Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,714
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    326

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada, waxay war warbixin hor leh kasoo saartay hab raacyada safarka ee la xiriira baarista caabuqa COVID19, wasaaraada caafimaadka waxay bulshada ku boorinaysaa inay hubiyaan caafimaadkooda ka hor intaysan safrin. Waxeyna cadaysay in shirkad aana ogolaansho ka haysan wasaarada caafimaadka aysan si iskeed ah u samayn karin baaris la xiriirta COVID19 iyo shahaadada safarka.
  2. Aniga iyo adiga waa ognahay Xabashi will never recognize secessionists laakiin they will keep milking them and secessionists believe like cunug hal jir ah camal since 1991. Now, it seems Kiikuuyo too have started this same play for the secessionists in order to sell Kiikuuyo jaad. Secessionists are once again failing for this. Kiikuuyos would be the last to recognize any region in Soomaaliya as an independent for they do know too well the consequences. But they will start milking the secessionists like sac iska jiifto.
  3. ITOOBIYA oo soo saartay go’aan meesha ka saaray rajadii ay qabtay Somaliland Wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka Itoobiya ayaa shaaca ka qaaday in aysan aqoonsaneyn Somaliland, islamarkaana ay taageereyso midninada Soomaaliya, hadalkaasi oo lama filaan ku noqday xukuumadda Hargeysa. Afhayeenka wasaaradda arrimaha dibadda ee wadanka Itoobiya, Ambassador Dina Mufti ayaa meesha ka saaray in dalkiisa uu aqoonsan yahay Somaliland oo tan 1991-kii raadineyso madax banaani gooni ah & ictiraaf, si ay uga go’do Soomaaliya inteeda kale. “Arrinta ku saabsan Somaliland, waxay qeyb ka tahay midowga Soomaliya, lamana aqoonsana, warka ah Itoobiya iyo dalalka ayaan aqoonsan, ma aha wax run ah.” ayuu yiri Dina Mufti. Sidoo kale wuxuu intaasi raaciyey in Itoobiya ay markasto ixtiraameyso midnimada iyo qaranimada Soomaaliya, islamarkaana ay la macaamileyso xukuumadda Muqdisho. “Innaga oo ka ambaqaadeynta ixtiraamka midnimada iyo qarannimada dal waxaa la dhaqannaa Soomaali mid ah, waxaan ku taageernaa in dib loosoo celiyo xisiloonida halkaas.” ayuu sii raaciyey afhayeenka wasaaradda arrimaha dibadda Itoobiya. Somaliland oo xuduud la leh Itoobiya ayaa muddo dheere xiriir dhow la laheyd Itoobiya, balse wuxuu xiriirkaas xumaaday, markii ay xukuumadda Muuse Biixi Cabdi ay qeyb ka noqotay loolanka u dhexeeya wadamada Itoobiya iyo Masar ee ku aadan webiga Nile. Si kastaba ha’ahaatee hadalka ka soo yeeray xukuumadda Addis Ababa ayaa ku soo aadaya, xilli uu dhowaan soo shaac-baxday qorshe ay wado xukuumadda Qaahira oo rabta inay saldhig milatari ay ka dhisato magaalada Berbera ee waqooyiga Soomaaliya.
  4. Laba sano wey badantahay laakiin. Meesha ma'aha secessionist marfish goof wax walba iskaga darsanaayo like jaadka ee ku cunaan. Meeshaan waa dowlad dhexe maryooleey dhan wada joogto.
  5. Ha isku wasaqeen the sewage-living, boonaseero ku nool vermin. Even baraanbaro has more dignity than the sewage-dwellers. Wasaqda iska ilaali, cagta ku istaaji bilaa naxariis.
  6. Kenyan Miraa Flights Reportedly Banned In Somalia Kenyan khat (miraa) planes have reportedly been banned temporarily in Somalia, until Kenyan authorities allow commercial passenger flights from Somalia to land in the country. Sources from Somalia indicate that the temporary ban was ordered by President Mohamed Abdullahi Farmaajo personally. This now leaves Ethiopia as the biggest exporter of khat into the country, an industry that mints billions for Kenyan businesses. On July 30, Kenya announced resumption of international passenger flights, announcing 11 destinations that left out its neighbours thought to be adversely affected by Covid-19 pandemic. In a communiqué announced by Transport CS James Macharia, China, South Korea, Japan, Canada, Uganda, France, Namibia, Zimbabwe, Ethiopia, Rwanda, Switzerland and Morocco who have mild and limited community transmission were allowed. Somalia aims to use the move to arm twist Kenya to allow passenger flights from Somalia, just like it happened in Tanzania. Last week, Tanzania Civil Aviation Authority Director General Hamza cancelled Kenya Airways’ (KQ) clearance to fly into the country, after they were left out in the list. “The Authority regrets to inform you that, on a reciprocal basis, the Tanzanian Government has decided to nullify its approval for Kenya Airways flights between Nairobi and Dar/Kilimanjaro/Zanzibar effective August 1, 2020 until further notice,” the letter read in part. Transport CS James Macharia was forced to announce that travellers from Tanzania would be allowed into Kenyan soil with immediate effect. “Travelers from Tanzania can come in as early as today. We never stopped those flights. This very minor issue has been sorted out and we believe that if not today, by tomorrow we shall find Kenya Airways flying again to Tanzania,” said CS Macharia. The impasse is yet to be resolved. Xigasho
  7. Itoobiya oo halis ku tilmaamtay qorshaha Masar ku doonayso in saldhig milatari kaga sameysato Soomaaliya Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay qorshaha ay Masar rabto inay saldhig milatari kaga sameysato dhul ku yaal gobolka Bariga Afrika uu halis ku yahay danaha Itoobiya. Isaga oo ka hadlayey warbixin todobaadle ah, Afhayeenka Wasaaradda Arimaha Dibada ee Itoobiya Dina Mufti wuxuu yidhi, “Masar waxay xaq u leedahay inay xidhiidh la yeelato dal kasta oo ku yaal gobolka. Laakiin tani waa inaysan ku imaan xasiloonida Ethiopia. ” Wararkii u dambeeyay ayaa sheegaya in Masar ay isku dayeyso in ay saldhig militari ka sameysato Somaliland. Dabayaaqadii bishii Luulyo, wefti ka socda Masar ayaa la kulmay madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, waxaana la sheegay inay ka wada hadleen in Masar ka sameysato xero militari oo ah gudaha Somaliland. Falanqeeyayaasha qaar ayaa u arka tallaabada Masar mid aargudasho ah oo ka dhan ah dowladda federalka Soomaaliya, oo horey u taageertay xuquuqda ay Itoobiya ka leedahay Nile. Xigasho
  8. @Saalax, where is that image of secessionists eagerly lining up to bow to their Xabashi master?
  9. Muuse Muqayil in his usual deep marqaan session came up another ultimate own goal by alienating their Xabashi master they have worshipped since 1991. What another massive own goal for the wretched secessionists. I guess no more pugrimage to Adisababa. I guess that already stopped. _______________ Ethiopia does not recognise Somaliland-spokesman Ethiopia has dismissed claims it recognizes Somaliland as an independent state noting it stands for the unity of Somalia. “Somaliland is part of the union of Somalia. It is not recognized. The news that Ethiopia and other countries do recognize it is not true,” Foreign Affairs spokesman Dina Mufti has said. Mufti added, “As a matter of respecting the unity and sovereignty of a country, we are treating Somalis as one. We support the restoration of stability there.” The remarks follow intense diplomatic interests in Somaliland that has seen Egypt and Ethiopia make forays into the breakaway following disputes over the refilling of the GERD dam. Somaliland and Taiwan announced in early July establishment of diplomatic ties which has since seen both sides appoint representatives to each other’s territories. Ethiopia has for a long time maintained close relations with Somaliland especially during the reign of TPLF prior to the coming of Prime Minister Abiy Ahmed who has gravitated towards Mogadishu. Xigasho
  10. Madaxweyne Farmaajo oo hakiyey go’aan ay Golaha Wasiirada ku fasixi lahayeen duulimaadyada Qaadka keena Warar aan ka helnay illo xogogaal ah ayaa HOL u sheegay in Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu mary in la joojiyo go’aan ay Golaha Wasiirada xukumadda Soomaaliya ay xayiraadda uga qaadi lahaayeen shixnadaha Qaadka keena. Warkan ayaa soo baxay kadib shir ay golaha Wasiirada ee xilka sii haya ay maalinimadii Khamiistii aynu soo dhaafnay ay ku yeesheen caasimadda Muqdisho, kuwaas oo sida ay noo xaqiijiyeen xubno kullankaasi ka qeyb galay inaan la shaacin go’aanka, balse uun waxyar kadib uu laalay Madaxweyne Farmaajo soo jeedinta Gollaha Wasiirada. Xogta ayaa sheegaysa in Madaxweyne Farmaajo uu ka gaws adeygay in xilligan la furo shixnadaha Qaadka keena Soomaaliya, midaas badalkeedana uu faray laamaha Dowladda inay inay illaa iyo amar dambe ay hakiyaan duulimaadyada Qaadka. Wararka ayaa intaas ku daraya ineysan hore u dhicin in Shirka Golaha Wasiirada looga doodo arrimo aanu ka war heynin Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, waxaana isweydiin mudan sida ay markiiba horeba ku suurtagashay in Golaha Wasiirada ay isku raacaan go’aan aan lagala tashanin madaxweynaha. Hakinta duulimaadyadda Qaadka keena Soomaaliya ayaa ku soo beegmaya xilli ay wali jiraan kiisaska xanuunka Corona Virus, iyo cabsida laga qabo inay kordhaan bukaanada u soo rito Covid-19. Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa isbucii la soo dhaafay ku dhawaaqay in bandowgii saarneyd Kenya lagu kordhiyey muddo bil ah, iyadoo talaabooyin horleh uu ku dhawaaqay oo lagu xakameyno faafitaanka Covid-19 ee dalkiisa.Dalka Qaadka ugu badan ayaa Soomaaliya uga yimaada wadanka Kenya, iyadoo qaadka ay u soo dhoofiyaan Kenyanka Soomaaliya ay uga soo xarooto Malaayiin Doolarka Mareykanka ah.
  11. Laba sano wey fogtahay laakiin in dowladda xilliga loo kordhin doono su'aal kama taagno. Kulank BF oo laga yaabo in si lama filaan ah loogu dhawaaqo muddo kororsi Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa lagu waddaa in maanta ay yeeshaan kulan, kaasoo ka dhici doonto xarunta Golaha Shacabka Muqdisho. Kulankaan ayaa ah mid walaac badan laga muujinaayo maadaama looga hadlaayo Arrimaha doorashooyinka. Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa maalmihii lasoo dhaafay waday Olole ay ku doonayaan Muddo korosi, waxaana Xildhibaanada qaar ay sheegeen in ay rabaan in dalka ay ka dhacdo doorasho qof iyo cod ah. Warar hoose oo ay heshay Caasimadda Online ayaa sheegayo in Kulanka maanta uu yeelanayo Golaha Shacabka laga qabo tuhun ah inuu mar qura ajandihiisa is bedelo, si la mid ah qaabkii loo riday Ra’iisul Wasaarihii hore Xasan Cali Kheyre oo ajandaha aan ku jirin markii codka kalsoonida loo qaadayay Xukuumaddiisa. Ajandaha Maanta ee kulanka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ah Akhrinta koowaad ee Sharciga Dambiyada Galmada la xiriira sida lagu sheegay fariimaha uu guddoonka Baarlamaanka Xalay u diray Xildhibaanada. 25-kii bishii hore ee July ayay aheyd markii Xildhibaannada farriin qoraal loogu diray Ajandaha kulanka ka doodista Doorashooyinka 2020/21 uu mar qura isu bedelay kalsooni u qaadista Xukuumadda, waxaana durbadiiba si fowdo iyo buuq ku jira loo riday Xukuumaddii Ra’isulwasaare Kheyre. Shirar gaar gaar ah oo maalmihii la soo dhaafay lahaayeen Xildhibaannada ayaa shaki weyn dhaliyay, kaddib markii qaar ka mid ah Xildhibaannada ay sheegeen in Baarlamaanka bedeli kara oo kaliya uu yahay mid la soo doorto, iyagoo taageeray doorasho qof iyo cod ah oo dalka ka dhacda. Xildhibaanno katirsan Golaha Shacabka BFS oo ku guda jira kalfadhigii ugu dambeeyay muddo xil-heyntooda ayaa meelmariyay qodobo laf-dhabar u ah doorashada dalka gaar ahaan qof iyo cod. Golaha ayaa sheegay in haatan dalka ay ka dhici karto doorasho dadweyne si looga gudbo mid dadban oo lagu soo dhigay Dowladda haatan talada heysa, waxaana ay si cad u sheegeen Xildhibaannada iyo Guddoonkooda in halis nafeed ka dhalatay ergada wax dooraneysa. Qodobo dhowr ah ayay Aqrin, Dood iyo codeyn geliyeen, inkasta oo Golaha Aqalka sare BFS oo loo gudbiyo xeerarka iyo qodobada Golaha Shacabka mara ay waxba kama jiraan kasoo qaadeen ansixinta Aqalka Shacabka. Guddoomisada Guddiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa golaha u bandhigtay bilo dheeraad ah oo ku eg Agoosto sanadka soo socda 2021-ka oo haddii loo ogolaado ay ku hirgelin karaan Codeyn Dadweyne.
  12. Maryooleey wali uma bislaan ka doodida arrimaha waxaas ku saabsan.
  13. Beesha caalamka iyo QM oo walaac ka muujiyey ‘isku day uu wado’ gudoomiye Mursal Qaramada Midoobey iyo xubnaha kale ee beesha Caalamka ee taageera Soomaaliya ayaa walaac xoogan ka muujiyay isku day ay sheegeen in baarlamaanka Soomaaliya lagu horgeynayo hindise sharciyeed “qaladaad badan leh” oo ku saabsan dambiyada galmada. Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa shaki badan ka muujiyay sax ahaanshaha hindise sharciyeedkaas, oo baarlamanka uu maanta diiday inuu ka doodo, kaasi oo ay ku sheegen inuu ogolanaayo guurka caruurta, kana hor imanaya heshiisyada caalamiga ah. Qoraal kasoo baxay xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa sidoo kale lagu xusay inay u gudbiyeen Gudoomiyaha golaha shacabka Maxamed Mursal walaaca ay arirntan ka qabaan. “Qaramada Midoobay iyo saaxiibadeeda kale ee Soomaaliya ayaa guddoomiye Golaha Shacabka Maxamed Mursal u muujiyey walaaca ay ka qabaan isku deyga miiska lagu soo saaray sharci cusub qaladaad badan leh, kaas oo oggolaanaya guurka carruurta, kana hor imaanaya heshiisyada caalamiga ah ee arrintaasi la xiriira,” ayaa lagu yiri qoraal kasoo baxay Xafiiska QM oo ay ku baahisay barteeda Twitter-ka. Waxa kale oo lagu yiri qoraalkaasi “Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya waxa uu ku boorinaya golaha wasiirrada dalka in ay dib usoo celiyaan Hindise-sharciyeedka Dembiyada Galmada ee Asalka ah”. Walaaca Qaramada Midoobay ayaa kusoo aadaya xili ay maanta diideen Xildhibaanada Golaha Shacabku ansixinta Ajendaha kulanka maanta oo lagu sheegay inuu ahaa Mashruuc sharci oo ah akhrinta Koowaad ee Hindise sharciyeedka Dambiyada la xiriira Galmada. Waxaana kulankii maanta ee golaha ka dhashay buuq badan oo looga soo horjeedo hindise sharciyeedkasi, oo ay xildhibaanada qaarkood ay meel adag iska taageen arrintaasi oo ay sheegen inuu ka hor imanayo Diinta Islaamka.
  14. Aawey Soomaalidii Turkiga joogay. They should have contributed. But I guess Turkiga's historical neighbouring communities' languages ayee soo xusheen.
  15. Ciidamada dowladda oo guulo ka sheegtay dagaal ka dhacay Jubadda Hoose Ciidamada kumaandooska Danab, gaar ahaan ururka 5-aad ayaa waxay sheegeen in howl-gal saacadihii lasoo dhaafay ay ka fuliyeen Gobolka Jubadda Hoose ay kula wareegeen deegaanka birta dheer oo 60KM u jira magaalada Kismaayo. Taliyaha guutada 16-aad G/le Ismaaciil cabdiqaadir Maalin ayaa waxa uu sheegay in ciidamada dowladda hadda ay maamulayaan deegaanka ay la wareegeen. "Wuxuu ahaa howl-gal si wanaagsan loo diyaariyay, ururka 5-aad ee guutada 16-aad waxay xaqiijeen guulo waaweyn" ayuu u sheegay warbaahinta. Wuxuu intaa ku daray iney sii wadi doonaan dagaallada ka dhanka ah Al-shabaab. Dhinaca kale ma jiraan war kasoo baxay Al-shabaab oo ay uga hadlayaa guulaha ciidamada dowladda ay sheegeen. Xigasho
  16. The wretched secessionists are always and will always be weak. That is why Soomaalida ugu cararaan, shisheeyana iskugu dhajiyaan - to Carabs to Ingiriis to Xabashis to... - because deep down they know they are cowardly weak and insecure.
  17. It is sad Talyaani baas aanan abaal lahayn ayuu naftiisa u huray.
  18. Gabadh Hargeysa loogu xiray Calanka Soomaaliya dartii Marwo Degan Miiraash oo ah Hooyo dhashay afar caruur ah ayaa isbuucii labaad ku xidhan Saldhiga dhexe ee Magaalada Hargeysa, waxaana loo haystaa in ay qolka hurdada ee gurigeeda ku sharaxatay Calanka Soomaaliya . Degan ayaa qolkeeda hurdada ku gogoshay calanka Soomaaliya kadibna sawiro ka qaaday oo ku faafisay baraha bulshada. Muuqaal Degan Miiraash kasoo duubtay gudaha jeelka ayaa ku sheegtay inay markasta ku celcelin doonto Soomaaliya Hanoolaato oo aysan jirin cid wax ka qaadaysa. Marwa Degan oo ah gabadha ka soo jeeda Gobolka Awdal ayaa waxaa lagu eedeyay in ay qaran dumistahay, dhaawacna u gaysanayso jiritaanka Somaliland sida ay iyadu sheegtay.
  19. When jaad-induced, drug-addicted powerless dudes like Muuse Muqayil thinks he has power, abuses like this happen:
  20. He looks like a typical maryooleey in this image below: Hooyadiisa:
  21. Rome to name metro station after 'black partisan' Rome votes to name future Amba Aradam metro stop after Giorgio Marincola. Rome city council has backed a motion to name a future Metro C station after the so-called partigiano nero or 'black partisan' Giorgio Marincola, instead of the planned name of Amba Aradam - Ipponio. "Rome is proudly anti-fascist," said mayor Virginia Raggi who declared that Marincola "sacrificed his life for the good of our country, his example keeps alive the memory of those who died for the liberation of Italy." Naming the station after Marincola is "a precise and important signal, especially in this historical period," said Raggi, adding: "Rome does not forget." The move comes six weeks after activists placed a banner over the Metro C works on Via dell'Amba Aradam which stated (in Italian) that no station should be named after "oppression", and signed in support of the Black Lives Matter movement. The activists pledged to "dismantle the symbols of colonialism in the capital", targeting Rome streets that recall "shameful massacres carried out by Italian soldiers in Ethiopia, such as Via dell'Amba Aradam" (named after a battle which took place in Ethiopia in 1936). The activism in Rome followed the defacing of the Milan monument to Indro Montanelli, the prominent right-wing Italian journalist who bought a 12-year-old Eritrean girl as his wife while serving in the Second Italo-Ethiopian War in 1936. Who was Giorgio Marincola? Son of an Italian military officer and a Somali woman, Marincola was born in 1923 in what was then called Italian Somaliland. Contrary to the customs of the time, his father recognised both children (Giorgio had a younger sister called Isabella) and brought them to Italy where they were raised as Italian citizens. Marincola chose to contribute actively to the liberation of Italy in the Resistance period, participating in raids against the German military in the provinces of Rome and Viterbo, before parachuting into the northern province of Biella in 1944. In January 1945, Marincola was arrested by the Germans who tried to coerce him to make disparaging remarks against the resistance movement during a radio broadcast. However Marincola defied them by saying the exact opposite of what was written in his script, and was beaten while still on air. Italy: Rome mayor says no to Museum of Fascism After the Nazi SS abandoned its transit camp in Bolzano, where Marincola had been incarcerated, he made his way to join a partisan faction in the Fiemme Valley in the northern province of Trento. It was here that he was shot and killed, along with 25 other partisans and civilians, by retreating German soldiers at a checkpoint on 4 May 1945. In 1953 Marincola was posthumously awarded Italy’s highest military honour, the Medaglia d’Oro al Valor Militare, in recognition of his heroism and ultimate sacrifice. Xigasho
  22. Aamiin. _________________ Famous Somali humanitarian Hawa Abdi dies at 73 Hawa Abdi Dhiblawe, a renowned Somali doctor and human rights activist, died on Wednesday in the capital Mogadishu after a short illness. She was 73. Amina Abdi, her daughter, confirmed the news of her death to reporters. In a statement, Somalia's Information Ministry said: "She was a Somali mother who established a free hospital for vulnerable Somali women and children outside Mogadishu." Dr. Ahmed Hassan, who has known her for many years, told Anadolu Agency by phone she came up with the idea of establishing free medical camps for internally displaced persons (IDPs). "What she has done was heroic and she be will remembered fondly forever in Somalia's history," he added. People also took to social media to recall her services for the nation. "She was a doctor who donated her backyard to treat IDP mothers & children in Mogadishu's outskirts," Mohamed Abdi, a Twitter user said. Dhiblawe was also nominated for the Nobel Peace Prize in 2012. Xigasho
  23. 05 Aug 2020: Update on COVID-19 in Somalia. > New cases confirmed today: 7 > Puntland: 4 > Somaliland: 3 > Male: 6 > Female: 1 > Recovery: 130 > Death: 0 ------------------------------------ Total confirmed cases: 3,227 Total recoveries: 1,728 Total deaths: 93 For more information, please visit: Website: www.moh.gov.so Dashboard: www.moh.gov.so/en/covid19 WhatsApp: bit.ly/MoHSomalia
  24. Somali rights activist, Nobel Peace Prize nominee Dr. Hawa Abdi dies Prominent Somali human rights activist and Nobel Peace Prize nominee Dr. Hawa Abdi has died. She was 73 years old. The exact date and cause of death of Abdi, popularly known as Mama Hawa, was not clearly established. Somali National Television (SNTV), however, reported that she died after a short illness. “The Ministry of Women HRD would like to send heartfelt condolences to the family & loved ones of Dr. Hawa Abdi. She was a fierce advocate for the rights of Somali women & children & dedicated her life to providing them with free healthcare. Her legacy will live on through the lives she changed,” the Ministry of Women and Human Rights Development tweeted. Abdi was famous for providing refuge for thousands of refugees using her own money and funds from donors in Somalia after founding the Dr. Hawa Abdi Foundation, previously known as the Rural Health Development Organization. Abdi had studied medicine in Ukraine becoming one of Somalia’s first female gynecologists. She also went on to pursue law studies and worked for government hospitals in Somalia. In 1983, she opened a one-room clinic, on her family’s ancestral property, which over the years grew into a settlement which hosts tens of thousands of people, mainly women and children. The settlement in the Afgooye corridor, less than 15 miles from Mogadishu, includes a hospital, a school and a refugee camp. She famously stood her ground when Islamist militants laid siege to the settlement in 2010 and attempted to force her to shut it down. The militants ended up withdrawing from the compound following intense pressure from locals and rights groups and even apologised for the incident. In 2010, she was named one of Glamour magazine’s Women of the Year along with her daughters, Amina and Deqo. In 2012 she was nominated for the Nobel Peace Prize and also won the BET’s Social Humanitarian Award. She is survived by her two daughters who also both became doctors. Xigasho