bilan

Nomads
  • Content Count

    875
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by bilan

  1. ^^^You must love clan clashes, so XX what happened to Mudug clan clashes that you were predicting last week.
  2. iska dhaaf Polanyi, ma af hayeenkaagii baa , what is your opinion, jawaabtu waa sax bay ahayd and ama khalad, ma wax u dhaxeeyaa jira.
  3. Sheekh Maadeey waxba ha lol yne, ka waran wixii maanta dhacay. Ma kula saxsan tahay??
  4. AUN, this is very sad, he will be missed, laakiin su'aal waxay u taalaa dadka u malaynaya in sidaan Jano lagu tagayo.
  5. Xaaji Xunjuf;727495 wrote: Why is faroole not the ugly he is part of the mess to Duh, Faroole is not part of the TFG, whatever he says or do had/has little effect on Farmaajo or Somalia as a whole. His decisions good or bad only impacts his region. well said GD.
  6. lol, and who told you, were you hiding under his sofa.
  7. danta guud fiiri taasaa ka muhiimsan tan gobolka, as long as there is no strong gov. PL waxaa xukumi doona Zenawi. i do not know waxa laga dhex arkay Farmaajo, he was doing great job, shame on the people who fail to see that. Farmaajo and his cabinet was the best thing that Somalis had for the last 20 years.
  8. i agree, kuwa qurbaha joooga uu qabiilku ku dambeeyaa, all they see is Farmaajo was doing a good job and they could care less about qabiilkiisa. haday reer muqdisho sii wadaan banaan baxaan i am sure they will win.
  9. lol, ma kana siib kana saar baa sheekadu, these people are not serious.Give me a break, if he accepts to be the prime minister, then he will be puppet at the hands of Sakiin and Shariif much like Omar Abdirashid. This is a game these people are not serious, it up to the people to stand up and kick both Shariifs out.
  10. ^^ you are talking like inuu madaxwaynuhu yahay Shariif runa, iyagoo dhan(2 shariif, African leaders & UN) waa isku dan. i am not sure what Farmaajo can do dadkaas jiran dhexdooda, atleast he tried?
  11. is this a polite way oo aad noogu sheegaysid qabiilkiisa
  12. Haduu is casilo it is only because he is a man with principle, it is clear both Shariifs do not care about Somalia. Cajiib wadan dhan oo laba nin hostage u ah.
  13. clan clashes kuye, maad dhahdid burcad dad laayey, how is this clan clahes warka aad meesha ku soo dhejisay iyo ciwaanku isma laha.
  14. The Zack;726214 wrote: You said this.. and immediately forgot to follow your own advice and said this.. Marka adigu maxaad af jooga ugu adeegeysaa and telling us what "they" want? Yaanan isku adkeyn dee Bilan Cabdi Cabdullahiyeey :cool: Intaas kadib, Runta haddii laga hadlo, despite the recent conflicts between reer SL and reer SSC and the crazy occupation, beelahu waa walaalo is dhalay oo isu abti iyo eeddo ah badankooda, qarniyo badanna wada degenaa. Haddana iney wada degenaan karaan oo hal meel wada yeeshaan waa wax dhici karo. Thuma amaa bacdi: Calaa kulli xaal qabiil baa lagu soo magacaabaa( Yacni nin aan qabiil laheyn meesha masoo geli karo) oo qabiil baa soo magaacabo.. sax? Mar danbe yaanan ku maqlin adoo TFG iyo Puntland the qabiil system ku caayaya. lool Zack, war heedhe ina adeertood baan ahay ,marka waan u hadli karaa sameway ay reer Burco dhexdooda isgu hadli karaan . if we have to follow their logic oo reerka oo dhan ay hal isku yihiin adiga xataa waad u hadli kartaa, you can even claim LA and Ceerigaabo....laakiin hadalku wuxuu u socday SL supporters.
  15. The Zack;726155 wrote: Are you sure about? Then why the hell does the Zaylac clan have only one member of Parliament and the Awdal community are rarely seen in Siilaanyo's cabinet. Majority (beesha duriyadda) rules, inta kale waa shacab baa ka socoto meesha but that is besides the point. Nimankan SSC si toos ah bey SL u raaci lahaayeen hal shuruud haddaad fulin laheydeen.... Gooni isu taagga iska ilaawa. What makes you think they want to join SL. Af jooga looma adeego. They want to have their own state, why is that a problem.
  16. Jacpher;725847 wrote: ^The little I know of him from the online persona, the man is prone to bury her alive and brag it at the tolka circles. Saalax iyo Abokorna congrats bey guri lahaayeen while JB keeping lololololiiiiiiiiing. forget inaad gabar ku dartaane, i cannot imagine XX oo gabar aan tolka ahayn dumaashi u ah. laakiin sokeeye aad u dhowna ma fiicna, hadaad fogaatana dhibkeeday leedahay,qof cidla taagan ma leh, think about how would you get alone with his/her family. sorry Xaaji
  17. Taleexi;725890 wrote: Inaadeer Bilaneey maa juqajuqaynta iga deysid. Hadda iyo dan haddaad leedahay muxuu Taleexi u taageeray A/Samad, maxaa aniga tukaha cambaarta leh iga dhigay, markay reer Galkaio u codeeyeen, A/llahi Yusuf, reer Garowe Farole, reer Qardho Cadde, reer Badhan Ilka Jiir, reer Buuhoodle Xaglatoosiye mise sheekadaadu waxay la mid dadkuba waa lahaa! Did you ask me to fix the system? waxaa la fix garayn karaa system bed qaba, oo mubaadinka fursad uu isbedel ku keeni karo u ogol. Farole, A/Samad and Co anigu doontooda waa ka degay. PL shouldn't be worrying about SSC any longer. She has plenty of other urging things that need her attention. Be it security front, Mr. Attam, Raas Casayr state and so on and so for. Taleexiyoow ma waxaad leedahay haduu qof walba adeerkiis taageero there nothing is wrong ana hadaan kayga taageero even though aan ogahay ciladiisa hmmm I guess I am exception to this rule then since aanan taageerin adeerkay Faroole, because I knew ceebihiisa and I knew he was not fit to lead, but personally if I campaigned for Faroole/Abdisamad I’d have felt some kind of responsibility of what they did to PL. I guess PL means different things to different people, to me PL is bigger than Faroole or his administration, they were not the founders and they will leave sooner or later, so waa caqli xumo inuu qof taageero Atam or Raascasyrtan just because they do not like/agree with the men who are leading PL today. Mida kale yaa xaq u leh inuu SSC ka saaro PL, ma garaadadii wax ka dhisay who up to this point aan oran waan ka baxnay PL, ma xaglotoosiye iyo inta la fikirka ah? Either way PL administration have no right to criticize SSC. Liibaanoow maxaa lagaa siyaa Suldaan Garaase???, as far as I know he is not even involved in politics.
  18. Taleexi;725769 wrote: For better or worse I supported the creation of PL and even campaigned the election of the current VP, my uncle that is, . Let me get this straight you supported Gen Abdisamad, even though he was the commnader of PL army in 2007 when SL invaded LA and what did he do, laamiga uun buu isku soo shubay all the way to Garoowe, yet a man with that track record you campaigned for him to be elected, why???? and when you realized hmmm maybe he is not the right person for the job, you jumped from the ship, instead of fixing what you believe is broken. but I agree with khadar PL adm. Shouldn’t be saying anything about SSC khayr iyo shar.
  19. Well, you know who writes those tabloid sites, waa dhal gargaar, but majority of the people know Faroole is individual and he is not different than the VP. people will always be family neither Xaglotoosite nor Faroole can separate them and I believe SSC and PL will eventually unite again, but that to happen they need to have the right leaders on both sides, right now I see both sides waa doqontii 10 indhood oo 9 sagaal walaalkeed isaga ilaalinaysay.
  20. ^^^ that's not good idea IMO, PL should just concentrate its own issues and leave TFG alone, and wait for the South to sort their problems alone, PL will not benefit anything by getting involved in Mogadisho at this time.
  21. GD, I think he is blaming the administration as a whole including those from SSC such as Abdisamad( I hope he is) and not specific clan. But my question is since Faroole is out of the country who released this press release, could it be VP?
  22. I can see why people from SSC feel that PL administration betrayed them, at the same time we cannot ignore the division within SSC. I believe if people were united SL wouldn’t have stayed in LA for a single day. So one thing that SSC needs is unity, they do not need Faroole/Abdisamad to support them.
  23. lol, Talexi just want you to continue to be pretending to be neutral oday, Laakiin hadaan sax u xasuusato, maaha aniga iyo Aaliyah dadka ku gartay, war heedhe liisku waa dheer yahay, marka naga daa is yeelyeelka, you are not neutral person.
  24. Neither PL nor SL are free entity, everyone knows that, plus SL needs to talk to SSC not PL, as long as they are denying the rights of the people in SSC nothing uncle Zanawi says will make any difference. Lol Aaliyah, I figured out odaySomali to be Oday somalilaland since the day he said people of LA are pro Somaliland.
  25. XX, ilowshiiya dhowidaa, do you remember what happened the last time you tried to close the imaginary border that only exist in your imagination??