was suspended from Jaamacada Carabta for ten years from 1979 for Anwar Saadaad's agreement with Yahuuda. This picture was probably taken between '79 to '81. -
Somalia: National Flag Day 12 October 1954
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Liibaan's topic in Politics
RA’IISUL WASAARE SAACID: “Waxaan shacabka Soomaaliyeed oo dhan ugu baaqayaa midnimo maanta oo ah maalintii Calanka” Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Cabdi Faarax Shirdoon oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa Muqdisho ayaa ka hadlay maalinta calanka iyo muhiimada ay u leedahay Soomaaliya. Mudane Saacid ayaa ummada Soomaaliyeed uga hambalyeeyay maalintii ugu horreysay oo calanka Soomaaliyeed laga taagay Soomaaliya oo ay ka soo wareegtay 59-sano taasoo ku beegnayd 12-kii Oktoobar 1954-kii. Isagoo xusay in calanku u yahay astaan muujinaysa halgankii dheeraa ee ummadda Soomaaliyeed ay u soo gashay madax-bannaanideeda. "Maalinta qaaliga ah waxaan ummadda Soomaaliyeed ugu baaqayaa inay la yimaadaan midnimo, walaalnimo iyo in la eego waxa naga dhexeeya ee aan la eegin waxa na qaybiya oo kaliya. Sidoo kale waxaan ugu baaqayaa inaan kor u eegno calankeenna qurxoon oo aan u wada guntano sidaan ku difaaci lahayn qaranimadeena iyo sharafteena,” ayuu yiri ra’iisul wasaare Saacid oo intaas ku daray in calanku uu yahay kan keliya ee Soomaalida kulmiya. Sidoo kale, ra'iisul wasaare Saacid ayaa tilmaamay in hakad dheer ku yimid habsami u socodkii hannaanka dowliga ah iyo horumarkii dalka. Wuxuuna ku sheegay shirkiisa jaraa’id in Soomaalida qarnigan joogta ayka gaabiyeen in ay gutaan waajibka ka saaran qaranka iyo calanka. Isagoo sheegay in 22-kii sano ee lasoo dhaafay uu hoos dhacay. "Caqabadda ugu weyn ee nagu habsatay, welin na haysta waa qabiilka iyo sida qotada dheer ee uu shacabka Soomaaliyeed u kala qaybiyay. Inkastoo waddaniyiintii u soo halgamay qarannimadeena ay si weyn uga digeen khatarta qabiilka, waxaana hubaal ah in kala qayb-sanaan aanan meelna ku gaarayn, haddana wali ummad ahaan kama aynaan gudbin inaan taageero weyn u hayno qabiilka iyo qabyaaladda," ayuu ra’iisul wasaaruhu ku daray hadalkiisa. Ra'iisul wasaaraha ayaa ugu baaqay ummada Soomaaliyeed in loo baahan yahay in laga gudubo qolo-qolada si aan qaran xooggan iyo hal qabiil oo qura u noqono. Wuxuuna intaas ku daray in dhamaan laga wada qayb-qaato sidii loo dhisi lahaa Sooomaaliya oo nabad kuwada noolata dariskeeda iyo caalamka oo dhan, sharcigu u taliyo, horumarna hiigsanaysa. Ugu dambaeyntii wuxuu ra’iisul wasaaruhu ku baaqay in la iska kaashado la dagaalanka Al-shabaab oo uu sheegay inay diiddan yihiin calanka iyo weliba astaanta Soomaaliya isla markaana doonaya inay shacabka madax-farasho ahaan u haystaan. Xigasho -
Somalia: National Flag Day 12 October 1954
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Liibaan's topic in Politics
MADAXWEYNAHA SOOMAALIYA: “Calanku waa Astaanta Soomaalida oo dhan mideynaya, waana in shacabku muujiyo isku duubni" Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo ku aaddan sannadguuradii 59-aad ee kasoo wareegtay markii ugu horreysay oo calan Soomaaliyeed laga taago ciidda Soomaaliya u diray shacabka Soomaaliyeed. Madaxweynaha ayaa sheegay in calanka Soomaaliyeed uu yahay kii dadka oo dhan mideynayay, wuxuuna intaas ku daray in shacabka looga baahan yahay inay is-cafiyaan ayna muujiyaan isku duubni. “Shacabka Soomaaliyeed waxaan ugu hambalyeynayaa 12-ka Oktoobar 1954-kii oo ahayd markii ugu horreysay oo calan Soomaaliyeed laga taago Soomaaliya, waxaana rajeynayaa in sannadka soo socda aan u dabaal-dagno sannad-guuradiisii 60-aad,” ayuu yiri madaxweynaha Soomaaliya. Sidoo kale, madaxweyne Xasan Sheekh ayaa sheegay in calanku uu yahay astaanka Soomaaliya mideynaysay loona baahan yahay in dadka oo dhan ay dhexda u xirtaan sidii loo difaaci lahaa loona ilaalin lahaa. “Dalku wuxuu ku taagan yahay jidkii uu uga bixi lahaa dhibaatooyinkii uu kusoo jiray muddada dheer, waxaana shacabka weydiisanayaa inay muujiyaan isku kalsoonaan iyo isaaminaad,” ayuu yiri madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud. 1954-kii ayaa waxay ahayd markii ugu horreysay oo calan Soomaaliyeed laga taago ciidda Soomaaliya, xilligaas oo ay Soomaaliya gacanta ku hayeen gumeystayaashii reer Yurub. Calanka Soomaaliya oo ka kooban laba midan oo buluug iyo xiddig cad oo shan gees leh ah ayaa waxaa hindisay Allaha u raxmadee Maxamed Cawaale Liibaan oo ka mid ahaa halgamayaashii ururkii dhallinyarada Soomaaliyeed ee SYL. Soomaaliya ayaa lix sano oo maxmiyad ah kaddib waxay sannadkii 1960-kii si rasmi ah uga qaadatay gumeystayaashii Talyaaniga iyo Ingiriiska xorriyad, iyadoo wixii markaas ka dambeeyay ay Soomaaliya ahayd dal xor ah, balse 20-kii sano ee ugu dambeeyay ayay ku jirtay Soomaaliya dagaallo sokeeye. Xigasho -

Waa sanadguuradii konton iyo sagaalaad ee calanka. Sanadguuro wacan mar kale. Hambalyo inta jecel Soomaaliweyn iyo Soomaalinimo. -
Saacadiisa 'watarbaruuf' miyaa?
-
Fauzia: America does'nt need Permission for future actions
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Gheelle.T's topic in Politics
"Let me ask you first and foremost, how on earth did these Alshabaab people apparently have the intelligence and ability to repel a Seal team...?" I hadn't watched CNN since '97, but Christiana Amanpour saan maa u dambeysay, an American lapdog inay noqoto. Waagee Xamar kasoo warin jirtay live back in late '92 and early '93. That was some admirable reporter compared to this American lapdog. Seal team ayeeba ka dhigee dad biro laga sameeye, as though bini'aaden ahayn. -
Another 'worst of' label gained
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in General
For the Soomaali baasaboor holders, the least restrictive countries, to my knowledge, are Maleysiya, Indoneesiya, Bakistaan iyo Suuriya. Those countries are the most lenient to Soomaali passport holders.