Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,651
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    324

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Yes, you can write Duniyo or Duniya. Saying it aloud, it is usually pronounced as Duniyo.
  2. Maamulka gobolka Banaadir oo ku dhawaaqay in ganaax iyo ciqaab lagu rididoono qofkii aan soo xiran afxir Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ku dhawaaqay ciqaab dhan $ 5 oo lagu ganaaxi doono cidii aan xiran wajiga gashiga (facemask) looga hortagayo faafitaanka Cudurka Covid-19. Afhayeenka gobolka Banaadir Salaax Dheere, ayaa sheegay shacabka gobolka Banaadir in la faray marka ay guryahooda kasoo baxayaan in ay soo xirtaan afxir, haddii kalena ay la kulmi doonaan ganaax ama ciqaab. Go’aankaan ayaa kasoo baxay kulan degdeg ah oo ay isugu yimaadeen masuuliyiinta sare ee maamulka gobolka Banaadir, iyadoo laga tashanayay sidii looga hortagi lahaa khatarta sii kordhaysa ee COVID19. Maamulka gobolka Banaadir wuxuu sheegay xarumaha ganacsiga in la ganaaxi doono haddii ay oggolaadaan in cid aan xirnayn Facemask uu soo galo xarumahooda. Tallaabadan ganaaxa ah ama ciqaabta ah ayuu maamulka gobolka Banaadir u arkaa in ay tahay tallaabo dhaqan gali karta, maadaama ay dadweynuhu ka dhega adaygeen wacyi galintii dowladdu ay waday. Xigasho
  3. No mask, $5 fine, Banaadir administration says Banaadir Regional Administration has announced a $5 penalty for those who fail to wear face masks as the city battles with the COVID19 menace. The BRA said Wednesday wearing of face masks was now compulsory and those are who fail to adhere to the rule will be fined. Somalia has recorded continual increases in COVID19 cases as the second wave ravages the population. As of March 10, a total of 326 people had succumbed to the disease according to official records from the ministry of health. There are fears the toll could be much higher since not all cases are captured by the health ministry. Mogadishu has since recorded upwards of 4700 cases since the first case of the disease was recorded a year ago. Somalia is yet to receive the COVID19 vaccines but is part of the WHO Covax program to distribute the vaccine to developing countries.
  4. Islii business community mourn death of their chairman from COVID-19 The chairman of the Eastleigh Business Association in Nairobi Ibrahim Hussein better known as Ibraahim Dheere, passed away on Tuesday after testing positive for Covid-19. The Eastleigh Business District Association described him as a ‘pioneer educationist, peacemaker and trusted leader.’ Leaders of the association who spoke to HOL described Hussein as a passionate leader who was instrumental in supporting the education sector especially in the Northeastern Counties of Mandera, Garissa and Wajir. Chairman Ibraahim Dheere was buried next to his very close friend, a former Garissa Senator Yusuf Haji who passed on late last month. Several dignitaries and government officials attended the funeral of the deceased leader. The Eastleigh business community is one of the most vibrant business associations in Kenya and contributes over 35% of Nairobi County’s revenue which is also a significant percentage of the country’s revenue, according to the association's website. Xigasho
  5. Covid have killed three xildhibaanno and Cali Mahdi in the last few days alone. Alloow ummadaada adoonka ah ka badbaadi cudurkaan safmareenka ah.
  6. We read it as Duniyo or Duniya. Usually, it is Duniyo, even if it is written as Duniya. And dunya in Arabic means this earthly world and all its possessions. In Somali, we say dunida (the world). By the way, are you trying to learn Soomaali language? Or you are still reading Nuruddin's book?
  7. His wife is very sick as well with Covid19. Rabi ha caafiyo. Sartiisa laga dhisaayo Liido wali dhismaheeda ku socoto. Mala qorin iyadoo dhameystiran dhiskeeda arko. Sawirka hoose waxaa ka qaaday Oktoobar, 2019, markaa Xamar joogay.
  8. War deg deg ah: Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cali Mahdi Maxamed oo geeriyooday Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cali Mahdi Maxamed ayaa goor dhaw ku geeriyooday magaalada Nairobi ee dalka Kenya. War oo goor dhaw uu soo baxay ayaa sheegay in Cali Mahdi uu maamihii ugu danbeyayba ku xanuusanayay Nairobi, laakiin lama sheegin xanuunka uu u geeriyooday. Alle ha u naxariisteen Cali Mahdi ayaa dalka madaxweyne ka noqday kaddib markii ay meesha baxday dowladdii militariga aheyd ee dalka 1991kii, sidoo kale waxaa uu shaqsi siweyn uga soo dhax muuqday siyaasadda Soomaaliya iyo ganacsade weyn. Faah faahinta warka ku saabsan geerida Cali Mahd halka ayaan idinku soo gudbin doonnaa..
  9. Daqiiqado ka hor ayuu Nayroobi ku geeriyooday. Will be updated.
  10. Waa runtaa he doesn't 'chew.' Wuu daaqaa sida ariga camal.
  11. I was just mentioning this in the other thread. Muuse Muqayil is seriously broke, jaadkii wax lagu gato la la'yahay.
  12. Farmaajo dhooriyaal badan ayuu baalaha ka rifay, Muuse Muqayil ka koow yahay. Muuse Muqayil also admitted that dowladda dhexe controls all foreign aid that goes to Waqooyiga as like the maamul goboleed and that he cannot do anything about it.
  13. Ciidamo ka Tirsan Gor-Gor oo Tabar ku... - Universal Somali TV | Facebook M.FACEBOOK.COM Ciidamo ka Tirsan Gor-Gor oo Tabar ku soo qaatay Turkiga oo Muqdisho Soo Gaaray.
  14. Ururka 15aad ee Ciidanka gaarka u tababaran ee Kumaandooska Gorgor ee ciidanka xoogga dalka oo tababar sare ku soo qaatey dalka Turkiga ayaa soo gaarey Muqdisho, waxaana garoonka diyaaraha ku soo dhaweeyey Wasiirka Difaaca Soomaaliya iyo sarakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka.
  15. Mareykan = United States, America Mareykaan-cotton = he probably meant U.S.-made cotton. Hope this clarifies.
  16. Hodan, Rabi ha u raxmadee, lived in this city next to Toronto. And yes, her family live this city too. The people who heavily lobbied were Caribbean-Canadians and others who live in Vaughan.
  17. India airlifts Covid-19 vaccines to Somalia Under the Vaccine Maitri initiative, India has been providing coronavirus vaccines to its neighbouring countries. Twenty-five nations across the world have already received Made-in India vaccines and forty-nine more countries will be supplied in the coming days, ranging from Europe, Latin America and the Caribbean to Africa, South-East Asia and the Pacific Islands. Continuing its Vaccine Maitri initiative to assist countries in their fight against the coronavirus pandemic, India airlifted Made-in-India vaccines to the Horn of Africa - Somalia on Saturday. The information about the consignment was shared by the External Affairs Minister, S Jaishankar through his Twitter account. He tweeted, "Reaching across the Indian Ocean. Made in India vaccines arriving in Somalia."
  18. Umul Kiikuuyada ayuu ka cabsanaayaa ee ma moodi in wax kale ka keenaayo hadalkiisa. Ninkaan dhaqaale badan Islii ku leeyahay marka jeebkiisa iyo naftiisa ayaa hadleyso. Af wax cunay xishoo maryooleey hore u tiri.
  19. Dad miirka ka dhintay ayaa saan iska rabo, for every tuulo to have its own 'madaxweyne' aanan sharci iyo waxba kala aqoonin. A so-called 'madaxweyne' that can sell the national ports, airspace, the land and have a 'national' qabiil army. Waa yaab. Federaalka micnahiisa ayeeba fahmin.