bilan

Nomads
  • Content Count

    875
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by bilan

  1. it was really wonderful, kuwaa isku dayey inay calankii ciraq la soo galaan laakiin they were stopped by the police, it was really great.
  2. you think everyone like you, inuu qabiil dardaray, it doesn't matter qabiilka uu yahay. at the end of the day wuxuu ahaa khaa'inu wadan oo cadow soo raacay.
  3. dad baad deegaankooda ku haysataa markaas baad nabad diid ugu yeeraysaa, cid kugu haysata 3 daada tuulo ma jirto ee ogoow adaa duulaan ku yimi dhul aadan lahayn dadkiisiina ka dhigay qaxooti, cajiib indha adakadiinaa. :confused:
  4. I agree with C&H, I am so sick of people always talking about what women should and shouldn't do. Maybe you find it strange that mothers go with their children as they buy their furniture, I do not see anything wrong with that, it is out of love they do those things, plus I do not see how Islamic it is to hurt your mother's feeling, do not you think it is easier to go with your mother if she insists to go with you, is it worth to reject her like that and tell her it is private matter. I am so sorry but I do not think that was good advice.
  5. Liibaan hadaan talo ku siiyo dabka aad la wareegayso will not help SSC, haday dadka ururka taageersan ay sidaada oo kale u fakarayan uma malaynayo inaad cid xoraynaysaan, hadaad PL dumisaan how is that going to liberate LA, caqli yar baad isticmaalaysaa.
  6. So what happens if your second wife gets sick, will you move to third wife?
  7. ^^^ I do not think Faroole is more qabiilist than other Somali leaders, but you can say he is hard core opportunist. hadii ay sheekada oo dhan ay tahay muxuu LA wax uga qaban waayey, then same logic should be applied to his VP, and the others who are from SSC, do they hate qabiil khaasa as well, Somalida wax walba qabiil uun bay ku xiraan. People think outside the box.
  8. Honestly everyone knows Faroole is a looser and the biggest disaster for PL. but also Xagletoosiye and Co are also loosers, uma malaynayo inay dan dadka degaankaas daga ay wadaan, tafaraaruq iyo qas un bay gasheen, but I hope deegaankaas iyo Somali oo dhan inuu u soo baxo qof daacad u ah shacabka.
  9. oo kaalay haday somalia ay sii gubato ma 3 xaafadood baa nabad ahaanaya, i have never seen dad ay xumaan saan uga buuxdo Allaha idin caafiyo waad buktaane.
  10. you do not have to post every single thing about PL, JB baadba ka daraatay.
  11. Aabe Siyaad aloow kuu naxariiso, I do not know where you get the idea Somalia was thriving though, maybe in the 70s, but things were going from bad to worse in the 80s. I’m always surprised when people post a topic about a leader or movement and then expect people not say anything. Whether you want to hear it or not, Somalia is in this position because of him, isagaa qabiil qabiil u hubeeyey Somali ilaa ay isnacday. Maybe he was good man and people around him corrupted him.
  12. ^^^^ who is we, :confused: I am sure you were not defending anything in LA, and you cannot speak for PL, the same way Liibaan cannot speak for SSC, I’d suggest both you to find another hobby. People like two of you are the problem,
  13. ^^^ i do not know why would you encourage him to call PL whatever he wants, Faroole is not PL,call Faroole whatever you want, but at the end Faroole will leave. laakiin dadaka meesha dega baa dhistay PL not Faroole or his admin. laakiin wishin inay PL burburto will not solve your problems, dad badan oo idin taageeri lahaa bay idinka fogaynaysaa. waa iga talo cayda iska yareeya.
  14. lool, you're calling them priteland and you want them to help you, i'd advice you to pick your fights, umada oo dhan hadaad la dagaasho yaa ku caawimaya.
  15. soomali xaasidsanaa, war MBA waa big accomplishment, orad bal adoo jiifa soo qaado. saan u joognay baanu noqonay umad wada negative ah.bal idinka wiilka afka ku taagaya ee bal wax aad umadiina u qabateen hala arko
  16. ^^^^ do not cry markay magaalyiinkiina gubtaan, caruurtiinana qaxdo, because ma dhacayso inaad dadka caruurtooda laysaan kuwiinana nabad ahaadaan, qofkii nabada diida isagay u daran tahay.
  17. Zack, let me answer your question, she is from SL, but i don't know why would anyone blame her, she did what she thought was best interest of her clan. but the problem is Faroole himself. he is the worst leader that PL ever had. half of PL is burning and he could not even dare to talk about women and children that are murdered. he is more SL supporter than PL. so yes Suldaan should support him, why would not he.
  18. Duke why do not you do your part, Faroole is hopeless and useless.
  19. ilaahay amrkiisa somalida badankeeda kuwa qabiil ma aaminsanin dhaha baa ugu qabyaalad badan.
  20. Originally posted by Jacaylbaro: quote: Hawlihii bedelida kaadhadhka ayaa si xoogan uga socda degmada Laascaanood,Xudun, Kalabaydh, Widhwidh,meesha aan weli laga bilaabin degmada Taleex iyo Buuhoodle. mararka qaarkood in la xishhoda baa fiican, waxaa la yiri hadaad been sheegayso been runta u dhow sheeg, waxaa ila fiican inaad 3diina magaalo iimaansataan.
  21. Originally posted by Maaddeey: " Maleeshiyaadka Mushrikiinta ah ayaa Haweenka gacmahooda uga fiiqayay Haweenka diida in ay furaan Indha shareerka sidoo kale Maleeshiyaadka Indho Cadde ayaa iyana haweenka gacma gacmaynayay iyagoo uga digayay in ay soo xirtaan shukada iyo Xijaabka adag. Haweenka Indha shareerka looga dhigay Wadada Dabka ayaa Isgoyska Bakaaraha soo gaarayay iyagoo aad u xishoonaya oo wejiyada gacmaha saaranaya, wararka ayaa intaasi ku daraya in Haweenka qaar ay diideen in ay dib ugu laabtaan deegaanadii ay deganaayeen ee Madiine iyo Waaberi kadib markii lasoo faragashtay Labiskoodii Islaamiga ahaa. Falkan gurucan oo ay Mushrikiintu ku kacayaan ayaa umuuqaal Eg cadaadiskii ay ku hayeen haweenka Muslimaadka ah ee ku dhaqan Guriceel iyo Dhuusamareeb(1), Mushrikiinta G/gaduud kasoo Barakacay ayaa doonaya in ay haweenka Muslimaadka ah udiidaan qaadashada Xijaabka alle ku faral yeelay. _____________________________________________ (1)قلت: وكذا فى فرنسا وبلجيكا، تشابهت قلوبهم cajiib, xijaab bay ka hadlayaan intay kabaa'ir oo dhan galeen. waxaad moodaa inay iyagu diinta meel ugu xiran tahay, idinka uun diinta haka bixina yaa yiraahda caruurtan. I hope you do not believe waxaan
  22. lool waxaas oo cay ah ma waxaa idinka keenay dalkeenu waa mid, war heedhe siday Saado idiin sheegtay, hadaydaan somali rabin la go'a geeskiina, hana ilaawina inaad magaca sii dhiigtaan, laakin idinmaysan caayin, xataa meesha aad degtaan sooma hadal qaadin, marka maxaa idin gubaya. cajaa'ib!!!!
  23. ^^^ true, if you are middle class and married # of children will not help you, you will not get a tax break because you have children, actually you will end up paying more. You will hear people telling you that they get back 15k+ because they have children, the reason they get that money back is not because of the children, but because they are under or close to poverty line. Only in America you will see family making 150K and are still struggling, they are considered too rich to get any break.
  24. ^^^ not true, it depends your income, i do not know why people complain about taxes, i'd rather pay more tax and not worry about healthcare cost.