
Garaad Bari
Nomads-
Content Count
435 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Garaad Bari
-
SANAAG: Dhahar gives a heros welcome to Gen Ilkajiir :PICS
Garaad Bari replied to General Duke's topic in Politics
I dont think the title he had held in the prevous regime matters,,,, what really do matters and need to be discussed is what are his plans and vision that he is gonna bring to p/land. i blve Ilko has one of the few that can bring the security and the stability p/land needs incl returning SOL to the main land -
Xaflad Qado Sharaf Oo Aad losooagasimay Ayna So qabanqabiyeen Gudida jaaliyada SSC Ee Uk Oo Ay Kucasumeen Murashaxa General C/laahi Axmed Jaamac (Ilko-Jiir) Oo Kadhacday Magaalada London. Qado Sharafta Kabacdi Ayaa Musharaxa iyo Qaarkamid ah Aqoonyahana iyo waxgaradka SSC Ay SHir albaabadu uxiranyihiin Kuyeesheen Meel Loosiihabeeyay Musharaxa iyo Xubnihii Lasocda. Gudoomiyaha Jaaliyada SSC ee Uk axmed Cali askar iyo Xubno Kamid Ah gudida SSC Ayaa Soodhaweeyay Mushaaxa Fariimo badana usii Dhiibay Figrado badana isdhaafsaden. Source: Daawo sawirada
-
TK the fact is there is big number of pro s/land in the region whether they are from Badhan, dhahar or the cities u have mentioned,,,,,,, And I wonder what is into the returning of puntland militias !!!and their presence in Lasqorey. they will run away if the separatist militias comes back!!!!!!!!!!!!!!!!!!!
-
jb Suufigu suite kale malaha miyaa??? mida kale jacket ku waa ka weyn yahee ma Riyaaluu ka duugoobay lol
-
the three wise Monkeys or three African Presidents
Garaad Bari replied to Naxar Nugaaleed's topic in Politics
looolooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooool this really made me laugh!!!! -
can he dare to go forward to Badhan???
-
lool Fooxle in Laascaanood??????? guys take it is easy,,, sadly what is happening SSC are to be blamed for the p/lqnd administration and the pple of SSC. these secessionist day dreamers would never dare to put their feet in lascanod if its pple didn't let. it is very sad to see the RAPIST oo tamashlayn laaaaaascaanood!!!!!!!!!!!!!!!!!!
-
Guards for African leaders battle; dozen injured
Garaad Bari replied to Garaad Bari's topic in Politics
Some leaders -- notably those from Somalia, Burundi and Djibouti -- were visibly uneasy as guns were drawn on all sides. I like this bit lol -
A fight between Ugandan and Libyan presidential guards sparked chaos during a ceremony attended by the heads of state from 11 African nations on Wednesday. Several of the guards to the visiting heads of state from Kenya, Tanzania, Burundi, Rwanda, Mali, Somalia, Sudan and Djibouti sustained serious injuries in the fight, which included punches, kicks and the drawing of guns. No leaders were hurt in the melee, though several were knocked over. Several journalists also were caught up in the fracas and suffered injuries or lost their grips on cameras and recorders. The incident occurred at the opening of a massive Gadhafi National Mosque in Kampala, a structure begun by the late Ugandan dictator Idi Amin in 1972 and completed with financing from Libya, according to African media reports. Minutes after Libyan leader Moammar Gadhafi and his host, Ugandan President Yoweri Museveni, jointly unveiled a plaque to mark the event, the Libyan guards pushed away the guards of other delegations at the mosque's entrance. Hiiraan
-
Somali None State Actors (NSA) gathering in Entebbe, Uganda
Garaad Bari replied to Garaad Bari's topic in Politics
Taariikhdu marka ay aheyd 7 bishan ayaa waxaa magaallada Entebe ee u jirta Caasimada Dalka Yugandha 40KM waxaa yimid Wufuud ka kala socota Qeybaha kala duwan ee Bulshada Somaliyeed,waxaana sidoo kale wafdigaasi ka mid ahaa Qeybaha kala duwan ee Warbaahinta Somalia iyo Caalamkaba. Shirkaani ayaa Maantay waxa uu galay Maalintii labaad isaga oo si rasmi ah uga furmay Magaallada Entebe Hotelka lagu magacaabo imperial Resort Beach Shirkii halkan ay u yimaadeen anaga iyo Qeybaha kale ee War-Wadaaga uu dhexmari lahaa,waxaana loo kala qaaday inuu noqon doono Laba waji kaasi oo midka hore laga dhigay inuu yahay mid ay Ururada Bulshada Rayidka ah ku sameysanayaan Hogaan Urur-mideeya kaasi oo noqon doona mid la xisaabtama sida la sheegay Hay’adaha deeqaha bixiya iyo Dowladaha daneeya arimaha Somalia. Xasan Baffo oo ka mid ah Howl-wadeenada Universal TV isla markaana u dhaba galay sil silada shirkan uu ku socdo ayaa waxaa uu qoraal uu ka qorey ku sheegay inuu shirkan yahay Mid ay Somalida ku doon dooneyso Xal u helida Arimaha Somalia,Laakiin waxaa uu Qoraalada uu ka sameeyey daba dhigay Su’aal ah Ma ahan markii ugu Horeysay oo ay Somali tiro badan dibad shir isugu yimaadaan,Laakiin ma kuwii hore ayuu raaci doona Mise waa mid Wado ka duwan Somalida u keeni doona??? Taasi oo uu in badan wax ka weydiiyey Qeybaha ka qeyb galaya shirkan ayaa waxa ay noqotay Mid hareeysay guud ahaan wajiga uu ku socdo Shirka,waxaana ka qeyb galayaasha shirka ay ku howlahan yihiin sidii ay wax ka duwan shirarkii hore ee somalida u soo saari lahaayeen. Muuqalka guud ee Shirka waxaa uu yahay midka socda Hotelka ku yaala duleedka Garoonka kaliya ee Wadanka Yugandha uu leeyhay,waxaa Magaallada uu shirkan ka socdo ay tahay mida laga keenay Ciidamada Yugandha ee ku sugan Gudaha Dalka Somalia kuwaasi oo loogu talagalay sida lasheegay inay qeyb ka qaataan Nabad kusoo dabaalida Somalia. Dadka degan Magaallada Entebe ee u dhashay Dalkan Yugandha ayaa si weyn usoo dhaweeyey in magaalladooda ay ku shiraan Somalidii ugu tirade badneyd ee abid shir ku yeelata Magaallada Entebe isla markaana kusoo began tahay Xilli Ciidankii Magaallada ay ku sugan yihiin Muqdisho oo ah Meesha ay inta badan ka yimaadeen Wufuuda Somalida. Shirkan ayaa waxaa la isugu keenay dhamaan intii loo arkayey inay arimaha Somalia indha indheyn karaan,walow aysan hadaba dadkan aheyn kuwa lug ku leh Arimaha Siyaasada Somalia marka laga reebo hal iyo Labo taageerayaal u kala ah Qeybaha Siyaasada Somalia isku haya eek ala ah Dowlada Somalia iyo Midowgii Maxaakiimta ee loo itaalka sheegtay sanadkii galbaday dhamaadkiisa. Arimaha ugu yaabka badan ee Shirkan inta uu socday la soo bandhigay ayaa waxaa ka mid ahaa Riwaayad ay si wada jir ah u sameeyeen Sadexda Abwaan ee Somalida dhexdeeda Caanka ku ah ee kala ah Maki Xaaji Banaadir “Buurfuule” Abwaan Sugal Abdulle iyoAbwaan Cabi Dhux oo fanka Somalia ku leh Mareegto lama ilaawaan ah,waxaana Riwaayada ay halkaasi ku dhigeen noqotay mid wax weyn ka badashay Dareenka Somalida Shirka joogtay. Abwaan Maki oo uga Waramayey Wariye Xasan Baffo Bal dareenkiisa ku aadan Shirkan Entebe uu u yimid bal waxa uu kaga duwan yahay Kuwii hore ee uu qeybta kasoo qaatay uguna danbeeyey wixii shir dibada ka dhacay ee uu isag ka qeyb galo Shirkii Somalida CARTA loogu qabtay ugu danbeyntiina lagu Dhisay Dowladii Carta ee uu Hogaamiyaha ka ahaa C/qaasim Salaad,waxaana uu yiri:- “Aniga waxaa u arkaa shirkan mid Somalida wax weyn ka badali kara,haddii la maro wadada tala-wadaaga,waan la socdaa in Somali yihiin kuwii 18 sano Somalia sida ay hada tahay,laakiin waxaan dhihi lahaa ugu danbeyn Somaliyeey Ma sidaan ayaad inoo garateen in aan ku jirno” ayuu yiri Abwaan Maki Xaaji Banaadir. Waa markii ugu horeeysay oo aan aniga Abdiweli Garyare ah socdaal ku imaado Magallada Entebe,waxaana uu socdaalkeya wax wey iska badalay markii an guda galay howlaheyga wareed ee ku aadan sidii aan Somalida ku nool Shanta Qaaradood ee Dunida Qalinkeyga ugu gaarsiin lahaa kulamada iyo Dood wadaaga Somalida ay yeeshaan mudooyin kan danbe. Inkastoo Somalida Hadana ay ku jiraan Dad aqoon iyo Caqli u saaxiib ah,waxaan meesh marna ka marneyn jaahilnimo iyo Cudka ay qabaan ee Qabiilka,Kaasi oo inta badan la dega wixii kasoo bixilahaa Shirarka ay Somalida isugu yimaadaan. Agaasimaha Hay’adda Cilmi Baarista iyo wada tashiga CRD Mr, Jibriil Ibrahim Cabdulle oo u waramayey Universal TV ayaa waxaa u sheegay in ay Shirkan isugu keeneyn Somalida la is dhihi karo Xaalka Somalia xalkeeda ayey tilmaami karaan,isagoo dhinaca kale wax lagu farxo ku tilmaamay inay isku keeneyn Tiro Somali intaasi la’eg oo la is dhihi karo waa ay wada hadli karaan. Hay’adda CRD oo inta badan xarumo ku leh Dalka Somalia gaar ahaan xarunteeda ay tahay Magaallada Caasimada u ah Dalka Somalia ayaa inta badan waxaa ay ka shaqeysaa sidii ay Somalida u wada hadalsiin laheyd iyadoosan ku dhex jirin wax gacan shisheeye ah. Iyaddoo uu iminka bilow yahay Shirka oo dhan isla markaana ay kusoo qulqulayaan Hotelka uu shirku ka socdo,waxaana dhinaca kale lagu soo waramayaa inuu shirkan qeybihiisa danbe iman doono Madaxweynaha Dalka Yugandha iyo madax kale oo ka tirsan Dowladiisa. -
This clearly shows that the issue is not abt the HABASHI, but qabiilism, tribalism and hatred among the somalis them selves......the p/land, s/land/ G/land, makhir etc are all trying to win the heart of the Habashi rather getting united against them... Any way for the record, does any one has or came a cross the pic of this so called G Gabre???????????????? i just wanna see his face
-
Somali None State Actors (NSA) gathering in Entebbe, Uganda
Garaad Bari replied to Garaad Bari's topic in Politics
The membership for this group is open to every somali individual, after all we all are STATELESS pple but it seems some our intellectuals are starting to realize now....... This is the beginning of a long walk,,,,,,, -
Over 140 people from Non-State Actors are holding three days meeting in Entebbe, Uganda. The meeting is organized by the Center for Research and Dialogue (CRD), in partnership with Saferworld and Interpeace. Following None-State Actor’s meeting will be a 3-day civil society meeting with private sector involvements. The meeting is intended to strengthen the cohesion and action of Somali civil society. It will bring together a wide range of leading civil society actors, including NGOs, the business sector, Diaspora and media, both from within Somalia and from the Diaspora hiiraan
-
Well done, wonderfull event indeed,,,,,
-
yes indeed Juje, she was asked to under go DNA test to prove the fourteen siblings were actually related to her,, but she refused to take the DNA
-
yes indeed Juje, she was asked to under go DNA test to prove the fourteen siblings were actually related to her,, but she refused to take the DNA
-
Mosque built more than 700 years ago without permission to be demolished...
Garaad Bari replied to Laba-X's topic in Politics
war waxani maxay ahaayeen? war this is nothing to do with arabs and palestine,, This is a mosque "House of allah being demolished by enemy of allah and his ummah" and wallahi it is the responsibility of every muslim to protect. if you are not there and dont have means and the abilty to protet, a true muslim must feel deeply sorry, or you become a Munaafiq. -
KT sxb JB waa moojad moojadana intaanay kusoo gaadhin baa laska moosaa,,,Hunguri tnx sxb
-
Mrs Asha was known to the new zealand public, and it is not the first time she made to the media head lines. she was demanding the plane to go Australia
-
Mrs Asha was known to the new zealand public, and it is not the first time she made to the media head lines. she was demanding the plane to go Australia
-
A woman in New Zealand has been charged with hijacking after she stabbed two pilots and threatened to blow up a small plane unless she was flown to Australia, police said. The 19-seat Jetstream J32 aircraft, operated by Air National for Air New Zealand, was flying from the southern provincial town of Blenheim to Christchurch when the mid-air drama unfolded, prompting the pilots to issue a mayday call. source
-
A woman in New Zealand has been charged with hijacking after she stabbed two pilots and threatened to blow up a small plane unless she was flown to Australia, police said. The 19-seat Jetstream J32 aircraft, operated by Air National for Air New Zealand, was flying from the southern provincial town of Blenheim to Christchurch when the mid-air drama unfolded, prompting the pilots to issue a mayday call. source